هل تعرف ان اغلى سمك في مصر والسودان هو سمك النهر اى السمك الذي يعيش في المياه العذبه وهذا هو النوع الظاهر في الصورة ومن المحتمل ان اخواننا الصومالين لايصطاطونه ولايستفيدون منه وقد لايعتبرونه حتى سمكا.
Asc wr wb war caalim ebyan waa kee togaasi sxb waan ka helay e iisheeg waan imanayaa hadii alle qadaro oo aan nool nahay e indr iisheeg togaasi waa halkee
@@caalinAbyan indr wallaahi way ii qorshaysan tahay hadii Alle qadaro e lkn waan yara kharash la.ahay oo lacag la.aan baa i yara haysa e maanta ayaan soo bixi lahaa hadaan haysto noolka gaadhiga iyo wax yar oo aan cuno habeen iyo maalin hadii Alle qadaro oo aan noolahay marka ugu horaysa e aan in yar oo kharash ah helo waan tagayaa Indr e lkn adigu meelo fara badan Oo somaliland ah iyo dhamaan somalidu inta ay degto waad tagtay oo wakhtigaa kuu saamaxay maalin dhawayd xamar baad joogtay kilalka waad tagtay beri dhawayd ilaa dacawalay oo ah deegaankayga aan ka soo jeedo ayaad tagtay
@@caalinAbyan somaliland inta badan waad tagtay oo waan kula socdaa indr inta badan kaama hadho lkn waxan aad ula yaabaa kartida iyo hawlkarnimada ilaahay ku siiyey e cajiibka ah mar baan is idhaa ma diyaarad baa sida ninka oo ukiraysan dheerayntaada iyo markaan arko adigoo hal week maraya deegaano kala fog oo fara badan oo aan is idhaa ninku ma jin baa miyaanu markaliya nasanba hadaba indr anigu waxay ahay asal dhalad reer hargeysa reer sheekh isaxaaq binu Axmed ka sii Arab geed labka isaaq e barasho wanaagsan indr adna waxan kugu calaamad saday mataankaygii gaar ahaan daa.uud markaan qiyaasay kartidaada iyo Aftahanimadaada aad meelkasta dadka kaga Qoslinayso Markaa indr hadaan khaldanahay Adigaa isixi lkn aniga warkaygu waakaa Markaa halka aan ku waydiinayo waxan ku arkay dahab iyo macdano kale oo aan bartay mudana ku dhex jiray baadhistooda wax badana aan ka fahamsanahy markaa indr waad mahadsan tahay xogo badan badan baan kaa faa.iiday oo walaaahiya e lkn mudo hore oo aan kugu cusbaa waan kuyara aflagaadeeyey e isaamax indr horena waan kaaga codsaday wax jawaab ahna imaad siin e Isaamax indr wixi aan aflagaado kuu gaystay Raalina ahaw xaalna qaado waxan kugu sheegay nin dhulka dahab ka gurta oo dadka xada oo wax kale iyo dalxiisna usheega e hhhhh ismaax niyaw nin Rageedku dadka gefkooda waxba uma arko waayo hal mar iigama jawaabin fadeexdaa aan kula daba galay markaa waan garatay inad geesi tahay walee wiil hoog ah e Wsc wr wb
Asc afkaaga dhangaloow lagu qabay ax yaa viidiyo and music best fish pool mida kale dhagaxa cad waxaa la dhahaa quarts waa dahabka mataankiisa la dhasha hore u suco oo Soo Badi barnaamijtadan oo kale
