Ma shaa Allah, rabiyow anagana naga dhig kuwo ka faaido , dikrikaga wax walpo ku helan. Illahow riyoyin bdn aa leyahee ii rumey. Qanaaco isii iyo xasiloni. Walalayal iso duceya. Idinkana Allah nii rumuyo riyoyinkiina. AstaqfiruAllah. ❤
Aniga bishaan ayaa afar ii ah inta aan wado digriga alle ayaa igu arsaqay xasaloni daganaan ita kabadane waan rajeynaa alle ha ii rumeyo riyooyinkeyga allaa huma aamin
Alx faaidada digriga aad ayaan aga faaiiday alle ayey u sugnaatay mahad oo dhan Jawaahir abaayo adne kheer aan dhamaan alle haku siiyo waxaa kaa faaiiday oo ku caafimaaday sadexda kun oo faatixo
Haydaha kuwa bil kastaa dhiibo wey jiraan sida badan aniga ayay arinkaa igu dhacday runtii inaa ani iga sheekeyneyso umaleeye Jawahireey amaa ani iga sheekeyneysaa
Wcs jawaahir abaayo 📌 pin isaar 1.k wax yar iga dhiman please 🙏 abaayo waaa codsi
MNsh Allah tabakar allah
Apyo intee kaala soo xiriiraa
@@mariaabdulkadir2493 dyr WhatsApp igala soo xirii
Ma shaa Allah, rabiyow anagana naga dhig kuwo ka faaido , dikrikaga wax walpo ku helan. Illahow riyoyin bdn aa leyahee ii rumey. Qanaaco isii iyo xasiloni. Walalayal iso duceya. Idinkana Allah nii rumuyo riyoyinkiina. AstaqfiruAllah. ❤
Alle ha no wada rumeyo
@@umanajmo6684 amiin ya rabi
Wllo badi istaqfiurullh
Aniga bishaan ayaa afar ii ah inta aan wado digriga alle ayaa igu arsaqay xasaloni daganaan ita kabadane waan rajeynaa alle ha ii rumeyo riyooyinkeyga allaa huma aamin
Aniga xita afar ii tahay alxm malina afkeyga kama qaado ilahay ha ino siyadiyo 🥰
@@queenanhaar3484 kuwii ku guleysto aduun iyo anqiraba hanaga dhigo alle amiin
Walalhayga waa codsi sabiscarab isar
Mashallh tabarakallh ilhay haa inaguu anfaco
Xaladaas abayo cml ayan hadda kujira. Adkaar iyo dhigriga ayan afka ku haaya waqti xaadirkan. Allahuma taqabal duana🤲🤲🤲🥹
Kula mid baan ahay abyo 😢
Maasha allaah tabaaraka allaah ilaahay ha ubarakeeyo horta waxaa xaqiiq ah ineey faa iido weyn tahay istigfaarta ilaahay hanoo danbi dhaafo waxkasta danbigeena kadaran ilaahow raali naga noqo rabiyoow anagaa daalimii ahee
Gabdhaan wan ku cusbahay balse caraf iyo wanaag baa iga soo carfaayo mash alllh tabaraka raxmaan 😫❤❤❤
wcs jawahirey anaa curad ah wllhi masuuliyad isasare anigoo dayar 19 jirah ilhy haila garab gale isoo duceya🥰🤲
Alx faaidada digriga aad ayaan aga faaiiday alle ayey u sugnaatay mahad oo dhan
Jawaahir abaayo adne kheer aan dhamaan alle haku siiyo waxaa kaa faaiiday oo ku caafimaaday sadexda kun oo faatixo
Maxa kaga cafimad xanuun maxaya malinkasta ma.3 kun oo faataxa aqrinjirtay masha alah tabarkalah sis
@@iskufilanfarah3842 3 biri ayey igu qaadatay
In aan aqriyo 3 kun oo faatixa
Masha Allah ❤ alxmdlhi
Hbb@@jawaahirhussain2890
Asc wlaha Somaliyed mel waliba ad jogtaan wxn idinka codsanaa duco inaad iduceysaan wxn ahay walashina Somaliyed in mudo reer leh inuu ilahey igu arzaqo awlad saalix ah🤲🤲
Alle hakusiiyo wllo
Alle hakusiiyo wall kuwa deg dega iska duceyso
Ukhtii Allaha kusiyo owlaad saalixina
Alwaad baarri ah ilaahay haku siiyo abaayo samirkaaga Alle hakugu abaal mariyo.
