Khaliif sh maxamuud waxba waa laga qaadi waayay ninba si ha ugusoo jawabe wuxu u badhedhay soomaliyo dhan isago inan yara buu hal abuuradi soomalida ugu caansana oo ka da wayna iska difaacay sida cali cilmi iyo dharbaaxo jin dhamaan tood aleh ha u naxariisto
Ilahay hawnaxariisto laba gole califarax baanu wadaagnaa waa awoowgey Waan jeclahay gabayadiisa nin murtileh buu ahaa
alla ha unaxariisto awegey qaliya allah qabriga ha uwaasiciyo aamin amin ya rabi
Aamiin aamiin aamiin
nimanka dhulbahante gabayga waa looga hadhay ugaden baa soo raaca
Awoowe ilaahay ha unaxariisto Abwaan maxamed shire xirsi laba goole
Maxamed shire alle hau naxariisto.
Khaliif sh maxamuud waxba waa laga qaadi waayay ninba si ha ugusoo jawabe wuxu u badhedhay soomaliyo dhan isago inan yara buu hal abuuradi soomalida ugu caansana oo ka da wayna iska difaacay sida cali cilmi iyo dharbaaxo jin dhamaan tood aleh ha u naxariisto
Allen ha unaxariisto awoowe Mahmed shire Allen qabriga ha uwaasiciyo
Labago'le waa nin reer Khaatumo ah anaa aqaan
Abwaan maxamed shire allaah haw naxariisto abwaan qaaliya luuq cajiibana wuu leeyahay
Alah markuu laba go le gabayga duubayo abwaanki khaliif ma noola sharaf iyo raganimuu ku dhintay geesigii khaliif
Isago nool baa layidhi gabayadii atirisay noo duub lakiin wuu noola khallif waa kii laha maangab dhul miya nagu marabeyey
Ninkaan wuu gabyay lkn qodob aan run ahayn baa ku jira oo ah in majeerteen ku soo dhuuntay dhul dhulbahante leeyahay, lkn taasi majirto cid Daarood ah oon abaal u haynno ama noogashay majirto, cid aan cuqdad iyo xumaan u qabnaana majirto, lkn taladii anwar Sadad mid lamid ah baan qaadanay.
Majeerteen anagu abaal aanu daarood u galin baanu ugaly gaalkacyo markii Hawiye ku soo duuley la,ilkase oo taagan miyaan 1500 oo wiil oo dhulbahante ahi igaga dhiman
Ninkaan gabaygiisi waa af laba daan leh anigu mj iyo dhulbahante midna maahani lknse waxaa iimuuqata nin tolkiis tiil kasoodalbaday oo loogafayo.
Waliba aniga waxaan aad udhuuxay gabayga khaliif maxamuud oo aad uqiimo badan lknse tani maahan jawaab kutoosan murti ahaan iyo gar ahaanba
Gabaygan Oo Qoraal Ah Yaa Haya ?
Maxa 7 cisho kadib dhentey iiga jawaaba
Khaliif sheekh maxamud
Labo gole manoolyahay horta sxbyaalow
Sannad kahor buu dhintay AHU
Dhawryo toban sano buu mootan yahay alllah ha unaxariisto
2007 buu dhintay
Afku kuma go waad noo heshay boowe lkk
Abwaan laobgo,le majeerteen wuxuu yahay wuu sheegay
Iska daaa ayaadaa