Farhia Kabayare Heestii Nabsi 2018 Official Video 4K by Xogmaal Production

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024
  • Copy Right Protected by Xogmaal Production
    Farhia Kabayare Heestii Nabsi 2018
    Erayadii abwaan omar baarqab
    laxankii ahmed goobe
    Music By yuusuf subxaanyo
    Vocal By Caamir Zaki
    Codkii Farhia Kabayare
    heestii nabsi
    camera by deeq darajo
    edited by mohamed ny
    makeup ayaaniita

ความคิดเห็น • 1K

  • @shooladyare9765
    @shooladyare9765 6 ปีที่แล้ว +76

    Boqorada codka ayan u daaayey farxiya kabayare
    Intii igu raacday like igu qabo

  • @ikkyyikkyy5520
    @ikkyyikkyy5520 6 ปีที่แล้ว +879

    Wallahi marka timaha qarisay bad quruxtahay. Hada igu raacsantahay like.👈❤️💕

    • @cqaadirxidig5701
      @cqaadirxidig5701 6 ปีที่แล้ว +1

      Wwwww esh calaa hees ala kujecliyaa quuen kayare

    • @ShA-gn5yf
      @ShA-gn5yf 6 ปีที่แล้ว +2

      Sis timo la qariyo waxma ma tara yan Allah dhmanten xaqa hana tusoh dumarka nah fanka Allah ka madobeyp

    • @ikkyyikkyy5520
      @ikkyyikkyy5520 6 ปีที่แล้ว

      Apdirahman Maano thank you maano aboowe.

    • @ikkyyikkyy5520
      @ikkyyikkyy5520 6 ปีที่แล้ว +2

      Sh A y abaayo siba si bay dhaantaa Kabayare hada lafiirin karaa. Markay dhukursantahay inkastoo ragu jecel yihiin hahahah #team kabayare❤️❤️

    • @ndennehjoof4463
      @ndennehjoof4463 6 ปีที่แล้ว +1

      Al fanan awale adan

  • @anfacmoha2499
    @anfacmoha2499 6 ปีที่แล้ว +70

    Marke timaha qarise qurxantahy inta igu raacsan inu xijaabka quruxdena yahay like isaaara👍

  • @aaminahassan9647
    @aaminahassan9647 6 ปีที่แล้ว +53

    Heestan waxay isku darsatay erayo macaan oo qiso dhaba ku saleysan iyo cod macaan viva fadxiya kabayare❣😘 from Berbera💚🗨❤

  • @Zapnaadahapi
    @Zapnaadahapi 10 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan walpi taabad ayey leedahay wlhi
    Jacaylkuna waa xurmo
    Qofaan xeerkiisa marin
    Xaqiisana gudan karayn
    Xilkiisa ma qaadi karo
    25/12/2023

  • @jcliyajamuryadabarakesanso5167
    @jcliyajamuryadabarakesanso5167 6 ปีที่แล้ว +176

    Inay qurux Ley thy kaba yare inta igu racsan plzz liketa igu sharfa

  • @abdullahiabdi171
    @abdullahiabdi171 6 ปีที่แล้ว +39

    This song reminds me of an ajuuran lady who hails from the famous girifti, In Wajir, Kenya. I've fallen for that lady since she opened and shared her life story with me. It was so touching, and I oughted to take care of her. Out of the blues, love stroke me and I found myself so emotionally attracted than before. I talked to my aidha and she told me that that was love. It's very painful, pathetic, so unique at some point, always seems endless at first. I proposed to her and the only two words she uttered were, there is calaf and there is Ceyn (the evil eye). I accepted and this entire structure of the so called Love left me perplexed. I loved her, cared for her and above everything protected her. That was love. True love. It's with deep sorrow that today I'm marking the 3rd month without receiving her calls, messages and even Diin greetings. I missed her and I always pray for her. That's my story and Thus the song automatically breaks down my entire story 😧😧😧😧😧😧

    • @noorabdi8543
      @noorabdi8543 4 ปีที่แล้ว +1

      Heart breaking

    • @hamzarylan7895
      @hamzarylan7895 3 ปีที่แล้ว

      I know im asking the wrong place but does anybody know a trick to get back into an Instagram account??
      I stupidly lost the account password. I would love any assistance you can offer me.