Abayo allah haku arzaaqo awlaad saalix oo baariya insha allah 🤲
Flontiirka waa shaqo lacaglaan aaku shaqeyneyneysid si aa shaqo u heshid @@ waaa ku mahadsantahay sogudbinta qisooyin wardiga waa wadaa inshaalaah hadaa qiso ka arko waa kula socodsinaa @@
Jazakallahu kheer Jazakallahu kheer xabibiti inshallaha 😍😍💯🤲😍🥰😍🤲🥰
Mansh allah mansh allah alle hawsiyaasho gabadha been maaha qofka smirks badan waa guleysta amiin dhamanten wall jawaahir shugran
Mashllah abaayo macn dar alle kujeclay alle ha ku jeclado aduun iyo akhiro
Asc walasheey qali masha Allah wankugu farxaa markan ku arka Allah dartii kujeclahay
M.alaha ilaaheey haku barakeeyo waad noo dadaashee allaha kuu dadaalo macanto
Chanalka istaqfaarka u bixyay jawahir jazakallaah kheyr xabiibty hore usoco inoso badi ❤qisaska astaqfaarka 📿📿🌹❤️
Mashallah qali wan kujeclahy wan kutagerah😊❤❤
Allahuma amiin Ya Rahman shoukran uqtii filah shoukran wa jazaka allahu khaira fii dounia wal aqira ❤❤❤
MashaAllah jazakallah qeyr jawahir abaayo dhiira galiso keep going
Maash Allaha Maash Allah wallo jazaakallah
Masha Allah jawaahir noo soo badi kheyrka
Masha Allah allahuma barik Alhamdulilah wanagsane wa ilahay subxanahu watacala Al Rahman
Maashaa Allah tabaaraka rahmaan, allaahu baarik
Ammina Ammina Ammina Ammina Ammina Ammina yaabar Allaha 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
asc masha alah waaxan jecelahay inan kula wadago qisas cajiiba oo igaso maray sadaqada fadlan ilaso xidhiidh
Xageen kagalaso xiriiraa walal
Caleyhi salatu wasalam allahuma sali cala Mohamed ❤❤❤
Allahuma amiin Ya Rahman shoukran uqtii filah ❤❤❤
Mansha allah Mansha allah Aamin yaa rabi
Mar walba camalka wanagsan usameeya alle dartiis kadib dhibka ku haystana alle ayaa xalinaya
Mashallah hadal qurxoon abyo
@@ifrahismail1110 😊
Sax
Waxay kawada meelan lacag la aan ku shaqeynayay wayay abayo sida hospitalka oo kale free aad ku shaqeyneysid
Jazakalahu kheyr
جزاك الله خير الجزاء wlshey mcn ♥️
Mashaallah jawhir😊
Masha allh abaayo hada kugu bire amiin yarab
Masha allah mcnto gurubka xafsa bilan
Masha Allah al xamulilah
Mnshlh ilahay dartisaa kujclhy xbbti🥰🥰🥰🥰🥰🥰ilhy haku xifdiyo
أستغفر الله العظيم
Ameen yaaa Allah 🤲❤❤
Aamiin Aamiin Aamin yaa rabi
abayo waa shaqo an lacag laga sineyn oo belash ku shaqay ah
Aamiin ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲
Masha allha tabaraka raxman ❤️❤️❤️
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Aamiin
Mashallah Allha gulinshallh
Asc al xamdulilaahi qisooyin wanagsan ayaa ka faa iideystay walal numberkada maheli karaa
Walllo anigaa Ka markhatiyaa walwalkaa gudahaaa Ku jiraa in. Laga qaado ayaaa kagaa fiican milyanaad lagu siiyo walllaahi
masha AllaH jawahir Alle Haku Xafido xppti🥰🥺
Masha Allah abaayo shaqada Allah ku barakeeyo 🙏🙏
Asc hade 4 tas biil o gabadha ayeey qaadatey ma u xalal baa??
