INA ADEERTAY AYAAN IRI TAAJIRKAAN SHUKAANSADO IITIJAABI KADIBNA AROOSKOODII AYAAN😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka ##somaalida #

ความคิดเห็น • 90

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah waa gabar fariid ah danta rerkeda og gabdhaha qaar maba oga daruufta qoyskeda

  • @RaaxoJilacoow-c7d
    @RaaxoJilacoow-c7d หลายเดือนก่อน

    Masha allha allha ku xafido ayaan quruxeey

  • @kamalali79
    @kamalali79 9 หลายเดือนก่อน +6

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa faariid gabadhaas caruurta la koolkooliya caqligaa ma yeeshan❤❤❤❤

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaah ayaan mahad sanid qaali ❤ fardosa waa gabar bariyad ah oo hoyaded cawineysa masha Allah

  • @Samiah.A
    @Samiah.A 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan qurux ina adeer❤❤ allah kuu fududeeyo wax wlbo jeceshahay

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 9 หลายเดือนก่อน

    Tnx habo waqtigda qimha badan nasiiso jazakallh

  • @Sihamali137
    @Sihamali137 9 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdh baari IgA dheh mashallah

  • @QureshFarah-lh9xs
    @QureshFarah-lh9xs 9 หลายเดือนก่อน +4

    Mansha Allah Abayo Ayaan ALLE Wayne haku siyaadiyo Ana iisoo duceeya Waxaan ubalansayahay qaliin buro January 31 inuu ALLE iifududeeyo

    • @ShadiyaAxmedismaciil
      @ShadiyaAxmedismaciil 9 หลายเดือนก่อน

      Alle haku fududeeyo abaayo❤

    • @MawliidAxmed-b4e
      @MawliidAxmed-b4e 9 หลายเดือนก่อน

      Alle hakuufududeeyo

    • @sadiafarah5021
      @sadiafarah5021 9 หลายเดือนก่อน

      Alaha kuufuduyeeyo

    • @LeyloXusen-qg2rg
      @LeyloXusen-qg2rg 9 หลายเดือนก่อน

      Alllah kufudeyo InshaAlllh

    • @QureshFarah-lh9xs
      @QureshFarah-lh9xs 9 หลายเดือนก่อน

      @@ShadiyaAxmedismaciilJasa kalahu khar xabibti

  • @SumayaSheikh-t1r
    @SumayaSheikh-t1r 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤ asc ayaan filkeed ka Roon xppti rabi haku xifdiyo aad kuu jecelnahy janad allah nagu kulmiyo❤❤❤

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allaah waa gabar baari ah

  • @falishassan528
    @falishassan528 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaanay qaaliyay maxaa iiso wici wayday adi maa saan iigalaayo see wax yeeshay ❤😂😂😂

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alx maanta exm aan soo dhameyey m.a

  • @NashaadXuseen-gu4wv
    @NashaadXuseen-gu4wv 9 หลายเดือนก่อน

    Ayaney anaa ugu horeyo ee nashaad kusoqado qisada sosocatoo

  • @XamdiXirsiaxmed-me3bh
    @XamdiXirsiaxmed-me3bh 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaah Ayaan gabdoo alaah hakuxàafido❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 9 หลายเดือนก่อน +6

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @Maidamohamed3810
    @Maidamohamed3810 9 หลายเดือนก่อน +4

    Asc abayo ayan iyo asxbteda ilhayow sidee ducad igu aqbashii asxbta ayan anigana igu aqabal caruur lahaan ayn ahay sando badan iso ducay sandkan inan hooyo noqdo inasha allah 😢

