Ugbaad Aragsan | Dhawaaqa Wadnaha Dareen | Officiall Music Video 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 เม.ย. 2023
  • erayadii Ayaan Kaaba
    Laxankii Xariir Axmed
    Musigii ilyaas Idiris
  • เพลง

ความคิดเห็น • 583

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 ปีที่แล้ว +172

    Halayaaa Ugabaa Aheyd Quba wixii hore

  • @jannoomer7263
    @jannoomer7263 ปีที่แล้ว +15

    Dhankayga mar soo istaag Qurbiyo dhaxan soo cidlee Dhulkeena mar soo jaleec😮🥰heestani dadkii laga maqnaa way dhayaysaa😢

  • @TIGERMEDIA7
    @TIGERMEDIA7 ปีที่แล้ว +7

    Dhankayga mar soo istaag
    Qurbiyo dhaxan soo cidlee
    Dhulkeena mar soo jaleec.
    Naftayda jacayl dhan-sii
    Dhigay caashaqa ku diid
    Kamaaran dartay u dhaaf.
    Ku dhawrtaye ubax gudoon
    Dhagayso naftoo hab sii,
    Dhaqaaqa wadnaa dareen.❣️
    UGBAADEEY INDER WAXANI HEES WAY DHAAFTAY.

  • @bedraqani94416
    @bedraqani94416 ปีที่แล้ว +5

    Tan hees lama odhankaro waa heeso isu tegay ugbaad aragsan awlaadu burco wan ku wataa gar iyo gartaraba👍💯🥰

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 ปีที่แล้ว +8

    Hees shidan iga dheh 💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾🖤🖤🖤🖤

  • @mahmoudsheikh8129
    @mahmoudsheikh8129 ปีที่แล้ว +7

    💥❣🔥waa heestii igu dareenka badnayd since 1990 an maqlo waa hees micno ku fadhida🔥❣💥

  • @alikoyussuf9440
    @alikoyussuf9440 6 หลายเดือนก่อน +4

    The one on only 2023 and 2024 is for you❤🎉

  • @guuleedmahad8690
    @guuleedmahad8690 ปีที่แล้ว +6

    Heesta kaliya o ay qof dumara alifay dumar klena qaaday OO aan ka helay bes song dhawaaqa wadnaha dareen waryaaa🎉

  • @abdirashidcolaadmohamett6
    @abdirashidcolaadmohamett6 ปีที่แล้ว +13

    Ugbaad aragsan inanta qudha ee aan ka danbeeyo guul iyo gobanimo gacalo❤✍🙏

    • @yusuufcismaan8530
      @yusuufcismaan8530 10 หลายเดือนก่อน +1

      Ugbaad Edo ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@yusuufcismaan8530❤❤😅❤😅😅❤❤😅❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@yusuufcismaan8530😅❤😅❤😅❤❤

  • @user-ej7yt9tm4b
    @user-ej7yt9tm4b 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heestii ugu qurxaneyd ugbaad aragsan shaqsi an jeclahy waaw wad naga waaleysaa ugbadeeyy❤❤❤❤❤❤

  • @RamloMahamed-hi7yx
    @RamloMahamed-hi7yx ปีที่แล้ว +4

    mar kale ayeey quluubteyda kicisay abwaanadeydii qaaliga eheed KAABA AXMED CAYDIID❤
    fogaatayee soo dhawoow dharaarana ila dalxiis wadnaha walkiisiyoow❤

