Soo Dhaweeyntii Axmed Burhan oo ku guulaystay Tartanka Quraanka Dubai 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 มิ.ย. 2018

ความคิดเห็น • 180

  • @freepalestine3966
    @freepalestine3966 6 ปีที่แล้ว +13

    Mashallah I'm so proud of him wallahi! This brought tremendous joy to my life, finally someone representing Minnesota 🇺🇲🇺🇲🇺🇲🇺🇲

  • @MCWaz-lx7gm
    @MCWaz-lx7gm 6 ปีที่แล้ว +19

    ماشاء الله I dont know Somali but I’m so proud of him May Allah Save him from the evil eyes,I congratulate his parents & teachers,keep it up my son

  • @luulmacalin8348
    @luulmacalin8348 6 ปีที่แล้ว +60

    Ilaahoow isha ka ilaali oo noo xifdi asaga oo kalena nagu badi hadaan nahay shacabka soomaaliyeed waanu hanbal yeeynaynaa wiilkeena qaaliga ah

    • @hajiali1120
      @hajiali1120 6 ปีที่แล้ว

      Luul Macalin aamiin

    • @foziaali5527
      @foziaali5527 6 ปีที่แล้ว +1

      Luul Macalin soomalida meel kasta waa ku ficanyahiin lkn lugaha nagala xiiraye wlhi waayo dad fahan badan oo hori usocona anahaye allaha xifdiyo wiilkena lkn nag soomali lanated hormar lama garen allaha dayo hooyo iyo abe ficana dhalen masha llaha illhow idi xefdii

    • @luulmacalin8348
      @luulmacalin8348 6 ปีที่แล้ว +2

      Fozia Ali waa sax abaayo waxayna u badan tahay in xoolo xalaal ah lagu koriyeyw allaahna waxaan waydiisanaynaa inuu wiilasheena iyo gabdhahenaba sidaas oo kale xufaad uga dhigo hooyooyinka iyo aabayaasha soomaalyeedna allaah wanaaga iyo is jacaylka dhexdooda Ha dhigo si aan dhamaanteen u wada guulaysano

    • @nacemahom
      @nacemahom 6 ปีที่แล้ว

      Luul Macalin Ameen

    • @hawojama779
      @hawojama779 4 ปีที่แล้ว

      Ilahay xifdi mashallah

  • @chooseyourself4821
    @chooseyourself4821 6 ปีที่แล้ว +12

    Why on earth 16 people dislike the success of this young man?!😭😭

  • @abdirahmanmuktar3946
    @abdirahmanmuktar3946 3 ปีที่แล้ว +6

    He's handsome in and out. His parents must be very proud of him. Masha Allah

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 6 ปีที่แล้ว +11

    Maraykanku maahan Daarul Xarbi ama dhul gaalo. Dhulku waa dhul Ilaah, dadkuna waa dad dacwo u baahan.

  • @bahjoquruxley2024
    @bahjoquruxley2024 6 ปีที่แล้ว +3

    Sanadkan sococdo anigaa masar laigadi raba tardan iso duceyaa in an kuso guleysto

  • @Amy_omer
    @Amy_omer 6 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah may Allah SWT bless him and his family and protect him from evil eyes ...

  • @artan44ify
    @artan44ify 6 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allaah, we are proud of you Ahmed.

  • @afrahmohamed4423
    @afrahmohamed4423 3 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك كما حفظت كتاب الله ، جعلك الله ذخرا لوالديك وللامه

  • @akalalaimranrp
    @akalalaimranrp 6 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah tabarak. May Allah give him everything good in this life and offer him jannatul ferdous.

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashalaah qof caqli badan ayuu u eg yahay I hope inu waxbarashada ka gaaro heer sare.

  • @wiilkagabdhahasoomaalidaku8141
    @wiilkagabdhahasoomaalidaku8141 6 ปีที่แล้ว +5

    waa astaamaha aan caanka ku nahay ee rabi nagu galadeestay xifdnta quraanka waxaadna dareemeysa mrka qurbaha timaado oo dadyowga kale ku weydiinayaan soomaalidiina inta bdn xifdinta quraanka waa ku fcntihiin

  • @Ahmvdov
    @Ahmvdov 6 ปีที่แล้ว +6

    Maansha AlH Maansha AlH
    Ilaahay hakuu siyaadiyo wll

  • @abumasaakiin7946
    @abumasaakiin7946 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah TabarakAllah Axmed Burhaan mabruuk Alle ha ku xafido ,aad ayaanu ugu faraxsanahay

