Deg Deg Faahfaahinta Qaraxa, Xasan Sh Oo Muuse Biixi Codsigiisa Diiday, Weerarka AS...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 พ.ย. 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

ความคิดเห็น • 36

  • @hiboxasan9151
    @hiboxasan9151 หลายเดือนก่อน +1

    Layfe

  • @AbdijabarAarka
    @AbdijabarAarka หลายเดือนก่อน +5

    Ciidamada itoobiya hal mar inta laysku kaashado halaga saaro dhulka soomaalida

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 หลายเดือนก่อน

    Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work 💯🥰❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood หลายเดือนก่อน

    Ku mahadsanid Tabintaada Wararka mihiimka ah ❤😂😢❤❤

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 หลายเดือนก่อน

    Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 💯🥰❤️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @halimamahamud7431
    @halimamahamud7431 หลายเดือนก่อน +7

    Mäuse juudaan muxuu diidi karaa waxna madiidi karo waxna mayeel karo kkk

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯🥰❤️💪💪💪💪💪

  • @DahirDahirmohamet
    @DahirDahirmohamet หลายเดือนก่อน

    Maaa❤❤❤❤

  • @mussejama311
    @mussejama311 หลายเดือนก่อน

    Muuse biixi waa in kooxda MUQDISHO fahamtaa cidda keliyeeto ee heshiis gaadhi karto ay tahay Muuse biixi.
    Muuse biixi 2024--2030❤

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l หลายเดือนก่อน +1

    Oromadii erateriya siday uga baqayaan waad aragteen soomaalida hadey iloobaan itoobiyanka muqdisho shacabka ugulaayeen qarexa yuu maslaxa ugu jirtaa itoobiyanka iyo shabaab itoobiyanka qafkii jaasuus unoqdo waa inla toogto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 หลายเดือนก่อน +3

    May iska cayriyaan nacalada Ethiopian iyo inta taageerta Nacalad ha ku dhacdo inshallah ayaga ayaa halaagaya duliga subxaanallah

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui หลายเดือนก่อน +1

    War hal maar maad naga sartiin ithiopianka, amba aad tarxilshiin kuwa shalka ka shageysanaya

  • @SakariyeMaxamed-c5x
    @SakariyeMaxamed-c5x หลายเดือนก่อน

    Salmon wrkg

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 หลายเดือนก่อน

    Madaxda Jubuuti iyo Soomaaliya waa inay Muuse Biixi cunaqabatayn saaraan. Asalkiisu waa Oromo Soomaali sheegta. Wuxu ku dhashay Itoobiya.

  • @AhmedXeebjoog
    @AhmedXeebjoog หลายเดือนก่อน

    Lagamayaabo in aan qaadano lacagtaa

  • @fadumoumer54
    @fadumoumer54 หลายเดือนก่อน +1

    Nagabaxsha Ethiopia balayo hargtee waaba nadhibeene

  • @ahmediman4866
    @ahmediman4866 หลายเดือนก่อน

    Please Macangagsn iimaan ka la’ ee umadii naqaska ku dhajiyey dalkii iyo dadkii lagu Aaminey ku khamaarey , Soomaalinimadii ka baxay oo intuu cadow soo jireena u tagey isku dayey in dhulkii iyo qaybo ka mid ah badii ugu qaalisaneyd iyo khayraadkernii inuu ku wareejiyo asagoo ku yidhi kurdiga uun igu ilaaliya . Masntanana ay ciidan Ada Ethiopia xeryaha ciidamada ee hargeysa kusoo qqulyaan adeer Muuse habaar waa gamble Qaran unashsn in la maxkamaderyo asaga iyo kabo qaadkiisaba markaa yaan lala hadlin wax lacaga uukusii cimri dheeraystona yaan abid la siin period !

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io หลายเดือนก่อน

    HAYEELIN XASSANOW WADAHADALKA MUUSE WAAYO BADDII BUU GATAY. WAXEEY WADA HADALKU FUTMAYAA MARKUU HESHIISKA BADDA KA NOQDO HADANA WAQTIGIISII WUU DHAMAADAY OO MADAXWEEYNE MAAHAN.

