Wasiir koore geesi aan xaqa qarin 👍💪🐅 Oday Faysal baad runta u sheegtay Raganimana waad ku suntantahay guulayso kuma rabnaanu ku nidhi faysal hana dhaafo dadka Somaliland ha kala dhex baxo fidnada iyo qabyaalada
Xirsi waa nin hadal aqoona oo garasho leh markaa ina Koore iyo khayrkiiba meel islama soo taagi Karan. Ina Koore beeshiisu calooshii u shaqeystay ayay u yaqaanaan
@@ubaxiidalkeygow2381 Xirsi hoostuu ka gunuunucayaa, Faysalna afkuu kala qaaday oo isku soo celin kari laayahay. Sawaxanka iyo sacabka u dhacaya wasiiska fiiri! cajiib. Dadku waxay khaati ka joogaan qabyaaladda Faysal.
Faysal faqashbuu ahaa SHALAYBAY AHAYD MARKII UU GAANI U BASAASAYAY EE URURKII UFO SOO XIDH XIDHAY HARGEYSAANAY LA JOOGAAN KUWII ILAAHAY KA BADBAADIYAY DILKII ,taariikhduna way is qoraysaa.
Well done 👏 keep going saleban geeeeesi Ragedi Runtada u shegateya faysal faruqa si fican ayad ugu jawàbteya geeeeesi hore usoco you're next president 👏 salaban cali koore Ragedi hore usoco Well done 👏 ✔ 👍 🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍👍👍👍👍👍 faysal faruqa iyo xirse tuga iyo ciro dhukura dhamantoda Runta u shega faqasha aye u adegane marke wadanka la xooreynaye walahi manta faysal faruqa si fican ayad dhulaka u mideye Faride salaban Ragedi
Jaale Koore is nothing but an attack dog for Muse Bixi and it seems he is rewarded handsomely whenever he viciously attacks Muse's enemies as he did in this occasion.
Waa bisad fulay ah kuli.. Somalia lama kala qeybin karo..shacabka masakinta kurafadsan so CALLED Somali land.. IYO koox mafia shacabka been IYO bulshit ku haya.... waa fulay because they are scared to try the lion share in Somalia... meel yar bay isku so xireen and no body in the world knows what is a country called Somali land.. only Somalia please WAKE up and smell the coffee Somalia hanolato United we succeed 👍💙
Somali land… otherwise beesha habraha It sounds n even uglier than tan beesha M saleban 3 habrood of sl n 3 islaamood of maxamud … ma ashbaha laylah bil baaarixah… how long bet soo soconkan ceerbta lands iyo balkanizationka maandeeq ku habsaday …. It’s the saga Burburkii Somalia laga dhaxlay, it’s only fair then
Kow iyo sodon sano wax badan ayaa la qaban karaa laakiin boob iyo dhac waxaan ahaynba ma taqaanaan ina Koorow. Xafladda yooyootanka ka daaya oo fagaare gaara isla taga oo isku af lagaadeysaan
Wasiir saleebaan cali koore wuxuu ka gudbay xariiqii casaaa waxaanu leenahay kusoo noqo xariiqa cagaaran mana fiicna hadalkaas oo kale codnaba kayeeli mayno in mansab lagu raadiyo sharafta qof ka mida muwaadiniinta reer somaliland
Walalkay Wasiir Koore Madaxweynaha Mustaqbalka ayaan kuu rajaynayaa maanta Rag wuu kala hadhay geesi dhereb kuma jiro( go ahead we 💕you all )
Reerka uu ka dhashay kabo qaad ayay u yaqaaniin hungurigiisa u ordaaya
Hadalkaasi meesha waa ku jiray waana ku haboonaa faysal
SAKEEBAAN CALI KOORE WAA MADAXWEYNAHA MUSTAQBALKA.
