DUMAASHIDAY SIDAY IIGA OYSIISAY KADARAN AYAAN UGA OYSIIYAY DARTAA WAA LA,IIFURAYE NINKAAGA IGA AG

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

ความคิดเห็น • 143

  • @maryamahmed7078
    @maryamahmed7078 8 หลายเดือนก่อน +28

    Maanta aniga kow ah yes🎉🎉❤

    • @xafsoahmed9
      @xafsoahmed9 8 หลายเดือนก่อน +4

      Hambalyo ❤🥳🥳🥳🥳🥳

    • @salmaanmustafe
      @salmaanmustafe 8 หลายเดือนก่อน

      ❤⁸¹​@@xafsoahmed9

    • @salmaanmustafe
      @salmaanmustafe 8 หลายเดือนก่อน +1

      q

    • @salmaanmustafe
      @salmaanmustafe 8 หลายเดือนก่อน

    • @salmaanmustafe
      @salmaanmustafe 8 หลายเดือนก่อน

      😊😅

  • @KhadraAbdi-gy6fo
    @KhadraAbdi-gy6fo 8 หลายเดือนก่อน +7

    Maanta dhan in caawa la gaaro aaa u dhararaaye wlhi shekadaan dardeed thank habo👸🏽🫶

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 8 หลายเดือนก่อน +6

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 8 หลายเดือนก่อน +14

    ❤❤❤❤❤Kusali Nabiga scw scw scw ❤❤❤

    • @maryangurhan5241
      @maryangurhan5241 8 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤

    • @NajmaAbdullahi-c6n
      @NajmaAbdullahi-c6n 8 หลายเดือนก่อน +1

      Scw ❤️❤️❤️

    • @FatimaAbdinur-vn3sx
      @FatimaAbdinur-vn3sx 8 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Niyaalibrahim
    @Niyaalibrahim 8 หลายเดือนก่อน +8

    I.a maliin un wnkula sowadagj doona qisadey walo ilaa iyo Hda aan wx hormar sameyn❤

  • @MuhiboIbrahim-lc6bz
    @MuhiboIbrahim-lc6bz 8 หลายเดือนก่อน +6

    Naa ayaan indho wayney love you saaid kuu jeclahay wlhy Xabibti horey u soco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @marymoabdulkadir6804
    @marymoabdulkadir6804 8 หลายเดือนก่อน +15

    gabdho guurka haku fududanina oo hoyo canjero isi ha gursann jcylku waa un daren guurkana intas waka weynyhy danba la isku gursada dantada ka fakir waligana sodoh haka dagin aniga intan gursan ban sodoh ka duceysty alx

  • @nurtoismacil
    @nurtoismacil 8 หลายเดือนก่อน +4

    Aayaaney manta wad no reysaa m.a ilahey haku dhafo Aabyo mcn❤❤❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 8 หลายเดือนก่อน +5

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NajmaAbdullahi-c6n
    @NajmaAbdullahi-c6n 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wow ❤ayaaney 2k coming soon insha Allah ❤

  • @SumayaSaeed-p8s
    @SumayaSaeed-p8s 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wow m.a ayaney maanta aad baad u qurux bdnthy allaha ku dhowro❤

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 8 หลายเดือนก่อน +1

    Inay hooyadeed ka hortimaado may ahayn waa qalaad xaaq uma lahan inay hooyadeed caanaha caruurta ugu duddo❤❤❤ inay shaqaysatay ahayd gabadhu

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 7 หลายเดือนก่อน

    Tnx habo waqtigda qimaha badan nasiiso jazakllah

  • @RaxmoCabdulaahi-yy6df
    @RaxmoCabdulaahi-yy6df 8 หลายเดือนก่อน +3

    Naa ayaaney wan ku sugayay caawoo dhan wlhi❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 8 หลายเดือนก่อน +3

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @ilwaadinaacaroone6755
    @ilwaadinaacaroone6755 8 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks qurux bdn aallah ku xafiido adiga iyo familkaga mcnto

  • @ayanshaafici8348
    @ayanshaafici8348 8 หลายเดือนก่อน +2

    Cawaa so beautiful 😊Aad iyo aad qurux badana tahay masha allaha ❤🎉

  • @jalaqsan
    @jalaqsan 8 หลายเดือนก่อน +2

    allaha diqonsanaa ma hooya la ga iishaa

  • @IfraaxXasan-pq7qt
    @IfraaxXasan-pq7qt 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs habo macnto Manta aad iyo aad ya uqurux badana tahay masha Allah ❤🥺🧕🏻

