WARDA KARAMA 2018 WAAN KAA HELAA SOMALI MUSEUM 5TH ANNIVERSARY OFFICIAL VIDEO 4K (BY STUDIO LIIBAAN)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Copy Right Protected By Liibaan Jama 2018
    SOMALI MUSEUM OF MN 5TH ANNIVERSARY
    XASUUSTII MAMA FADUMO QAASIN
    CODKII: WARDA KARAMA
    MUSIC BY: ABDIWAHAB CANTAR NAAJI
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
    EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow her FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...

ความคิดเห็น • 71

  • @abdi-hamidyahyayusuf7725
    @abdi-hamidyahyayusuf7725 6 ปีที่แล้ว +8

    Waah waah....Waaw! #Warda_Karaama waan ku taageeraa.... maasha Allaah heestaan ugu jeclaa heesaha #Faadumo_Qaasim ayaad iisoo qaaday! Mahadsanid quruxleey!

  • @Dhul_Qarneyn
    @Dhul_Qarneyn 6 ปีที่แล้ว +17

    *The guy with the blue outfit!!!!!!! What a dance!*

    • @awoahmed2337
      @awoahmed2337 5 ปีที่แล้ว +3

      Hanad Kamal this guy is there every year...the joke is that he represents that one dude in the family who doesn’t know how to dance...😂😂😆🤣

  • @beerqaboje4736
    @beerqaboje4736 6 ปีที่แล้ว +5

    Wooow Ma Mama fatima mise warda 🔥🔥🔥 Barteeda dhgtay Nbee ❤👸

  • @abdulqadirsalim8594
    @abdulqadirsalim8594 2 ปีที่แล้ว +1

    MASHAA ALAAH XASUUS SAN LA HILMAAMI KARIN HOYADII FANKA SOMAALIYEED FADUMO QASIM HELOOWLE KU HRRSI JIRTERY TIYAATARKA AM.SALIM SHINGAANI

  • @hassenalnaib8131
    @hassenalnaib8131 ปีที่แล้ว +2

    This song brings back old memories in Aden, Yemen.

  • @mariamaria-zh7qo
    @mariamaria-zh7qo 6 ปีที่แล้ว +6

    Wallhi wa xasuun mamma faduma💖❤Ilaahaay ha naxaristo

  • @warfageedi8452
    @warfageedi8452 6 ปีที่แล้ว +3

    Hadaan dhegeysana yaaba
    Maasha allah ubad jacaayl
    Xusuus mudan

  • @mohamedkarama1786
    @mohamedkarama1786 6 ปีที่แล้ว +13

    my sis i and my wife broad of you keep doing well go aheadddddddddddddddddd

  • @abdulkairelmi5462
    @abdulkairelmi5462 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah warda codkii mamada waad keentay keep on

  • @mowlasutmad4900
    @mowlasutmad4900 6 ปีที่แล้ว +5

    Wan ka helay adna farta Taag

  • @dekaayandekaayan7869
    @dekaayandekaayan7869 5 ปีที่แล้ว +5

    Ma chanteuse préféré Allah yarhamu

  • @akrammaanaf2016
    @akrammaanaf2016 6 ปีที่แล้ว +5

    inta iga danpeyza likta haleeygu zhupoh dhmmaan dadki leyga peerow

  • @norgaal7574
    @norgaal7574 3 ปีที่แล้ว +4

    Kuwa dance Heesta ku ciyaarayo waa ku ciyaareen ciyaarta iyo heestii quruxdeeda iyo fananadada waayo niiko iyo dhaanto ayay isku dhex qaseen iyo fanaanada horteeda ku jiir jiireynayaan

  • @hawanature9053
    @hawanature9053 5 ปีที่แล้ว +1

    waaleh waane kaa helaa Warda Quruxleh

  • @faadumogaras3957
    @faadumogaras3957 5 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhh wllhi fani aniga odayga ba ku haysta dheshisa cml

  • @michelle-su3iy
    @michelle-su3iy 6 ปีที่แล้ว +3

    Hees shidan nice cod

  • @aruriyowcabaas4950
    @aruriyowcabaas4950 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa hees xasus mudan

  • @GulaidFaisalMohamed
    @GulaidFaisalMohamed 6 ปีที่แล้ว +4

    Song :💯
    Lyrics:💯
    Keep going pro #liibaanjama

  • @amirduale1010
    @amirduale1010 5 ปีที่แล้ว +1

    Yaa salaam waa hees iyo ciyaar quruxbadan

  • @abdirisaktyga3782
    @abdirisaktyga3782 6 ปีที่แล้ว +1

    Kabihii itobiyanka xidhan jiren ayay Soo xidhen uf

  • @sucdimustaf1660
    @sucdimustaf1660 6 ปีที่แล้ว +3

    Asxabey fananadan ayan ubahanahay fadlan meel lakala xariiri karo isoo sheega muhiim ayan u ahay waa iga codsi wilibo si dhaqsi ah hadey suurta kal ay tahay

    • @kiinjeyte2390
      @kiinjeyte2390 6 ปีที่แล้ว

      Sis Facebook ku qor warda karama saa ula xariir

    • @LiibaanJama
      @LiibaanJama  6 ปีที่แล้ว

      Sucdi Mustaf Saxiibtay visit my website hit contact my number is listed www.studioliibaan.com

  • @abdalahzandhool1721
    @abdalahzandhool1721 6 ปีที่แล้ว +1

    hhhh odeyga caadi maaha wlhi warda karaama codki faynustii fanka cml ayaa leedahy alaah yarxam fadumo qasim hilowle
    heesta waad kusoobaxdy horey usoco nice song

  • @abdimalikahmed3481
    @abdimalikahmed3481 5 ปีที่แล้ว +3

    I love it 🥰

  • @badrooniqaasimjahweyn7754
    @badrooniqaasimjahweyn7754 6 ปีที่แล้ว +2

    odogu wuu rabenayaye 😁😁😁😁

  • @ibnabdullah11
    @ibnabdullah11 5 ปีที่แล้ว +2

    That is also Yemeni dance. MashaAllah Yemenis and Somalis are very close to eachother.