    • @HodanAbdirahman1
      @HodanAbdirahman1 9 หลายเดือนก่อน

      Abayo ilaahay ubad khayr qaba kaaga baryaa

    • @IQROCabdi-w2r
      @IQROCabdi-w2r 9 หลายเดือนก่อน

      Aabayo Illhy ubad baariye oo caafimaad qabo haku siiyo

    • @ifrahkamil178
      @ifrahkamil178 9 หลายเดือนก่อน

      Abyo hooyo allha kaadhiga u Ada na dhabataha hkuusaaro qaaali

    • @aweysmaxamedamiin6462
      @aweysmaxamedamiin6462 9 หลายเดือนก่อน

      Dhmmntnb Allaaahuma Aaameeen Yaaarab

    • @sahraahmed6008
      @sahraahmed6008 9 หลายเดือนก่อน

      Ubada kheyr qaba allaha kugu irsaaqo

  • @XafsaAxmed-i2f
    @XafsaAxmed-i2f 9 หลายเดือนก่อน +2

    Comisom 200k 🎉 ayaanay qalbi❤❤❤

  • @AyaanIsaaq-m6c
    @AyaanIsaaq-m6c 9 หลายเดือนก่อน +1

    Samiyey waa ku salaamay ayaan indha weyney 😂 waa qoslisay habeen dhawayd markaa lahayd aabahay basa weynoow😂😂😂❤

  • @JuweriyoAli-e4j
    @JuweriyoAli-e4j 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaanay anaa cawa ugu horeyo❤🥰😂

  • @ShadiyaAxmedismaciil
    @ShadiyaAxmedismaciil 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wan kusalaamay ayaan caday❤❤

  • @ZamzamMohamed-lf4bv
    @ZamzamMohamed-lf4bv 9 หลายเดือนก่อน

    Ayaney waxan qisa wey dhaftey mcney la so dhoqso qeybta 2 baad❤🎉

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs ayaan qurux ❤

  • @NagaadHussein-op6go
    @NagaadHussein-op6go 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wsc Ayaan qll scw scw woow m a Sorry Abyo ❤🥰🥰

  • @HappiipoAli235
    @HappiipoAli235 9 หลายเดือนก่อน +3

    Hore usoco macaaney❤❤❤

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂🖐🖐🖐🥰🥰🥰🥰🥰🤣🤣🤣

  • @queenqali4734
    @queenqali4734 9 หลายเดือนก่อน

    Abayo gabar school dhigta qaliin gali raba igu so duceya in alle i fududeyo

  • @Sucdi-Ali
    @Sucdi-Ali 9 หลายเดือนก่อน +2

    Cudoonteydii❤❤❤

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 9 หลายเดือนก่อน

    M.a ayan qurux bdn

  • @camrainaxusen
    @camrainaxusen 9 หลายเดือนก่อน

    Waan dhawnhy wallshe nagusodaa

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah mahadsanid Qisooyin wanagsan waaye oo Cajiib ah Waaye Allaah haku barakeeyo mahadsanid

  • @shukriilkacas1354
    @shukriilkacas1354 9 หลายเดือนก่อน

    Qeybta 2

  • @MounaMahamoud-x1v
    @MounaMahamoud-x1v 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asc abayo Ayant Qurx ilahay haku cafiyo wanjcla Qisada ookaleh iina kasohadhashyd mahadsa nid Qali❤❤

  • @Caashacabdi-p2g
    @Caashacabdi-p2g 9 หลายเดือนก่อน

    5 baa kaaga dhiman qaali 200 m.a hanbalyo

  • @UbaxMowlid
    @UbaxMowlid 9 หลายเดือนก่อน

    Abayo ayaney was abkaka raba❤❤❤

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  9 หลายเดือนก่อน

      Abayo inta kuma soo qori karo qisooyinka kuqabtaa ee pejka igala soo hadal

  • @MaqdisTahliil-j9l
    @MaqdisTahliil-j9l 9 หลายเดือนก่อน +13

    I am the first person to like the video😂😂

    • @Raaliyooooyyy
      @Raaliyooooyyy 9 หลายเดือนก่อน +1

      Hambalyo😂😂😂

  • @Luluu205
    @Luluu205 9 หลายเดือนก่อน +1

    Salam huno ❤

  • @Filsan-o1o
    @Filsan-o1o 9 หลายเดือนก่อน

    Wa warey war nin cebtisa la qarayo oo sa ula hadlayo gabadhi war waba wasaq waxa logu sabrayo ma oga gabadhu waqti ka luminoya salamad doqon deh 😮

