Somaliland Muuse Biixi oo dagaal ku dhawaaqay doorashana laalay iyo Masar oo Soo Hanjabtay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 72

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 26 วันที่ผ่านมา +1

    Masar waa loo khalaawaynayaa Gudaheeda Ayuu dagaal ka dhici doonaa insha.Alaah sland GUUUL sland❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiismail-lz5xs
    @abdiismail-lz5xs 26 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan
    Marba meel u carar
    Turki heshiis la gal
    Masar heshiis la gal
    Erteriya heshiis la gal
    Heshiisyadaasi amay iyagu is hirdiyaan

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 27 วันที่ผ่านมา +2

    Heeska waxa uga wacan inay falastiin u hiiliyo wey u baahante

  • @mohamudismailmohamed4699
    @mohamudismailmohamed4699 25 วันที่ผ่านมา

    Waa ubaahanahay Masar.
    The enemy of your enemy is your friend

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 26 วันที่ผ่านมา

    لالغاء انتخابات الصومالند من الذي مصلحته

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 27 วันที่ผ่านมา +1

    Muuse ka xishoos idinku doorasho ma taqaanaane xamareey

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 26 วันที่ผ่านมา

    laa calyka salaam

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 26 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂israaiil ayay kasoo beqeen wlhy way kaga soo horaysaa badda casna

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 26 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 27 วันที่ผ่านมา +1

    Masaarida waxaa la yiraahdaa Reer Dhuuso Wayne cid haday caawinayso waxay caawin lahayd Sudan, Liibiya iyo Gaza Reer qaylo Wayne 😂😂😂

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y 26 วันที่ผ่านมา +1

    Qadadweyn iska Riiyoodo Somaliland idinka Adkatey 😂😂😂

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 26 วันที่ผ่านมา

    Walaahi waa Arin meesha taala dalkeenii oo Cadaw hareereeyay iyo doorasho is ma laha

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 26 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂 ujeedadaadu waa soomaaliland laakiin heshiiskan mou waa laga sii gaashaantay bal hadalkaygaa xasuusnow

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 26 วันที่ผ่านมา

    Kkkk waa sax in masar timaado oo Itoobiya. Cunaha qabato ( ninkii masar diidan inay Itoobiya is laayaan waa in Itoobiya raba inay gumeysato.

  • @iali8540
    @iali8540 26 วันที่ผ่านมา

    Masar iyo Turkigu haday yihiin Dawladu miisaan ku leh dunida hortooda laguma gumaadeen walaalahooda carbeed ee Falastiin.

  • @rodag7831
    @rodag7831 26 วันที่ผ่านมา

    Somaliland goormay Yemen noqotay. Xuutiyiinta iyo Maasar ba badaa iin aay xidhaan rabaa. Waarkaagu Xuutiyiinta ha uu tagaan bada Somaliland shaqo ku malaha. Aduunkuna ka ma yeelayo.

  • @user-kn4fh5gn5y
    @user-kn4fh5gn5y 26 วันที่ผ่านมา

    War hargaysay ka bilaamaysaa doorasho qabo ceerigaabo la😊bkii isaaq baa degan oo adiaga dhedigow kumackhusayso

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 26 วันที่ผ่านมา

    Yahuuda Ayaaba kasoo Horeyen doonta waa hubaal

  • @user-vp6xv2xv5r
    @user-vp6xv2xv5r 26 วันที่ผ่านมา

    Masar waxay islahaysa ma jirto,haday awood leedahay wabiga biyihiisa ayaa difaaci lahaayeen ama gaza oo albaabki ka xidheen

  • @user-qk4kt3oe5p
    @user-qk4kt3oe5p 27 วันที่ผ่านมา

    Oo. Masar maxay falasdiin ugu hiilin waayeen

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 27 วันที่ผ่านมา

    Masar may iska celiso itoobiya oo ka xidhatay biyo mareenkeedii

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 26 วันที่ผ่านมา

    Waa hadal caadiya haday sidaa si dhacdo maxaa la yeelayaa

  • @KeyseMuuse-hb8vf
    @KeyseMuuse-hb8vf 27 วันที่ผ่านมา

    Hadalka Sidhu u yidhi Madaxdagaale difaaca dalkaiyo doorashada keebaa horeeya weynuhu u dheh muu ku baaqqine

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 26 วันที่ผ่านมา

    SI KHALDAN AYAAD UDHIGAYSAA HADALKA SHACABKA SLAND WAAN8SKU HADAF

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari8730 26 วันที่ผ่านมา

    Masar haddii ay caqlileedahay Maraykan baa ku weeraray Ciraaq iyo Afghanistan waxa aan ilashanayaa amnigayga. Masar soo dhawoow baanu ku leenahay ileen taariikhda waxba kamaad barane.

