Maasha allaah jzklh kheyran Mubarak hadi iyo Mohammed cumar cilmiga allaha idiin siyaadsho dhalinyarada soomaaliyeedna allaha kadhigo kuwii idinku daydo
Masha Allah walahi my teachers aad ayaan idiinku mahadcelinaa waxaan jeclaan lahaa in maalin Argo ustaad mohamed ustaad Mubarak iyo ustaad safia baande Mar barnaamijkan oo kale aad qabataan
mashaaalaah wll al.ku barakeyo ma jirto qof cadi inuu nolada jacel lkn qadarta iyo waqtiga iyo darufahaa ku badalyo waxaa jira cabsiyo wax jira bahdilaad waxa jira su keyahaga inuu hormarkaga ogalenin caqawada badan jira waxa jira qof inuu hormakeega ka jediya malmo ka dib kaga dhaqaaq cidlo shaqsiga asaa is ku keeno taas waxaa arkesaa qorshoyin.adoo dhigay ayaa arkesaa halmar is.badalo.waxaa arkesaa waqtiga is badalo wa xaqiiq wad is badalee lkn.naftadaa juhdi galiyo wa run dad baa ku dhirigilanayo wa run hadii darufahaa waqtiga lo sabro hadaf la Garayo
Noloshii ayaa ii iftiintay annoon waxba noloshayda iska bedelin ayaan farxadgalay Waxaan helay Xigmadan If you don't appreciate what you have you don't need more because if you get more you don't appreciate either.
Wa barnamij qiima hiisa waxa ku cadenayo 237 aya like saartay dislike wa 0 Masha allaah Laba qof oo aan aad u qadariyo wax badana ka kororsady sabab na u noqodeen ina noloshay isbadal wen ku sameeyo
Mohamed omer’s three must read books:
1.Self matters creating your life from inside out
2. Rich dad and poor dad
3. Awaken the giant within
Run ahaantii manta 7/6/2019 ayaan daawaday muuqaalkaan labada ustaad Maxamed Cumar iyo Mubaarak Haadi. Maa shaa Allaah tabaaraka waa cashar aad u wanaagsan oo toosinaya qofkii raba inuu abuurto habit wanaagsan ama caado wanaag san.
ماشاء الله أساتذنا الفضلاء حفظكم الله ويرعاكم ويدخلكم الجنة Ustaad Mubarak Hadi iyo Ustaad mohamed Omar Rabbi Ha Idin Sharfo
mnsha allh wa darsi aad u umihiim ah. nasiib wanaagsan ayay noo tahay in aan helno labo macalin oo noociino kle ah ka dhalinyaro ahaan horey u socda
Waan daawaday casharkan habenkaas walina wax baan ka baranayaa my two favorite teachers 💛
Samia's World ma fb ayuu ka ahaa live
Mansha Allah ustadh Mohamed iyo Mubarak Allah haithen barakiyo
Masha allah tabaarakallah alla haydin barakeeyo waalidkii idin soo barbaariyayna ilaahay janada ha ku casuumo runtii ilaahaybaa mahaddaa leh wuxuu gaadhay iftiinkaad shideen meelo badan oy sòmaali joogto dad badan ayaad noloshooda badbaadiseen ood badasgeen aqoon yahan dhabah awalan allaa mahadaa leh thaaniyan waalidkiin iyo idinkoo dadaalay alla weyn laa xawla walaa quwati ilaa billaah allaw xafid yaa rabii allaahumma baarik allaahumma baarik maxamad and mubarik allaahumma aamiin yaa rabilcaalamiin khaatumo wanaagsan xusnulkhaatima insha allah bi'idnilaahi baarii
Mohamed iyo Mubarak 😍 Macalimiin is heshay.
