WARDA KARAMA 2015 RIIXAAN OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • EREYADII: ABWAAN NUURAANI
    CODKII: WARDA KARAMA
    MUSIC BY: ABDIWAHAB CANTAR NAAJI
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
    EDITED CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
    SOOSAARIDII: STUDIO LIIBAAN
    Liibaan Jama Website
    Copy Right Liibaan Jama

ความคิดเห็น • 154

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 10 ปีที่แล้ว +33

    Heesaha Banaadiriga Inoo Soo Badi....
    Sokeeyaa waayee Sarihi shangaani
    ''Wonderful''

  • @yabkaadunka9193
    @yabkaadunka9193 10 ปีที่แล้ว +13

    Wooow asaal reer bondheere leea weeydin mayo waxii hore quba wayee well don warda
    Thanks liibaan

  • @davidbrescot9080
    @davidbrescot9080 4 ปีที่แล้ว +3

    Warda karaama abayo il iyo af ayaa ku heesato illah hakaa dhowro sharta ka cuudi bilayso yahuu u dheh saaxiryalkan subxanallah

  • @fowsiyafanka9592
    @fowsiyafanka9592 10 ปีที่แล้ว +20

    my sister waa M KARAMA oo ku leh I LOVE YOU

    • @abdulyasin101
      @abdulyasin101 10 ปีที่แล้ว +3

      I LOVE HER 2 MY AUNTI AMMMMMH *_-

  • @BariirahBeauty
    @BariirahBeauty 9 ปีที่แล้ว +34

    Masha Allah gorgeous gorgeous, Allaha kuxafido.
    Beautiful voice, beautiful dress, well done Warda Ur Gorgeous. Af iyo ilba Allaha kaa yasiro.

    • @majeedal-obeidi5151
      @majeedal-obeidi5151 9 ปีที่แล้ว

      Nice song, but why the Sultan Qaboos. hahahahaha

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty 9 ปีที่แล้ว

      Majeed al-Obeidi she's talking about Qabuus binu Saciid what he has done for good.

    • @majeedal-obeidi5151
      @majeedal-obeidi5151 9 ปีที่แล้ว +1

      Bariirah Sharif I do not know and I do not live in her case, let him sing as he wants, but I realized that she sings for Sultan Qaboos bin Said

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty 9 ปีที่แล้ว +1

      Majeed al-Obeidi yeah, there's something she knows about him and she's singer, so she knows better.

    • @majeedal-obeidi5151
      @majeedal-obeidi5151 9 ปีที่แล้ว +1

      Bariirah Sharif You're from Mogadisho Somalia? I was thinking from Pakistan

  • @ismahandaud9583
    @ismahandaud9583 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah rer abtigey wey mudan yahin amanta masha allah abayo allah ku xifdiyo xabiibti ❤️❤️❤️🌹🌹🌹

  • @umukheiruthman8569
    @umukheiruthman8569 8 ปีที่แล้ว +6

    suldaan qabuus masha Allah hees mc waaye haxaqirina warda karama abaayo jir

  • @halimaibrahim8217
    @halimaibrahim8217 8 ปีที่แล้ว +5

    She had a beautiful voice👍

  • @mahamedahmed622
    @mahamedahmed622 10 ปีที่แล้ว +1

    maasha alaah codkii mama faaduma qaasim maba laga yaqaano warda booska mama faaduma buuxi hee ilaahay haku dhowree

  • @fatimahaji2013
    @fatimahaji2013 10 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah fan run eh wa kanaa!! ilah ha ku daayo

  • @shasha-sn3wy
    @shasha-sn3wy 9 ปีที่แล้ว +4

    She's just like her mum masha allah keep it up

  • @Rayidka
    @Rayidka 7 ปีที่แล้ว +2

    Reer Cumaan Gumeysigiii Somaaliya soomaray Dadkii kaharay waaye Nuurani iyo Reer Shangaadhi. sida Heestaan Ku cadeynayaan. Reer Xamar Dayaha oo Goofleyda ah wey ogayeen Dadkaan in aay Wadankale ka imadeen. lakiin hadda waa is cadeyeen . Saciid Barqash waa Wakiilkii Boqorkii Cumaan u qaabilsanaa Xeebaha Bariga Africa oo sida Sangi-bar, Mambasa , Marka , Xamar iyo Warshiikh.