  • @munaGerat
    @munaGerat 8 หลายเดือนก่อน

    Wcs wr wb thanks quruxey allah kusharfoo marwalpa muqaladaad sodigtid❤ ima daafan wan suga m.a

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed7232 8 หลายเดือนก่อน +5

    Waansugi,la,ahay,wlh,abayo,xbb,scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @Miski_Abdullahi
    @Miski_Abdullahi 8 หลายเดือนก่อน

    Qiso sas cml iso maray 😢. Lkn qof kama oysin lkn Allah u badhigtey asaga qulubta bil adanka dalacanayo

  • @falishassan528
    @falishassan528 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah

  • @FariidaAli
    @FariidaAli 8 หลายเดือนก่อน +2

    Qaaliyeey mahad sannid ila Manta ayan sugayay ❤

  • @Raqry__ehrett
    @Raqry__ehrett 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaney soo dheere cawa 2 ka soo dhig........

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 5 หลายเดือนก่อน

    Anigu wan la soo koriyay caruurta Aniga ka ducaysanaya balse caruurteedii igu korsanysay 4 saaqidiin ka noqday 2 in la i dulmiyo necba Yaa u badbaaday❤❤❤❤❤

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaan qalbi saafi wan ku salamaya

  • @DAMLA_BASHIIR
    @DAMLA_BASHIIR 8 หลายเดือนก่อน +3

    Qisada tan kuxigto maga ceyga lugu so qaada (IKRAAM) 🤍🥲😂

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaaa sugnaaba waa guusha qureysh😢❤❤❤❤

  • @ikraamcali4271
    @ikraamcali4271 8 หลายเดือนก่อน +3

    Ayaaaaaaaaaaaan quruxeeeeeeèeeeeey waaaaaa kusalaaaaaaaaaaaaaaaaaaamay

  • @zamzamxasan8667
    @zamzamxasan8667 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaaney abyo mcnto habeendanbe mabasugikarno iskudey inaa cawa nosodeyso

  • @Mulkicabdullahi-h6k
    @Mulkicabdullahi-h6k 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks abayo waad mahsan tahay❤

  • @najmacumar4667
    @najmacumar4667 8 หลายเดือนก่อน +2

    Allah lasoo dhakh ayaaneey ❤❤❤❤

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 8 หลายเดือนก่อน

    Abaayo masaradan quruxda badan noo soo dir ❤❤❤❤

  • @Mulkicabdullahi-h6k
    @Mulkicabdullahi-h6k 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks abayo waad mahsantahay❤

  • @Layliish-qh1en
    @Layliish-qh1en 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wale qisadan mid ka daran aney igu dhacdey alx hada waan ka baxey

    • @Anisa09864
      @Anisa09864 7 หลายเดือนก่อน

      Alla Abyo Mxy Aheyd

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 8 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allah mahad sanid ayaaneey ❤❤❤❤❤

  • @فقفف-ث2ج
    @فقفف-ث2ج 8 หลายเดือนก่อน +4

    Ayaaneey abaayo waxaa idin ka codsanaa adi iyo asxaabtaada inaad iigu sooduceeysaan gawar walaasheeyda ah marna saaxibteeyda ah ayaa xanuunsan please iigu soo duceeya si minqalbi ah😢😰😭🤲🏻

  • @XamdaCabdi-m7v
    @XamdaCabdi-m7v 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaaneyi after kaga canlgu qabeyi wll noloshada inta kahadhayi farxad igu nolow❤❤

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤❤❤❤❤

  • @Queenofqueen-d4z
    @Queenofqueen-d4z 8 หลายเดือนก่อน +2

    Alla jecliya jabkas 😂jah ayaney laso daqso qebta 5

  • @FarxiyoxasanCali-gj2kc
    @FarxiyoxasanCali-gj2kc 8 หลายเดือนก่อน +5

    Ala aniga guursaday nin aan shaqeysn iskoley buu ahay lakin sodoh iyo dumashiba wal lanolay mana arga wax idhibo walahi waxan rabo cuno xageeda cadan iyo madoba wan heeli jiray sedex cunug baan ku dhalay maruu shaqo milabay uba iga dhintay