    • @juniorjake3818
      @juniorjake3818 3 ปีที่แล้ว

      @Hamza Rylan instablaster ;)

    • @apdirizaknaik593
      @apdirizaknaik593 2 หลายเดือนก่อน

      "Heestan waxay i xasuusisaa gabadh ka soo jeeda Ajuuraan oo ka timid Girifti, Wajeer, Kenya. Waxaan u qaaday jacayl tan iyo markii ay ii furatay nolosheeda oo ay ila wadaagtay sheekadeeda. Waxay ahayd sheeko xanuun badan oo taabatay qalbigayga, waxaanan go'aansaday inaan daryeelo. Si lama filaan ah ayaa jacayl igu dhacay waxaana naftaydu dareentay xamaasad iyo jacayl ka badan sidii hore. Waxaan kala tashaday Aayadayda, waxayna iigu jawaabtay in taas ay tahay jacayl. Waa mid xanuun badan, murugo leh, wax kasta oo aad uga duwan, oo marar badan aan dhammaad lahayn marka hore. Waxaan u soo bandhigay guur, kaliya laba eray oo ay tidhi waxay ahaayeen, "Calaf baa jiro iyo Ceyn (il xun)." Waan aqbalay waxaana jacaylkaas igaga tagay xaalad wareer. Waxaan jeclaa, daryeelay, wax walba ka horna waan ilaalin jiray. Taasi waxay ahayd jacayl. Jacayl run ah. Waxaan xanuun badan ugu murugoonayaa inaan maanta xusayo muddo saddex bilood ah anoo aan ka helin wicitaankeedii, farriimaheedii, iyo salaamihii Diinta. Aad baan u xiisay waxaanan had iyo jeer u duceeyaa. Taasi waa sheekadayda.
      Marka, heestani waxay si toos ah u jajabisay qalbigayga."

  • @luulhusseinlatiish5520
    @luulhusseinlatiish5520 6 ปีที่แล้ว +36

    Hees iyo badh wlhi
    Raggow xaqa iyo xilka jcylka hala guto baacyaalka tihiin cunee😂😂😂
    #xogmaal #production🙌😍

  • @xubimj3810
    @xubimj3810 6 ปีที่แล้ว +64

    Asc asxbta waa ku cusbahay community bal wan idin salam like igu so dhaweya 😂nice songs sister

    • @amiiryare3067
      @amiiryare3067 6 ปีที่แล้ว

      Xubi M J xaa Laga faaidaa baayo Liketan Lawada raadonaayo

    • @nimconayrus3736
      @nimconayrus3736 6 ปีที่แล้ว

      .

    • @xubimj3810
      @xubimj3810 6 ปีที่แล้ว

      Amiir Yare kkkkkk maxan ka aqan like le maqalay anig wan cusubahay

    • @xubimj3810
      @xubimj3810 6 ปีที่แล้ว

      Nimco Nayrus 😳😳

  • @SBC-MediaMN
    @SBC-MediaMN 6 ปีที่แล้ว +1

    *Www Best Camiro Man Deeqdaraj*
    *Abdifataax Saable muqaalka*
    Waaa iga dhisteen m Sh Allah
    *Xogmaaal Waa kufanaaa*
    Hor mar baa lajeclahy👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👊👊👊👊

  • @hassankaafi7959
    @hassankaafi7959 6 ปีที่แล้ว +436

    Jaceelka xaqiisa niman gudi karin xilkiisa ma qaadi karo wlhi hada igu raac san thay 🖒👍suulka ii saar😍😍😍😍😍😍😍💑💑

  • @Qezah-b7t
    @Qezah-b7t 6 ปีที่แล้ว +305

    Inta igu raacsan inay farxiya kabayare cod macaaan lasoo baxday suulka isara ilahay kabaqee ❤❤❤❤

    • @amiiryare3067
      @amiiryare3067 6 ปีที่แล้ว +2

      Balqiza beellah Huuno Halkee Suulka Zaara Quruxey😊

    • @Qezah-b7t
      @Qezah-b7t 6 ปีที่แล้ว +1

      Amiir Yare
      Kkkkk like this 👍👍

    • @haniguure4166
      @haniguure4166 6 ปีที่แล้ว +1

      Amiir Yare 😂😂😂😂

    • @dhagawayneabdixafiid7283
      @dhagawayneabdixafiid7283 6 ปีที่แล้ว

      Balqiza beellah

    • @fardowsakahiye2172
      @fardowsakahiye2172 6 ปีที่แล้ว

      Balqiza beellah
      Wllo waligeed ayee cod macaan laheyd ee adiga hada sidaa u arkay

  • @Kaaba904
    @Kaaba904 6 ปีที่แล้ว +19

    Inta comment ka akhrinaysa iyagoo heesta daawanaya please like saar.

