Xasaanad kaqaadis uma baahna kiiskan ookale waa flagrant delecto(danbi gacanta lagulajiro) umana baahna in xasaanada halagaqaado layirahdo. Qodobadakale wa ansha xumada o ay tahay in laga mamnuuca fadhiyada baarlamanka kadibna booskisa cidkale lageyo
Waa qalad sheriif inuu qariyo dambiile askari qaran sanka jebiyay waa inuu sheriif ku dimas lasmaha amniga hadii kale waxa uu noqonaa nin marada ka dhacday oo nabadoon ahayn wana wax aan la qaadan karin in nin madaxweyne soo noqday uu dambiile gurigiisa ku qariyo waa dambi.,maxkamadna hasoo qorta warqada qabashada ee maxkamada. Si loo maxkamadeeyo mujrimkaas yaa la qarin.
Guul midnimada Umada Soomaaliyeed. Guul cidanka qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wan runta wax ma dawlad wan Litageron ian ku noqodon madaxwnahan xasan wax ku dakan kacaclibaday 😢😢
Ninkan xasanada hallaga qaado hana la xiro kadib maxamad waxey kala hellan kuwa kale ha ku wano qatan baa wanagsan
Xasaanad kaqaadis uma baahna kiiskan ookale waa flagrant delecto(danbi gacanta lagulajiro) umana baahna in xasaanada halagaqaado layirahdo.
Qodobadakale wa ansha xumada o ay tahay in laga mamnuuca fadhiyada baarlamanka kadibna booskisa cidkale lageyo
Qar iska tuurnimada villa Somalia dalka waxay gelineysaa civil war.
askarta la feerayo ma ducaa?
@beryalex1798 maya waa khalad in askari la feero. Laakiinse ka waran boobka hantida qaranka iyo shacabka
Khaainkan meel halsaaro.danbiga gacanta ayuu kulajira
Waxaan filayaa inuu geel lajoogay markii lasooqoray
Waa qalad sheriif inuu qariyo dambiile askari qaran sanka jebiyay waa inuu sheriif ku dimas lasmaha amniga hadii kale waxa uu noqonaa nin marada ka dhacday oo nabadoon ahayn wana wax aan la qaadan karin in nin madaxweyne soo noqday uu dambiile gurigiisa ku qariyo waa dambi.,maxkamadna hasoo qorta warqada qabashada ee maxkamada. Si loo maxkamadeeyo mujrimkaas yaa la qarin.
Waa in lasooqabtaa see udilikaraa xildhibaan
NINKANI ASKARIGA FEEREY HADAAN SHARCIGA LALA TIIGSAN
SOOMAALIYA SHARCI MA JIRTO
QOF KASTA HA IS DIFAACO
KII FEER LAGU DHUFTO 10 TOBAN FEER HA UGU JAWAABO
SOOMAALIYA HADII SHARCI KA JIRI LAHAA XILDHIBAANKA DHAAWACA GEEYSTEY
WEXEEY AHEEYD IN ISLA MEESHAASI LAGU JEEBEEYO
INUU INTAASI BANAANKA JOOGO MA AHEEYN
SABABTOO AH DANBIILE WAX DHAAWACAY KII LA DHAAWACAY ISBITAAL JIIFA GEERE IYO NOLOØ U DHAXEEYA KII WAX DHAAWACEY
SI NABADGELIYO KU SEEXDA KUNA SOO TOOSA
TAASI WAA WAALI
AMA SOOMAALIYA WAXAA U YAALA SHARCI DHIGAYA
XILDHIBAANKA WUXUU DOONO BUU SAMEEYNAYAA HADUU DOONO WAX BUU FEERAYAA WAX BUU XADAYAA WAX BUU CAAYNAYAA
SARCI MA QABTO MIYAA?
ALOOW AMUURAHA SAHAL
Xiniinyihii away uu. Waxkufeedhay xasaanadii uu. Iskuhalaaynayey
Waa fulay
Hala xiro jahilka