    • @Phardowzah
      @Phardowzah 8 หลายเดือนก่อน

      Alle ha unaxristi byo adana qalbiga ha kuu qabojiyo

    • @nadiifoxasanali4746
      @nadiifoxasanali4746 8 หลายเดือนก่อน

      13:04

    • @yurubjiiqale1936
      @yurubjiiqale1936 7 หลายเดือนก่อน

      alle ha unaxariiso amiin amiin amiin

  • @aishoshikh3697
    @aishoshikh3697 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qumayo bilaa caqli ah😮

  • @marymoabdulkadir6804
    @marymoabdulkadir6804 8 หลายเดือนก่อน +5

    alla nagtu doqonsana ma hoyaded bay sidas ledhy subxanallh gabdhah somalida in aysan hooyo lahyn cml ninka hoyadis cabuda waxa ka heshina ledihin 😂

  • @XafsaAxmed-i2f
    @XafsaAxmed-i2f 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaanay mahadsanid wll❤❤

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qeeta 5 insha allah

  • @HodanmahamedHodanofficiall
    @HodanmahamedHodanofficiall 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaan halkeen kaa heli karaa. Qali

  • @RuqiyaOsmanAwale
    @RuqiyaOsmanAwale 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney xbbti Allah dartis ayan kujec lahay ma isku arki donaa adonka 2023 kuso biray chanlkada wlhi ad io ad ayan kujeclhy

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 8 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh allhu akbar🎉🎉❤❤

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 8 หลายเดือนก่อน

    abaayo wlhi dhiri galintada wn jeclahy noso celi🙏🏼

  • @Mulkicabdullahi-h6k
    @Mulkicabdullahi-h6k 7 หลายเดือนก่อน

    3:44 ❤😊

  • @UmuAbdallah-n3h
    @UmuAbdallah-n3h 8 หลายเดือนก่อน

    Salan sare àyàn quruxey ❤

  • @mabsudyasinmohamud5556
    @mabsudyasinmohamud5556 8 หลายเดือนก่อน +1

    😊first caawa❤ thnks wllo😊

  • @Abdifatah-y1s
    @Abdifatah-y1s 8 หลายเดือนก่อน

    Asc sethy walalo waxba kulasowadagilaha makulasowada gikaraa❤❤xbbiti

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 8 หลายเดือนก่อน +1

    Weligaa nin ha ka yeelin inaad la dagtid reerkiisa dhibkaas iyo mid ka badan aa ka dhaca

  • @AishaSharif-eb5el
    @AishaSharif-eb5el 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney dhiira gilin❤noosoo daa abaayow❤😂😮😊😊

  • @Istar301
    @Istar301 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaney soo shekada hada ee mcntahy ❤😂

  • @xajiyasiirofsomali6351
    @xajiyasiirofsomali6351 8 หลายเดือนก่อน

    Nayaa ayaan wlhy waa qiso cajiib ah

  • @sahraxaashicolow7776
    @sahraxaashicolow7776 8 หลายเดือนก่อน

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @NimcoCali-h2n
    @NimcoCali-h2n 8 หลายเดือนก่อน

    asc abayo waxn rajeyna ina vcnthy ❤ abayo magceyga qiso igu macg dar 😢😢😢 abayo rayaan 😊

  • @naimahussien8092
    @naimahussien8092 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asxabey igu duceeya walshy oo 5 malin filaneyso

    • @azmaahmed2103
      @azmaahmed2103 8 หลายเดือนก่อน

      Ax Alle Ha U fududeeyo qli

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waan sugaayay❤❤

  • @indhouroon2812
    @indhouroon2812 8 หลายเดือนก่อน

    Wan sugi la.ahy 5😢❤wey igu socotaa sheekadan ayaaney shukran❤❤

  • @xafsamaxamadsalaad9881
    @xafsamaxamadsalaad9881 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaneyn cawa waa soo dhaqsdy ķkkk nuqalkna 56 yala

  • @RaxmoAhmedmahamed
    @RaxmoAhmedmahamed 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs walshy ayaan ❤