  • @xaawoibraahim5738
    @xaawoibraahim5738 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney apyo wht isapkga xgee ka heli kara

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  8 หลายเดือนก่อน

      Pejka igala soo xariir horta

  • @SahraYa-j6p
    @SahraYa-j6p 9 หลายเดือนก่อน

    Wnku slamay wllshy mcn

  • @faizakarar9234
    @faizakarar9234 9 หลายเดือนก่อน

    Bisinkooo

  • @XaawaMahamed-oi6vz
    @XaawaMahamed-oi6vz 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 9 หลายเดือนก่อน

    wllo ayan iyo walah kale allah darti igu so duceya wan yara xanun sanahay 17 sano ayan umul ku xanun saday muudo kadib waan kaa ladnaday hada 2 sano ayu diib igu so noqday culimadu waxay i dhahen waa sixir iyo iil wllo fadlan iso duceya 40 qof waxa laa dhahay oo walal waa lagu aqbala waa idin baryay walahayow

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn 9 หลายเดือนก่อน +1

    WCS mcnto ❤🎉❤🎉

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wuuuw meel macan ay kudhamatay😂😂

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 9 หลายเดือนก่อน

    Alx❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @HiduushShaikhabdullahijama
    @HiduushShaikhabdullahijama 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs ayaney abyo mcn azxptadaada duco iiweydii wan yara xanuunsanahee ispital ayan aaday waxaa ley gu yiri xamar waxba malaguugu qaban karo ee hindia aad abyo azxptaada haisoo duceyaan 40 qof ducadooda wala aqbalaaye caafimaad ayan usocdaaye abyo duco ayan idinka rabaa❤❤❤❤

    • @Samiah.A
      @Samiah.A 9 หลายเดือนก่อน

      وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
      Abyo mcn allah ku caafiyo ee saliga nabiga صلى الله عليه وسلم
      Iyo istiqfaarta سورة البقرة qiyaamu leylka badi abyo insha'allah waa ku caafimaadeesaa

    • @HappiipoAli235
      @HappiipoAli235 9 หลายเดือนก่อน

      Macaanto alle haku caafiyo

    • @SumayaSheikh-t1r
      @SumayaSheikh-t1r 9 หลายเดือนก่อน

      Abyo rabi haku caafiyo sideg daga

    • @muniramohamed4557
      @muniramohamed4557 9 หลายเดือนก่อน +1

      Caafimaad dagdag ah aa kuu rajeynaa abayo. Anna isoo duceeya muraad aa leeyahay. Dhamaanteen allaha noo gargaaree

    • @QureshFarah-lh9xs
      @QureshFarah-lh9xs 9 หลายเดือนก่อน +1

      ALLE Wayne haku cafiyo

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 9 หลายเดือนก่อน

    Wcs ❤❤❤

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs xbbtiiii❤❤❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 9 หลายเดือนก่อน

    Inanta yar Fariid bay ahyd lakin inay ninka iska baadho ayay ahyd xanuunada STDs

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 9 หลายเดือนก่อน

    Wcs xbbti ❤❤❤

  • @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
    @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy 9 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks 😂😂😂😂

  • @NajmoAbdalle-w6w
    @NajmoAbdalle-w6w 9 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @nasteexomohamed7831
    @nasteexomohamed7831 9 หลายเดือนก่อน

    Sheko kaste marka dhamest kadib le aan so bilaba war qabyo ah majeceli

  • @HanyMohammed-my2zh
    @HanyMohammed-my2zh 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤😢😢😢😢🥰🥰🥰🥰👍👍👍👌

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW

  • @mahizey22
    @mahizey22 9 หลายเดือนก่อน

    So boobsii qeybta 2 aad apaayoy❤😊

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @Imaan-channel2
    @Imaan-channel2 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