"Shan Nin Oo Laba Walaalo Tahay Labana Ilmaadeer ayaa Naga..."Siyaasi Samsam Maxamed Cige

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 17

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allllah samsam maxamed cige nolow inaaadeer❤

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 2 หลายเดือนก่อน +1

    Noolow Sam samey walaahi waanu dilaynaa horgalada m ciise ee wadani raacay

  • @jasminali374
    @jasminali374 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah guul kulmiye

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 หลายเดือนก่อน +4

    Dumarkii buu guulwadeyntii baray ina Kaahin iyo ina biixi laba saaqid baa ilaahay dalkii gacanta ugu riday

    • @abdirizakabdi1913
      @abdirizakabdi1913 2 หลายเดือนก่อน

      Badowdau Cay bay ku fiicanyihiin

  • @alibasbaas5065
    @alibasbaas5065 2 หลายเดือนก่อน

    Haa waaa tii

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 2 หลายเดือนก่อน +1

    Naa maxa tiri waxnu dhisayna madaxwayne taarikhle o kaa tarikhdale dhisaysan muuse miyaa 😂😂😂😂 tarikh xun ayu ka tagy walee indho adeg reerkulmiyee dumar iyo rag maba qajilayaan subxnlah

  • @khadarlg9855
    @khadarlg9855 2 หลายเดือนก่อน

    Ala maxaa la badhaadhay!!!!😂😂😂

  • @daresavage345
    @daresavage345 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qabyaalad iyo xisbi maxaa iska galay

    • @daresavage345
      @daresavage345 2 หลายเดือนก่อน

      Waa run qabiil, qaran iyo xisbi isku dhex milmay somali baa laga helaa

  • @SomaSooooda-dm7vs
    @SomaSooooda-dm7vs 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nafata beenta ku maaweeli mesha waxa ku soo hadhaye solticko iyo inaa caydid iyo xinif iyo buni baaba

  • @Cajabo
    @Cajabo 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkkkkk kulmiya fashilmay waa fuley fuleyaal kulmiya fashilmay fuleyaal dalkii kasoocararay

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 2 หลายเดือนก่อน

      RUN AHAAN XISBIGA WADANI WAA XISBI LAGA GUURAY OO ISAGU ISKA ERYAY SHACABKII U CODAYN LAHAA MAR UU CIIDAN BUURTA UDIRO MAR.UU MUDAHARAAD SAMEEYO MAANTANA WUXUU MARAYAA IN UU YIDHAAHDO SNM WAA DANBIILAYAAL

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 2 หลายเดือนก่อน

      SNM WAA HOOYADA SLAND CIRO IYO XISBIGIISU COD NAGA HELI MAAYAAL KULMIYE.AMA UCID❤❤❤

  • @abdirizakabdi1913
    @abdirizakabdi1913 2 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso samsam niman badow ah oon sharaf lahayn baa ku caayesa ha ubixin

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tani soo ma aha islaantii ka ahayd aqalka siilaanyo DJ ee wadnaha dhag dhag leh ku tuuri jirtey ee shantada weyn la hor istaagi jirtey aqalka siilaanyo.

  • @abdisamado1853
    @abdisamado1853 2 หลายเดือนก่อน

    Afartan masaariifsaday dadka yaa xaq u siiyay inay umada masiirkeeda ka taliyaan