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 6 ปีที่แล้ว +2

    Dareenkuna waa xujoo
    Qofkaan laabtiisa xalin
    Wanaagana xoojinayn
    Xumaha kama dhawrikaro😍
    Niyada wanaag gasho hadii aad tahay qof wax jecel ama mid lajecelyahay

  • @kmoney2461
    @kmoney2461 6 ปีที่แล้ว +3

    Saxiibta Nolosha farxiya Mohamed abdulle Waan Sugaynay MuuQalkan shidan Thnkz XbbTi❤❤💋💋

  • @boqoradakaftanka6924
    @boqoradakaftanka6924 6 ปีที่แล้ว +10

    farxiyo wlh caadi ma tihid masha allah adaa gabdhaha u wato like iisaara asxaabta youtube plz

  • @kingm5037
    @kingm5037 6 ปีที่แล้ว +88

    Intii reer xamara like taa
    Ha illa dhaaafina 😂✔😅

  • @aamocabdulahi3854
    @aamocabdulahi3854 6 ปีที่แล้ว

    farhio marWalbo erayada io music io laxan ba muqdisho ka dalbo waad kusoo baxday heestaaaan abwaan baarqab io ahmed Goobe yusuf subxanyo halyeeyo aan kala dhicin 👏👏👏👏👏👏👏

  • @tarezzacadey651
    @tarezzacadey651 6 ปีที่แล้ว +204

    Waan ladhacay runtii heeskaan waa hees ka turjumaayo Darren aan hada qabo tallo qof Ila mid ah miyuu jiraa hada??????

    • @bahjamire4734
      @bahjamire4734 6 ปีที่แล้ว +3

      haa wey ku jiraan

    • @tarezzacadey651
      @tarezzacadey651 6 ปีที่แล้ว +3

      abdirisaq muse salwe kaptan ruux Ku tusay xumaantiisa la ma tuso xanaaqaaga sow ma ahan nabsiyaa soo daahiraayo imbow

    • @nimcohodanawadl753
      @nimcohodanawadl753 6 ปีที่แล้ว +1

      Tarezza cadey haa waan kula qaban saxiib walhi😁😁😁😁😁😁😁😁😁

    • @tarezzacadey651
      @tarezzacadey651 6 ปีที่แล้ว

      nuskan bintu qurux awadl daaqada ka furo qrxy oo niyada caajiska ka daaa cimrigaagu waa kow baayoh

    • @nimcohodanawadl753
      @nimcohodanawadl753 6 ปีที่แล้ว

      Tarezza cadey walhi raga qaar ayaaa ahaa kuwo laba wajiile ahaaa marakasd ku luga goaysa inana siida sameyo mooye siikale malaha

  • @HALBEEGTRADE
    @HALBEEGTRADE 6 ปีที่แล้ว +2

    Wow Subxaanyo Music ayaa ka soo fakaday. nasiib wanaag kabayare ku heshay hore usoco sxb music somalida kor halo qaado cadow ayaan leenahay Ethiopian iyo eretreyaanka xitaa saan music uma tumaan wow waan ku farxaa markaan arko dalkeyga oo dhinac walbo ka hor marayaa cadowga aan iska giijino asxaabeey hore halo socdo Somaali waa ii hal hoo hay hore halo socdo

  • @ayaanleahmed7465
    @ayaanleahmed7465 6 ปีที่แล้ว +3

    Wooow kabayare hada ayay marwo u egtahay quruxlay reer coment akhris liketa

  • @nasraxilwaanimahamed3151
    @nasraxilwaanimahamed3151 6 ปีที่แล้ว

    jcylkuna waa xurmo qofan xeer kiisa marin hee wow wlhi hestan wy iga gadan tahy farhia boqorada codka thnkz

  • @abdirahmancise
    @abdirahmancise 6 ปีที่แล้ว +5

    Runtii heestaan waa lafhacay isbadal ayaaaka muuqdo
    Hdii wax darentay like👈

  • @ahmedabdilahi3978
    @ahmedabdilahi3978 6 ปีที่แล้ว +1

    zxp single ba tahay nooo waysada ma isku dhawranaa kkkkkkk like ku qabta inta la qabta fikirka