    • @munamunastylista7637
      @munamunastylista7637 6 ปีที่แล้ว

      Mahsanid walal mgcabdalla64@gmail iguso darso waxbn Ku warsan rabaaye

  • @drabdiraxmanmacow7286
    @drabdiraxmanmacow7286 8 ปีที่แล้ว +7

    Afkaaga ilaahey haku barakeeyo axaxaxaxax

  • @queenlubna2435
    @queenlubna2435 9 ปีที่แล้ว +4

    samata bixiyo somalida sacido saqir iyo kabir sacabkoda buxiyo masaluga malkisa sadaqesata waaye
    saxiba jalal suldan qabus bin sacid sadirkey weyn hadhowre waah waah warda karama Axla soutak dadka ceytamoyo hadii fahmenin afkin ma hesatino samawadka

  • @davidbrescot9080
    @davidbrescot9080 4 ปีที่แล้ว +1

    Ani waaye wallaalkaa yasir abti nuur abukar xaaji maclim mokoram

  • @TheNhaile1
    @TheNhaile1 9 ปีที่แล้ว +1

    warda yaa salaaaaam ..nambarka waaala heshay cd iyoqurux non smetere ti cantare sei perfetamente come la yua mamma tanti auguri ..ciao warda

  • @raahoosman1351
    @raahoosman1351 9 ปีที่แล้ว

    waaaaaw warda karaama maasha alaah habo wax badan waan is weydiyey faadumo waa dhimatay yaa booskeda galidoona waa xubin somaali oodhan ka baxday ala yaa raxma adna wardo halkaa kawad edaabti dhaqanki sharafti codkii dad nimadii hooyadaa meel hawga dhicin ilaheey hakula garab galo edebta aad hadaba u hagoogantahay maasha alaah habo

  • @shahinsimba4178
    @shahinsimba4178 9 ปีที่แล้ว +5

    midkan ku hayo calan mamul goweled ayaa lo dhiway calanka waa calan omaan ah

  • @nouroabdi5146
    @nouroabdi5146 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah mashallah warda karama waa mar walba xijaaban fanaaniinta qaar waxa argaa wey dadan yihin lkn timihii wey qaawinayan alla yaa hadeeya walashey warda meesha ka sii wad.

  • @Its.su3da
    @Its.su3da 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla heestaan see uradhiye lee..finally waa hele

  • @GuledHA
    @GuledHA 9 ปีที่แล้ว +4

    Dee somali oman sida somali ethiopia ama somali kenya sax
    Taas ayaa laysku hyaa

    • @Az-we4df
      @Az-we4df 6 ปีที่แล้ว +1

      Young Guled somaliduvwad dad ka kala yimid meelobkala duwan marka majiro mid dhalad ah xata adiga

  • @bushraaxmed7459
    @bushraaxmed7459 7 ปีที่แล้ว +1

    eesh calaa nolow waxa nacnacleh maxey rabaan heestaan waa mid qiimo leh nolada reer banaadir

  • @maxamedxajowmaxamedxajow4722
    @maxamedxajowmaxamedxajow4722 7 ปีที่แล้ว +1

    banadiri noolada ebedkiina cod macan aydna ledahay warda karam

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 9 ปีที่แล้ว +2

    Haye Haye sheekadii reer xamarku ma waxay ku danbaysay Soldan qaabuus,sheeko cusub adeer siciid barqash baa laydinku ogaaye doolaalo dheeridinaa.

