MOHAMED TOBANLE NEW SONG 2019 NARUURO OFFICIAL VIDEO 4K

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 496

  • @abdullahimasuulside411
    @abdullahimasuulside411 6 ปีที่แล้ว +261

    Walal hadi Adku faanto shanta somaliyed💙💙💙💙💙Ha ila dhafin like👆👆👆Soomaaliyeey Toooos Geesiyashii Afrikiyo somaalan Ahay Somaliya Somali baa Leh💜💜💜✊✋✋✋👏👏👏

  • @kashkaofficial4353
    @kashkaofficial4353 6 ปีที่แล้ว +212

    Majeceshahy nabigeena scw scw scw fadlan igula sali nabiga scw aniga Like kuma waydiisan

    • @mushtaaqabdiabdi3978
      @mushtaaqabdiabdi3978 6 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @mohamdi6193
      @mohamdi6193 6 ปีที่แล้ว

      scw

    • @ansalindhoqurux3601
      @ansalindhoqurux3601 6 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw lkni walalo maficno Mel laku hesayo in saliga nabiga in ad sogaliso alahu akbar

    • @musaissack6075
      @musaissack6075 6 ปีที่แล้ว

      SAw lkn don't do this anymore

    • @fazulyassir4986
      @fazulyassir4986 6 ปีที่แล้ว +2

      Style up my brother ...qof kasta oo Muslim eh nabigena SCW waa jeclahay ...but adhiga firi meshadh keeneyso arintas ...don't be attention seeker man

  • @nuuroyusufnuuroyusus1251
    @nuuroyusufnuuroyusus1251 6 ปีที่แล้ว +72

    Waa cajab yarkaani lkn waxaan ka jeclaan lahaay codkaadaan macaanta badan inaad quraan noogu aqrisid sikastaba illaah haku xafido walalo

    • @andymemphis2327
      @andymemphis2327 3 ปีที่แล้ว

      you all prolly dont care at all but does anybody know of a method to get back into an Instagram account?
      I somehow lost my login password. I appreciate any assistance you can give me.

  • @qamarmohamed2046
    @qamarmohamed2046 6 ปีที่แล้ว +28

    Heestaan waa hees aad u macaan maxamed tobanle waa fanaan shidan 💖intii taageerto like ha i saaraan🇸🇴maasha allh tobanle waan kugu dhiira galina fanka ee horay i sii soco 💓❤️💔🌹💜💖♥️

  • @rashkayare4497
    @rashkayare4497 6 ปีที่แล้ว +59

    Fanan loxisay aya tahay inta takerto like haila saro

  • @zakiabdirashid7650
    @zakiabdirashid7650 6 ปีที่แล้ว +157

    walaalkiin baan ahaye liketa igu sharfa dadkegiyoow ✌️✌️✌️

  • @haawoabdi738
    @haawoabdi738 6 ปีที่แล้ว +109

    Maxamad Tobanle intee Tageerto like isaara 😀😀😀😀😀😀😀😀

    • @Kharyeuk
      @Kharyeuk 6 ปีที่แล้ว +2

      Wan ku saray aniga ka kow ah

    • @zahraawale4997
      @zahraawale4997 6 ปีที่แล้ว +2

      40😫😫🙄😴

    • @zahraawale4997
      @zahraawale4997 6 ปีที่แล้ว +2

      @@Kharyeuk hi how are you I love your somail song is very good

    • @zahraawale4997
      @zahraawale4997 6 ปีที่แล้ว +2

      Best song

    • @cabadicasiisboy898
      @cabadicasiisboy898 5 ปีที่แล้ว +1

      Maxmed tobanle heeys wngansn

  • @Anfacnuura
    @Anfacnuura ปีที่แล้ว +2

    Cashaqu wa nasteexo
    Ku nifaaqan beerko
    Neecow qabow leh
    Wadanaha ku nuuxsado❤😢🎉

  • @mohajamal8367
    @mohajamal8367 6 ปีที่แล้ว +137

    tolkayow manta telka waan so tugsadaye like ta ma ilaa dhafaysan marka wax iska reebaa