  • @DaganNagad-so9mb
    @DaganNagad-so9mb 8 หลายเดือนก่อน

    Ayan wll yasmin kuso qado qisada hikto

  • @NuurtoNuurto-r8m
    @NuurtoNuurto-r8m 8 หลายเดือนก่อน

    M...a ayaney markey so dhacdaba wan so idha weynay like ma ilowbo 😂❤❤

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 8 หลายเดือนก่อน +1

    ciil aya cunaha igoay ana ismoday

  • @SahraGoox
    @SahraGoox 8 หลายเดือนก่อน

    Plz xppti biri soogeli barti 5

  • @iqraxasancali8980
    @iqraxasancali8980 8 หลายเดือนก่อน

    Wcs abyo walhi maanta dhan Ku sugayey hada Ka dib isku soo daba xiji

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 8 หลายเดือนก่อน

    Waa doqon😢

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 8 หลายเดือนก่อน

    Ani waba la oyey in kasto ee doqon noqotay😭

  • @AishaSharif-eb5el
    @AishaSharif-eb5el 7 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaaney❤❤❤❤

  • @jalaqsan
    @jalaqsan 8 หลายเดือนก่อน

    wcs.ayaney horay usoco abayo

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 7 หลายเดือนก่อน

    wlhi sodoh anigo 18 jir ah ayan diday gumaysigeda maxaa la iidulaynaya

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 7 หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️

  • @shukrihaybe3923
    @shukrihaybe3923 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @faadumosiidcali8262
    @faadumosiidcali8262 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs abyo ❤

  • @israKaftanleey
    @israKaftanleey 7 หลายเดือนก่อน

    Asc😊❤❤

  • @Amalmuhumad
    @Amalmuhumad 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney waa nagu kala jartey

  • @bilkhayrcabdirahman2603
    @bilkhayrcabdirahman2603 8 หลายเดือนก่อน

    Wale wafarid xaaaaaax

  • @mulkimicraaj-ig4nn
    @mulkimicraaj-ig4nn 8 หลายเดือนก่อน

    Na alx wye ani wxn islaha amey rafadkas 5 ilmod ku dhasha wba farise jclka u doqon ka dhigin wey isqabaty wlh😊

  • @nuraabdirahman421
    @nuraabdirahman421 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂naag naag qol kuso xiraty cawana waa hayna

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 8 หลายเดือนก่อน

    Ayan cadey

  • @dekhaali8076
    @dekhaali8076 8 หลายเดือนก่อน

    Wcs ❤ ayaan qurux 😍

  • @ShukruMohamed
    @ShukruMohamed 8 หลายเดือนก่อน

    Waaa fhowahay

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs abayo ❤❤🎉

  • @sagalabdalle7076
    @sagalabdalle7076 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaan

  • @najmamahmed64
    @najmamahmed64 8 หลายเดือนก่อน

    Wcs beelo ❤❤😊

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 8 หลายเดือนก่อน +1

    Oomaad adigu jikada kuhoru madho oo vuntada qaybtada kakarsato

  • @ShukruMohamed
    @ShukruMohamed 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan abaayo waxaan kuu haayaa sheeko sidee kuugu soo gudbiyaana 🎉

    • @CaaishoNuir
      @CaaishoNuir 8 หลายเดือนก่อน

      Abaa fesbooka Kala xirir

    • @ShukruMohamed
      @ShukruMohamed 8 หลายเดือนก่อน

      @@CaaishoNuir❤ ok

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  8 หลายเดือนก่อน

      Fcbook pegkayga ayan gobdoon

    • @ShukruMohamed
      @ShukruMohamed 8 หลายเดือนก่อน

      Ok abaayo…❤

    • @HaawoMaxamed-i9p
      @HaawoMaxamed-i9p 8 หลายเดือนก่อน

      Ayaaan abyo qiso ban ku hayah ​@@ayaangobdoon3254

  • @Amuun293
    @Amuun293 8 หลายเดือนก่อน

    Acuudi blah edo saas uxuun ma jirta😢

  • @falishassan528
    @falishassan528 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waynin wax mataro ee wadnaa wax tara

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 8 หลายเดือนก่อน

    Wcs wr wb quruxey❤❤❤❤

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 8 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaan❤❤❤❤

  • @Anzal1
    @Anzal1 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney qaybtii 5naad goormaad nooso dhigi qaaali wan sugi la,ahy ee 😂😂😂

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW

  • @sowdamohamed4662
    @sowdamohamed4662 8 หลายเดือนก่อน

    Wasoodhacay

  • @samiyacismaanahmed5210
    @samiyacismaanahmed5210 8 หลายเดือนก่อน

    Horta ayaaney maraqa markasta miyaa laga isticmala Koon furta😂

    • @hamdamunira5448
      @hamdamunira5448 8 หลายเดือนก่อน

      Suqaarka kay maraq dhahaan