  • @hamdiguled7550
    @hamdiguled7550 10 ปีที่แล้ว +2

    Saxib jalala iyah gobti xamarwayne caadimaha

  • @minawaryel1314
    @minawaryel1314 9 ปีที่แล้ว +4

    Yaa ku og waaye deh abaay markaa suldaan af somali kaseyn u qeyliheesid ma kufahmaayo bee ma iska amustido. 🤒🤒. Heestan wey ka qaldantay abaay

  • @nuurbarawe7514
    @nuurbarawe7514 8 ปีที่แล้ว +1

    waw cadi ma caha cod iyo quruh wa masha allah

  • @davidbrescot9080
    @davidbrescot9080 4 ปีที่แล้ว +1

    😘😍🌹🌷😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😘😍😍🌹🌷🌷😭😭😭warda abaay il ayaa ku heesato at iyo cabdi qafaar2jelaani abukar baaxa miish wallahi

  • @iliasdulken3465
    @iliasdulken3465 7 ปีที่แล้ว

    maschaallah gabadhu quruh iyo cod ba Way isku darsatay Allaha u barakeeyo. lakiin dadka tariikhda somalia garanaayow nafahansiiya halku calankan labaad ee kii Somalia la agsida naga Soo galay idinko mahadsan

    • @iiyofficial1010
      @iiyofficial1010 5 ปีที่แล้ว

      Wadanka cumaan waaye imaradka carabta ka tirsan

  • @najkacade3434
    @najkacade3434 2 ปีที่แล้ว

    Woooow hawo mcn wxn ookle adiga lee samyn karo alle haku xfido

  • @Rayidka
    @Rayidka 7 ปีที่แล้ว +5

    Dadka labaxay ama ku midoobay Magaca Banaadiriga Waxeey ka koobanyihiin Dadyow kasoo kala jeedo wadamada kalah: Cumaan, Iiraan, Hindia, Tanzania, Yaman iyo Qabiilo yar yar oo ku dhax Milmay.

    • @alimudey5300
      @alimudey5300 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdifataah Nuur jaahil

    • @shukrimohamoud5693
      @shukrimohamoud5693 5 ปีที่แล้ว

      Abdifataah Nuur exactly somali sax maha way kayara qrxbdnyhin xitaa

  • @GuledHA
    @GuledHA 9 ปีที่แล้ว +4

    Ad ayaan uga xumahay in somalinmada laga faano
    reer xamar banadirina maku darsamen kuwii aan maqli jiray
    somali ethipian iyo somali kenyan idina ma waxaad noqoten somali omani
    Wan kaxumahy wadada aan ku socono

    • @shahinsimba4178
      @shahinsimba4178 9 ปีที่แล้ว +2

      +Young Guled sxb reer banadiri somali nimo kama fanan qomiyadaha kale ma ahan wey ku fanan somali nimadoda calanka ay watan maxey tahay

    • @Rayidka
      @Rayidka 7 ปีที่แล้ว +3

      Waa dadkii ka haray Gumeysigii Cumaan ee Saciid Barqash uu hogaaminayay Dadkaan. Dadka Goofleyda Xamar Lahaa wey ogayeen dadkaan in aay Somaali aheyn. lakiin maanta wey is cadeyeen oo Gumeysi somaalida soomaray ayeey amaanayaan walibana leeyihiin Faraciisii ayaanahay. Somaali ha aragto!!!!!

    • @sumayasarahassan2307
      @sumayasarahassan2307 7 ปีที่แล้ว

      Young Guled soomaalidii baa u kala tartamaysa dad Carab" la yiraahdo hhhhhh xamar weyne maxaa cumaan u geeyey xitaa hadii asal ahaan laga yimi sabab loogu xadreeyo iima muuqato isna kuma yaqaan adna inaad dabagasho waa daciifnimo hala raac raaco dad aydnan aqoon

    • @دمعةشتاء-ه3ذ
      @دمعةشتاء-ه3ذ 5 ปีที่แล้ว

      @@sumayasarahassan2307 hhhhhhhhhhhh afkaaga alle ha dhowro.... wlhi runtaad u sheegtay

  • @muqtaarjeelemacalin5799
    @muqtaarjeelemacalin5799 3 ปีที่แล้ว

    Warad wlhi qof fanka ugu fcn tahay

  • @qalanjoqaali308
    @qalanjoqaali308 10 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah esh calaa heeso banaadiri waaaaaw

  • @mustihaji97
    @mustihaji97 9 ปีที่แล้ว +2

    Qaabuus waa boqorka CUMAAN dadka aan aqoon taaha yareysta :p

  • @xyman
    @xyman 5 ปีที่แล้ว +1

    Why is she singing for Sultan Qabus of Oman?