    • @Zahraxasan350
      @Zahraxasan350 6 ปีที่แล้ว +1

      hhhh mid free eh anaa kusiinaayo bbe

    • @mohajamal8367
      @mohajamal8367 6 ปีที่แล้ว +1

      +queen WhatsApp alla bbe adaaban arkabaa wax igaaa naxayaa

    • @Zahraxasan350
      @Zahraxasan350 6 ปีที่แล้ว +1

      hhh looolz

    • @momolojigjiga46
      @momolojigjiga46 6 ปีที่แล้ว +1

      Like mxalagahela horta

    • @biggyydail2658
      @biggyydail2658 6 ปีที่แล้ว +1

      @@mohajamal8367kkjkkkkk

  • @shidayarefilms
    @shidayarefilms 6 ปีที่แล้ว +24

    Waah Waah karog oo laba saar Boqorka codka oo soo rogaal calshay Waan ku naadinayee
    Halkeebaa ku nagi tahay best
    Hees & muuqaal 100%👏🏽👏🏽👏🏽👍🏿

  • @abbassalah3867
    @abbassalah3867 3 ปีที่แล้ว +2

    Maxmed tobanle sxb waxa so xasuusty waqtigi barefatka Isla joogi jirnay wllhi alle hku xafido ibdn fanan daacd ah

  • @fartuunabdalla6611
    @fartuunabdalla6611 6 ปีที่แล้ว +39

    Welcome back daganow kuu xiisnay yaa uxiisay tabanle farta taag waraa

  • @princesskowsar6211
    @princesskowsar6211 6 ปีที่แล้ว +9

    😪😪😭😭😭Tobanle geeesi aya ku dhalay wallhi raag ragdhalay 😍❤️beautiful voice and muqaal Qurux badan

  • @yusufcabdiaskar6771
    @yusufcabdiaskar6771 6 ปีที่แล้ว +111

    Intuu jacayl dhab ahi Ku dhacay like saar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Learnenglishpodcast7
    @Learnenglishpodcast7 6 ปีที่แล้ว +44

    uhiili Channelkan wll Kuna soo biir si aad ula socadtid DACWADA ISLAAMKA

  • @iidaosman4705
    @iidaosman4705 6 ปีที่แล้ว +4

    Maxamed tawane wuu cadaaday wlhi isku xafad ahaan jirnay dabecad illah udhameyey m.a ixtiram.ku dhamaday hada intu ku nolyahay tolow wan ku qabsanlahaaye 💕💕💕💞💝🇸🇴⚘

    • @sacdiyolucky1423
      @sacdiyolucky1423 5 ปีที่แล้ว

      Radi ada isku xaafad eheedeene se u wayn kartaa

  • @iskufilandhaladogaden8962
    @iskufilandhaladogaden8962 6 ปีที่แล้ว +1

    Wa fananka ogudagan faninta mugdisho an arke hore usoco

  • @diishitaar9235
    @diishitaar9235 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah allaha ku xafido aad aya kuu taageeraa

  • @tashaaalpi3357
    @tashaaalpi3357 6 ปีที่แล้ว +29

    war walalo meshan muqdisho miyaa masha Allah hormar wacn 🇸🇴😍❤🔥

  • @nimoali7124
    @nimoali7124 6 ปีที่แล้ว +7

    Wiilkaan wuka dagan yahay waxa heeso intaas ayaan kutaageera 👏👏👏👏👏👏👏

  • @Amuur0
    @Amuur0 6 ปีที่แล้ว +11

    FankiiBa tobanlE aya ka DambeYo
    Inta kale KakaC waye inta ila qabTa liketa isiiYa

  • @halimazulaymn5118
    @halimazulaymn5118 6 ปีที่แล้ว +58

    Tobanle fanan jira reer xamarku hadey caqli leeyihin koobka xidignimadey ku siin lahaayen lkn waxey doonayan wax sidooda oo kale u niiq dhaha war fanaan wakase soo saara ninka reer xamarow

    • @lamahuraan665
      @lamahuraan665 6 ปีที่แล้ว +3

      Sax wlee fanaan weeji lakii miyay abwaan hayaan wasuaale

    • @happygirlhafsa1650
      @happygirlhafsa1650 6 ปีที่แล้ว +3

      @@lamahuraan665 hhh oo hada ma ada haya xoolayow Raga qeyrkiiya unacnacdhaha intu isagu isqiimeyn lahaa😀😀