  • @princessaynaartan804
    @princessaynaartan804 ปีที่แล้ว +6

    Halhi heestani wayga gadantahy waan lasoo dagay xataa❤❤❤🎉🎉😂😂😂

  • @nouradeggen195
    @nouradeggen195 ปีที่แล้ว +13

    Heestan waxa daremi Kara qof qofkisi Ka foga yahay o Mel kle Ka joogo🥺

  • @ciisemaxamuud5722
    @ciisemaxamuud5722 ปีที่แล้ว +4

    Ugbaaday walalo anigoon ciyaari jirin baad iga ciyaarsiisey 🏌‍♂️🕺🙊🙊🙉🙈🙈😂

  • @bashiirali1633
    @bashiirali1633 ปีที่แล้ว +9

    Waar qamaroow kalyyhu ku fadhiistee inanta dareem bilaa Dareen yahow 😭

  • @abdinajibchannel242
    @abdinajibchannel242 ปีที่แล้ว +57

    Hadaad Rabto lakullanka Allaah acmaashada wanaji wll

    • @Maxamad.Xuseeneen
      @Maxamad.Xuseeneen 10 หลายเดือนก่อน

      Different ytt

    • @sacdaaxmed9976
      @sacdaaxmed9976 8 หลายเดือนก่อน

      Allah la kuln kii sa nadii tani wa adunyo bari wa akhiro wll 😭😭

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@sacdaaxmed9976❤😅❤😅❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 หลายเดือนก่อน

      ❤😊❤❤❤😊❤​@@sacdaaxmed9976

    • @JamacApdi
      @JamacApdi 22 วันที่ผ่านมา

      Q​@@Maxamad.Xuseeneen

  • @HaniSead-re3mk
    @HaniSead-re3mk ปีที่แล้ว +8

    Waxaso dhan waxaa iiga daran duubista muuqalka yoonis yare waa nin talabsaday jah wa idinwata walee from burco😘😘

  • @CabdimalikRashiid-vp1fs
    @CabdimalikRashiid-vp1fs ปีที่แล้ว +1

    Waaw ugbaad aragsan is back -ninka kaamiristaha iyo musikistaha iga gadan wlhk soo laabasho wacan

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 ปีที่แล้ว +3

    Masii daawan karo waayo waan soomanahey maalin kii ugu danbeysey ramadaan, Ugbaadeey waa inoo barito in sha allah.

    • @xaqudirir9789
      @xaqudirir9789 ปีที่แล้ว

      Ma Shiico Ayaa Tahay Maanta Waa Ciide

    • @A.A.E93
      @A.A.E93 ปีที่แล้ว

      @@xaqudirir9789 allaha ku soo hadeeyo

    • @suleekhasaleban649
      @suleekhasaleban649 ปีที่แล้ว

      waa ciid xermiya thy😂

    • @A.A.E93
      @A.A.E93 ปีที่แล้ว

      @@suleekhasaleban649 xer maxaa la dhahaa?

  • @SafaIprahim
    @SafaIprahim 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ugbaad aragsan inanta kaliyee ee an fanaka ka tageero❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-sn9cm9xr7k
    @user-sn9cm9xr7k 10 หลายเดือนก่อน +1

    Naag wacan ooo asala weye

  • @zaynabriiraash6742
    @zaynabriiraash6742 ปีที่แล้ว +1

    Wow dhakhso iso dadaal ugbaad aragsan dumaashi 👏👏❤️❤️❤️

  • @mshamso5872
    @mshamso5872 ปีที่แล้ว +4

    Waxan hes wa dhaftay ugbad aragsn❤❤❤ on other level❤

  • @caamir123
    @caamir123 ปีที่แล้ว +4

    Ugbadeyyy Idhaafte Wll Nolo ta ugu sareyaa ku rajeynayaa😂❤😢

  • @mursalgadhka9394
    @mursalgadhka9394 ปีที่แล้ว +4

    Yaa salaam ugbaad maxamed aragsan dhawaaqa wadnaa dareen😊

  • @wacanaden2706
    @wacanaden2706 ปีที่แล้ว +2

    ❤️❤️❤️fuv musician 🥰 Ugbad inolow mcntiii

  • @dawladmusic
    @dawladmusic ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allah so beautiful

  • @mshamso5872
    @mshamso5872 ปีที่แล้ว +6

    Hestan anaga gar u leh gabdhaha qurbaha laga jiro 😂❤

    • @suleekhasaleban649
      @suleekhasaleban649 ปีที่แล้ว +1

      anagoo qurpaha nalaga jirina lkn nalaga maqanyahy wan ku la leenhy😂😂

    • @afnaanturkesh3333
      @afnaanturkesh3333 ปีที่แล้ว +1

      😂haaa hey waa sidaa

    • @mubaarigcabdisalan1289
      @mubaarigcabdisalan1289 ปีที่แล้ว

      @@afnaanturkesh3333 CIDBA KAMA MAQNE MAD ISRACIN SIDA DADKA XASBALE SISTER 😆

  • @user-ww2yg2fn8i
    @user-ww2yg2fn8i 11 หลายเดือนก่อน +1

    Qurux badan ugbaad aragsan waan ku jecelahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 ปีที่แล้ว +65