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 3 ปีที่แล้ว

    Wax kaste waa dadal waxaa jira ilmo fahmo leh oo wayaya dadal warid masha Alla walidisa ilahay ha xafido

  • @hodankhaliif6674
    @hodankhaliif6674 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah alxamdullilah illahaw barakee akhiro iyo aduun waalidkiisna illahay haka ajarsiiyo

  • @fn6812
    @fn6812 6 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllaah tabaraka Rahman MashaAllaah tabaraka Rahman MashaAllaah tabaraka Rahman May Allah protect him Amiin yaa rabi

  • @abdiaadanbakeyle3595
    @abdiaadanbakeyle3595 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahada waan dhagaystaa axmed burhaan aad ayaan jeclahay

  • @sadiyoali286
    @sadiyoali286 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah allahyaxafid asiga iyo walidins iyo macalimiinti ku dadaalen

  • @bulafuemmarichard4998
    @bulafuemmarichard4998 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashlllh tabarakallh Allaha xafido ahmed burhan adun iyo Akhirawa ilaawn inshlllh

  • @barkuniabu5750
    @barkuniabu5750 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakallah Rabbi SWT ha Xafido wiilkaa, waalidkiis Macalimiinda, iyo Dhamaan Majidka Abuubakar Sadiiq

  • @iniino1418
    @iniino1418 6 ปีที่แล้ว

    masya allah..sangat merdu suaranya.. saya dari indonesia. semoga dijaga ayat alquran. dan semoga disebar di USA

  • @girlofdream668
    @girlofdream668 6 ปีที่แล้ว +3

    Illahoow xufaad naga dhig ..xufaadna naga beer quraanakga xifdisan

  • @Harun-dk6dy
    @Harun-dk6dy 6 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah ahmed burhaan alfa mabruk

  • @sajjadansari4990
    @sajjadansari4990 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah. Mubarak burhan brother

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas 2 ปีที่แล้ว +2

    ونعم بالله العلي العظيم
    لا إله إلا الله☝💚❤💖
    محمد عبده ورسوله صلى الله عليه وسلم💚❤💖

  • @fardusabdilahi2098
    @fardusabdilahi2098 5 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah allaw xafid oo Isha kaleexi

  • @leilasheikaw4157
    @leilasheikaw4157 6 ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah mash Allah mash Allah mash Allah mash Allah jazakallah Ahmed

  • @fartunjamaali7173
    @fartunjamaali7173 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah jazaakallaahu khayran

  • @user-dy8np9tj4s
    @user-dy8np9tj4s 3 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله. الله يحفظه يثبته.

  • @zahrocayni1988
    @zahrocayni1988 6 ปีที่แล้ว

    mashaallah habalyo walalkey ilahey hakuxifdiyo adiga iyo walidkagaba ilahey hakuxifdiyo

  • @mahamadshakir575
    @mahamadshakir575 6 ปีที่แล้ว +4

    Maa shaa allah mbrk

  • @fathiaosman1620
    @fathiaosman1620 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah illahay hakuxiiftiyo

  • @nastahyusuf9254
    @nastahyusuf9254 6 ปีที่แล้ว

    masha allah allah ha xifdiyo asaga iyo walidki iyo macaliminta gaar ahaan mama ka danbeysa mash allah asago kale allah ha badiyo

  • @MsSuusu
    @MsSuusu 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah
    Ilaahaw ku xafid kii ku camal falana kaadhig
    Ahmed waa soomaali waxuuna matalayaa soomaali meelkasta ay joogto.

  • @shankaroonsharafsan4603
    @shankaroonsharafsan4603 6 ปีที่แล้ว +1

    Msha allaah Allaha kubarakeeyo

  • @ruqayamohamed2448
    @ruqayamohamed2448 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Hambalyo Wiilkena Ahmad iyo waalidki iyo Macalimiinta wax sò bartay Alle ha idinka ajarsiiyo Ahmad oo kalena Alle ha noo badiyo.......waxàn raacin lahaa wariha maxa ka qaldan Suit iyo Tie ayuu wax weyn u arkaa Qamiiskana wuxuu ku tilmaamay dhar carbeed Jahliga Allow dadkena ka bixi walaahi waa wax la gariib sado

  • @maryanmaryan3992
    @maryanmaryan3992 6 ปีที่แล้ว +3

    masha allha masha allh wan Ku faanidoonaa

  • @boqoradiiibuuhodledaraaawi2287
    @boqoradiiibuuhodledaraaawi2287 6 ปีที่แล้ว

    We proud of you Ahmed walal alle haaa ku xafido

  • @cabdallaaxmad3816
    @cabdallaaxmad3816 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah alxamdulilah.
    Erayada u danbeeya ee wariyuhu labiska ku xusay hadaan maslaxad kale laga dhex arag ooynaan ogayn zayyiga diinta iyo ehlu diinka xagga labiska ee khamiis iyo koofiyad ama cimaamad waa MUHIIIIIM waana midda la iswaydiinayo ta kalliftay in la baal maro.