SAKEEBAAN =SALEEBAAN
Feysal Cali waraabe waxa u fiican inuu hadalkiisa ka fiirsado inta aanu odhan
Afka jabiya
Maashaa allaah Hambalyo Hambalyo mudane wasiir koore geesi wadani dhab ah
Wasiir koore geesi aan xaqa qarin 👍💪🐅 Oday Faysal baad runta u sheegtay Raganimana waad ku suntantahay guulayso kuma rabnaanu ku nidhi faysal hana dhaafo dadka Somaliland ha kala dhex baxo fidnada iyo qabyaalada
Faysal cali waraabe
Waala fara xumeeyey laakiin waa laqariyaa ciddii faraxumaysay
Sidaa ayey tiri waris ee ma runbaa
Wasir Saleeban waa geesi Allah ha ku xafido
Faysal maanta waxpa helay wllhi 😅🤣
Rijaal Koore 👏👏Odeynimadu wey kaa muuqata nin dhacdhacna ma tihid 🥰💖
Xirsi tooriile muxuu akhrin yaa mise wuxuu leeyahay Illaahayow Koore haygu soo jeedin 🤣
Feysalna 🤣🤣
Xirsi waa nin hadal aqoona oo garasho leh markaa ina Koore iyo khayrkiiba meel islama soo taagi Karan. Ina Koore beeshiisu calooshii u shaqeystay ayay u yaqaanaan
@@samowsamale3490 Qabiilku yuu kula taraarin, Koore waa hadal yiqaan beeshiisu waxay u taqaan iyagay u taal!
Koore waa nin tariikh wanaagsan leh maha ninka yidhi Kaare ayaa i jiidhey 🤣🤣
@@ubaxiidalkeygow2381 Xirsi hoostuu ka gunuunucayaa, Faysalna afkuu kala qaaday oo isku soo celin kari laayahay. Sawaxanka iyo sacabka u dhacaya wasiiska fiiri! cajiib. Dadku waxay khaati ka joogaan qabyaaladda Faysal.
@@Aw88-c1r Ku cadeyn tii ugu weyney baa ka dhacdey, sadex jeer baad is sharaxdey oo lagu nacay 🤣🤣
Anaa keligay is moodaayey xirsi ma wax buu akhrinayaa hhhhhhhhh mise wuu tasbiixsanayaa hhhhh bal adba sharkoodo qoortooda
Aar sacabka iyo sawaxanka u dhacaya daawo! Dadku Faysal way naceen
Kadaaya ardayada qalin jibineysa jaaf-jiraqa siyaasadeed iyo yoo-yootanka.
maalintii farxada ardeyda way kaqasaan
Kkkkkkkkkk ala abaalkiisa feysal helay wa geesi ina koore
Jazaakallaah wasiir koore,madaxweynaha mustaqbalka,sidasaa loo hadlaa,la iskama ciyee
Afkaaga caano lagu qabayoo cimrigaa ha jiro W. Koorow
Maasha Allah habalyo habalyo wasiir koore geesiga wasaaradaha somaliladn 💚🤍♥️waan kuwadnaa 😂😂🙏🎊
Faysallll maaaantayyyyy abaaaaalkiiiiisiiiiii uuuu heleyyyyyyyyy wakaaaaassssss jiiidjiiiddd duliga
Dulbhante needs to be president next
Never in Isaaq territory. Xabad ayaa lagu dhufan. Dhulos will never go near that seat and we will make sure of that. You always be our subjects.
@@fdama Go cry us a river 🤣🤣🤣 Dulbhante will be president that’s 100% fact. Darawish 🐎
I support waddani but i will be so happy if Dulbhanti will be president...
At end of the day
We all are one
Dadka waqooyi degaa
Isaaq dhulbahante gudubiirsay warsangeli waa dad is leh
That's the reality
Warsangeli
Duridadii ayaaba isku haysata halkaa Dhulbahante joogaa
Wllhi video dhawaar jeer ayaan ku soo cesh ceshaday 😂😂😂
Meeshan in siyaasada laga hadlò ma ku Haboontahaye anigu maya ayaan leeyahay dhaliyaradu waxaan umà Baahna waxaan joojiya walaalayaal Please
waa runti miyaa la dhiban hadii runta la sheego !!!!!!!!!!!!! mashallah.......