Dalku wuxuu leeyahay wax kasta oo maskaxdaada ku soo dhaca: dalxiiska, jawiga, dhulka baaxadda leh, beeraha, hantida kalluunka, xoolaha, duurjoogta, kheyraadka macdanta, iyo webiyada, laakiin kama faa'iidaysan karno sababtoo ah maqnaanshaha warbaahinta, maalgashiga, fikirka saxda ah, iyo ka faa'iidaysiga dalkeena hooyo, tani waa dhibkayaga, dhalinyarada rag iyo dumarba waa in ay dib u soo nooleeyaan dalkii hooyo oo ay dhisaan rajadooda si ay Soomaaliya u noqoto mid qurux badan oo lacag u keenta, waxaanu ku boorinaynaa ganacsatada inay dib u dhistaan dalka, gaar ahaan kaabayaasha dhaqaalaha, Soomaaliya waxay ka mid noqon doontaa dalalka ugu quruxda badan caalamka marka la eego Magaaleynta iyo nadaafadda
calin ilahay xooga haku barakeyo iyo indha sababto ah waad naga farxisaa weliba qurba joogta aan aqoon wadankooda u lahay way farxayan markay arkan quruxda wadankooda waayo aduunka africa waxa la tusa abaaarteeda baababadeeda dhibkeeda wa lo bahan yahay qof na bara wadankeena intauu imanayno hadi rabi nooqorya guulayso bana ku leyahay lakin please ha moodin inanu kala famayno gobolka ay talo meelwalaba tagto soo sheeg
Ha seexanina goobaha biyo mareenada ah wax jira xaywaano badan oo maalinkii soo bixin oo habeenkii biyah Soo doonta oo ooman xaywaanka ixtiraama naflayad in ladhibo ma wanaagsana
Maashaa allaah soomaali dalka aduunka ugu qanisan ugu quruxda badan bay haystaan lkn iygaa dadxun oo iscunaya ah😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Insha Allah way heshin
MASHA ALAAH WALALKEY CAALIN ALAAH HAKU BARAKEYO CIMRIGAGA WAXATAHAY QOF WANAGSAN WAXABA NA BARTEY DHUL FIICAN OO QURUX BADAN❤❤
Mahadsanid sahra
Masha Allah
Mashaa allaah 😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉
Mashalaah hore usoco wll
Waan ku salaamay saxiib waxaan rabaa inaa kula hadlo haduu alle idmo
Mashaa allaah 🎉🎉🎉😊😊😊😊
Daray Macaane Goob Aad U Qurux Badan Weeye Runtii 🏞️🏔️
Talo fiican ayaa kuu hayaa oo wax tarleh inaa kula hadlaa rabaa caalin mahadsanid
Mashaa Allah❤❤❤
Mahadsanid
@ Adam Milan Walaalo
Masha allah waa meel aad u qurux badan buuri, doog iyo biyo leh. Waa runtiis Meelaha biyaha fadhiistaan lama jiifto habeenkii maxaa yeelay waxaa usoo arooro bahalada oo dhan waa halis Bahalkiis imaadaa habeenkaas waxooba isku heli lahaa baad iyo biyo 😂😂😂
Baad miyu noqonaya qofku
@@caalinAbyanaad iyo aad habeenkaas cashadiisa waa u toosi laheed 😂😂😂 nasiib ee leeyihiin sigtaa manoola
هل تعرف ان اغلى سمك في مصر والسودان هو سمك النهر اى السمك الذي يعيش في المياه العذبه وهذا هو النوع الظاهر في الصورة ومن المحتمل ان اخواننا الصومالين لايصطاطونه ولايستفيدون منه وقد لايعتبرونه حتى سمكا.
waar cabdiraxman meeshu waa xage
Salaam.abdiqani caalin xasiida halkii igu keen
Masha Allah, waxas ma kaluun ba
Kalluun yaryar weeye
Asc wr wb war caalim ebyan waa kee togaasi sxb waan ka helay e iisheeg waan imanayaa hadii alle qadaro oo aan nool nahay e indr iisheeg togaasi waa halkee
Goormaad imanaysa ?