  • @haweeyahonesty2727
    @haweeyahonesty2727 6 ปีที่แล้ว +4

    farxiyaa cod intiisa macaan baad nasiip uheshay walibaa timahaa sidaas u astuur quruxdaada soo baxdee Masha allah

  • @abdirahmanm6177
    @abdirahmanm6177 6 ปีที่แล้ว +1

    Nafsiga xarigiisa hoo, haay, qabo oo xarigiisa haay waa iga gadantahay heeystan 2019 stylkan Caadi mahan hada waa Asturantahay saan ku wad Farxiya kabayare We love you 😎😍🤣

  • @mahadmohamedadhan8634
    @mahadmohamedadhan8634 6 ปีที่แล้ว +44

    Best song hormar wacaan Farxiya😘😘💕👍

    • @abiaxmed3110
      @abiaxmed3110 6 ปีที่แล้ว

      Guled Simba dagalki idin ka dhaxeyay aaway

    • @jijacadey5623
      @jijacadey5623 6 ปีที่แล้ว

      Simba waan ka heley

    • @ibrahimhassan8239
      @ibrahimhassan8239 4 ปีที่แล้ว

      Raga & dumarka soomaliyeed, inta cidla looga dhaqaaay ragaa badan

  • @DHAMMEYARE3939
    @DHAMMEYARE3939 6 ปีที่แล้ว

    walahy waa first song oo aay qaado oo aan kaa heelaay well done walashay dhukuro

  • @haybeofficial996
    @haybeofficial996 6 ปีที่แล้ว +20

    like first person watch it nice song

  • @aliquruxali925
    @aliquruxali925 4 ปีที่แล้ว +2

    Intiii Coroonuhu Jirey yaaa Jacaylkii looga baxay 🖐🏻

  • @xubidubbedubbe2568
    @xubidubbedubbe2568 6 ปีที่แล้ว +196

    Haye hye ayamahan guriga dhexdisa bay heesaha ku qaaadaa inta ila aragtay like ta ku qabta 😃

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว +1

      Xubi Dubbe Dubbe , kkkkkkl wax weyn baa qaldan hadiiba jikada laga dhex heeso, 🤣😂

    • @xubidubbedubbe2568
      @xubidubbedubbe2568 6 ปีที่แล้ว +1

      Faiza Mohomed hhhhhh qarashkaa yaraday ban is iri marka xafada lagu soo gaabsanaa 😉

    • @yasminabdi89
      @yasminabdi89 6 ปีที่แล้ว +2

      Xubi Dubbe Dubbe bananka qabow waye ya hees ku qadi Karo 😂 baraf ka buuxo

    • @aaliyacali6074
      @aaliyacali6074 6 ปีที่แล้ว +1

      Xubi Dubbe Dubbe wax fahanka kugu yar winter ayaa bilowdey

    • @walaalburcaawi7080
      @walaalburcaawi7080 6 ปีที่แล้ว +1

      Xubi Dubbe Dubbe Mgca Awoowgey ii dhig adi

  • @libanartan520
    @libanartan520 6 ปีที่แล้ว

    Wayway. ... waxaasaa kaa hees ah - erayada, laxanka iyo codkaba waa heerkii ugu sarreeyay 💯👌
    Qolyaha durbaano badantaa ee fankayagii naga wasakheeyay, waxaan leeyahay hadaydaan sida Farxiya xarrago badan u heesi karin fadlan dhegaha hana jebinina ama almiino hoobaladdan codka tolmoon cashar ka qaata.

  • @fartun4992
    @fartun4992 6 ปีที่แล้ว +35

    Cod iyo style waaku dhamaday wlhi Farxiyo Kabayare🎤
    Xogmaal thanks marwalba viedo heersare ah🎥

  • @bellaomar3634
    @bellaomar3634 6 ปีที่แล้ว

    2018 ina kabayar wa so rogal ceelisay dhagac dhagac ba nogu danbaysay hees shidan lkn 2018 dhowr heesod bay no wada
    Welovekabayare❤❤❤❤❤

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 6 ปีที่แล้ว +3

    Wwww quruxda qarniga Farhiya Kabayare mansha Allah
    Jacaylku waa xumo
    😢😢😢💔💔💔💔💔
    Hees dareen gooni leh