Ardaydan Qalin Jabinaysa Nasiib Daranaa
Weldone salaaban you said the truth nothing but the truth ✌👍✅
Waxan la yaabanahay kuwan jamacadaha sheganaya waar waxani rag maaha siyaasiyiinta sheeganaya waxay la wareegayaan waa naxli iyo kala fogayn shacabka ah fadlan hasoo casuumina labada qolo midnaba allah ka cabsada ardayda farxaysa ka yaaba macnadarada
Walee faysal waa lahelay cirana ugudar walee koore awoow geesi
Faysal yaan lakeenin meelaha sidan oo kale ah.
Inaalilaahi wainaa ilaahi raajucuun kani waa marxuun
YOU ARE HONESTLY LEADERSHIP AND DECISION MAKER TO ALL SOMALILANDERS YOU GOT HARGEISA AND BERBERA VOTE INSHA ALAAH
NEXT PRESIDENT SOMALIAND HAGLATOSIYE
Wasiir Ku hadal aabihii goblamay ayuu Ku hadlay, faysal.cali.waraabe, waa Ka wasiirka Kaa dhigay, sacadatul wasiir, nabadeey
Yaa salaam
Allah ka baq subhanallah
Mister Koore xikmadiisi waxay Noqotay Musa i wata, Feysalna waa inu keensadaa mid kalo dhulbahante ah oo u jawaaba Wasiir Koore
Mohamed Salad
Muse dadka ma caayo
Fariid ibnul fariid yaa geesi. Waa karbaashkii Koore... 😅😅😅
Mansha Allah Hambalyo Somaliland ♥️ Horaa loo Soconayaa Insha Allah ♥️
Waxbadan buu koore is xakameeyey mana hadlin wali
barakallah kore kheir baan ku rajaynayaa camy ! lol from Saylac
Faysal faqashbuu ahaa SHALAYBAY AHAYD MARKII UU GAANI U BASAASAYAY EE URURKII UFO SOO XIDH XIDHAY HARGEYSAANAY LA JOOGAAN KUWII ILAAHAY KA BADBAADIYAY DILKII ,taariikhduna way is qoraysaa.
Kaaga daran maxkadii markii UFO lasoo istaajiyey iyadoo odayaashii cidna ka maqneyn Buu ku markhaati furey odayaashii baa argagaxey aabihii oo fadhiya baa la wada eegey markaas baa lagu yidhi WARAABOW eeg inankaagu wuxuu sameynayo odaygana cumaamadaa ka dhacdey waayo nabadoon Buu ahaaa abihii sharaf iyo karaamo leh
Mnshallah wallhi maanta runtuu u sheegay😂
kuusco waasiir feysal faaruq
Faysal waxa ka xun xirsi
Wuuu kariyay faysal cali waraabe xitaa faysal kolkuu hadlayay wuu kala hadlay kkkkkkk wasiir koore hore u soco buufi buufi wixii qabyaalad ku midoobay
Faysal afka isku qaban waaye maantaa runta loo sheegay
I like this man
FAYSAL baa yaabay....... Geesi ina cali koore
faysal wuu iska qoslayaaaaa
🤣🤣 waa fake smile he is crying inside 🤣🤣
Anaguna Idoor hadaanu nahay hartigaanu ugu ridaynaaye soo saara xisbiga xagla toosiye.
Dhulbahantoow Soomaaliland idinkaa iska leh cidna uma daba fadhiisanaysaan
Ku giijiya fidna wadayaasha.