@@caalinAbyan indr wallaahi way ii qorshaysan tahay hadii Alle qadaro e lkn waan yara kharash la.ahay oo lacag la.aan baa i yara haysa e maanta ayaan soo bixi lahaa hadaan haysto noolka gaadhiga iyo wax yar oo aan cuno habeen iyo maalin hadii Alle qadaro oo aan noolahay marka ugu horaysa e aan in yar oo kharash ah helo waan tagayaa
Indr e lkn adigu meelo fara badan
Oo somaliland ah iyo dhamaan somalidu inta ay degto waad tagtay oo wakhtigaa kuu saamaxay maalin dhawayd xamar baad joogtay kilalka waad tagtay beri dhawayd ilaa dacawalay oo ah deegaankayga aan ka soo jeedo ayaad tagtay
@@caalinAbyan somaliland inta badan waad tagtay oo waan kula socdaa indr inta badan kaama hadho lkn waxan aad ula yaabaa kartida iyo hawlkarnimada ilaahay ku siiyey e cajiibka ah mar baan is idhaa ma diyaarad baa sida ninka oo ukiraysan dheerayntaada iyo markaan arko adigoo hal week maraya deegaano kala fog oo fara badan oo aan is idhaa ninku ma jin baa miyaanu markaliya nasanba hadaba indr anigu waxay ahay asal dhalad reer hargeysa reer sheekh isaxaaq binu Axmed ka sii Arab geed labka isaaq e barasho wanaagsan indr adna waxan kugu calaamad saday mataankaygii gaar ahaan daa.uud markaan qiyaasay kartidaada iyo Aftahanimadaada aad meelkasta dadka kaga Qoslinayso
Markaa indr hadaan khaldanahay
Adigaa isixi lkn aniga warkaygu waakaa
Markaa halka aan ku waydiinayo waxan ku arkay dahab iyo macdano kale oo aan bartay mudana ku dhex jiray baadhistooda wax badana aan ka fahamsanahy markaa indr waad mahadsan tahay xogo badan badan baan kaa faa.iiday oo walaaahiya e lkn mudo hore oo aan kugu cusbaa waan kuyara aflagaadeeyey e isaamax indr horena waan kaaga codsaday wax jawaab ahna imaad siin e
Isaamax indr wixi aan aflagaado kuu gaystay Raalina ahaw xaalna qaado waxan kugu sheegay nin dhulka dahab ka gurta oo dadka xada oo wax kale iyo dalxiisna usheega e hhhhh ismaax niyaw nin Rageedku dadka gefkooda waxba uma arko waayo hal mar iigama jawaabin fadeexdaa aan kula daba galay markaa waan garatay inad geesi tahay walee wiil hoog ah e
Wsc wr wb
😂Dooxyinka Biya dur dur Leh 👍😂 WAA Laga dFaaidaysta Waxaa ay soo Qaldan Dahab iyo Dheeman WAA Runta 👍🤣 WAA Laga Faaidaysta 👍🤣😂 Fadlan ha seexan meel Biyo Maren ah 👍😂💯💯💯💯
Maasha allaah 🌳 🌳 🌳
Asc afkaaga dhangaloow lagu qabay ax yaa viidiyo and music best fish pool mida kale dhagaxa cad waxaa la dhahaa quarts waa dahabka mataankiisa la dhasha hore u suco oo Soo Badi barnaamijtadan oo kale
Habuuqdheh ama sabuul wamaxay xasiigtu🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
DAREYMACAANE DULEEDKA BOORAMA ILAAHAY HA ILAALIYO
Dalku wuxuu leeyahay wax kasta oo maskaxdaada ku soo dhaca: dalxiiska, jawiga, dhulka baaxadda leh, beeraha, hantida kalluunka, xoolaha, duurjoogta, kheyraadka macdanta, iyo webiyada, laakiin kama faa'iidaysan karno sababtoo ah maqnaanshaha warbaahinta, maalgashiga, fikirka saxda ah, iyo ka faa'iidaysiga dalkeena hooyo, tani waa dhibkayaga, dhalinyarada rag iyo dumarba waa in ay dib u soo nooleeyaan dalkii hooyo oo ay dhisaan rajadooda si ay Soomaaliya u noqoto mid qurux badan oo lacag u keenta, waxaanu ku boorinaynaa ganacsatada inay dib u dhistaan dalka, gaar ahaan kaabayaasha dhaqaalaha, Soomaaliya waxay ka mid noqon doontaa dalalka ugu quruxda badan caalamka marka la eego Magaaleynta iyo nadaafadda
❤❤❤❤❤❤❤❤
calin ilahay xooga haku barakeyo iyo indha sababto ah waad naga farxisaa weliba qurba joogta aan aqoon wadankooda u lahay way farxayan markay arkan quruxda wadankooda waayo aduunka africa waxa la tusa abaaarteeda baababadeeda dhibkeeda wa lo bahan yahay qof na bara wadankeena intauu imanayno hadi rabi nooqorya guulayso bana ku leyahay lakin please ha moodin inanu kala famayno gobolka ay talo meelwalaba tagto soo sheeg
Borama waaye
Daray Macaane & Jawi Degan...Maashaa allaah..