    • @guraaseproduction5627
      @guraaseproduction5627 6 ปีที่แล้ว +2

      *Kugu raacsanhe💪👍🏻*

    • @cabdirasaaqcabdiraxmaan2136
      @cabdirasaaqcabdiraxmaan2136 6 ปีที่แล้ว +1

      Run shegta baayo

    • @fatimadiis4977
      @fatimadiis4977 6 ปีที่แล้ว +2

      I know right he's my favorite Walahi

  • @yasoocadey1531
    @yasoocadey1531 6 ปีที่แล้ว +23

    Nafta ku ogolaatay.mohamed tobanle. Qofkii ku haystaaa like ha saaro. Waa shidan yahay isoo qabta ♡

  • @nimcoabdullahi9276
    @nimcoabdullahi9276 6 ปีที่แล้ว +1

    Nin lawaaye wd solabaty btay hye adi iyo dayax wd jifaten. Tartanka sanad Dan bo is ku sodiyariya pppyal guul wcn

  • @laylahassanahmed1334
    @laylahassanahmed1334 6 ปีที่แล้ว +27

    Wiilkan inuu aqoon leeyay umuuqata waayo hesaha sidagan
    Medio kuma badna
    Markuu mid soosara mid lala dhacuu soosaara
    Lkn waxa odhanlaa huuno aad ayaad u akhlaaq fiicantay
    Waxana sii fiican adoo cilmi fiicana barta insha Allah alle dartii kayaaka laah heeskana waad iska dhafi maruun

    • @biggyydail2658
      @biggyydail2658 6 ปีที่แล้ว +1

      IN SHAA ALLAH

    • @deeqjr5652
      @deeqjr5652 6 ปีที่แล้ว +1

      Sax waaye nin kaan marku magalada jooga saan bu u af gaabanyhy bahda waxbarashada ayuu ka mid yhy o jamacd buu bartaa

    • @samirasiman2965
      @samirasiman2965 5 ปีที่แล้ว

      Wuu iska dhafay masha Allah

  • @fartuunnuur1140
    @fartuunnuur1140 6 ปีที่แล้ว +19

    Hesta dhan mam dhakesan san istelka ufirinayy cml 😍😘

  • @maryanaadan4675
    @maryanaadan4675 6 ปีที่แล้ว +3

    😘😘😘aduun waa nasiibo nasri eebe weeye ninba maalinbuu Heli wuxuu naawilaayeee, Ana maantay baan helay waxaan naawilaayeee 😘😘😘😘😘😘Ahmed inaa nolol wadaagnaa uniyeestay baatahee !

    • @wadanisomaliyed3699
      @wadanisomaliyed3699 6 ปีที่แล้ว +1

      😗😗😗Love you bae macaaan💗

    • @maryanaadan2854
      @maryanaadan2854 2 ปีที่แล้ว

      Wali jaceylkibaa nala sii dheeraaday my Ahmed❣❤🥰 qalbigeyga 21. 07.2022 maalin qamiisa ,saacaduna 19:45 miiska xaafadeena shaax kuwada Cabeena Alx ilaahey ha isku keen daayo jaceylkeyga❤💯❣

    • @wadanisomaliyed3699
      @wadanisomaliyed3699 2 ปีที่แล้ว

      Sadax sano kadib baan Heestan galabta wada dhagaysanayna anagoon maalina hadal xanaf leh isku oran😍😍

    • @wadanisomaliyed3699
      @wadanisomaliyed3699 2 ปีที่แล้ว +1

      Sadax sano kadib baan Heestan galabta wada dhagaysanayna anagoon maalina hadal xanaf leh isku oran😍😍

  • @zaantozofficial4328
    @zaantozofficial4328 6 ปีที่แล้ว +4

    Hadad jeceshahay quraanka like iska saar lagac mahane

  • @rayaancabdi6542
    @rayaancabdi6542 2 ปีที่แล้ว +1

    Hees ka badan Mohamed tobanE fanan dushiisa laga dheehankaro akhlaqiyad iyo misaniyadisaba dar Alle ayan ku jclHy tabane Alle haku shrfO 🥰♥️💯💯💯💯💯

  • @Sabrasiman9
    @Sabrasiman9 6 ปีที่แล้ว +14

    Tobanle taagera u ahy❤❤❤fanaan kanba laga dhahaa inta kle been

  • @ilwaadquruxonofficiol7216
    @ilwaadquruxonofficiol7216 6 ปีที่แล้ว +3

    erayada 💯
    laxanka 💯
    musicda 💯
    istylka 💯
    camera 💯 tobanle faanaan fanka u bahnyahy aya thy viva tobnle 😍😍🌝