  • @dekofarah6219
    @dekofarah6219 5 ปีที่แล้ว

    Sas waye waxaan nasoo xasuusida hesiihii reer xamarka saaslee iga dheh

  • @abdulnasersaidalli1229
    @abdulnasersaidalli1229 2 ปีที่แล้ว

    Wow intii dawaneeyso 29 December /12/2021❤️

  • @AnwarAli-rk4su
    @AnwarAli-rk4su 9 ปีที่แล้ว +3

    waaaaaaw abayo WaRDA Krama

  • @shariffshariiff3180
    @shariffshariiff3180 6 ปีที่แล้ว

    Gorgeous Sister Mashallah Allah ya xafiduka inshallah

  • @davidbrescot9080
    @davidbrescot9080 4 ปีที่แล้ว

    Abaay warda karama iska jir il iyo aff waa ku jeclahay

  • @jesto12
    @jesto12 10 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaah axsan cod axsan hees

  • @zahuurachannel6808
    @zahuurachannel6808 6 ปีที่แล้ว

    👏👏👏👏👏 warda afkada Malabo lagu qabte noloow

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 9 ปีที่แล้ว +1

    waan kayaabay waa Qos aan aqoonin diinta ee kalia tumaayo misic

    • @zakihajji1960
      @zakihajji1960 8 ปีที่แล้ว +6

      +Abdullahi Mikaeal Adba diinka hadaad taqaano ma soo booqateen meel heeso lagu dhageesto Sheme on you

    • @dullahiayoub2432
      @dullahiayoub2432 8 ปีที่แล้ว +1

      +zacharie mohammed sxb aniga youtube waxaa kujira diinta islaamka iyo wax yaabo kale ee leh manafacaad sxb aniga meeshaan ayaan ku arkay in aytahay gabar ay dhashay faadumo Qasim anxr lkn waa in ay badasho ficilkii lagu yaqiin reeka ee maha ain ay iska daba joogto waayo aduunkaan nabi mohamed kaliya ayaa kabadalay wajigi asaga ka horeeye ee ahay in la caabudho dhagax iyo wax yaabo kale ee ah quraafaat adunnka ama reerka waxii xun waad badali karee hadii aad isku tijaabso waana kari kartaa

  • @fatumaabdi4062
    @fatumaabdi4062 5 ปีที่แล้ว +2

    Wxi somalinimo ka fanayo may ka qulqulan Somali idinka badn dheh

  • @akrammohamed2227
    @akrammohamed2227 9 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi cidan allah qurux ayu siyay

    • @kushish2749
      @kushish2749 7 ปีที่แล้ว

      Indhaha la dahay hal qof dhiigsomali jiro miyaa qurux knsheegtey, aqoon uyeelo faalxumo waa ku dhamatey

    • @aliabdulkadir7234
      @aliabdulkadir7234 6 ปีที่แล้ว

      @@kushish2749 us adi 😲😫

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah quruxley

  • @halimaabdi2848
    @halimaabdi2848 2 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @malagoslo5760
    @malagoslo5760 7 ปีที่แล้ว

    aamiin saadirkeen hadhooro 💝💝💝💝

  • @mohaaabdi963
    @mohaaabdi963 10 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaha nice song

  • @jeyarsenalmusicpromoter3620
    @jeyarsenalmusicpromoter3620 10 ปีที่แล้ว +1

    Caaadi maahan super leeee

  • @mohamedmuse369
    @mohamedmuse369 5 ปีที่แล้ว

    warda gobti xamar cod mcn abaayo no imoow mar show muqdisho

  • @macowbanaaqli6104
    @macowbanaaqli6104 5 ปีที่แล้ว

    Gabar bòóndheere aragtidaada uxiisay wardò cadeey

  • @hudocabdikarim9557
    @hudocabdikarim9557 5 ปีที่แล้ว

    Mshlh xbiibti warda

  • @hodansaciid9785
    @hodansaciid9785 6 ปีที่แล้ว

    Waaw warda karama shar kunooloow

  • @mohamedabanuur7018
    @mohamedabanuur7018 9 ปีที่แล้ว +1

    Esh calaa cod wooow Masha Allah noolow wardiina

  • @shidanestar
    @shidanestar 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @aishakoosibrahimugaas
    @aishakoosibrahimugaas 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax qali