  • @darjosiciid7466
    @darjosiciid7466 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh bagaa madaxii dhukurnaa nooga asturtay farxiyo saasa ku soo bxday really👌👌👌👌qofkii igu raacsan liketa hla isaaro

  • @sahrosocial9190
    @sahrosocial9190 6 ปีที่แล้ว +7

    Alla naagtan hindida u ekaaa inta ila aragtay like

  • @kamalva734cade4
    @kamalva734cade4 6 ปีที่แล้ว

    Nabsiga xadhigiisa hoo hay in taas ayaan ku haystaa hore u soco kaba yare

  • @allahwithme1310
    @allahwithme1310 6 ปีที่แล้ว +51

    Jaceylkuna wa xurmoo
    Qofaan xeerkiisa marin
    Xaqiisana gudan kareyn
    Xilkiisa ma qaadi karo
    Ana waxaan ku xiriiriyo
    Naflaha adi kaa xigsado
    Cidla igu xoortayee
    Nabsiga xarigiisa hoo
    haay
    Qaboo xarigiisa haay😥😧

  • @sudimohamed3769
    @sudimohamed3769 6 ปีที่แล้ว +2

    Beautiful song, beautiful video and the makeup waaaww! Masha allah 😍😍😍 good job 👏

  • @iizabellaibraahima5024
    @iizabellaibraahima5024 6 ปีที่แล้ว +2

    Inta samah jacel heesta ka heshye like ha ila dhafina Qalbi to qalbi reeeer comment

  • @fatxieapdihakim4099
    @fatxieapdihakim4099 6 ปีที่แล้ว +1

    Farxiyo Kabayare fananad jirto nolow my sista
    Nabsiga xarigiisa hoo hay
    Qaboo xarigisa hay ragow
    Nabsiga xarigisa adinka haya 🤗🤗🤗

  • @haidarsweedendream9101
    @haidarsweedendream9101 6 ปีที่แล้ว +5

    Farxiya kabayare wll waxaan karabaa gabadhaada inaan guursado wlhi waa iga daacad farxiya kabayare gabdheeda waxaan hubaa sidaa sodohday farxiya ay in ayadana ay tahy wlhi daacad ayaan kahadlayaa somaliyeey iga gaadhsiiya wlhi xitaa haday yartahy waan sugayaa ilaa intay noqonayso xaaskayga xalaaasha farxiya wll ama ila soo xidhiidh ama meel aan kaala soo xidhiido isooo sheeeg

    • @somaliqn3107
      @somaliqn3107 6 ปีที่แล้ว

      Haidar Sweeden dream waa gabadh kula eg wlle ka gaadh hadad sida dacad u tahy

    • @haidarsweedendream9101
      @haidarsweedendream9101 6 ปีที่แล้ว

      Amalina Qn wlhi waa iga daacad waan raadinaya lkn somalida wa xasid qofkii yaqaaan iguma soo sheekaayo wlhi waxay iga hyzaa inaan darteed live usoo galo inteen kahelaaa hello farxiya kabayare sodohday waan iska niyaysanayaa sodohday cml alle ha ii kaaxafid

    • @somaliqn3107
      @somaliqn3107 6 ปีที่แล้ว

      Ilhy haku sahlo wll koly hadaan aqano waan kuu shehi laha sorry 🙁

    • @haidarsweedendream9101
      @haidarsweedendream9101 6 ปีที่แล้ว

      Amalina Qn dhib malahan haday calafkayga noqoto iyadaa iska imaan

    • @abdiqanimire6514
      @abdiqanimire6514 6 ปีที่แล้ว

      Haidar Sweeden dream hhh ana farxiyaa baan rabaa

  • @aaminailwaadaaminailwaad9061
    @aaminailwaadaaminailwaad9061 6 ปีที่แล้ว +2

    Nabsiga xaragiis hoo haay qaboo xarigiisa haay wllhi heestan hees iga dheh inti farxiya jecel Like soomali weyn

  • @dekoosman22
    @dekoosman22 6 ปีที่แล้ว +10

    Heestii qarniga waaye jaceylkuna waa xurmee qofkaan xeerkiisa marin xaqiisana gudan kareen xilkiisa ma qaadi karo
    Waa sax noolow boqorada codka 👌👍👌👍👌👍👌👍