  • @somalitiktoklives1711
    @somalitiktoklives1711 6 ปีที่แล้ว +11

    Alla beeerka odayga waa ku heestaa abaaabalah😂😂😂😂😂

    • @ahmeddhagane2547
      @ahmeddhagane2547 6 ปีที่แล้ว +2

      odayga waa fanaaniintii ciyaaraha ee hoboladii waaberi iska jir waa gurubkii qadiijo qalanjo iyo faynuus sheekh daahir....

    • @hamdiabdalla911
      @hamdiabdalla911 5 ปีที่แล้ว

      rabiile kaahil 😂😂dadkii hore waye😄

    • @filsanhani7829
      @filsanhani7829 5 ปีที่แล้ว

      mursal falo dagan wllkis

    • @aashikasumar2401
      @aashikasumar2401 5 ปีที่แล้ว

      Soo funny odeyga

  • @abdulkadiraialithanks1304
    @abdulkadiraialithanks1304 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abassbare3743
    @abassbare3743 ปีที่แล้ว

    Xasus fadhuma qaasim

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 5 ปีที่แล้ว +2

    Waar bal marqaati ka ahaada has how bay odhan odayaasha caloosha buuran ma cayaari yaqaanin duf ku baxa dhalinta yar cuslaatay hhhhhh 👍😄

  • @abdulhakimsaid4756
    @abdulhakimsaid4756 5 ปีที่แล้ว +4

    Alla beerka odayga iga qosolsiiyay😂😂😂

    • @bobbybrown1726
      @bobbybrown1726 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk waan dhiman gaadhay qosol

  • @gabdahahooyadhod1980
    @gabdahahooyadhod1980 6 ปีที่แล้ว +2

    niin Iswalaqayo Wakan 😏😏😏

  • @Mahuraan979
    @Mahuraan979 4 ปีที่แล้ว

    Wlh jiriracaa iga kacdey warda waxay naxasuusisey maamadii qaranka feynuustii fanka waxay uga egtahay codka iyo jaaska degan

    • @abdulrahmandahir9898
      @abdulrahmandahir9898 ปีที่แล้ว

      Waa gabadheda faadumo qasim dhashay ilaahay ha u naxariisto maamada

    • @Mahuraan979
      @Mahuraan979 ปีที่แล้ว

      @@abdulrahmandahir9898 haaa waan aqaanaa

  • @farhiamohamud5811
    @farhiamohamud5811 6 ปีที่แล้ว +6

    Kaalay pls aabaha meeshan kawado wuu isku ceebeyay 🤦‍♀️

  • @ilhaamali972
    @ilhaamali972 2 ปีที่แล้ว

    Duqa caadi maahan dheshisa

  • @raqiibnoor7790
    @raqiibnoor7790 3 ปีที่แล้ว

    شايب😂😂😂💙💚❤️

  • @mohammedsheikh-ali2378
    @mohammedsheikh-ali2378 3 ปีที่แล้ว +1

    The guy in the blue What on earth is he doing 🤔🤔🤔

  • @lulali8651
    @lulali8651 6 ปีที่แล้ว +6

    somali meelkasta oo la geeyo waa badow maxa ninka mesha ugu khatarsan u caayeeasan waaba ka shidanyahaye. khibarad buu ku cayaarayaaye ma yaryarka kaliyaa cayaara shalad dhalateene waa la shubi jiraye aamusa ciil

  • @kadiri5805
    @kadiri5805 3 ปีที่แล้ว

    Heesta beelo iyo codka lakin music kudhesheen

  • @fadumaabdi5641
    @fadumaabdi5641 6 ปีที่แล้ว +6

    Odayga into will yaar iska dhiigayo dhaabar xaanuun aya ku dhiiciidono kkkkk

    • @aashikasumar2401
      @aashikasumar2401 5 ปีที่แล้ว

      Hahaha

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh ma nooli

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 4 ปีที่แล้ว

      Waguu yaraay buu soo xasuustay hau qabanin😀

  • @wardaali8128
    @wardaali8128 5 ปีที่แล้ว +1

    Habartas magcega umo qalntow yaa igu racsane like isar

  • @AnzellSaacis-rq3pi
    @AnzellSaacis-rq3pi ปีที่แล้ว

    Dhar buluuga🤣

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 6 ปีที่แล้ว +3

    Laxawla nadira nayrus abahed miya odayga kabax calosha xita walaga ciyaara alaberka manoli

    • @zamzamdhool2268
      @zamzamdhool2268 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @kk-uy7zk
      @kk-uy7zk 5 ปีที่แล้ว +2

      Odayga waa ciyaartooygii waabeeri badaw yahay, meel a ka soo yaacdeen garan Wayne uf maxa kataqanan

    • @HfHf-oz4rp
      @HfHf-oz4rp 3 ปีที่แล้ว

      SHI

  • @suudiyare7903
    @suudiyare7903 6 ปีที่แล้ว +2

    Camirada sa fiican loomaduubin compared to the Somali museum