  • @ahmedsanay9204
    @ahmedsanay9204 6 ปีที่แล้ว +2

    Dar Alle baan ujeclahay fanaankeena da'da yar ee Mohammed tobanale hormar wacan brother

  • @nasrohussein3476
    @nasrohussein3476 6 ปีที่แล้ว +5

    Boqorka xawaadle 😋❤❤
    Wiilkani rer xamar mahan waa rer
    Hiiraan 💃💃💃💃💃💃💃💃💃💃

    • @elmishire8562
      @elmishire8562 ปีที่แล้ว

      Xamar meel aheyn waxba laguma noqdo😂

  • @hassanosman5241
    @hassanosman5241 6 ปีที่แล้ว +13

    Tobanle ninkii *gabadhu fanka kuso daray ay noqty *xidigta muqdisho 😇

    • @biggyydail2658
      @biggyydail2658 6 ปีที่แล้ว +1

      Saas waye

    • @biggyydail2658
      @biggyydail2658 6 ปีที่แล้ว

      .. CV CD d
      The 4dfr we k s try re. Furthering for f5 f5 sa sa

  • @munirkh
    @munirkh 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa ciyaaal. Adeer wax baro aad bari Doctor noqotide, haku hamsaami musik.

  • @Cyadow03
    @Cyadow03 ปีที่แล้ว

    Yaa ila dawanaya 2023 hayla dhafin likeda 👍❤ inta iga dambeso

  • @beerlula44
    @beerlula44 6 ปีที่แล้ว +8

    toabanle codkagaga wax lasiisto lahayn 👌muuqalka wa igaso dhistay hore usoco 👏👏👏

    • @Ilyaspro252
      @Ilyaspro252 6 ปีที่แล้ว

      Subscribe isaar huno

  • @adnanhashi
    @adnanhashi 6 ปีที่แล้ว +14

    Xidigaha muqdisho new nimcaan codka dahabiga ah alaha kuu daayo bro

  • @munoshenomunasheeno4473
    @munoshenomunasheeno4473 6 ปีที่แล้ว +5

    Tobanle nin aan taageero soo noqod wngsn kuu xiisnay wlhi😘😘😘😘

  • @ikraanmohamed7276
    @ikraanmohamed7276 6 ปีที่แล้ว +4

    "Xageed baad ku nooshahay", Gabdhii riyada ayuu raadinayaa malaha 💘💘

  • @xidigtaxaradhere9543
    @xidigtaxaradhere9543 5 ปีที่แล้ว

    Wilkan jinkayga iska jecl walahi hore usoco tobanle

  • @deeqomaxamed1503
    @deeqomaxamed1503 6 ปีที่แล้ว +2

    Waaw maxamed tobanle wallhi hesahad daren ayeey leyihin qastan aniga aad ayaan ku tagera hore usoco wali wad dayartahy i mise you yaaqeey

  • @Cyadow03
    @Cyadow03 ปีที่แล้ว +2

    Emotional song it really talks about the facts.Great Tobanle 👍❤

  • @mohamedabdirahman3677
    @mohamedabdirahman3677 6 ปีที่แล้ว +4

    Mohamed Tobanle Fanan Aan Tageero Buuxda u hayo go forword bro balanbaalis studio well done 👏💯

  • @zabaxibro8005
    @zabaxibro8005 6 ปีที่แล้ว

    Rugcadgi so rogal celi tobale 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @dowlattahmed5576
    @dowlattahmed5576 6 ปีที่แล้ว +6

    Walalehy hadaa tihiin like isarah 👍

  • @cabdishakuurcumar761
    @cabdishakuurcumar761 6 ปีที่แล้ว +21

    mohamed tobanle yaran tayadii isku dugsi quraan ahayn mar walpa wuu hesi jiray lkn marnaba isma odhan fanaan heerkan ayuu noqonayaa horo usoco bro