  • @sagalahmed9241
    @sagalahmed9241 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh tabarakallah

  • @khatrinahzadeeq7093
    @khatrinahzadeeq7093 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Alle ha hifidiyo asaga iyo kuweenaba waa wax lagu farxo

  • @sahrodahir2357
    @sahrodahir2357 6 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah illahayow ku xafid hooyo

    • @hrarmuse250
      @hrarmuse250 6 ปีที่แล้ว

      Sahro Dahir Ilaahay haku xafido

  • @yamaaniabshir9222
    @yamaaniabshir9222 5 ปีที่แล้ว

    maashaa allaah. ilaahay isha hakaa dhawro.

  • @waliyow7157
    @waliyow7157 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah bro
    God bless you

  • @anisaabdi1323
    @anisaabdi1323 6 ปีที่แล้ว +3

    ManshAllah tawarakaAllah

  • @dardaaranmedia
    @dardaaranmedia 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah

  • @abdihamiidmohamed7439
    @abdihamiidmohamed7439 6 ปีที่แล้ว +2

    ما شاء لله يا حامل القرآن احمدبرهان اهنيك

  • @muxaadarochannel5865
    @muxaadarochannel5865 6 ปีที่แล้ว +2

    Maa sha'allah udhaha

  • @naciimocumar794
    @naciimocumar794 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah ku xifdiyo❤❤❤

  • @amaldahir8466
    @amaldahir8466 6 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah tabarkala

  • @iskufilanhaji2999
    @iskufilanhaji2999 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah Allah ku xafido walalkey

  • @nasmoha6760
    @nasmoha6760 6 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah tabarakallah

  • @roshanamin8585
    @roshanamin8585 6 ปีที่แล้ว

    well he deserves this postion and title mashallah

  • @ruunaadanukahelayqalif5099
    @ruunaadanukahelayqalif5099 6 ปีที่แล้ว

    mashaallaah ilaahay ha barageyo waa farxaad

  • @intisaarmohamed2569
    @intisaarmohamed2569 6 ปีที่แล้ว

    Illahy haku xafido il iyo cowriba alle hakaa dhowro

  • @lionaj8765
    @lionaj8765 6 ปีที่แล้ว

    mansha Allah Aloow il iyo shaydaanba nooga xijaab yaarabi

  • @Hijabilover102
    @Hijabilover102 6 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah tabarakallah Allah yaxfadak

  • @wegesacarfoon4191
    @wegesacarfoon4191 6 ปีที่แล้ว +1

    bismi Allah mansha Allah laa quwati ilaa bi Allah

  • @abdulrahmanmahamud6328
    @abdulrahmanmahamud6328 4 ปีที่แล้ว

    masha allah brother ahmad ilaah haku xafido

  • @fatimaahmed2334
    @fatimaahmed2334 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Alle haku xafido aduun iyo aakhiraba

  • @farhiyajama3021
    @farhiyajama3021 6 ปีที่แล้ว +2

    Please will ka noo dhaha masha.alaah masha.alaah alle xifdi amiin

  • @katrasaleban63
    @katrasaleban63 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah sxb sare thanks

  • @farhiyomohamed9943
    @farhiyomohamed9943 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa wax lagu farxo allaha ku siyaadiyo wllkey

  • @AhmedMohamed-en8jn
    @AhmedMohamed-en8jn 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah congratulation

  • @axmedcynte8723
    @axmedcynte8723 6 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah ilaahay ha inoo badiyo isagoo kale

  • @bushra-mo6on
    @bushra-mo6on 6 ปีที่แล้ว +2

    ilahay il iyo cowri ha ka haayo hana badiyo asagoo kale

  • @hafsoomer378
    @hafsoomer378 6 ปีที่แล้ว +3

    ماشا الله Hadad somali thy fadlan matal dalkaga saxda ah hana qon mid magac lagu raadsado kali sida an ogabaranay marekanka marwalba dadka modow o kaliya ayuu adegsa muslimintana aad ayay udhibaa
    (matal wadankaga meelkasto aad joogto )

