Abaayooy alle hakuu aqbalo ducadeena maantoo dhan caawa ayaa laguu duceeyey adna duceyso waana kuu duceyneyna asna alle ha hanuuniyo xaqa alle ha tusiyo kii ku wanaajiyo alle haka dhigo adna samir astaqfaarta kaalmeysta
Gabadhaan waxay ku waalatay oo ku mashquushay ninka qaba oo waa waxa haysta gabadha hani oo mareykanka joogtay oo ilmaha laga qaatay oo dumarka ku waasha oo ku mashquula raga iyo lacagtooda iyo waxay helaan waxay gaaraan heer ay menthal health noqdaan oo xataa caruutii hayn karin oo waxay u baahan yihiin in la caawiyo laakiin lama caawin karo iyagoon oqplaan inay ka haraan nimankaan ay ku waasheen. Markii iyaga la caawiyo oo ladnaadaan markaas caruurtooda lagu dhaqaaleeyo oo shaqeystaan ama busnis loo furo si ay biilkooda u helaan
GABADHAAN WAA QURUXLEEY WALEE HADANA WAA YAR TAHAYEH WALI GABADHAA HA IS NIYAD JABIN ILMAHAAGANA KORSO OO NIN DANBE HA GUURSAN 6 CARUUR KUGU FILAN MUSTAQBALKOODA KA FEKER ILMAHAAGA SAA WAXBARASHO ULA DADAALI LAHEYD OO WADA JAMICIYIIN KU NOQDAN BERINA KU ANFACAN AYAGANA IS ANFACAAN MUSTAQBAL FIICAN U HELAAN
Dhubuq dhubuq hore dhabana heyz danbe ayey lee dahay War dumarka so9maaliyey oo hintiina wey ba dhibeysaa narka hore guurkiina ka fiirsada guurka deg dega ah iska dhaafa
Cudur maxamuud gungundhashey Marki horebo sinji xun iyo zinzibariyin baad aheyden magaca daroodna futada ayaa kaga tiilin war maxa gabadha carurta uga qadaten oo uga ooysiisen caruta inay uqdad ku kori ma ogodin oo colaad idin qadi qalbiga carurta ha dhawacina nabsi baa jiro carurtan wey kori balse uqdad bey ku kori intey gori gortahy wax ka qabta arrintan.
Abaayo waa ku soo duceeynaya makka ayaan joga bedka alla ayaan kaga so duceeynaya insha allah kama qadana ya insha allah 😢😢😢😢😢
,abayowaankujecnahayubadbaadnohaysaaodagashadukuxumeyayanaga
,anagodhanbaakujecelcarurtadawaadheleysaishaalah
Subxaana laah wala samraa hada dhibla kulantid live faaido maleh allaah ku kaalmeeyo samir abaayo lacnad cay wax kuuma tartee alaah kaaga hiiliyo aaamiiiiin
Allaah hakuhiiliyo😢😢
Bismilah ilaahow usahal muraadkeeda❤🎉😢😮😅😊
Waa fariid wlh qalbiga ayey ka hadashay
Isaqi ayaa ku heeysto ee icafi dheh abaayo
Ilaahay ha kuu gargaaro
Odeygas waa nin nasib daran,gabadhas quruxda badan oo carurta Ilaah ka siiyay buu saa u xumeeyay duf ku bax dheh
ALLE sharta hakaa qabto walaasheey. Farxad Alle ha kuu badalo.
Ninla isaaqa xaqiisa ku hayo ee aad dabiga ka kashey.
Waa. Ku. Soo. Duceenay. Isadeeji. Caloosh. Haanahuuriin. Ilahaay. Fuududeeyo. Ilahaay. Waxaada. Doonaaso. Ilahay. Haakusiiyo. Amiin. Amiin. Amiin. Yaa. Raabi. From. Buraco. Isha. Allha
Ilahay ha ku hiiliyo abaayo
Abaayooy alle hakuu aqbalo ducadeena maantoo dhan caawa ayaa laguu duceeyey adna duceyso waana kuu duceyneyna asna alle ha hanuuniyo xaqa alle ha tusiyo kii ku wanaajiyo alle haka dhigo adna samir astaqfaarta kaalmeysta
Dahir cadi mahih
ALLAHA KAA KURBADA KAFEYDO INTAA QALBIGA KATABANEYSO ALLAHA FARXAD KUGU BADALO
Ilahay caawi adiga Rabi ah adiga Raxman ah adiga awood leh awoodada wax ugu qabo ilahaw gar gaar dag dag ah u fidi
Illaahay hakaaqabto waxkastoo ku dhibaayo
Nabsii niin kale aay kaagashay ayay sabab oo ah dhibkan allah dhibka haaka qaado walaal
Sax maxey u ooyney
Aamin Aamin Aamin
NIN ABAHEED LA EK AYA SIREY😂😂😂😂😂😂😂
Abayo ilahay hakuhiliyo katag ninka ilmahaga kawado. Wakorsankarta wakamaranta ilahay hakaa kafiyo
İllahey haka qabto cadowga inshallah
Gabadhaan waxay ku waalatay oo ku mashquushay ninka qaba oo waa waxa haysta gabadha hani oo mareykanka joogtay oo ilmaha laga qaatay oo dumarka ku waasha oo ku mashquula raga iyo lacagtooda iyo waxay helaan waxay gaaraan heer ay menthal health noqdaan oo xataa caruutii hayn karin oo waxay u baahan yihiin in la caawiyo laakiin lama caawin karo iyagoon oqplaan inay ka haraan nimankaan ay ku waasheen.