    • @iidaosman4705
      @iidaosman4705 6 ปีที่แล้ว +1

      Yees ani xataa dugsiga macalim mohamed ordaaye 💝💝💝

    • @zaheerclips4028
      @zaheerclips4028 6 ปีที่แล้ว

      Saers🏝🏞🏜🏖🏕

    • @daldhistv385
      @daldhistv385 6 ปีที่แล้ว

      Boqorka codka mgsho Mohammed tbnl

  • @xuseenciro3937
    @xuseenciro3937 6 ปีที่แล้ว +1

    I'm form South Africa I liked this song

    • @biggyydail2658
      @biggyydail2658 6 ปีที่แล้ว +1

      Akielah Abrahams where in S.A am around

    • @biggyydail2658
      @biggyydail2658 6 ปีที่แล้ว +2

      Akielah Abrahams i came a couple of weeks ago

    • @biggyydail2658
      @biggyydail2658 6 ปีที่แล้ว

      Akielah Abrahams am in holiday season

    • @xuseenciro3937
      @xuseenciro3937 6 ปีที่แล้ว

      I am staying cape town Delft

  • @biggyydail2658
    @biggyydail2658 6 ปีที่แล้ว +2

    Balanbaalis xaaq qado Sami Cade how should we thank you Absolutely fabulous

  • @somalisongs2459
    @somalisongs2459 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa xidiga muqdisho ugu codka macaan ugu qurxan ugu dagan ugu style ka qurxan heesta waa hit Waa tii sanadka my young brother hore usoco 100%

  • @eng.mohamedabdullahihussie822
    @eng.mohamedabdullahihussie822 5 ปีที่แล้ว +2

    Walee fanaakan waa fanaanka kalii aan taageero cod macaana oo daganaaa

  • @hakimahakish9053
    @hakimahakish9053 2 ปีที่แล้ว

    Garissa abwee 💞💞

  • @maarisa22jimcaale32
    @maarisa22jimcaale32 6 ปีที่แล้ว +10

    Waa wiilka jeclaa runtii like

  • @ladanhappyy3969
    @ladanhappyy3969 6 ปีที่แล้ว +5

    Omg camera maaankaaan meeel hakeeygu sheeego wlh axsn waay sfcn u duubay muuqaaalka maaashaa.aalllh.
    Moha keeep going broh

  • @sumeyaabdi3857
    @sumeyaabdi3857 6 ปีที่แล้ว +4

    Mohamed tobanle wlhi blhi waanku jclhy hyti maruun maad iso eegtid♡♡

    • @deeqjr5652
      @deeqjr5652 6 ปีที่แล้ว

      Xagaad joogta baal aan ka garsine calosha na hurisee😆

    • @anfacaragsan3742
      @anfacaragsan3742 6 ปีที่แล้ว

      sumeya abdi 😃😃😄

    • @akshiineofficial3632
      @akshiineofficial3632 6 ปีที่แล้ว

      😅😅😅😅😅
      jcl😅😅😅

  • @somaliquean423
    @somaliquean423 6 ปีที่แล้ว +4

    Deganan Naxariis dacaadnimo Tobanle .Msha Allah ❤❤❤

  • @amiiribrahim4746
    @amiiribrahim4746 6 ปีที่แล้ว +33

    To night I try my best to be in top ten 😂😂😂 why don't you asist me a like fr the hardwork

    • @reo9475
      @reo9475 6 ปีที่แล้ว

      micraaj The dfm trigger
      Kudos to you

    • @amiiribrahim4746
      @amiiribrahim4746 6 ปีที่แล้ว

      Appreciated

  • @nimoyasin7379
    @nimoyasin7379 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh maxamed tobanle codkaga wan kahelay inan kulmo ayan rajaynaya ad ayad u quruxbadantahy ♥️❤️♥️❤️♥️🌹🌹🇸🇴🇸🇴🌹🌹♥️♥️

  • @boqoradasomaliyed9168
    @boqoradasomaliyed9168 5 ปีที่แล้ว +2

    Cod mcn mohamed wlalao wana ku tagera fananana cod mcn wilkana udagana yahya💗

  • @ALHAMDULILLAH7992
    @ALHAMDULILLAH7992 6 ปีที่แล้ว +9

    Ax ax ax waar tolkay hadaa tihiin wiilkan iila hadla😊😊😊😊

    • @abdikadirrashid2157
      @abdikadirrashid2157 6 ปีที่แล้ว +1

      Walalkey waye

    • @MUCAASHAQ2019
      @MUCAASHAQ2019 6 ปีที่แล้ว

      TOBANLE sxb sare muqaal iyo cod
      Aad umacaaan sxb horey socod waanagsn2 inbdn

    • @MUCAASHAQ2019
      @MUCAASHAQ2019 6 ปีที่แล้ว

      Reer Nairobi showgaaaga aad iyo aadaa ugu xiisa qabnaaaa

  • @Mo-Hassan86
    @Mo-Hassan86 6 ปีที่แล้ว +6

    Anigoo ah abwaan xawaare aad baan idin salaamay somaali weyney.