  • @saidmohamed5626
    @saidmohamed5626 6 ปีที่แล้ว

    oday aabihii dilay yaa uduceyn kara

  • @d3wahyou780
    @d3wahyou780 8 ปีที่แล้ว +1

    velo waa xulugeya carab shegana jirenakkk

  • @maxdar11
    @maxdar11 5 ปีที่แล้ว +1

    Wllaahi hal erayna kama fahmin waana soomaali tollaayoo tollayee
    Waar bal Yaa ila mida!😤

    • @fatmasharif5726
      @fatmasharif5726 5 ปีที่แล้ว

      hoori usoco 💖💖💖💖💖💖💖

    • @nasirdiyad7628
      @nasirdiyad7628 5 ปีที่แล้ว

      Orama tahay maxa ka fahmeysaa

  • @sahrabuweosmans3689
    @sahrabuweosmans3689 6 ปีที่แล้ว

    Abayo ilahey haikadhoro

  • @xyman
    @xyman 7 ปีที่แล้ว

    Meshan maa Oman (Cuuman) baa?

  • @maxamedcade1988
    @maxamedcade1988 10 ปีที่แล้ว +2

    Nice song

  • @sahrabuweosmans3689
    @sahrabuweosmans3689 6 ปีที่แล้ว

    I love you my king shooli and warda

  • @mohakadar
    @mohakadar 10 ปีที่แล้ว +1

    Who is suldaan khaabuus bin said

    • @mohakadar
      @mohakadar 10 ปีที่แล้ว +1

      TheWaiting22 hogaamiyaha cumaan anaa waso

  • @hooyoxamdi4148
    @hooyoxamdi4148 10 หลายเดือนก่อน

    𝒎𝒂𝒔𝒉𝒂 𝒂𝒍𝒂𝒂𝒉❤❤❤🎉🎉🎉

  • @xamdixuseen5392
    @xamdixuseen5392 4 ปีที่แล้ว

    Adeerka

  • @aishakoosibrahimugaas
    @aishakoosibrahimugaas 6 ปีที่แล้ว +1

    Wow

  • @zahramohamedhaashi6378
    @zahramohamedhaashi6378 10 ปีที่แล้ว

    allaaahi cizak ina karaama

  • @calakasomalia
    @calakasomalia 9 ปีที่แล้ว +1

    beelo waaye weyna asturan tahay masha alaah.... kkkkk lakin calanka loodhiibey maamul goboleedkee waaye ..yaab wayee

    • @shahinsimba4178
      @shahinsimba4178 9 ปีที่แล้ว

      +Qabobshe Cade calan mamul gowoled ma ahan waa calanka oman

  • @piccollo6143
    @piccollo6143 2 ปีที่แล้ว

    Heestan originalkeeda iishega?😭

  • @d3wahyou780
    @d3wahyou780 8 ปีที่แล้ว +1

    belo yawaya suldana qabuusakkk

  • @fsufdxfshdy8600
    @fsufdxfshdy8600 6 ปีที่แล้ว

    احيكي بنت بلدي

  • @rafiiqahmedrafiiqphotograp525
    @rafiiqahmedrafiiqphotograp525 9 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alah

    • @osmansidi9811
      @osmansidi9811 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed Abdirahman

    • @dahabaibrahim6994
      @dahabaibrahim6994 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed Abdirahman ma sha allha👏👏👏👏👏👏👏👏🖒🖒🖒🖒

  • @akrammohamed2227
    @akrammohamed2227 9 ปีที่แล้ว +1

    Horto plzzz Somaliland misa isaaa land mesha eee nimankiii kaaa hadlayan kaaaa amusa