ILLAHAY HA IDIN BARAKEYO AKHIRO IYO ADUUN KABA AAAMIIN AAAAMIN AAAAMIN
Masha allah alle haydin xifdiyo mubaarik iyo maxamed omar, waad noo dadaasheen , runtii waxaan aaminsanahy hadii dhalinyaradu ay kumash quulaan horomarinta nafahooda waxaa la iloobidoonaa qabyaalada iyo qabkii aybulshadu ufakiri jirtay oo ahad waxa dibnoodhigay, runtii maxamed iyo mubaarik waxaad haysaan shaqo runtii aan ladhayalsankarin,sabatoo ah waxaad badasheen qaab fikirkii bulshada,ooo aan runtii aan aniguba kamid ahay, iyo inbadan ookale runtii wax isoo maray ayaan hada casha radoodii aan helay, oo aan jawaabo uhelay,(yacni hadaan is helay qofkaan ahay )bari waxaa isoo maray in jawaabtaan bixinayo ay khalad ila ahaan jirtay runtii waan kasoo gudbay alx, horay usocda wallayaal waxaan idin jecelnahy ilaahay dartii, alle haydin barakeeyo, aamiin
M.a qof afkaga hoyo wax wanagsan oo ku anfacayo kugu shega siiba dantada ku shega wax lo dhigo maleh bal anaga garan la muhiimada ay leyihiin gulesta
mncha allh ustaad mubarik hadi and ustaad Mohamed omar halyeeyo aan jeclhy khyr badan hel very higher motivated
Asc. Wan idinsalamay. Labadiinaba. Waa muhammad omar and. Mubarak hadyi waan lasoconjiray labadiinaba. Barnaamijyadiina. Wana kufaraxsanay inay. Dhalin. Aqoon. Iyo. Han leh. Nookaceen. Allh. Haydinbarakeeyo. Dadalkinana. Guul kagaadha insh Allh. Thanks All
Masha Allah walalahey Alle cilmigiina hanagu anfaco adinko kalena Alle hano badiyo, waa ii farxad inaan daawado barnaamijkan oo kale.
Mnsha ALLAH baarakallah waa cashar aan u baahneen waxbadan baan dabaqaynaa insha ALLAH
Mahadsanid ustaad mubarak hadi iyo maxamed cumar, Abbi ha dinsharfo inbadan".
Masha allah mubar hadi iyo mohamed omar waxaa noo tihiin tusaale fcn wax ween ayanu idinka baranay thanks dhamantiin
Masha allah macalimintena aad ayaan idinkaga mahad celinayaa mowducan aad ka uquruxda badan aad nosoxusheen
Barigan live baan idii la socday, muuqaal xiiso badan buu ahaa wax badanna shaqsaiyyab iga badalat, allaha idin barakeeyo sideey idin kaga go'antahay inaad bulsgadiina ku garab istaagtaan wixii aad dheertihiin.
mnsha allah aqoonyahnkeena ku dayashaad mudantihiin jazaakumulaahi khyran
Manshaa Allah ustadh mindset miye ehen Haab fikir
Masha allah, laba ustaad oo runtii culculus ba is helay. Barakooba idam Alle.
Ustaad mubaarag and maxmed aad ayaad umahadsantihiin waana idin salaamay
Maasha allaah jzklh kheyran Mubarak hadi iyo Mohammed cumar cilmiga allaha idiin siyaadsho dhalinyarada soomaaliyeedna allaha kadhigo kuwii idinku daydo
Masha alah labada ustaad waan salaamayaa marka hor e alaha adinka abaal bariyo dadaalka aad umadiina somaliyeed u haysaaan
Masha Allah wuu idhaafay
Msha allah labo taba bare ustaad mubaarik hadi iyo moha omar alle ha idn.sharfo
masha allh madaxa ii diirigalints bulshada dadaala soo badiyah
Masha Allah usaad Mubarak iyo Mohamed cumar nolada walalayal
masha allaah waa erayo muhiimah nolosheena ubaahan waa inaan kafaa ideeysanaa insha allaah hore usoco ustad waadmaha santahay.
