Soo download-gareyso Buugaagta: Internet

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • Qeybtaan waa qeybtii 2aad ee barnaamijkii hore ka hartay, halkaan waxaan idinkula wadaagayaa meesha aad kasoo download gareysan karto E-books kuwaas oo aad ku akhrisan karto computerkaaga ama Ipadkaaga, waxaa ku soo download-gareysan kartaa iyagoo qaab PDF, EBUB ah. Waana bilaash.
    Hadaadan daawan qeybtii hore waxaad ka heli kartaa halkan:
    • Ibooks Somali /Part 1
    Linkiyada aad kasoo download gareysan buugaagta:
    www.gutenberg.o...
    manybooks.net/
    :::::Waxaad ka raadin kartaa internetka adigoo ku qoraya magaca buuga, hadaa PDF ahaan u rabtid raaci ciwaankabuuga.pdf::::
    Ka fiirso meesha aad kala so dageyso buugaagta dhowrna dadka kale xaquuqdooda.
    Halkaan kala soo dag Opera browser, waxaa ku dhisan VPN.
    Hadaa rabtid inaa waxbadan kasii ogaato IBOOKS iyo Apple store:
    www.apple.com/...

ความคิดเห็น • 1