  • @nasirgym6261
    @nasirgym6261 6 ปีที่แล้ว

    farxiya labayere wll qali heestan malaha aniga ayeyba iga hadlaysaa .
    cilaad igu xoortay waxaan dadka kaa xigsado. farxiya kabayare codkaada isku daa weeya nolow xubi horay usoco qurux style iyo qurux rabaaniya la aanta famku waa eber

  • @foosmahamed1363
    @foosmahamed1363 6 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah walasheey kabayare asturka the pest kutahay illaah hakudhowro mcnto

  • @WANAAGTV206
    @WANAAGTV206 6 ปีที่แล้ว

    Kabayere iigeeya axpta like ha igala xasdina kabayere ha la ii geeyo...

  • @ziniyorittabadra5574
    @ziniyorittabadra5574 6 ปีที่แล้ว +4

    Jacayelka xaqiisa niman gudikarin.. Xilkisana ma qaadi karo best song wlhi 😚 xaqiiqo ah

  • @mulkikoolkooliso4574
    @mulkikoolkooliso4574 6 ปีที่แล้ว

    Queen Kabayare waxaad u libisatay kaalay iska arag woow 😍

  • @umufarhia6836
    @umufarhia6836 6 ปีที่แล้ว +24

    😂😂😂madbaqaaa OR kijada sheeko cusub waye kabyare ciyar cusub waye runtii😂😂😂 nice song 😍😍🤗

    • @nasroshaati2804
      @nasroshaati2804 6 ปีที่แล้ว +2

      Anisa Abdi 😂😂 naagta ha fashilin yqy😂😂

    • @umufarhia6836
      @umufarhia6836 6 ปีที่แล้ว

      hipanka nolosha 😂😂😂Zxpy way iga yabisay😁😁

  • @Dhamays-dumar
    @Dhamays-dumar 6 ปีที่แล้ว

    Jcylkuna waa xurmoo qofkaan xeerkiisa Marin xaqiisana Gudan karayn xilkiisa ma qaadi karo walee taasaa been ahayn halkeedaad dhigtay unique style 😍😍😍😍😍😍😍

  • @omarahmedmohamed6416
    @omarahmedmohamed6416 6 ปีที่แล้ว +4

    Ish calaa kabayare
    Noloow in bdn
    Hadii aa nhy rer somaliland 🇭🇺
    Full respect ✊❤️❤️

  • @daruurofficialmedia8708
    @daruurofficialmedia8708 6 ปีที่แล้ว

    Frst laan gaab adoon idin waydiin *like*

  • @hooyomaryangabadheda8827
    @hooyomaryangabadheda8827 6 ปีที่แล้ว +30

    Farxiyo qurux wng alle haku dhowro cod malabey 😍

  • @abdisuufiofficial7441
    @abdisuufiofficial7441 6 ปีที่แล้ว +1

    War manta madixi ballotteli uu ekaay weey naga qariise
    Usheega in eey saan ku qurux badantahay #farxiya#kabayare
    Hadad igu racsantahay like isaar

  • @tashaaalpi3357
    @tashaaalpi3357 6 ปีที่แล้ว +106

    naag hawiye Murusade 💋❤🔥

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 6 ปีที่แล้ว +1

    Farxiyo hadeer waa lagu fiirin karaa kol hadaad madixii #Diiga lamooday qarisay 😊 Waanu kujecelnahay Huuno 💖💝💖

  • @mohamttabshir1965
    @mohamttabshir1965 6 ปีที่แล้ว +27

    Qofki ugu horeyey

  • @anfacvideographer
    @anfacvideographer 6 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa ALAAH
    Maashaa ALAAH
    Fanaanadii codkii dahabka lahayd
    Go forward and well done Xogmaal