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 26 วันที่ผ่านมา

    Masar hayka celiso yuhuud oo falastiin haw hiiliso

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 26 วันที่ผ่านมา

    Waxhajibad isledahaye waxaddhexmuqoranaysa badkhaldan

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 26 วันที่ผ่านมา +1

    IsaaqLand (Habar Awal Land) ma shaqaynaayo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 26 วันที่ผ่านมา

      Ka waran siilkii hooyada ee qadhmuuna

    • @Seeykulatahy
      @Seeykulatahy 26 วันที่ผ่านมา

      @@Ahmedwali-ji2sf caqli iyo gar qaadasho baa shaqaynaayo 😂😂😂

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 26 วันที่ผ่านมา

    Masar waxay u imanaysaa muqdisho Si ay culaad gacmaha layskula tago uga dix rido Somali iyo Itoobia.Waana inta Masar doonayso.
    Abiy qas ayuu galiye Itoobia iyo Somali meel ay Joogta ba. Madaxweyne Muse Dib yuu san u tagin Itoobia.

  • @hassanyussuf-kh5dg
    @hassanyussuf-kh5dg 26 วันที่ผ่านมา

    Somaliland xaq iyo cadaalad bei ku sugan tahai.

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 26 วันที่ผ่านมา +1

    Ethiopia 40% somalia ayey degen tahay oo cidankeda ay jogan. Hadana cidankheda iyo front line ka ay dalka kedha ka difacadho ayey si kordin oo horey hub iyo cidan ba si geyn. Saxiib, dalka si burbur donan oo sixun uu babii wa somalia siyasad xumada hassan mafia iyo kox dhisaa dartedha !!! 😂

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 26 วันที่ผ่านมา

    HASSAN DHOHANYE SOO KAXAYSO MASAR MOQDUUSHA OLAYSA ANAGUNE ITOBIYANU KEENYNE😅😅😅😅

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 26 วันที่ผ่านมา

    Masar ku wasatay

  • @user-qq9dz2ex5z
    @user-qq9dz2ex5z 26 วันที่ผ่านมา

    Ninkani-waawaashay-adiguna-faafi-qudhunkiisa

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 26 วันที่ผ่านมา

    Wallee uma ciil qabno xasan gurguurte iyowixii lagu sheegi jiray somaliakkkkk

  • @abdikadir255
    @abdikadir255 26 วันที่ผ่านมา

    War islayaab hadalkaaga saqajaanka

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 26 วันที่ผ่านมา

    Masar masoo degi karto muqdisho..hadday muqdisho cagaha soo dhigto Itoobiya ayaa toos u qasanaysa Soomaaliya. Hadday badda cas dagaal kasoo qaadana iyadaaba ku jabaysaa oo kinnaalka suways ayaa ka xidhmi doona.
    Hadday dagaal soo qaaddo waa markay burburi lahayd.

  • @Noredin20
    @Noredin20 27 วันที่ผ่านมา

    War CARAB warkeed iska iloow . GAZA ayay u wax tari lahayd. Somaliland waxay u gelaysa Sidii 20 kun u waayeen TIGRAY ayay u dejinaysa meel mareen la is weydiin doona ..

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y 26 วันที่ผ่านมา

    Riyo Riyo iska Riiyoodo qadadweyn fasheel foqa fasheel 😂😂😂

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 26 วันที่ผ่านมา

    Masaaridu uma hiilin Somalia laakin Dhuxusha Dabka Lagushito Ayay Kadhiganayaan Siay Ugu Garaacan Ithiopia. Somalia goorma ayaay Korayan?

