DEGDEG OOMAAR BARBAR WALAALKIIS RUNTA BANAANKA KEENAY,MAGACYADA RAGII SIXRAY FANAANKA LASOO QABTAY,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • DEGDEG OOMAAR BARBAR WALAALKIIS RUNTA BANAANKA KEENAY,MAGACYADA RAGII SIXRAY FANAANKA LASOO QABTAY,

ความคิดเห็น • 68

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 2 หลายเดือนก่อน +6

    Cumar waa ninfiican dhaqan fiican iyo diin lagu soo koriyey ilaahay ha caafiyo ❤❤❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +8

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mariyam923
    @mariyam923 2 หลายเดือนก่อน +7

    Subhan Allah

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo 2 หลายเดือนก่อน +8

    War wiilka quraan Ku,akhriya gaar ahaan suuratul baqara gaar,ahaan Ayatul kursiga iyo 3da qul,acuudiga.ilaahay hacaafiyo oomaar

  • @deeqomaxamaddhiiga3215
    @deeqomaxamaddhiiga3215 2 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanallah Subxanallah Subxanallah Allah hacafiyo inshallaha Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Allah akabara Allah akabara Allah akabara Allah akabara

  • @sheikhalimohamed8097
    @sheikhalimohamed8097 2 หลายเดือนก่อน +5

    Qofkaan Alle ku xirnayn shaydaan waa la tagayaa ninkii Alle isku xira waxasi waxba kama qadayaan

  • @AashasaidShire
    @AashasaidShire 2 หลายเดือนก่อน +9

    Allow akbar

    • @ShoobleXaaji
      @ShoobleXaaji 2 หลายเดือนก่อน +1

      iska sax

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 หลายเดือนก่อน +1

    ASC Allhu Akbar hasbiyaallah Subhanallaha Allahu Akbar hasbiyaallah 🙏🙏🙏💯

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 2 หลายเดือนก่อน +4

    Wlee shekadan 2010 ayay gabar Zimbabwe ay igashekeysay waxay igu tiri kanisadan waxaa iskaleh dad maal qaben ah waxaa tago maal qaben kaliya hilibka dadka ayaa lagu cunaa anay itashiliyen kadibna waan, tagay deeda markan xaronay ayaa saf saf loofadhistay waxay dhehen indhaha isku qabta kadibna saxaman yaa lala sohor dhigay waxaa layiri qofkasta asagoo indhaha iskuhayaya saxanka hortiisa ah gacanta intuu galiya hacuno hilikaa intaan gacanta giliyay Ayan tartiib Hal ila kufuray Ayan waxan arkay gacan ilma yar ah intaan dhigay Ayaan kasocararay hada waan cabsanayaa waxan kabaqayaa inay dilaan qofkii galana riski ayuu kujiraa Ana kunoqon mayo markasan ogaday sheydan cabudka alaahu manajinaa

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaana allaah walaa xawla walaa quwati ilaa bilaahi caliyun cadiim

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha caafiyo hadduu dhintana rabbi ha u naxariisto

  • @UmalkhayrmusaAxmed
    @UmalkhayrmusaAxmed 2 หลายเดือนก่อน

    Xasbunallah wanicmal wakiil

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 หลายเดือนก่อน

    Subxa Allah

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan isagaa wax kale aaminsan.fadlan.qof shakisan hadii waxas maqlo wuu kasii daraya

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 2 หลายเดือนก่อน

      See ku ogaatay inuu Shakiyey

    • @june6206
      @june6206 2 หลายเดือนก่อน

      @@sadiyaali9508ma shiki ba ku jira wa wax masax diisa tuseyso drug na wuu uga sii darey beenta joojiya dadka dad aqli la ku hiree ninkan isaga sheegay inuu horey u xanuun sadey

  • @midnimomedia198
    @midnimomedia198 2 หลายเดือนก่อน

    Geesi weeye Oomaar sxb geeridaadada ilahay gacantiissy ku jirtaa is daaji haday taadi tahayna si geesinimo leh u wajah ilahay haku gargaaro walaale nin qalbi fcn weeye oomaar

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 หลายเดือนก่อน +1

    C.Dacun Somalida maanta waxa kusoo gordhay in Dorogoda nocyadeda kala duwan,kuwa Qurba tagay waxa lageya Meelo gaar oo dhaqankooda lagu dooriyo,nasib daro waxa ah in dabinada kuwa dalaalka Somali waaye.

  • @UmmaherUmmaher
    @UmmaherUmmaher 2 หลายเดือนก่อน +3

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-zv6ec8hht
    @user-zv6ec8hht 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subxannallah subxannallah

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh acdubilh acdubilh acdubilh acdubilh acdubilh acdubilh acdubilh

  • @RoodacaliJaamac-u9x
    @RoodacaliJaamac-u9x 2 หลายเดือนก่อน +2

    Alle Hala bad badiyo

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.1233 2 หลายเดือนก่อน

    Nicmo happy wA marexan rer abti ayay u yihiin idorka

  • @soulsista117
    @soulsista117 2 หลายเดือนก่อน

    Allah, Caafiyo. Walaal Oomaar. ❤

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 2 หลายเดือนก่อน +1

    SUBXAANALAAH
    Oo ma
    Xabashi,
    Ayaa siisay
    Hilibka Ceeriinka ah?

