WAR DEG DEG AH OMAR OO KA SHIFAY FANIN BADAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 94

  • @HoodoCabdilaahi-g2w
    @HoodoCabdilaahi-g2w 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha caafiyo omar bar bar

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 หลายเดือนก่อน +22

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @LovelyComputerChip-gq8mh
      @LovelyComputerChip-gq8mh 2 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @heersare6628
    @heersare6628 2 หลายเดือนก่อน +10

    Waxaa hupaala waxaas oodhan inay waxba ina yeeli karin hadii aan qaadano kitaabka ale swt iyo axadithta rasuulka scw

  • @Nasra-u5u
    @Nasra-u5u 2 หลายเดือนก่อน +13

    ilaaheeyoow Cafimaad dag dag ah siiy. cumar Ommar

  • @karinaali63
    @karinaali63 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay ha cafiyo Omar barber

  • @HassansheikhNoore
    @HassansheikhNoore 2 หลายเดือนก่อน

    Wa benta

  • @Safiyo-p3z
    @Safiyo-p3z 2 หลายเดือนก่อน

    Awalba fanaanin faida malahyn. Allh so hnuuniyo

  • @samiamohamoud7572
    @samiamohamoud7572 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa sidii sixirka weligiiba ay soomaalidu taqaanay waxana lagaga badbaada salaada waysada joogtada ah dikriga iyo quraanka

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg 2 หลายเดือนก่อน +6

    Mchllah very true

  • @ednafaysal1-kz6sj
    @ednafaysal1-kz6sj 2 หลายเดือนก่อน

    Waa runtisa oo way dhinteen kol hadanay akbtiyar lahayn qalbiyan bay u dhinten iyo diniyan

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 หลายเดือนก่อน +4

    benale waad kahinasten suldan iyo ilka case war ilahayba haybad siye hakumashqulina🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁💪💪🔥🔥🔥🙏❤️❤️

    • @alikhermohamedsaleban6034
      @alikhermohamedsaleban6034 2 หลายเดือนก่อน

      Ader qaxooti iyo oromo lagamahadlin am sorry 😂😂

    • @Ina_Abdiqadir
      @Ina_Abdiqadir 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waxas ma fahmaysid Cagta ka ahow😂

    • @ayancige6625
      @ayancige6625 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 maxaa laga hinaasi acuudu bilaaah

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 2 หลายเดือนก่อน

      @@alikhermohamedsaleban6034Wad caytantay qaxoti somali o dhan ba ah is deji

  • @MuslimoNuur-c9n
    @MuslimoNuur-c9n 2 หลายเดือนก่อน

    حسبنا الله ونعم الوكيل عود بالله من الشيطان الرجيم

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 2 หลายเดือนก่อน +7

    Allow shar iyo shaydanka naga xijaab bismilahi

    • @Safiyo-p3z
      @Safiyo-p3z 2 หลายเดือนก่อน

      Aamin

  • @MOHAMEDAdam-sq1io
    @MOHAMEDAdam-sq1io 2 หลายเดือนก่อน

    Midkaan iyaguu u shaqeeyaa. Allah bn ka magan galbay sixirka aad buufinaysaan.
    Xayaysiis buu u samaynayaa. Waa la soo diray. Dadka ayuu rabaa in uu cabsi galiyo..

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 2 หลายเดือนก่อน +7

    laakiin qofka ay wax yeeleyan waa dad aan alle ku xirneen waxba maqaadi karaan

  • @Big12416
    @Big12416 2 หลายเดือนก่อน +4

    Fanaan kee waxaan fanaan miyaa garyaqan waa runtis

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahow naga badbaadi wixii xun oo dhan

  • @Yerrpop
    @Yerrpop 2 หลายเดือนก่อน +2

    Acudubillahi mina shaydaani rajeem. Waxaani ma run baa oo ma somalida bay soo gaareen??