  • @sadiyomahamud6991
    @sadiyomahamud6991 6 ปีที่แล้ว +4

    Maxamed tobanle wajira e ha la garbistago

  • @farahjama6460
    @farahjama6460 5 ปีที่แล้ว

    Toban loow walaaloow
    Adoo taagan xeebtii
    Xamar ee qur xoonayd
    Gabadhii aad xulatee
    Kuxumay say adogaba
    Xurmad ooma haayoo
    Waan kuba xanaaqaa

  • @fankahassan4335
    @fankahassan4335 6 ปีที่แล้ว +3

    I like camera man the way he recode good job bro

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 6 ปีที่แล้ว +5

    Be humble like tobanle 👏🏼

  • @drnoradin21
    @drnoradin21 6 ปีที่แล้ว +5

    Mohamed Tobanle Fananka kaliya Xamar k taagero 🔥

  • @hubbiahmed3927
    @hubbiahmed3927 5 ปีที่แล้ว

    M.a horay usoco fanankena 👌🤩

  • @Kharyeuk
    @Kharyeuk 6 ปีที่แล้ว +2

    omg muqdisho wlhi fanaan baa u soo baxay inaba caadi mahan heesta iyo toban laba

  • @hargeisahadhwanaag3266
    @hargeisahadhwanaag3266 6 ปีที่แล้ว +15

    Kan Yari waa Boqorka
    Fananiinta muqdisho ku nool
    Hore u soco

  • @saabirsiin2249
    @saabirsiin2249 6 ปีที่แล้ว +2

    💙💙💙 ........ boqorka....muqdisho......salan..sare ..bbro

  • @updallamohamuud7263
    @updallamohamuud7263 6 ปีที่แล้ว +2

    Fanaanka wayadan danbe xamar anka arkay inuu kaso baxay maxamed tobanle waxan xasuusta qabka dagan uqadayo heeaka Ahmed mooge io gacayte horay usoco zxp

  • @ahmedgantaal4218
    @ahmedgantaal4218 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi kal iyo laban u tageera boqorka mudfish tobanle

  • @abdullahimasuulside411
    @abdullahimasuulside411 6 ปีที่แล้ว +27

    Mohammed tobanle fanan buuxo cadi ma ahan horey u Soco walal

    • @abdullahimasuulside411
      @abdullahimasuulside411 6 ปีที่แล้ว +2

      @@Balanbaalis
      Sido kale adigo aya mudan wanku farax sanahey jawabta ad iso jawabtey wan jeclahey Barnamijka kaso Baxa balanbaalis studio

    • @sadiaabdi3153
      @sadiaabdi3153 6 ปีที่แล้ว +2

      Abdillahi ismacil ذش
      Tusaale aduun

    • @abderizakawil519
      @abderizakawil519 6 ปีที่แล้ว

      Abdillahi ismacil nice wanjeclahay

    • @زهرهبرباره
      @زهرهبرباره 6 ปีที่แล้ว

      🤔

  • @nadiamnm4555
    @nadiamnm4555 6 ปีที่แล้ว +6

    Wow ahsan hees fnnkna beryhn la wysnaa😍❤❤

  • @staahildiamond595
    @staahildiamond595 6 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi waa hees kala kacsan👌👌 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @korwaayeel4257
    @korwaayeel4257 6 ปีที่แล้ว +8

    War laandheerihii waa soo laabtay lkn Ereyo la, aan baa haysa Oheey Oh ninkaan Muqdishaa ciishay ee cod wuu hayaaa