  • @abdikanimohamed2241
    @abdikanimohamed2241 6 ปีที่แล้ว +8

    FARXIYA KABRAYARE wlhi ku taageeraa inta tagerta lilketa ku qabo

  • @fahimahinda1924
    @fahimahinda1924 6 ปีที่แล้ว

    Waaw farxiya qurux hees iyo badh kamaba daalo heestan horay u soco quruxey😍😍😍

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 6 ปีที่แล้ว +17

    Farxiya kabayare
    Wadna gariir weyan codkagu ✌😘😘

    • @ayaanleahmed5007
      @ayaanleahmed5007 6 ปีที่แล้ว +1

      caqli same kkkkkkkk walahi waad iga qoslisiisay wadna gariir yaaaah hhhhhh

    • @caqli_same8270
      @caqli_same8270 6 ปีที่แล้ว

      Ayaanle Ahmed 😂😂😂 wadne gariir weyaan

  • @saynabsicid-nw6by
    @saynabsicid-nw6by 6 ปีที่แล้ว

    mncha allaH Qurux style cod Intaba way kobzatay Farxiya kabayare shakhsi Ahan ban utageera wa Ruuux waji furan oo wada farxad Ah Big Respect Gacalo Dalmar yaraNa ishuMi 😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚

  • @fariidofaraxsan9845
    @fariidofaraxsan9845 6 ปีที่แล้ว +5

    Kabta xaji hindiya inay isku sobadashy inta Ila darentay farta tag nagtan wa funny jego lastig ayan ahay kulaha xafladi mama malyuun cidi dawata maqashay magacas allaberka 😂😂fananada ugu magaca badan faninta inay tahay ya igu racsan

  • @mubarakadam2187
    @mubarakadam2187 6 ปีที่แล้ว

    Farhiya kaboyare big respect wllshay waxan ahay tageero wayn

  • @abdilqadirzkaysez6264
    @abdilqadirzkaysez6264 6 ปีที่แล้ว +3

    Farax kabayare cod dahabiya iyo style asala shaqo wacan wllo

  • @mrzack4124
    @mrzack4124 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashalh xogmal TV iyo welipa Deq darajo salute👑🙌

  • @abdihakemqurbo5712
    @abdihakemqurbo5712 6 ปีที่แล้ว +6

    farxiya waanku jeclahay baayo.😘 ninka markuu kusoo furo ilasoo xidhiidh.😂

    • @moamerica9670
      @moamerica9670 6 ปีที่แล้ว

      Abdulhakim Qurbo hahahaha hello bruh 😂😂😂😂😂

  • @hassanosman5241
    @hassanosman5241 6 ปีที่แล้ว

    Markaan dhashay fanka soo gashay.. Hadana hadaan heloh gabadhyaroo ileeg weyih😘

  • @haboonmaxamad622
    @haboonmaxamad622 6 ปีที่แล้ว +4

    waxan ku xaririyo naflaha adi kaxigsado cidlad igu xortaye hees qiso kusaleysan kal iyo lab kabayare ku jecliyaaaaaaaaaaaaaaa

  • @qadroqali1116
    @qadroqali1116 6 ปีที่แล้ว

    Farxiyadeeydi caashaqa cirkaa kuu jira cabaar waa halkii naciimo jokare mahadsanid deeq darajo ina aabo

  • @nimcaanyare2587
    @nimcaanyare2587 6 ปีที่แล้ว +5

    Farxiya Kabayare😍

  • @axmadfartaagte4427
    @axmadfartaagte4427 6 ปีที่แล้ว

    Fanaanada tolka full respect hada reeer dayniile tahay like isii

  • @zamzamhashi4435
    @zamzamhashi4435 6 ปีที่แล้ว +4

    Woooow very beautiful dresses

  • @umuashraf7911
    @umuashraf7911 6 ปีที่แล้ว

    Nice song waxey wadataa erayo caajib ah allow kuxafid waan tagera farhiya diamond

  • @abdifatahaskar2461
    @abdifatahaskar2461 6 ปีที่แล้ว +16

    farxiya kabayare poqorada sanadka sibay waxgarad utahay

    • @amiishaden7110
      @amiishaden7110 6 ปีที่แล้ว

      Wwwww farxyo waad shidantahay

    • @ugaaskadhalinyarada535
      @ugaaskadhalinyarada535 6 ปีที่แล้ว

      Heestaan aad ayey iitaabatay runtii farxiyo aad ayaan kugu mahadcelin

  • @samiyahusein8261
    @samiyahusein8261 6 ปีที่แล้ว

    maansha allah farxiya quruxley aad baan kuu jeclahay huuno waayo waxaad tahay naag qalbi fiican oo calool xaadhan qurux rabi wuu kugu manaystaye dhigaa ugu sharaf badnow sis

  • @azhaarazhaar9610
    @azhaarazhaar9610 6 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhh mabakhana miyaa lagu dhex heesaa ana suuligaan iskaga soo duuba yaaye si aad iila socoto like saaar