Masha allh xppti gabad aan jeclhy ina hussein ❤🤗🥺
mashaAllah abyo horii usocoo from garab qaba walalka
ماشاء ماشاء ماشاء الله تبارك الرحمن حبيبتي 💖
Asc wallo jazaakallah
Kheyr alle haku siiyo alle haku xafido walaal qaali
Asc wlo sidee loogu saliyaa nebi Mahmed scwscwscw sidee ugu fududeeyo inshaaal
Allhuma sali wasalim calaa zayidana muxamed
Masha Allah aaboyo thanks for sharing us
Jawaahir waan ku taageeraa Waana ku jeclahay
Masha Allah sister keep going 🥰 🥰🥰🤗
Mnsha allah tabaaraka RahMaaan
Volunteer waa shaqada aad ka shaqaysid oo aadan lacag ku qaadan soomaalida waxay yiraahdaan bilaash baan ku shaqeyaa waa isku mid
Mashaa allaah 🥰🥰🥰
Haydaha kuwa bil kastaa dhiibo wey jiraan sida badan aniga ayay arinkaa igu dhacday runtii inaa ani iga sheekeyneyso umaleeye
Jawahireey amaa ani iga sheekeyneysaa
Mashaa Allah ellahay ha u barakeeyo
MashaAllah abayo wel come
Asc jawaahir abaayo qaali meel aan kala soo xiriiro ayaan rabaa sharfey
Jezakallahul khayr abaayo
Volunteer waxaaa waaye meel aad ka shaqeyso lacag la aan sidii qibrad u heshiid..
Anigaa cured ah curadnimadu waa dhib caruur ahaan
Wcs aboyo Waxaan ka mid ahy dadka kugu xiran aniga astaqfarta akhrisanaya tvga ma dawan Kara iso jwb
Mansh allah SHukrn wllshay ❤❤💋
Masha Allah Allah kubarakeyo
Jasakumullahu qer 🙏🙏🙏🙏
Mashaa Allah alxamdulilaah
Masha Allah ❤sister
Maasha allaah 🤩🤩🤩
ماشاءالله تبارك الرحمن🥰🥰
Maanshaa allaah
Ma sha Allah walashey
Amiin abaayo mcn adna sido kle abaayo
Wacaleyku salaam wll qali
Masha Allah tabaraka raxman wll
Mansha allaah wllo qaali
Mnsha Allah alle haw barakeyo
Wlhi run waye curudka dib ayeye qawan lkn alx alx alx
Aamiin aamiin aamiin
ماشاء الله تبارك الله يرحمه
m.a wll video yada inta ubadan gabar lee kahadasha away wilsha 😅❤
Wiilasha qisadoda wey qarsadaan woxooda qalbigay ku heystaan lkn gabdhaha wa masakiin wixi ku dhaca sheega
@@jawaahirhussain2890 Hh ok m.a alle hana xafido ❤️
Aamiin yaa allaah
Falanteer wameel lacaag la aan ah oo aysan wabakaqadaneynin weeye bilaash ayey kushaqeyneysay
Isrikfaarta magaced abayo
Astaqfurulaha waye mcnto
@@ummuintisaarchannel3655 mahadsanid hapipti
Waa bilash ayaa lagaa wadaa abaayo
Volenter waxa waye waa shaqeyne lacgna malihid ilaa amardambo
Mashaa Allaah
Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah
Maashallah tabarakalah
Masha allah ♥️
Volunteer waa goob laga shaqeeyo mishaar la aan sida isbitaalada
Maryan ali❤❤❤
Mashallah tabarkallah
Mashllah tabarakllah raxmaan
Mashaallah