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 26 วันที่ผ่านมา

    Masari Xaar Weyene Falastiin Haw
    Gagaaro Haduu Wax Tarayo
    Xeenta Somalilnd Waxa Jooga
    Mareyekan imrat Yuhuud Ayaanu Soo
    Wadanaa Xabashi baanu Soo Wadanaa Isu bayedh Dadqalatoy
    Qadaad weyen Alqudhun
    Itoobiya biyihii bsyekaa Dhidhataye
    Maxaay Tari kartaa

  • @user-si1oc1qk9s
    @user-si1oc1qk9s 26 วันที่ผ่านมา

    Cayaan ishiiba hadaabd isdifaaci karin masaryk haday wax iala hyso falastinvay wax u qaban lahayd cunto iyo hub bayvsiun lahayd.waarwal laadahee uska aamus huutiyiintaa ka itaal Roon masar

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y 26 วันที่ผ่านมา

    Been iyo Riyo iyo khayaal bydin ku jirtaan marna turki baa nadiifacaya marna masar dacl baser 😂😂😂😂

  • @AaminaAdan-e1z
    @AaminaAdan-e1z 25 วันที่ผ่านมา

    warkasoomaalilandkahadal😊😂❤

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 26 วันที่ผ่านมา

    Maxay ku keeni kartaa soomaaliland?

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y 26 วันที่ผ่านมา

    Iska hadle ina igare 😂😂😂😂😂😂

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 23 วันที่ผ่านมา

    Dorashada waynu
    Yar dhiganaynaa

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 26 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk waar Hassan. muse wuu walay digsi buu madaxa u geliyey wali caadiya masar turkey maxy qaban karan falastiin baa u dhow muu wax u taro .

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 27 วันที่ผ่านมา

    oo heedhee masar way ka baqdaa israaiil itoobiya waa tii biyaha ka xidhatay juuq may u dhihin markaa sidee wax u wadaan xasan gurguurte iyo fiqi manaafaq

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 26 วันที่ผ่านมา

    Masarta aad faaninayso israal ayaa rafax ku laysay askarteedii Ethiopia biyahii ayay ka xidhay haday awood leedahay maxay iskaga celin wayday kuwaa carabta ah ee la jarka ah ee falastiin ah maxay u caawin wayday inta aad leedahay muqdisho ayay dicaacaysaa marka hor isagu dalkiisa ha difaaca taas ayaa ka horaysa

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 27 วันที่ผ่านมา

    Ma yamanbay weerarayaan

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 26 วันที่ผ่านมา

    HASAN GUURGURTO WAA FOOLYE KOOLBA QAR SOO KEERYSTE WAANU ISKA DEFACYNA WAXA NAA SO DONTA HAADI EEYE HAALE TAALABO KUU SOO QADAN SOMALLAND😮😮😮😮

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 26 วันที่ผ่านมา

    Waliba waxu yidhi wa inaaynu koofur ama somali ku so hubeeyna somaliland si aay ugu so duulan oo somalida ku celiyan dagalki sokeeya iyo mid ka daran iyago dantooda wata wayo itobiya niilka iyaay uga badheedhi wayen afkiso iyu ka yidhi somalida iyaanu isku hubeeyneeyna wayo hore iya lo yidhi riyi haday dib leday dabadeeda iyaay ku qarsan lahayd marka haday wax tarayan yahuda dhulkoda so gashay baay wax ka odhan lahayen marka inay foodo somalida dheexdeeda ka kiciyan baay raban