  • @foosinadeq8725
    @foosinadeq8725 5 ปีที่แล้ว +1

    woow qatar ina kabayare ad ayan ogahele hestaan😍😍

  • @mariaa.a4215
    @mariaa.a4215 6 ปีที่แล้ว +3

    Dharka yaala badalin maa la dhahay mise dhaqaalaha ku jira miyaa 😱

  • @yasmiinyoussif2701
    @yasmiinyoussif2701 6 ปีที่แล้ว

    mnsha allah farxiya quruxlaay Alle haa ku xafido wllo wllhay ila xaad waan dagera farxiya guuleeysoo xppti

  • @susuumoha6879
    @susuumoha6879 6 ปีที่แล้ว +12

    War ileen kabayare waxanoo quruxaa ku duugnayd markay timaha asturatay 😂😂

  • @dhawrsancaqil9746
    @dhawrsancaqil9746 6 ปีที่แล้ว

    Xogmaal iska habeeya dubista video quruxdi inanta waad bahdiisheen

  • @rahmaroze4982
    @rahmaroze4982 6 ปีที่แล้ว +11

    Nabziga xadhigiisa hay walhi hestani ani ayay igaa hadlaysaaa

  • @maryancigale9443
    @maryancigale9443 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi cadi mhan heestan ana modaa inu abwanka i ogaa axyaa hees kabyre nolow huno 😍

  • @captaincrashiid4140
    @captaincrashiid4140 6 ปีที่แล้ว +79

    tolkay isaaq like hayla dhaafina

  • @hibocadey492
    @hibocadey492 6 ปีที่แล้ว

    Alla qurux badanaa farxiyo kabayare hadee madaxa dabooladay gabdhaha somaliyeed xijaabka weyku qurux badan yihiin wllhi 😘😘😘😘😘😘

  • @ivabarbie
    @ivabarbie 6 ปีที่แล้ว +3

    inay timaha qariso kabayare intakuraacsan subscriber iisaara

  • @queenikky1436
    @queenikky1436 6 ปีที่แล้ว +1

    Waligay nabsi qof kama galin aniga laygama galin imika marajaynayo please like isiiya my people

  • @afitahcaqil9676
    @afitahcaqil9676 6 ปีที่แล้ว +3

    Habo mcn guulayso waligaa 👍👍

  • @maadcommunity590
    @maadcommunity590 6 ปีที่แล้ว

    Waaaw legend laba maaha wllshey farxiya kabayare jecliyaa fankaada iyo dadnimadaadaba❤❤

  • @layloadam5571
    @layloadam5571 6 ปีที่แล้ว +3

    Kabta xaji iyah hees macaan❤️❤️

  • @idilsalaad3489
    @idilsalaad3489 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahey baa ila og waaban jeclahay kabayare dabeecadeda iyo qaabkeda alllow ku dhoor wll mcn

  • @dhalintamediagroup4901
    @dhalintamediagroup4901 6 ปีที่แล้ว +5

    Best song hormar wacan farxiya

  • @Zizouu94
    @Zizouu94 5 ปีที่แล้ว

    24.3.2019 ya wali dhagesanayo ? , ilahey amarkiis farhia wxe u egtahay qof igu qaali aha aragtideda ayaba xasuus ah

  • @mohameddecoofficial1942
    @mohameddecoofficial1942 6 ปีที่แล้ว +3

    Farxiya kabayare maxaa cadeeyay hhh

  • @mubarikzamriyeflp9293
    @mubarikzamriyeflp9293 6 ปีที่แล้ว

    farhiya kabayare hada jeclaadayba markii hore suurada rag lahayde hadad igu raacsantahy plze like iisaara

  • @faizamohamed5429
    @faizamohamed5429 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah farxiya codka

  • @naimamohamed8111
    @naimamohamed8111 6 ปีที่แล้ว +1

    Jaceylkuna Waaa Xurmoo Qofaaan Xeeerkiisa Marin Xaqiiisana Gudan Kareyn Xilkiiiisa Ma Qaaaadi Karo Qofaaan Ogahay Adiga Maqaaadi Kartid Xilkiiisa Waxba Ha isdaaalin Kabayare Thnks Waaan Ka Helay Heeestaaan Anigeyba Wax iiisheegeysaa Wllahi Malaha