Markii iyaga la caawiyo oo ladnaadaan markaas caruurtooda lagu dhaqaaleeyo oo shaqeystaan ama busnis loo furo si ay biilkooda u helaan
Walhi waxaqiiq
Maxkamadaan waxaa isugu yimaada dadka nolosha ka dhacay masaxbaa hooyo 45jir ah o dhashay 6caruura inay uwaranto sidii gabaryar o.12jir ah aaway caruurtii aaway mustaq balkoodii illayn hadaan hooyoyin nahay waxaan uqayirmaynaa waa ubadkeena ee allaah waxaan ka baryaaya inta jiran inuu allaah caafiyo kuwa hooyo utahay ayaan daran
Maxaa Ku dhacay gabadha
😢😢😢😢😢😢 sorry wlhi
Waan la ooyey gabadhan wa dhibane allaha u gargaro ma naagba qabiil leh ninkey u dhaxdo u dhasho ayey ku qabiltahye
Ya Allah
NINKA ISAAQA XAQIISA AYA HELEY
Allah kaqabto Amen Amen🤲🤲🤲
Cadow oo dhan alaha kaa qabto waagana farxad alaha kuugu kuugu bariyo
Waa runteed nimanka zambia jooga waa sidaas dumarku uma qaymaysna
BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM NAAG LACAG NIN KU GASHAY MAXAA QALDAN LACAG JACAYL WALAAHAY GABAR NOGA WAALATAY MANA HELO QOFKII KADABA ORDA YAAAAAB
Nin aalkuliista ah ayey guur satay markuiii horaba
iLmihiisa maxaad hoteelka ugu. Wareejin weeysay. Marka Lacagta luguu. Qabsanaayo. Congolese ha. NoQdaanee
ILAHAYOW ARIMAHEEEDA U ISLAAAXI
Naagtan nin ayee lacag ku raacdey…yaab
Gabdhaha Soomaali oo dhan ayaa lacag jecel iyo nonal jecel.Waa caadi
Majerten Wadalmuge waa dad la garanayo Dahir waa qabiil jira ogow
Walal ilahay dartiisa ucawiya gabdhaas qumaygaas gabadha halaga qabto
Sorry abaayo❤
500 AYA LAGU WATEY😂😂😂😂😂
Imaanka lanahay hadaan dumar nahay
Gabdha waa saas
GABADHAAN WAA QURUXLEEY WALEE HADANA WAA YAR TAHAYEH WALI GABADHAA HA IS NIYAD JABIN ILMAHAAGANA KORSO OO NIN DANBE HA GUURSAN 6 CARUUR KUGU FILAN MUSTAQBALKOODA KA FEKER ILMAHAAGA SAA WAXBARASHO ULA DADAALI LAHEYD OO WADA JAMICIYIIN KU NOQDAN BERINA KU ANFACAN AYAGANA IS ANFACAAN MUSTAQBAL FIICAN U HELAAN
Ninka wadalmoge isnot easy 😂😂😂
NAA SIRTAADA QARSO NAAGAHA QAAR QALBI LA NOLASHADA LAGAMA SHEEGEEYO NOLASHA QARSOODI KU FIICAN TAHAYEH WAXA SOO MARTEY NACASANAA NAAGTU NAA AAMUS SIRTAADA QARSO SOMALIA WAX LOOMA SHEEGE BERI KUGU CAAYNAYEH AF DABOLAN DAHAB
Soomaali waruntaa lakin gabdha qalbiga kajabey wey iska hadli maskinta.
Dhubuq dhubuq hore dhabana heyz danbe ayey lee dahay
War dumarka so9maaliyey oo hintiina wey ba dhibeysaa narka hore guurkiina ka fiirsada guurka deg dega ah iska dhaafa
Ask him forgiveness isaaq man that’s why this is happening to you
She’s lucky the isaaq man was even helping her not many ex will help you once they divorce you
Walahi waa runtaa wuu jeclaa😢😢😢😢
Subxaanaka yaa Cadiim nin sidha naagaha camal u caytamaayo weligey ma arkin. Gabar 5 caruur u dhashay ayuu dadka hortooda ku bahdilay. Naageesh 😢😢😢🤮🤮🤮
Qaftan kali in aan dhageesano mahan waa ninka in aan maqalnaa tankale gabdha badan koda waa areebo been mahan guri walbo shaqalo ayaa u joogto
Wargawadha haloobirmado
Ilaahow muraadkooda iyo ciyaalkaada kaaga soo waad ninkaas mujrimka
LABO NIN AYEY ISKU KOR WADEY
Cudur maxamuud gungundhashey
Marki horebo sinji xun iyo zinzibariyin baad aheyden magaca daroodna futada ayaa kaga tiilin war maxa gabadha carurta uga qadaten oo uga ooysiisen caruta inay uqdad ku kori ma ogodin oo colaad idin qadi qalbiga carurta ha dhawacina nabsi baa jiro carurtan wey kori balse uqdad bey ku kori intey gori gortahy wax ka qabta arrintan.
Waa nin been badan .
Waa. Ku. Soo. Duceenay. Isadeeji. Caloosh. Haanahuuriin. Ilahaay. Fuududeeyo. Ilahaay. Waxaada. Doonaaso. Ilahay. Haakusiiyo. Amiin. Amiin. Amiin. Yaa. Raabi. From. Buraco. Isha. Allha