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL 26 วันที่ผ่านมา

    Qoon. Uu. Baabiyey. 90jir. Diin. Maadi. Ka. Madhan. Alle. Ka. Cabsi. Wuxuu. Ogyahay. Inaan
    Cidi. Ugu. Ridey. Waxan. Ay. Ugu. Yeedhaan. Doorasho
    Ee. Marba. Kuwa. Usku. Magacaaba. Beesha. Dhexe
    Sanduuqa. Ku. Xatooyo. Gurato
    Reer. Awdal. Ayey. Baaba. Sadeen. Waxay. U. Baahanyihii
    Madax. Weyne. S. M. Y. Oo. Ka. Dulqaada. Baryo. Dulqaad. Kaagama. Tagaan. Markey. Arkaan. Holaha. Suuga. Sakaawaha. Pm ka. Ayey. Dhabarka. Jeediyaan. Sidii. Sool. Lagu. Bartey. Ceebtooda
    Fuleynimadooda. Iyagoo. Isleh
    Danbabasa. Ayey. Dumarka
    Caruurta. Ugu. Sheekeeyaan
    Hevel. Iyo. Koox. Qabiil. Ayaa
    Ciidanka. U. Basaasay. Ciidanka
    Qaranka. Qaran. Keedee Qabiil. Hawada. Qaranimo. Ka. Jeclaaday. Oo. Sida. Qaran. Lagu. Noqdo. Ay. U. Jirto. Inta. Cirku. Jirroo. Hadba. 90jir. Ka. Mida. Kuwii. Geliyey. Diin. Ka. Dayacnaan. Dhaqan. Ka. Baaba
    Dawlad. La'aan. 50sanoo. Dhowdhoow. Ayey. Gaalo. Ugu. Horeeyo. Ingriiskii. Ay. Duudka
    Ku. Xamaalijireen. Denmarik
    Sweden. Ay. Siinayeen. Xoogaa
    Hoo. Oo. Ku. Go. Markey. Isu. Dhiibeen. Ayey. Usoo. Direen
    Baaderiyo. Dhaqanka. Diinra
    Ka. Baabiya. Dayar. Tooda. Qoomuluud. Ay. Soo. Dhoweeyaan. Ayeynu. Ogeyn
    Iyagoo. Leeh. 4. Nin. Oo. Wax. Iska. Deyey. Ayaa. Hargeysa
    Laga. Diinwaan. Geliyey. Shalay
    Waxanu. Maqleyney. Mid. Iyaga. Oo. Media. Ka. Leeh
    2023. Dhowr. Boqo. Ayaa. Laga
    Gaaleysiiyey. Hargeysa. Bueco
    Waan. Ilaawey. Magaalooyinka
    Kale. Ee. Dadkaas. Dayacu. Ku. Dhacay. Xoogaa. Lacaga. Ayaa
    Diinta. Looga. Saaray. Ayaa. Laleeyahay. Xoogaagoodii. Ay. Nolosha. Ku. Maareyn nlahaayeen. Farace. Dubai
    Jabuuti. Ayaa. Bangiyo. Lagu
    Shubtey. Ama. Filooyin. Lagaga
    Dhistey. Riyaale. Farance. Filuu
    Ka. Degan. Yahay. Ayaa. Lasheegay. Odaygii. Dhiigyacabka. Ahaa. Kan. Sool
    Lagasoo. Baacsadey. Ka. Horeeyey. Dubai. Ayuu. Fila. Ka.
    Dhistey. Ayaa. Lasheegay. Kan. Sool. Kaba. La'aanta. Laga. Soo. Caydhsadey. Ee. Ku. Hawlanyihiin. Sirdoonka. Ssc. Sidii. Ay. Usoo. Qaban. Lahaayeen. Isaga. Waxaa. U. Qayiley. Odayga. Digtayoorka. Ah. Ee. Reer. Jabuuti. Baabasaday. Iyo. Duqda
    Gabdhaheeda. Ku. Darta. Afika. Kuwi. U. Dhasgay. Diyaarado. U. Gaday. Mooyi. Diiney. Haystaan
    Ayaa. 5sano. Wuxuu. Kuwa. Maaweelada. Beenra. Queafaadka. Riwaayad. Dhamaad. Lahayn. 4jiil. Lagu. Baabiyey. Xoogaagoodii. Ay
    Nolosha. Ku. Maareyn. Lahaayeen. 5taa. Sano. Ladhahay. Bangi. Jabuuti. Kusoo. Shub. Ka. Dibna. In. Laga. Dhacay. Ayey. Wararku. Sheegayaan. Malaayiin. Doolar
    Ka. Dib'na. Boqolaal. Harfeysa
    Gebiley berbera. Laga. Ceshadey. Pasporadii. Waxaa. Ku. Xigtey. In. Laga. Raafo. Hotelada. God. Koodii. Ayaa. Biyo. Ugu. Soo. Galeen. Waa. Kywii. Sool. Kula. Safnaa. Gumaadka. Ee. Madaafiicda
    Shacab nkataga. Lagu. Isir. Gumaadey. Rasaasta. Usoo. Dhiibayey. Waa. Loo. Taqdiidey
    Awelva. Sidii. Lacagtaas. Liiga
    Dhici. Lahaa. Ayaa. Qoshuhu
    U. Egyahay. Waa. Dulmii. Iyo. Maato. Layntii. Ayey. Aakhiro. Aduun. Seeg. Maanra. Ku. Jiraan. Diin. Dhaqan. Kadun
    Wax. U. Bad. Baadey. Baan'ba. Jiriin. Eersada. 90jiradii. Cidlada. Idiinku. Saaray. Gaalada. Ee. Idiin. Yidhi. Soomaalinimada. Ka. Carara
    Oo. Itopian. Jeclaada. Oromo
    Gadana. Tel. Ayey. Khadka. Kula. Jiraan. Madaxda. S. M
    Meesha. Idinkaa. Ku. Khasaaray. 4jiil. Waxva. Baran
    Shaqaysan. Caafimaad. Helin
    Weli. Halkey. Ku. Jabeen. Iyo. Qabiil. Laleeyahay. Qaranka. Qaranka. Ayey. Dabada. Hayaan
    Kii. Wiilashooda. Dabka. Ku. Guray. Ayaa. Ka. Dhex. Nacnac. Leeh. Oo. Leeh. Dagaal. Ayaa
    Lagalayaa. Oo. Doorsha. Ku. Sheegtii. Lama. Qabanaayo
    Madhahayaan. Oo. Ciidamada
    Aad. Nagu. Difaacayso. Xagee. Joogaan. Maryo. Calasteenii. Iyo. Hubkii'ba. Sool. Ayaa. Lagula. Hadhay. Ok. 1gumuc. Usoo. Tuura. Xaga. Sool. Hargeysa. Ayaa. Laga. Soo. Qabqabanayaa. Mujrimiintii. Ka. Danbeeyey. Gumaadkii. Gawricii. Dhulka. Ssc. Ay. Ka. Geysteen. 20sano. Iyo. Ka. Badanba. Hawgu. Daraateen
    Xasuuqii. Sool. Car. 1gumuc. Usoo. Rida. Dhanka. Dhulka. Ssc. Waxaad. Ku. Kibirteen
    Ayaantii. Garaadadu. Dheheen. Fumeys. Yaan. Ladhaafiin. .