  • @farxiyowanqashe2192
    @farxiyowanqashe2192 6 ปีที่แล้ว

    Mashaallah il insi iyo jiniba allaw kahaay wiil keena

  • @cabdicasiisdaahir9741
    @cabdicasiisdaahir9741 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah

  • @jaylaninasir787
    @jaylaninasir787 6 ปีที่แล้ว

    Allahuma barik lahu ameen

  • @asiyabare995
    @asiyabare995 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @girlofdream668
    @girlofdream668 6 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allh ....illahow barakee

  • @ifrahodawa3599
    @ifrahodawa3599 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaaah, Allaah Ha Xafido

  • @hamdiali1572
    @hamdiali1572 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah ilahey haku xafido

  • @marayanhassan2235
    @marayanhassan2235 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah

  • @munamohamed2533
    @munamohamed2533 6 ปีที่แล้ว

    God bless you brother ❤

  • @hawaahmed9482
    @hawaahmed9482 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah tebarekrheman

  • @alinoor8322
    @alinoor8322 6 ปีที่แล้ว +1

    Mandha allah ina burhaan

  • @najmodahir5777
    @najmodahir5777 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaaha

  • @muslimcartoon9403
    @muslimcartoon9403 6 ปีที่แล้ว +1

    Mancha allh😍

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas 2 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله تبارك الرحمن الرحيم ربي عز وجل جلاله☝❤💖💚

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas 2 ปีที่แล้ว +1

    نحمد الله ونشكر ربي☝💚❤💖

  • @ilyasilyas8386
    @ilyasilyas8386 6 ปีที่แล้ว

    hamablyo mashalh ale hakugu anfaco darajada dadaalka badan oow galiyay wilkayaar xaqiiqdi waa wax lagudeydo

  • @miraa1755
    @miraa1755 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah af somali mayaqano miyaa

  • @riyaalhussein9407
    @riyaalhussein9407 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah

  • @canabmuktar102
    @canabmuktar102 6 ปีที่แล้ว +54

    Mashaallah lakin waxa kawanagsaned inu matalo Somalia

    • @nafisaali4109
      @nafisaali4109 6 ปีที่แล้ว +3

      Canab mukhtar Abayo Somaliya hadow matali lahaa imaradka kalinta kowad maba galin laheeen

    • @canabmuktar102
      @canabmuktar102 6 ปีที่แล้ว +7

      Nafisa Ali haa carabta waxa kusave gareysan Somali neceb lkn dhib maleh inu Somali yahy walojeeda

    • @aliyaasli9165
      @aliyaasli9165 6 ปีที่แล้ว +6

      Gabadh ba somalia mateleysey Sandakan mar walba ciyalka somalida kalimaha sare bey ka galaan

    • @AhmedMohamed-en8jn
      @AhmedMohamed-en8jn 6 ปีที่แล้ว

      Canab mukhtar waa cadi cidii umatalaba

    • @Dabayare
      @Dabayare 6 ปีที่แล้ว

      Calankii USA maxaa ku dhacay?

  • @salmanwarsame807
    @salmanwarsame807 6 ปีที่แล้ว

    inshaallah I'll do that next year

  • @maryanmaxamed6maryanmaxame246
    @maryanmaxamed6maryanmaxame246 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah

  • @suldanasade8647
    @suldanasade8647 6 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @cabdiraxmaanmaxamedcabdi3819
    @cabdiraxmaanmaxamedcabdi3819 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah

  • @hujalemaska9106
    @hujalemaska9106 5 ปีที่แล้ว

    Masha,allax walal

  • @fartuunjaamac8886
    @fartuunjaamac8886 6 ปีที่แล้ว

    Mncha allaah

  • @halimoabdullah8283
    @halimoabdullah8283 6 ปีที่แล้ว

    mash allah nice more 😍😘😘😘😘

  • @tiniziyatinizi55
    @tiniziyatinizi55 6 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله

  • @umkin542
    @umkin542 11 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah tabir Allah

  • @abdirahmanyousuf6582
    @abdirahmanyousuf6582 5 ปีที่แล้ว

    ربنا يحميك ويهديك العافية

  • @emwelialexis1505
    @emwelialexis1505 6 ปีที่แล้ว

    Allaahu Akbarrr

  • @sowdashekow4089
    @sowdashekow4089 6 ปีที่แล้ว

    MashaAllah