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 2 หลายเดือนก่อน

      Hhhhh xabshidu maxay ahyd

  • @Faadumoali-n5u
    @Faadumoali-n5u 2 หลายเดือนก่อน +1

    War ha danbaabin shaydaan iyo sixir ilaahay amarkiisbay wax kudhibaateeyaan ilahay awoodwayn shaydan wadiciif oomar ilaahay hacaafiyo quraana hala saaro aaway walaaladiis

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ayatul kursii ha akhiyo

  • @Faadumoali-n5u
    @Faadumoali-n5u 2 หลายเดือนก่อน +1

    Oomar intan mentel hospital lagayn halagaaro maxayeelay gaalada mayaqaanin sihir iyo jin sixirki waaliday usameeyeen ilaahay iyaga dib hawgucelsho

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 2 หลายเดือนก่อน +5

    😂😂😂😂 wiilka laftigiisa baaba caadi ahayne kulahaa waa kuwaas igu wareegaya asna maxanuusanyhy

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis 2 หลายเดือนก่อน

      @@ftshmh4761 hhhhh

    • @june6206
      @june6206 2 หลายเดือนก่อน

      Ad iyo aad

  • @abdinasirhashim1918
    @abdinasirhashim1918 2 หลายเดือนก่อน +4

    Buufis ayaa idin haayo urdaha seexda

    • @Saylaan
      @Saylaan 2 หลายเดือนก่อน

      Kii iskubuuqaba oo waasha waalay sixray buu kuleeyahay ordayoo balwada iskadaaya oo diintiina ulaabta iyo ilaah

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 หลายเดือนก่อน +1

    ASC ADIGANA MALAGU TAAGAY MAXAA KAA QALDAN BEEN CAD BAAD SOO WAARIDEE NINKAAN AAD WARKIISA WADO NIN CAADI AH MABA AHA WAA NIN WAALAN WARKIISA QABASHO MALEH OOMARNA WAXBA ISKUMA AHA WUXUU SHEEGAYANA WAA BEEN MALAHA ISAGAA DALQAL AH OO CARUURAHA CUNA

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 2 หลายเดือนก่อน

    kan asaga xanunsan subhanallah been badanaa ilaah ka baq itaqulaah😱😱

  • @aliadan1424
    @aliadan1424 2 หลายเดือนก่อน +1

    War qofkan baroortiisa naga qabta Raga wax ka xun baa soo maraye

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +2

    quraan saara oomaar

  • @ahmednour-t1w
    @ahmednour-t1w 2 หลายเดือนก่อน

    Saaxib horta maa walantahay shalay waxad lahayd omaar gabadh ba sixirtay manta waxkale ayad shegaysa

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkani waa CABTOOY walaakiis maba ahan beenta meesha kala tag

  • @ayubamore5599
    @ayubamore5599 2 หลายเดือนก่อน

    Acuudu billah shayadinta magacbay leyihin wana runti dadka caanka ayey ku shaqaystan

  • @zakariamohamed2749
    @zakariamohamed2749 2 หลายเดือนก่อน +1

    War ninkan walalkiis mahan wuxu sheegayana waa been

  • @HodanElmi-n4t
    @HodanElmi-n4t 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan doqon ka ah maxaa ka soo qaadatay uf

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwani Dargo ayaa dishey waxey aaminsanyihiin marka ay buufin ka dhargaan ayey waxaas aminaan

  • @Haawo-fm4cz
    @Haawo-fm4cz 2 หลายเดือนก่อน +1

    Suxaanalaah beenta jooji madiino waa waxaad muslina yaarabii kaas baad wax kadhageysanaysaan

  • @Nurtomahamud
    @Nurtomahamud 2 หลายเดือนก่อน

    Wiilkan asiga shaki ku jira in uu xalkisa ok eheyn

  • @maxamednuurxasan100-km9zg
    @maxamednuurxasan100-km9zg 2 หลายเดือนก่อน

    Zubxana allah

  • @ahmednour-t1w
    @ahmednour-t1w 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwa darwish sheegtay beenta may wada dhasheen.

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 หลายเดือนก่อน

    Acuudu bilahi

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 2 หลายเดือนก่อน

    Been Badanaa ninka hadlaya iyo Oomaar waxna iskuma ahan

  • @ahmeddahir8482
    @ahmeddahir8482 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxas waa nacnac sax ma aha

    • @june6206
      @june6206 2 หลายเดือนก่อน

      Wa warkii soomali da wa nin xanuun san warkiisa drug iyo soo jeed isku biiray

  • @LeiloBasale
    @LeiloBasale 2 หลายเดือนก่อน

    Subxnallh

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 หลายเดือนก่อน +2

    I think he has a paranoia😅😂

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkaan saqraan ka ah dadka kakatag

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 หลายเดือนก่อน

    FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE TH-camR ROOTI LOOGA RAADSADO KUWANI WAA CABTOOY DAROGO IYO BUUFIN KA DHARGEY

  • @abdinasirhashim1918
    @abdinasirhashim1918 2 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekadas maa keenteyn ahahahahhah waxaas ma jiraan nin daroogo ayuu iska badshay

    • @june6206
      @june6206 2 หลายเดือนก่อน

      Ha😂

  • @1Alifarhan
    @1Alifarhan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Beenaale😂😂😂😂😂

  • @AmedAmed-u3t
    @AmedAmed-u3t 2 หลายเดือนก่อน

    Oomaar he is faking he wants attention this kind of people we call attention seekers

  • @abdinasirhashim1918
    @abdinasirhashim1918 2 หลายเดือนก่อน +2

    Buufis ayaa idin haayo urdaha seexda

    • @june6206
      @june6206 2 หลายเดือนก่อน

      Kkk wala soo batey I😂😂