Asc waa labo walaal oo qaaliya waana dadka nagu yar Allaah ha badiyo. Ayagana cillmiga iyo waqtiga haw barakeeyi
Masha allaah shaqsiyaad ku dayasho mudan ustaad mubarak iyo ustad mohamed
بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء أخي مبارك هاد
Labo wiil oo aduunyo arag fog baa tihiin farxad bey ii tahay inaa nasiib uyeeshay inaa helo videogaan mubarak waa kaaga mahad celinayaa inaa youtube soo gelisay mubarak iyo mohamed waxaa idiin rajeynayaa inaa soo saartaan dad badan aad baa umahadsantihiin
jasaakumulaah khyr
Masha Allah aqoonyahanada somaliyed mubarik hadi & mahamed cumar waxan jecelahy inan sudiino kle noqdo alle idinkana ha ini siyaadiyo aqoontina
mahadsanidiin mohed and mubarak😍 wax badan baan ka faaidnay barnaamijka
Mohamed and Mubarak great legends
Masha Allah walahi my teachers aad ayaan idiinku mahadcelinaa waxaan jeclaan lahaa in maalin Argo ustaad mohamed ustaad Mubarak iyo ustaad safia baande Mar barnaamijkan oo kale aad qabataan
Masha allah alle Haidiin xafido cilmigiina alle haidiin barakeyo my teachers
mshalllllh mubaarag iyo mohmed ragg argtidheeer
Mash Allah hambalyo boqol kun inaad gaartay
Masha allaah laba ruux oon inbadan wax kafaa'iday mubarak and tababare maxamd allaah haydin xafido
MashaAllah jizakaAllah. Khair
Masha allh ustaadkeena ilhy habarakeeyo Salama calykum jamiican
Waan idin salaamaya ustaad mohamed omar iyo ustaad mubarak.
Masha allah laba wiil oo ildheergarada hore u socda
Thanks jazaakala khayr hadi adiga iyo asxabta kaleba
Aad baan u jeclahay barmamijadada sxip 🌷❤❤
#mubarak_hadi
mashaaalaah wll al.ku barakeyo ma jirto qof cadi inuu nolada jacel lkn qadarta iyo waqtiga iyo darufahaa ku badalyo waxaa jira cabsiyo wax jira bahdilaad waxa jira su keyahaga inuu hormarkaga ogalenin caqawada badan jira waxa jira qof inuu hormakeega ka jediya malmo ka dib kaga dhaqaaq cidlo shaqsiga asaa is ku keeno taas waxaa arkesaa qorshoyin.adoo dhigay ayaa arkesaa halmar is.badalo.waxaa arkesaa waqtiga is badalo wa xaqiiq wad is badalee lkn.naftadaa juhdi galiyo wa run dad baa ku dhirigilanayo wa run hadii darufahaa waqtiga lo sabro hadaf la Garayo
Masha Allah maxamed Omar and Mubarak haadi waa laba malinoo aadiigu qaali ah Allah haydindhawro
Mubarag iyo maxàmad wàxaà tihiin iftiiñ fàrxad leh
Mansha allah waan idin salaamay Mubarak hadi iyo mohamed omar
Waa ruunta wllo mashaa Allaah
Mansha allh welcome ustad mubarak and mohamed omar
mnsha allah laba ustaad o noloshayda wax bdn ka badaly
Mchallh macaliminta hormarka nolosha si gara aniga wn idin mahad celinaya iyo wliba dadkoda somaliyed alla yaxfidik alfa.shugrn👏👏⚘
Mashallah vous êtes deux légendes
Mubarik hadi ustaad aan jecelahey
Mashalah mubarik iyo mohamad omar oo oday noqday.
Masha Allah Ilaah ha idin xafido wax badan ayaan idinka faaiday
Waxaa tihiin laba hage oo nolasheyda wax kabadalay💯😍
mnsha Allh 2 dayda ustaad oo Aan ku dayado
Alle ha idin xifdiyo
Mohamed and muparik great legend
mnsha allh allh yaxfidakum mohmed omer and mubarik hadi
Mnsha Allah its so happy time to me to watch this video after long time looking for this ,I actually benefit .thank you all guys
*Go for werd leadership program* Hadda HalkeeN kahelaa Idinko Raliya ila sowadagga 🤗🤗
Dadkaas aan waxba iskadhaadhicineen anaakamid ah kheyr Allaaha kusiiye sideeytahay ayaa usheegtay
Barnaamujkan ad ban ujeclahy runtii
Aad baan idiinku mahadnaqayaa waad mahadsantihiin
Mashalhballh ha idn barkeeyo maclimnta nolasha
Wacyiga qofka mindset, wacyi xadeyn , maan xadeyn, dadaal kusameeya baaritaanka eregyaan waa muhiim in erey bixin loo helo afkeena hooyo
woow masha allh rag cilmi badan ustaad mubrak hadi iyo ustaad mohamed omar allh idin xafiida 🎓🎓🎓
Caqabadii iigu horeysay ee isoo wajahda kadib markii aan dagsadey hadafyadeyda waxay noqotay luqaddaha englishka iyo urduga, dhamaan qofwalbo waxan urajeynayaa inuusan caqabadaha nolosha isku dhiibin midwalbana dadaalka ay karabto uu kubixiyo ilaaheyna talo saarto.