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaana Allah

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanallah ilaahay haynaga badbaadsho insha allah 🤲🤲🤲🤲😊

  • @FarhiyoHassan-x1z
    @FarhiyoHassan-x1z 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxana laah

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v 2 หลายเดือนก่อน

    Masonida wey ku gaale sin marka hore gaadi aye ku qaben lkn ogow in illh ku sin karo maal iyo magc shaydin ha amnin sxb qofki xansn allh aya cafimdk hayo

  • @AliAbdialla
    @AliAbdialla 2 หลายเดือนก่อน

    😮😮

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 2 หลายเดือนก่อน +1

    ilaahayow caafi ma aamiin aamiin yaa Rabbi aamiiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc 2 หลายเดือนก่อน

    Suldaanka iyo ilkacase talent bay leeyihiin lkn oomaar dadkuu ka qosliyaa ilaahay ha caafiyo

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed2257 2 หลายเดือนก่อน +6

    أعوذ بالله من الشيطان الرجيم

  • @MohamedQ2345
    @MohamedQ2345 2 หลายเดือนก่อน

    War sxp meesha adiga miyaah leh

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gayqaan wuu ku jees jeesay,waa caqli xumo, ilaahay ha caafiyo walaalkeen Oomaar ilaahay cadawga haka qabto insha allah 🤲🤲😭😭😭💔💔

  • @LadanMohamed-z3s
    @LadanMohamed-z3s 2 หลายเดือนก่อน +2

    Warya ILAAHAY ka baq beenta jooji 😮

  • @adampotts7527
    @adampotts7527 2 หลายเดือนก่อน +5

    guys walahi waa run wax cusub maaha

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 2 หลายเดือนก่อน

    Xaasid ilaahay wiilka xanuunsan buukujeesayaa

  • @ibrahimabdi4475
    @ibrahimabdi4475 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah subxanallah

  • @maxamedaxmedsahal8345
    @maxamedaxmedsahal8345 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey hanaga qabto duliga

  • @saynab7503
    @saynab7503 2 หลายเดือนก่อน

    Beena le ayaa tahy separate waa wiil iimaan leh waxan Alle aqoon baa wax yeelay hadana wuu bog san insh Allah

  • @MohamedHassan-jq8gu
    @MohamedHassan-jq8gu 2 หลายเดือนก่อน

    War ninyahoow hadaad tahay qof ilaah aaminsan khuraafaadka meesha ka daa, wax uusan ilaahay kuu qorin kuma asiibayaan...
    Fanku sidiisaba asagaaba hawl sheydaan ku shaqeysto ah..
    Waxaadan aqoon u laheyn ma fiicna inaad ka hadashid..

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 2 หลายเดือนก่อน +3

    Weli maan fahmin sheekadane bal soo badi

  • @adampotts7527
    @adampotts7527 2 หลายเดือนก่อน +2

    5 million or 50 million iska ilaalu

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 2 หลายเดือนก่อน

    fanaanka chooqle salaan buu kasoo dhacay ,cidna ma sixrin.

  • @abdulqadirali7885
    @abdulqadirali7885 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 2 หลายเดือนก่อน

    Inankas qurcanka halasaro

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 2 หลายเดือนก่อน +1

    Halkaa waxaa iiga baxay in fanaaniintu aanay illahay si toosa ugu xidhnayn oo aan cilaaqo la lahayn wlahay waxaan rumays nahay in maasuuniyad iyo shaydaan waxba ka qaadeen haday illahay si dhaba isugu xidhi lahaayeen
    Illahay how gargaaro waar bal udeeceeya

    • @xogtaheesaha530
      @xogtaheesaha530 2 หลายเดือนก่อน

      Fanaan aakhir fataal

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 หลายเดือนก่อน

    Acuudu bilahi

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 หลายเดือนก่อน +1

    War garyaqan maha wa garac garac dhalay maheerten Nacayb iyo qalbada la jabiyey wali ciil buu qaba 😮😢😮😅

  • @AbdullahiMohmaed-k1h
    @AbdullahiMohmaed-k1h 2 หลายเดือนก่อน

    Omaar alla haa cafiyo haa sixir bilisse quran

  • @Abubakarqasin
    @Abubakarqasin 2 หลายเดือนก่อน

    Adiga awoodii ilaahay baaba u nisbaysay maasooniyad ay kaa dhigi karaan wax walbo ha dhihin ma waxaad beenineysaa xadiiskii ahaa hadii ay dadka oo dhan isugu kaa tagaan waxba kaama qaadi karaan hadii ay doonaan in ay wax ku siiyaana kuma siin karaan ilaa ale uu qadaray maahane alana garab ma siiyo shayaadiin

  • @ebrahimali1056
    @ebrahimali1056 2 หลายเดือนก่อน

    KANI WAA REER BAADIYE CADAADO TUULO KU TAAL TUUG KA AHAAN JIRAY

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 หลายเดือนก่อน

    ISCADEEYEE

  • @muslimoxasan-eo8tz
    @muslimoxasan-eo8tz 2 หลายเดือนก่อน

    Sax woo ku qaldanyahay gar yaqan

  • @rayanmustafe5473
    @rayanmustafe5473 2 หลายเดือนก่อน

    Sixir weeyaan dheh, jin bay istcmaalaan marka aad leedahay. Wuu waashay way sixreen weeyi.