  • @mahadmikon2405
    @mahadmikon2405 6 ปีที่แล้ว +3

    Nin fananimo iyo xushmad leh cod mcn xishod leh baaa tahay ebow keep going

  • @mohamedahmeddekk690
    @mohamedahmeddekk690 6 ปีที่แล้ว

    fanaan aan tagero maxamed tobanle

  • @jamilamaxamed7826
    @jamilamaxamed7826 6 ปีที่แล้ว +4

    Woow Tobanle tobanle fananki qarniga wlky horay usoco

  • @suhaylocabdiofffchil8111
    @suhaylocabdiofffchil8111 6 ปีที่แล้ว +5

    Maxamed quruxdii codku soo rogaal celi hore usoco Abti mcn maxamed

  • @maxamedjama2167
    @maxamedjama2167 6 ปีที่แล้ว +6

    Maxamed tobanle hesta sacdiyo siman ayuu u qaaday

  • @anfacqali8339
    @anfacqali8339 6 ปีที่แล้ว +6

    Maaha Allah INA adeer intii fanan lagarabay rabi wukuu dhamaystiray horay usoco

  • @hppydheman7423
    @hppydheman7423 6 ปีที่แล้ว +4

    Tobanle fanan qaliya horay u soco 😍😍

  • @shamhadjamuus4964
    @shamhadjamuus4964 6 ปีที่แล้ว +2

    Aar wilka ika ah bilahi waan Ku gu fana walaal qaliah horay u soco

  • @fuaadburgal9170
    @fuaadburgal9170 5 ปีที่แล้ว +1

    Hees dhabta kahadlyza

  • @ayanahmed1387
    @ayanahmed1387 6 ปีที่แล้ว +4

    Maxamed tobanle❤❤❤❤
    Osoo rogaal celiyay💙💙💙💙
    Waan nadinee💛💛💛💛💛💛
    Halkeed ku nooshahy💚💚💚💚
    Waah waaah hees💖💖💖💖
    Iyo badh💕💕💕💕💕

  • @queengobaad4144
    @queengobaad4144 6 ปีที่แล้ว +5

    Fanan buxa o degen akhlaaq leh mshalah

  • @sowdaabdullahi9587
    @sowdaabdullahi9587 6 ปีที่แล้ว +6

    Waaw waa fanan cod dagan oo cod mcaan shaqsiyad ahaantiisaba uu daganyahy hadaana heees aan inba caadi aheyn ayuuba so qaaday mashaa allaah

  • @yussufgarad3973
    @yussufgarad3973 6 ปีที่แล้ว +2

    Walahi Kenya dhaxdetha ayaan jooga marki an dhageysanaya kuwa madowga xita wey iga dirsadaan

  • @shirwachassanafrah6809
    @shirwachassanafrah6809 6 ปีที่แล้ว +2

    ninkaan hees qof kale leedahay ama hore loo qaaday maba qaado hees cusub uu asagu leeyahay buu qaadaa waaba nin cajiib ah

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 6 ปีที่แล้ว +6

    😍😍nafta ku ogalaatay😍😍hees iyo badh

  • @abdulkadirhajiahmed1368
    @abdulkadirhajiahmed1368 6 ปีที่แล้ว +4

    Mohamed tobanle fanaan an tageera

  • @cadehlaydhkahlaazkah7040
    @cadehlaydhkahlaazkah7040 6 ปีที่แล้ว +2

    Nice song igaH dheH nzp KaaMiLaH TOPANLEH nin aaN TaGeroH

  • @nastexoahmed1142
    @nastexoahmed1142 6 ปีที่แล้ว +4

    Tobanle fanaan jira welcome back abowe

  • @Umulkheyr2829
    @Umulkheyr2829 6 ปีที่แล้ว +6

    Mahamed toban le waan ku jecelahy hno

  • @BalanbalisStudioPato
    @BalanbalisStudioPato 6 ปีที่แล้ว +19

    Best vedio edit & drictor inta ila araktay ha I soo raacaan

  • @reo9475
    @reo9475 6 ปีที่แล้ว +14

    Sacdiyo Siman way kaa guursatay
    You will find her replacement inshallah

    • @biggyydail2658
      @biggyydail2658 6 ปีที่แล้ว +1

      Let's hope The girl will be exactly like Sacdiyo Siman In sha Allah

    • @zahraawale4997
      @zahraawale4997 6 ปีที่แล้ว +1

      10

  • @ahlaamcabdisalaan6998
    @ahlaamcabdisalaan6998 6 ปีที่แล้ว +4

    Mxamed’aad ayaan utageraa xidig ankufano qurux iYo shacnimaa kamuqda horay usoco wllo

    • @Abdullah-h2i
      @Abdullah-h2i 5 ปีที่แล้ว +1

      Tobala waaaaaaaaaaw👍👌👍👌👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👑🥇🏆🇸🇴

  • @odayguure1381
    @odayguure1381 6 ปีที่แล้ว +2

    MOHAMRD-TOBANLE fanaanka rer BALAD WEYNE kaabe horay usoco