Mashallah Allah u fududeyo Allah caafimad ha siiyo asago dhaawac ah ayuu hadan dadkiis wax u soo saaray ninkii caafimada qabo oo lacag haysto waxa uu socda dhulshisheye markaas waqtigiisi ka dhumay kuwa kalan waxay ku waasheen qabyalad
Ingiyeer yusuf Allah Cimrigaga iyo Aqligaga iyo maalkagaba hakudhowro. Hal abuurkaas iyo isku daygaa baa nu ubahanahay bulsha ahaan. Inkaloo badana waad sowadaa inshaAllah. Dad badan baa kaga dayanayaa geesinimadaas
Waa ku mahadsanyahay engka waxana ku dhirigelinaya inuu si hormariyo dadalkiisa oo qofka wheelchairka ku wadan karo si xor ah. Dhanka kale wariyaha aqoontada kororso oo marka wax ka hadleyso baaritaan sameey si wax qurux badan usoo gudbiso CUURYAAN waa qof caqliga beelay si guud naafadu waa: qof araga la’ qof maqalka la’ qof lugaha iyo kuwa lamidka ah.

Maashaa allaahu cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siyo aamiin yaarabi
Ingiyeer yusuf Allah Cimrigaga iyo Aqligaga iyo maalkagaba hakudhowro. Hal abuurkaas iyo isku daygaa baa nu ubahanahay bulsha ahaan. Inkaloo badana waad sowadaa inshaAllah. Dad badan baa kaga dayanayaa geesinimadaas
Mashallah tabarakallah ilahay caqliga iyo xooga haku barakeyo
Alle ha ubarakeeyo wallaalkeen❤
Ilaaheey ha caafiyo walaalkeena
Mansha alh wa fakar wanagsan
Masha allah wllky allaha ku caafiyo asiga intiba muslin ah amiin yaarabi
M a Alla habarakeeyo
mashallah soomaliya please qabyaalada iska daaya oo wadanka aan wada dhisano
Mshaa alh enginerku waa nin aqli badan
Waa ku mahadsanyahay engka waxana ku dhirigelinaya inuu si hormariyo dadalkiisa oo qofka wheelchairka ku wadan karo si xor ah. Dhanka kale wariyaha aqoontada kororso oo marka wax ka hadleyso baaritaan sameey si wax qurux badan usoo gudbiso CUURYAAN waa qof caqliga beelay si guud naafadu waa: qof araga la’ qof maqalka la’ qof lugaha iyo kuwa lamidka ah.
Rer xamar nadafadu iney muhim tahay alle ha tuso
Kawarijta aawiro war wayaala wale😢😢😢
Dadku siday .magaladan ugu nol yihin wadaa qashinka waligay Mel kaqashin badan maarag cid nadifisa majirto miyaa away shacabki qabyalada isku dillayay casimada maynadifiyan washin qub noqotay😢😢
Dowlad xumo ay ka jirto o tugo ah
Sonali tesla😂
Somali tesla😂
Waxke
Waxkale
Hadu laguha ka go anyahay ya bareega uqabana