  • @hudocabdikarim9557
    @hudocabdikarim9557 5 ปีที่แล้ว

    I love you my sstr

  • @hudawarsame5881
    @hudawarsame5881 7 ปีที่แล้ว

    qabuuska xuu ahaa

  • @abaqaylaki4235
    @abaqaylaki4235 3 ปีที่แล้ว

    Baabakaeaama

  • @moclips6180
    @moclips6180 9 ปีที่แล้ว +5

    She is Like 'I am half somali half oman' hahaha

  • @ayshaabdullah7093
    @ayshaabdullah7093 6 ปีที่แล้ว

    name

  • @abdirizackalielmi6981
    @abdirizackalielmi6981 5 ปีที่แล้ว

    it seems warda fetched some strong cash from qabuus,,not only including aisha abdow,,

  • @Leo-ok5qi
    @Leo-ok5qi 6 ปีที่แล้ว +1

    Maarna yaman waye maarna cuman waye maarna bortaqiis waye they are confused .

  • @hindiyaceyni3583
    @hindiyaceyni3583 8 ปีที่แล้ว +1

    wwwwwww

  • @dufanaibir4137
    @dufanaibir4137 10 ปีที่แล้ว +1

    wwwww!

  • @xaawoluul1145
    @xaawoluul1145 3 ปีที่แล้ว

    Ww

  • @ziadera2137
    @ziadera2137 7 ปีที่แล้ว

    SOMALI SIDAAN MAA U DANBEYSAY IN ZAKADA LA SIIYO CUMAAN ILLAAH FAQRIGA IYO SUMACAD XUMADA ILLAAH HA KA KOR QAADO WAA TUUGSIGII OO LA CASRIYEEYE

  • @zuheylalovesomalia4727
    @zuheylalovesomalia4727 7 ปีที่แล้ว

    Wwwe

  • @shahinsimba4178
    @shahinsimba4178 9 ปีที่แล้ว +12

    lawo gootle maxaa dad wax ka shektaan cay iyi dad la iska layo maa wax kale ayaad taqanan

    • @aishaabdirizak1049
      @aishaabdirizak1049 7 ปีที่แล้ว +1

      shahiin Raaz wllkey halayaabin dadkaan saasle umada wax ooga sheegayan lkn lamagoodle maxa laga wadaa

    • @saladonuur1448
      @saladonuur1448 6 ปีที่แล้ว

      +Aisha Ali 😉

    • @husseinmohamed8223
      @husseinmohamed8223 6 ปีที่แล้ว

      Jawaab waa na isisay lakin anaga dhan Ma xumin sxb

    • @ayuubbashash21
      @ayuubbashash21 5 ปีที่แล้ว

      Labogadoodle dhan maku xumen ogow ee qaar ka mid ah aa ku xumeye

    • @saidaabukar4937
      @saidaabukar4937 ปีที่แล้ว

      Waa sax, Argagixisada Lamagoodle waa Kansar.

  • @sharfanxasan2220
    @sharfanxasan2220 10 ปีที่แล้ว +3

    Maba fahmin waxay sheegayso

    • @libaneinte
      @libaneinte 10 ปีที่แล้ว +2

      Faransiis maa tahay marka ileen waxay ku heeseyso waa af soomaaliye

    • @axadoisniino
      @axadoisniino 10 ปีที่แล้ว

      Liban Einte ani xataa mafahmin, xeey leedahey?

    • @libaneinte
      @libaneinte 10 ปีที่แล้ว +1

      Hahaha haha Shaiman caadi iska dhig nooh

    • @axadoisniino
      @axadoisniino 10 ปีที่แล้ว +4

      Shaima Looooool faqash maxaa la dhahaa? war dadkaan cad cad af qaladaad ay ku hadlaan jinni jinni camal ah. shit fooqal shit

    • @hashimmohamed6260
      @hashimmohamed6260 9 ปีที่แล้ว

      Waa runtaada, Xabashiyahoow, hadii aad Soomaali ahaan laheeyd waad fahmi laheeyd.

  • @مريمبرجب
    @مريمبرجب 6 ปีที่แล้ว

    .
    ه