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 26 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂 masar oo walaaladood hortooda lagu xasuuqaayo oo koob biyo ah israaiil kutidhi car siiya oo tiraba 3ddex jeer israaiil ciidamo kaga dishay oo aan juuq odhan soomaaliyana waxba uqaban mayso 😂😂😂😂😂israaiil way kasoo horaysaa hada ayay joogtaa badda cas😂😂😂😂😂😂

  • @DeeqAdam-g6g
    @DeeqAdam-g6g 26 วันที่ผ่านมา

    Mouse,washer,doorsho,qabo

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 26 วันที่ผ่านมา

    War iskaashigaas waxaay ku saabsantahay in ay Masaaridu in ay la shaqayeen Ururk AMISOM.
    Waxa a yaan la idin ku bajinin.

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 27 วันที่ผ่านมา

    Muuse biixi wa masiibo dagaal ogee ah

    • @rodag7831
      @rodag7831 27 วันที่ผ่านมา

      Musa Bixii ma xootiyiinta bu xukumaa. Doqonton eeg. Naa Darood bu fitnada wadaa waana la oogyahay.

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 26 วันที่ผ่านมา

    Masar oo dagal kuşu qadaysa dagaal Somaliland dhee not Somaliya vidadan dontan si adeegsada

    • @abdulwahidmohamud9408
      @abdulwahidmohamud9408 26 วันที่ผ่านมา

      Ninkani waa Somalia la jira Somaliland

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 26 วันที่ผ่านมา +1

      @@abdulwahidmohamud9408 haa modin inu ogol yahay İnay Somaliland heesho aqonsi

    • @abdulwahidmohamud9408
      @abdulwahidmohamud9408 26 วันที่ผ่านมา

      @@maryamdirie6842 kolay waxaan ka maqla uun in uu taagersan yahay Somaliland ,wll halke jogta anigu dk ayan degenahay

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 26 วันที่ผ่านมา

    MAA MASAR XAARWEYN BAADA NOO SHARXYSA CAR SHABAB HAA KAA CEELYN MORYANTE HAWIYE FARTA DHEXDA KAA QANIIN😅😅😅😅😅

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 26 วันที่ผ่านมา

    Beenaale war umadda huuhaad ka joojimiskiinkii

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 26 วันที่ผ่านมา

    Fatanakhale beenale

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 26 วันที่ผ่านมา

    Fuck

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 26 วันที่ผ่านมา

    Beenaale 👎