Mashallaah Barakallaah
Ninkan Wasiirka Arr.warfaafinta ee goonigoosata waa horgal
Faysal qosol gariir ayaa ayaa kaso hadhay
Well done 👏 keep going saleban geeeeesi Ragedi Runtada u shegateya faysal faruqa si fican ayad ugu jawàbteya geeeeesi hore usoco you're next president 👏 salaban cali koore Ragedi hore usoco Well done 👏 ✔ 👍 🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍👍👍👍👍👍 faysal faruqa iyo xirse tuga iyo ciro dhukura dhamantoda Runta u shega faqasha aye u adegane marke wadanka la xooreynaye walahi manta faysal faruqa si fican ayad dhulaka u mideye Faride salaban Ragedi
Af nool wuu hadlaa ay na wuu ciyaaa 🦮
Jaale Koore is nothing but an attack dog for Muse Bixi and it seems he is rewarded handsomely whenever he viciously attacks Muse's enemies as he did in this occasion.
Koore waa muwaadin xalaal ah. Maaha idiot u adeega anti somaliland waddani groupe.
I have said a while ago…
He is the ugly picture of Somalia ….
It’s a bar, shame in uu isaaq dhex fadhiyo….
Geesi❤❤
Wagaray mahmahda ka daran yu uu mahmahaya war kan kuma haboona in la dhaho magaca wasiir lakiin waa wasiirka shaxadka iyo lalushka
Wasiir Koore Wllhi Xaqiiqada Ku TaabtaY OdaygiiH Waa Ooyayaa ManTa Legend of the legend😂😂
Maantu ugu wacana inanka Dhulbahnte
wasiir koore oday gii faysal haragiisa ayuu ku tukaday
fausal faqash
Mujahid Kore waxa uu ahaa nin dirays xidhan oo la yaqaan, halka uu tagan yahay. Feysal waxa uu ahaa basas, reerka uu sheegto wax garadkooda jaajuusa. Ragii UFO ee dilka lagu xukumay, Feysal ayaa jajus ku ahaa, sida Mr Barud iyo ragii la midka ahaa.
Maxay kala ahaayeen askari Siyaad difaaca iyo jaajuus isaga la shaqeeya waa dameer iyo labadii daan
GUULWADEE INA KOORE UMA XUMID KU SHUUBO INAD TAHAY QARANKANI UMA MAHANA KU SHUBO
Nio xirsi muxuu oosta ka akhrisanaya ma koore ayuu ka ducaysanaya
The 6 president of Somaliland Koore
Faysal xil ma hayo haduu faqash ahaa laakiin adiga yaa kuu ogolaaday
Faysal Faqash Faqash
Askari to wasiir
Libaax ina koore 💪💪💪💚🤍❤️
Waa bisad fulay ah kuli.. Somalia lama kala qeybin karo..shacabka masakinta kurafadsan so CALLED Somali land.. IYO koox mafia shacabka been IYO bulshit ku haya.... waa fulay because they are scared to try the lion share in Somalia... meel yar bay isku so xireen and no body in the world knows what is a country called Somali land.. only Somalia please WAKE up and smell the coffee Somalia hanolato United we succeed 👍💙
People that say Somali land ha godo... waa kuwa neceb reer Somali land... think about that
Wasiir koore nooloow geesi
I agree jehe ı lıke thos man hes honnest ABD funny as welll
Waar ninkani waa libaax
Sxp waadan ismaqlayn afkaaga iyo dhegahaagu !!!
walee koore waa nin rageed aan runta ka gaban
Waxan farayaa siyaasiinta in ay ka joojiyaan xafladaha qalinjabinta jaamacadaha hirdanka siyaasada ay isku hayaan siyaasiinta dhehdooda, waayo waa xaflad jalinjabineed
Somaliland politics has turned into a cesspit. We are being shamed in front of others.