Meeshaa wax la mida ma arkin
Dhaxanta miyaanad dareemaynin❤😂
Dhaxan aya dhacaysa lkn dabkaa noo baxayay 👀
Waar ninka Car-kabo waa sheeka macaanyahay waa nin dhul mareen ah
Xasiid waa af carbide af somali maxaa laguyiraahadaa
Ma sabuul ayad rabta?
Walal calin abyan side ku la so xidhiidha fadlan
Instegramka
Wan ku salamaya inadeer
waxan maqli jiray dhulkeena nimco fadhida sowtan nimcdii oo sideeda ah kaluunkan buuxa may cunan dadkeena tahriiba maxaa wlaay meesha si wacan noogu sheegin ma sanag ba mise wa boorame noowadahi inkasto dhulkeena isku mid yahay huuluul iyo maalaha ninku shegayo waan garanaya wa meelaha hj dego weliba biciide lakiin meeshan noomaad caday waxanse filaa inay ama sanag ama boorame tahay
Maanshasalaah meeshu waa duleedka boorama
Ha seexanina goobaha biyo mareenada ah wax jira xaywaano badan oo maalinkii soo bixin oo habeenkii biyah Soo doonta oo ooman xaywaanka ixtiraama naflayad in ladhibo ma wanaagsana
Waraabuhu' dadka' khatar' kumaha' miyaa' ?
Haa duleedka hargeeys caruurtuu buulasha kala baxaan
WALEE CALIN 3 SANO KA HOR ANIGOO ANIGOO JOGA XAMAR AYAAN HELEY DAHAB WEYAN OO DHAN UKUN MARKA SOMALI DHULKEEDA WAA QAIN MARKA INSHA ALAAH MALIN UN WAAD IMANEYSAA XAMAR WABIGA WUU BUUXAA DAHABKA
Ma laga yaba inad iga reebtaan oo dhahdaan anaka lahayn
@caalinAbyan SUBXANALAAH WALAAHI DHICIMEYSO INTAN OGAHAY XAMAR IN WAXA AAD HESHO LAGAMA DHIGAAYO ANIGANE WAAN KULA JOGNAA HA CABSAN WAAD JOGTEY MAXA KU ARTEY CALIN XAMAR SIFIICAN MALAGU SO DHAWEYEY ISHEE
@@caalinAbyan SUXNALAAH YAA KAA REBANAYO HABO WALE ANIGA DAGA BALCAD OO GURYO KULEH INSHA ALAAH UK AYAAN JOGAA WAQTIGA FASAX AYAN IMANAYAA MARKAS IMOW MASHINADA DAHABKA LAGU BAARO XITAA WALALKEY AYAA HAYO OO U BARTAA MARKA HA CABSAN HABO DHULKA ADIGAA LEH OO SOMALI AH ALAAH AYAA KU SIYEY INSHA ALAAH QEYR AYEY NOQONEYSAA
War calin mawaalateen waxay heer aankhiraad ayaad u egtahay