MaanshaAllah walaal guulayso
Khayr Allah haku siiyo Allahna janaddii haku geeyo
Walaal runtii growth mind set ku waa cajiib
Muddo ayaan galay mugdi iyo deprresion runtii sababtoo ah maanan fahansaneey sida maskaxdaydu u shaqayso
Maalin uu baan iswaydiiyey codadka madaxayga ka qaylinayo yey yihiin
Waxaan bilaabay inaan waraysi kaqaado curious ayaan ku noqday
Noloshii ayaa ii iftiintay annoon waxba noloshayda iska bedelin ayaan farxadgalay
Waxaan helay
Xigmadan
If you don't appreciate what you have you don't need more because if you get more you don't appreciate either.
Mashallah allah nixifdiyo.
Masha Allah walaaladaya mubaariga iyo Maxamed
Masha motivate Mohamed omer
Masha'allah hormar wacan
Masha allh ustadkeyga mubarak cimriga allaha ku barakeyo
Amiin
Runtii Waxaa Tihiin Labo Qof O Qiimo Weyn Xambaarsan Waxbadanna Naga Badalay
Tababare Yaasheena Waan Idinla Soconaa Marwalba Waana Idiin Kaga Mahad Celinaynaa Sida Hufan Eed Inoo Dhisaysaan🙏
Mansha Allah very good teachers 👍🌹🌹🌹🌹🌹
nagba is helay m.a abid ugu sareya
Mash alllah ilahay haidinbarekeyo
Mash Allah
Thanks
maasha allah
Asc www Masha Allah Masha Allah
Masha. Allh. Waxaan. Kadhaxlay. Mubarak. Kalmad. Qaali. Ah. Aan. Markaste is. Xasuusoyo. Xuquuqda. Kalmadaasna isagaaleh. Wxayna tahay. Kalmadu.
YEELO INDHAHA. SHINIDA.
O HAYEELAN INDHAHA. DUKHSIGA.
I was heard 17.july 2023
Marsha allah
Masha alh🖒🖒🖒
Waxaan codsan lahaa inaad noo soo diyaarisaan فن الإبداع والإبتكار .
Mubarak aqoon yahn soomaliyeed ❤😊
Masha Allah
Masha alaah walalo lagufarxo lagufaano alaha idin xifdiyo
Mashaa Allaah
Masha allah laba dhalin yaro oo muhiim ah ayaa tihiin runti wey fiicnan lahayd inad badisaan barnamijyadan oo kale hambalyo iyo amaan ayad mudantihiin mubaarag iyo maxamad horay u socda dowlad wad ka wax qabad badantihiine maskaxda dadka oo la dhiso maxaa ka qurux badan guulesta idim ale
M.a
Wa barnamij qiima hiisa waxa ku cadenayo 237 aya like saartay dislike wa 0
Masha allaah Laba qof oo aan aad u qadariyo wax badana ka kororsady sabab na u noqodeen ina noloshay isbadal wen ku sameeyo
Msh alle walalayal alehaydinbarkakeyo
Masha'Allah Maanta NasibaN leyhey haddiba four mouths kahor barNamij ladubey ANdawado AdbaN idinku mahdcelinaya Mubarik And mahamed MarNamij Qimo bdN wllhi wxN jeclaNLAHA IN Aad TH-cam Nosogaliso BarNamijyadda CeyNkanno kaleh Ah Wayo facebook ma'isticmalo Lagayba iNa la'ilaqabo dadka Qaar
Sido wxN kacodsanlaha UstaD mubarik iN Aad Noga sohadasho Soft skills inta Ugu muhiiMsaN Sigudo gasho midba Gaarkis NookobcisaNna *Growth mindset* AdbaD UmdsaNthey🌺
Mnshaa allaah wllo aan ku faano ilaahay haydin daayo 🤩😍🤩😍😘😘
maxamed iyo Mubarak horay u so do m.a
Waxaa tihiin kudayasho iyo hogaanka wadanka Beri Ilaah ha idin barakeeyo