  • @AbdirahmanMohamed-h3b
    @AbdirahmanMohamed-h3b 2 หลายเดือนก่อน

    Waar ILLAHAY Ka cabso, nimankan ha sii buun bunine.

  • @HussainMohammed-fu1mt
    @HussainMohammed-fu1mt 2 หลายเดือนก่อน

    Garyaqan.mashexe waciiyado biilaaaaah

  • @Mareeeye001
    @Mareeeye001 2 หลายเดือนก่อน +4

    Midkan la dhaha garad garyaqan ilen waba xoola maxuu sidan ugu hadli

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 2 หลายเดือนก่อน

    Doqon kaan iska hadlaayo fiiri gar yaqaan waa kuwa mar habaabinta

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 2 หลายเดือนก่อน

    nimco happy maxay u sixriwaayeen?
    issii nafta hees caalamiya bay ahayd.

  • @zamzamsalahcilmi2413
    @zamzamsalahcilmi2413 2 หลายเดือนก่อน

    adaaban kaashakiyee mashaydaamadaad wax uxayeysiin subxaanallaaah

  • @samiircade-m8d
    @samiircade-m8d 2 หลายเดือนก่อน +1

    Horta garyaqan xoolisa

  • @ashirabdi8135
    @ashirabdi8135 2 หลายเดือนก่อน

    Waryaa kadaabyohow beenlowga ah fartuun xagey ku waalatey beentaad ka sheegtey gabadha aakhiro waa lagu soo istaajin

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 2 หลายเดือนก่อน

    Mooryan warkiisa micno malahan

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 หลายเดือนก่อน

    Gar yaqaan isaguba waa kuwa shayaadiinta caabuda wuxuu rabaa inuu raad dhumiyo dhibaatada barbar ay ugeysteen, ayagaana hada soo dirsaday siaya uraadtiraan dhibaatada ayugeysteen

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 หลายเดือนก่อน

    Kolay waxay bixiyan
    Lacago iyo Visaha Aad jeceshay

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 หลายเดือนก่อน

    Maya, Qodka haduu diido
    Wax dhiba ma Gaadhsiinayan
    Balse hadii Aad la.gasho heshiis
    Sidaad uga baxdo Ayaa Adag

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 หลายเดือนก่อน +1

    GARYAQAAN WAA XAYAWAN XANUNKU CIDNA LAMA DHALAN LAGUMANA DIGTO QOF XANUNSAN GARYAQANOW ALLAHA KUU KEENO SHEYDAAMADA OOMAAR ERYANEYNO

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 หลายเดือนก่อน

    Mawaala ee waxa kasatuu sheegaya waa run🫢

  • @farhiyaomar3604
    @farhiyaomar3604 2 หลายเดือนก่อน

    Wale Somalia wax ma fahman wilkan runta jirta kaa hadlay. Omar barbar Somalia wuu la hadlay. Hade wax fahmyan

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 หลายเดือนก่อน

    Garmayqan dheh kas doqobka ah wayo suu u hadlaayo waa doqon

  • @IsmaciilfaaraxCaarshe-l9b
    @IsmaciilfaaraxCaarshe-l9b 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb hadad Somali tahay waxad kaso hadashaa 1xbet

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 2 หลายเดือนก่อน

    War waa been waxaas

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 หลายเดือนก่อน

    kan wuxuu katuugusada baaburya hoosotiisa qofokasato wuu ku dhega sidiisu moodeye in dadku kafekeran tuugusiga tik tok🥹

  • @Sumaya-v5x
    @Sumaya-v5x 2 หลายเดือนก่อน

    Beenta nagadaa

  • @FardowsaMohamed12
    @FardowsaMohamed12 2 หลายเดือนก่อน +1

    😢😂😂😂😂😒😒😭

  • @samsamcadey
    @samsamcadey 2 หลายเดือนก่อน

    ale Waxka weyn majiraan oo wax cuuryaaminro ee been iska dhaadhiciseen daaya oo ale ku kalsoonaada marwalbo asaga barya oo caafiymad weydiista ilaahaa wax awooda waxna kusiikaro