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 หลายเดือนก่อน

    Beesha Isaaq yaa u diidan iney la hadlaan DFS
    Waxaa soo dhamaatay sheeko beeneedii la odhan jirey dal xoriyadda ka qaatay UK

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 หลายเดือนก่อน

    NO NO gaariga wadada uu kayimid wuxuu soo dhax maray xaafadaha dhaxdooda teeda kale Police degaan kooda maaha meeshaas shaqana kuma kaha

  • @omarodowaa1994
    @omarodowaa1994 หลายเดือนก่อน

    War mdx wayne muuse dawlad ayuu haysta lkn xasan dawlad malaha isku maweeliya beenta

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 หลายเดือนก่อน

    Hawiye 34 sano shaqo ka dhigtay bililiqo iyo dawarsi iyo Daarood dabafhilif ah Somaliya way eeday.

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 หลายเดือนก่อน

      Hawiye Ma Dawarsado Asaga La Dawarsada Hada Soow Mahaa Kan La Sawarsanayo Xaguu Hawiye Bililiqeysta Dhulkiisu Jooga Oo Ku Filane

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 หลายเดือนก่อน

    Asc Asxaabeey wariyahan waa Jabeey san yahay Dad Maalin waliba iyaga is Dilaya miyaa Cadaw iska Celiya Mise Dowlada iyo Ciidan Somaliyeed miyaa Jira Xiligan Macaawiis leey la sheegayo Wadanku na Madax weeyne ka yahay Xasan Siyaasad Xume miyaad rabtaa in aay Somalia itobia iska Celiso Dowlad aan afka somalida aan dhaaf saneeyn uu Agaasime Fiqi Koofi ku seexade arimaheeda Dibada hor boodayo tan kale wariye Naga daa Musal salka Taakeeye iyo Siid Cali gii Gubay Xaas kiisa ha ku dheelin idaacada Dad aan macno laheeyn warkooda Hoos dhig Sxb Mahad sanid

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 หลายเดือนก่อน

    Waxa yaable koox Soomaaliya oo aan jirro qabin, waxna laga halleynin oo shacabkii gumaadaya? Dawladdiina la diriraya.

  • @asxaabi
    @asxaabi หลายเดือนก่อน

    Bensalahan eeg, ma muuse ayaa lacag u baahan waabu sameeya bahasja dakhli ayuu wadanku leeyahay

  • @bashirnuryarow8011
    @bashirnuryarow8011 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waaba iska cadahey xukunkiisa inuu Afkiisa isku xakumay..! Ninkaan 5 sano waaku yar-
    -tahey waxey aheyd in lagu xakumo
    20 sano iyo shaqo culus oo dhagaxja-
    -bin dhulka xeebta..?

  • @HousseinkhairehadenKhairehaden
    @HousseinkhairehadenKhairehaden หลายเดือนก่อน

    😂

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg หลายเดือนก่อน

    Maxishodhe muse judhan maagan alay miyu bilabay??muse judhan xarkadha cuun,

  • @rashidmohamed8605
    @rashidmohamed8605 หลายเดือนก่อน

    War beenta iska yaree walaal

  • @yussufmohamed616
    @yussufmohamed616 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaad tahay beenaali

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l หลายเดือนก่อน

    Bismillah. İtoobiyanka iyo oromada sharci darada si dhaqso ah uga baxaan soomaaliya dowlada safiirka itoobiya waa in uukaboxo soomaaliya dowlada waa in ay xoogeeda tusta itoobiya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️

  • @AyaanAbdi-zo7lj
    @AyaanAbdi-zo7lj หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم ورحمة الرحمن وبركاته أنا اظن أنا المهدي المنتظر علشان اعرف حاجات كثير خطأ في الدين الاسلامي عندكم مثل الله هو اسم من اسماء الدجال وليس اسم من اسماء الرب سبحانه وتعالى لا تقول اشهد ان لا اله الاالله ومحمد رسول الله قول امن الرحمن احد لا شريك له وادم رسول الرحمن وكمان الحج والعمرة في المسجد الاقصى مبارك ليس في السعودية واليوم الجمعة هي اليوم السبت واليوم السبت هي اليوم الجمعة وحرام ان تطوف حول الكعبة لا تقول السلام عليكم ورحمة الله وبركاته قول السلام عليكم ورحمة الرحمن وبركاته ولا تقول الله أكبر قول الرحمن اكبر ولا تقول الجنة والعذاب قول النعيم والعذاب

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyaa dawlad ah aniga laima marsiin karo mana aha dawlad mana noqon doonto abid yaan lasugin 😂