Somali land… otherwise beesha habraha
It sounds n even uglier than tan beesha
M saleban 3 habrood of sl n 3 islaamood of maxamud … ma ashbaha laylah bil baaarixah… how long bet soo soconkan ceerbta lands iyo balkanizationka maandeeq ku habsaday …. It’s the saga
Burburkii Somalia laga dhaxlay, it’s only fair then
Mahmed jamac muh
Kkkk meshu waa xaflad qalinjabin ee olole maaha
Muuse haduu shalay 55% helay manta
Maheli doono 0.05% inshaa Allah
Adeer ma ada isku qaldey wadigan naxsane 😂
Xirsi ma alif alif aluf ayuu leeyahay aloow madaxa nooga du
Calal qiyaasigayga
Kakakakak
Feysal waa sun
Waxba hanoogu qabanina faysal maalinkasta muusuu ku yidhaahdaa xarshin tag
dhaqanxumadii ciidamada ay ku burburiyeen soomaaliya ayay mantana ku wadan iney ku burburiyaan somalilad dadow ka fooljignaada askartan
waaaw rigaal ina koore go forwand
Geesi dhulbahante
Waa khalad in ardey qalinjabineysa la dhegeysiiyey fadhikudirir iyo xiniinye tus.
Aabahay baa geel Lahaa aniga ayaa dameer leh baa dhaanta
Kow iyo sodon sano wax badan ayaa la qaban karaa laakiin boob iyo dhac waxaan ahaynba ma taqaanaan ina Koorow. Xafladda yooyootanka ka daaya oo fagaare gaara isla taga oo isku af lagaadeysaan
Koore geesi
koofurwaxaan waa laga badiyaa
Mr kore wa runtaa uushetee cirro ciirta iyo warabe CRA Zi
The work of Dhulbahante representatives is to dance 🕺 for opposing Isaaq leaders.
The work for isaaq representatives in xamar is to dance for oppsoosing hawiye and darood
@@prosl11 dhulbahante does for all 😭😂
Waa kugu raacsanahay hurusocofka wanagasan
Guul wade xun waa wanaqane shaqadada qabso
Run weynaa kan
Ardayda qalinjabinaysa kala hadla shaqo iyo huri Mar aad kala taga dawarsiga
Muse Biixi iyo Maxamed Kaahin weli caqliqii faqashtey ku shaqeeyaan. Ina Kaahin ba afkiisa ka yedii
Wasiir saleebaan cali koore wuxuu ka gudbay xariiqii casaaa waxaanu leenahay kusoo noqo xariiqa cagaaran mana fiicna hadalkaas oo kale codnaba kayeeli mayno in mansab lagu raadiyo sharafta qof ka mida muwaadiniinta reer somaliland
Khalid-Bunka77
Ader bunkaaga iska dubo wallahay ma jiro nin Daarood ah oo Isaaq ka baqaya!
Why oo ay iskugu dhax haystaan ardayda waxbartay.
Siyaasi yiinta halaga mamnuuco xafladahan oo kale dawlad iyo micaaradba.
Kaliya wasiirka wax barashada oon kahadlayn siyaasad halagu martiqaado
Dadkani miyaanay Ilaahay ka baqin. Maxay hadalka xanuunka badan isagu yidhaahdaan. Weji makala raban miyaa
💓👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻✌✌✌✌
ADUUNYOW XAAL BA WAR INA CALI KOORE OO BEECADII SHIKH KA DAGAALAMAYEY BAA FAYSALCAAYAAY A DAD WAALAN WEEYE KUMA DHAGAYSANAAYA
Sxb ninkani sarkaal ciidan buu ahaa wuuna qiranyahay laakiin faysal basaasbuu ahaa sxb
Snm waxay dhashay somaliland muuse biixi wuxuu yidhi hadii la doorto lixla qabriga ka toosa iyo mujaahidii kale badan
Faqashtu hadal badanaaa
Geesi saleebaan
waa kiisii waa buraabbur madaaye
Weligay ma arag qof ku faraxsan in uu la Hayste iska ahaado