  • @FardowsaMohamed12
    @FardowsaMohamed12 2 หลายเดือนก่อน +1

    🥹🥹😵😵😵😵😵😵😵😵😵😵

  • @Safiyo-p3z
    @Safiyo-p3z 2 หลายเดือนก่อน

    Waliged ba laoran jirey dadka bdnkoda dibada ado sida loga fududeyo kutubka kujogso ladhaha hdu ogalado islanrkiiba ladaaya wilba intu diidey laso ciliyey aso shegayo mqly

  • @maahirhassan5134
    @maahirhassan5134 2 หลายเดือนก่อน

    War xataa adiga miyaa aamintay xoolo fooqul xoolo😂😂

  • @mahdihoussein4168
    @mahdihoussein4168 2 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyaro iska jiraa faanannimada wa la isku sexraa barta cilmiga diinteena iyo dhaqaalaha

  • @BashirAbdiHassan
    @BashirAbdiHassan 2 หลายเดือนก่อน

    Hhhh hadda adiga ayanba kashakiyay mawaxad no xayeysineysa qurafadkas.
    Bariiskaga iska dhacso anaga Allah ayan aminsanahay waxad shegeysidna dadka an diin haysan aya aminsan.

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 2 หลายเดือนก่อน

    Muxuu ka hadlaya kan omar maysaga yaqanba wuu iska cebaysanaya ama si kalu u haysta qofku marku hadlo un baa xigmadisa la arka waxa hore loo yidhi nin aamusana lama xujeeyo haduu fadhiyana lama legtdo caqligaga ayad hadashay lakin walaalka borgaramka so gudbinaya waa ku mahadsan yahay ninba kaskisu kortaga

  • @abdiqaniibrahimyusuf7377
    @abdiqaniibrahimyusuf7377 2 หลายเดือนก่อน

    adnan yare sida laga dhadhan sano karo muqaalkan aad soo duubtay waxaa loo maleeyaa inaad adiga laftaadu ku jirto qolodan shaydan eed ka hadlayso waayo waad xayaysiinaysa imika dadka waad macaanaysay awood aanay lahayd ayad siisay shaydaanka adigoo iska dhigaya inaad dadka uga digto hadana xayaysiis ayad u samaynaysa lakin aanku saxee qolodani shaydanku cidna waxba ma yeeli karaan oo ilahay adkaartiisa ayaa kaaga filan lakin qofka ay wax yeeli karaan qofka marka hore isu dhiiba ee heshiiska u saxiixa kaas ayay marka danbe burburiyaan lakin qofk diida waxba ma yeeli karaan tusaale ahaan Cristian Ronaldo aya ka mida dadka caanka ah ee diiday waxbana may yeelin shaydaanku inuu diciif yahay ilahay aya inoo sheegay dadkan aad sheegayso qadar ilahay aya ku dhacay shaydaan waxba mu yeelin ee dadka ha waalin oo caqiidada haka leexin ma waxad rabta in dadka ku daawada ay qolodan xagooda u yaacaan iyagoo ka baqaya inay curyaaman ama waashaan no no no kuwan walahi cidna waxba ma yeeli karan qofka isk dhiibaana naarta ayuu ku waaraya ee caabuda ilahay cidaan ahayn joogsi.

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  2 หลายเดือนก่อน

      @@abdiqaniibrahimyusuf7377 ok txn bro waxaa jira qoral kale oo dhahaya hadii ay codsi kula yimadan oo ad diida aminkaga na uu yahay daciif in ay ku dhibateen karan inkasto oo waxas dhan ale ka weyn yahy hadii ad tala sarata asaga but tnx for your information ma xayesiinaya Lkn waxaa laha iska ilaaliya oo ale ka magan galo

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 หลายเดือนก่อน

    Garyaqaanoow waxaad tahay xayawaan mooryaanimo adaa ku wareeray ee ninka ammaan geli

  • @sahrawali6800
    @sahrawali6800 2 หลายเดือนก่อน

    Big lie stop harassing for people

  • @aliguuled9816
    @aliguuled9816 2 หลายเดือนก่อน

    Bene iyo jahil nimo ayaa isku darsatay sxb