BILLADDA NABADDA MW XASAN SHIIKH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 29

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 วันที่ผ่านมา +2

    Asc Adam waakusalaamey ilaahey haku barakeeyo 🎉bilada nabada aa yaahuu xasbunalaah wanicmal wakiil hal mid ayaa loosiinkaraa inuu baari uyahey shisheeyaha uudabada dhiibto gabdhahana wuu iibiyey wax uu dhaafeyna mallaha

  • @husseinxyz
    @husseinxyz วันที่ผ่านมา +5

    Laa xowla walaa quwwata illa billah

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o วันที่ผ่านมา +3

    ABY AHMED BA LA SIYEY 🇪🇹 HAL MILLION OO TRIGREAN AH BU DILAY - NOBEL PEACE PRIZE OBOMA OO DILAY ILA 5 million oo Muslim ah Syria 🇸🇾 Libya 🇱🇾 Lakin wali waxa la siyey NOBEL PEACE PRIZE

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 วันที่ผ่านมา +2

    ASC wll Adan. Odeygan wa mafiyo . Bribing won’t work out.😂😂😂 the guy is corrupt 😂 Subxanallah. Noble peace prize xaal Qaado😂

  • @aadanaxmeddayib2709
    @aadanaxmeddayib2709 วันที่ผ่านมา +3

    Nin soomaali isu keeni waayey, miyaa billad la siinayaa,waa maan guracan iyo garasho jaan.

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 วันที่ผ่านมา +1

    Wanku salamey kaabaha lugeeya

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. วันที่ผ่านมา +1

    Bbilafa Xaaraanta.

  • @aliabdalla8647
    @aliabdalla8647 วันที่ผ่านมา +1

    Ma adabisa miyu ku badashey wan yaban nahaye aniga

  • @A14a14aSamsung-o3u
    @A14a14aSamsung-o3u วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Ayaanbarqadcali-zo1pr
    @Ayaanbarqadcali-zo1pr 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qawsaroh xamse waa adegah xasan dhiiqo Wana doqon wax dheer oo dhuglahnwaye

  • @FadumoIsse-c8w
    @FadumoIsse-c8w วันที่ผ่านมา

    ASC aadan soo ma dhici karton in lagu yiri itobiya bada sii si aan bilada ku siino

  • @abdulkadirali894
    @abdulkadirali894 วันที่ผ่านมา +1

    Ķkkkkk HAYGA QOSLIN, FEERAHA AYAA I XANUUNAYA.

    • @AbdiRahiimMohamed-uc4be
      @AbdiRahiimMohamed-uc4be วันที่ผ่านมา +2

      XASAN SHEEKH OO WADANKII BURBURIYEY HANTIDII WADANKA DHACAY SHACABKII MASAAKIINTA MAALIN WALBA KA OOHINAYA AYAA LA SIIYEY BILADA NABADA WAA SHEEKHO AAN SCONEYNIN IYO KUWA TAAGEERAYA OO MEEL MARAN TAAGEERAAYA XASAN SHEEKH WAA DANBIILE

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan Odaga waalan
    maqalaaba wixii kale ka daran nin adduunka joogow maxaa aragti kuu laaban billad nabadeed buuba raadsaday

  • @bedermohamed4181
    @bedermohamed4181 วันที่ผ่านมา +1

    Ma billada beenta xasan dhiiqo miyaa!😅

  • @farahmuhamed2909
    @farahmuhamed2909 วันที่ผ่านมา +1

    Translate to Somali

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 วันที่ผ่านมา +1

    MUXUU NABADEEYEY????.DADKIISII BUU NABADAYN WAAYEY!!!!!.CIIDAMO AJAANIB AH BAA ILAALIYA!!!!WAALI CAS BAY SOMALIDU HAYSAA!!!!.

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo วันที่ผ่านมา

    😁😁😁😁😁😁😁

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 วันที่ผ่านมา

    BILADA NABADA MIYAA QUDHMINAYA

  • @ahmadfeysal5810
    @ahmadfeysal5810 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan beenaale hakugu taagnaato

  • @AbiyeAhmeddoofarweeye
    @AbiyeAhmeddoofarweeye วันที่ผ่านมา

    What a joke🤣🤣

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidee billad ugu iibsan dhulka iyo bada xassan dhiiqo halla qabto yuusan gaarin maxaa xagee nabada dagaal baa kasocda meel walba waa dulli war Xassan qabta sayaadiyiinta baarlamaanka fadhiya Xassan halla xisaabtamo

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 วันที่ผ่านมา

    Muxuu Ku Helay Xasan Munaafaq Bilada Nabada Nopal Peace Prize!! Waa Hogaamiyihii Somalia 🇸🇴 Labo Jeer Soo Maray Oo Abid Ugu Xumaa !! Oo Ay Tahay In Laga Qabto Dawladnimada & Sida Uu Somalia 🇸🇴 Hoga Dheer Uu Rabo In Uu Ku Rido!! Soomaliyeey Dal & Dibad ba Xasan Munaafaq & 5 Nin Ee Tuugada Wada Ah Oo Badeenii Rabta In Ay Been Been Ku Bixiyaane Waa In Mudaahaarad Looga Hor Tago Xasan Munaafaq!! Oo La Yiraahdo Badeena Beec Ma Ahan??

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 วันที่ผ่านมา

    BEENTOODI BAAN RUNMOODEY, KETHUP OO AH YAANYO LAGU DARSAD HAMBEGERKA BAAN DIYAARSADEY SAAN UG DAADIYO XASAN SHEEKH HADU JALIYADA LA KULMAYO.

  • @abdinasirdahie4107
    @abdinasirdahie4107 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bal nabada xakuu ka dhaliyey tolw mesha xamar dadka kunool ee waxwalba usheego yuu umalayn shahaadadii badda bixiyaha weyaaan

  • @Ayaanbarqadcali-zo1pr
    @Ayaanbarqadcali-zo1pr วันที่ผ่านมา

    Bilada dagalka iyo tuugonimada amay tahay