    Boqorada codka ugbaad maxamed cabdi argsan welcome back ❤🎉 Inta ila tageerta Ciid wansgan

  • @sharifhodale8996
    @sharifhodale8996 ปีที่แล้ว

    Queen of the Queen ugbaad maxamed cabdi aragsan kep going

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 ปีที่แล้ว +1

    Wewe ugbaad aragsan ahaaa ka bax 😮😊

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 11 หลายเดือนก่อน

    Waaaaaaaaaaaaw ❤❤❤ ❤❤❤ waxas laga dhah hees shiib iska dhah hashac ❤❤

  • @hazzankaytachenal43
    @hazzankaytachenal43 ปีที่แล้ว +2

    Alleh ugbaday cida waan naga wazhay alleh nama tuzo cida cideeda waxa soo wado anoo xalkan ku jira😂😂😂😂

  • @najaxayaan79
    @najaxayaan79 ปีที่แล้ว +2

    Jah wad iga walaysa ugbaad ❤❤❤

  • @ugbaadabdirashid3531
    @ugbaadabdirashid3531 ปีที่แล้ว +1

    Wow waankaa haynaa ugbaadey🥰♥️

  • @sakariyeabdirisaq5657
    @sakariyeabdirisaq5657 ปีที่แล้ว +2

    Waa best marka laga reebo kamarada oo lagu wareerayo marka la wareejinayo 👌👌👌

  • @farduuzsiciid1502
    @farduuzsiciid1502 ปีที่แล้ว +3

    Keep goin inder qli ❤

  • @FadumocaliSiciid-uv1fl
    @FadumocaliSiciid-uv1fl ปีที่แล้ว +2

    Hestan qof aniga okale ah Aya daremi Karo xajigey ga waxu iga maqan yahy 3 sano iso duceya in udhaqso iimado 😢😢😢😢

  • @and-lc8wy
    @and-lc8wy ปีที่แล้ว +1

    Halayaaa Uganda Aheyd❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubahtohob5448
    @ubahtohob5448 ปีที่แล้ว +2

    Caleek dhawaaqa wadnaha dareen❤✌

  • @cabdirashiidcaweys8867
    @cabdirashiidcaweys8867 ปีที่แล้ว +2

    Woow ugbaad aragsan qurux badan

  • @rahmacawil977
    @rahmacawil977 ปีที่แล้ว +1

    Waaw ugbaad aragsan quruxdii fanka

  • @nasra7273
    @nasra7273 ปีที่แล้ว +1

    Dhawaaq Wanda Dareen💚🤍❤💪💪💪💪💪

  • @dawladmusic
    @dawladmusic ปีที่แล้ว +2

    Ugbaad nafteeda wakhtibay gelisey keep going sis

  • @hma4522
    @hma4522 ปีที่แล้ว +7

    Boqorada codka iyo styleka ❤❤❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 ปีที่แล้ว +3

    Waxani waa hees dhaafay ugbaad qurux 💯❤

  • @najmamohamed4559
    @najmamohamed4559 ปีที่แล้ว +4

    Hablaha habaryoonis qurux iyo cod waa loo dayay❤

  • @kaamilsaleban4884
    @kaamilsaleban4884 ปีที่แล้ว +2

    Waankaa haynaa ugbaad

  • @mr.aydarusmohamed6696
    @mr.aydarusmohamed6696 ปีที่แล้ว +3

    Boqorada fanka hargaysa❤❤❤❤

  • @ducaysancabdi6817
    @ducaysancabdi6817 ปีที่แล้ว +8

    Fogaataye soo dhawoow dharaarana ila dalxiis Dhib iyo dheef ila wadaag 😢

  • @munocabdullaahi4972
    @munocabdullaahi4972 ปีที่แล้ว

    Ugbaad aragsan horey usoco abaayo macaan

  • @mukhtaarolydaada8024
    @mukhtaarolydaada8024 ปีที่แล้ว +1

    Ugbaad,again Saaruukh ardi jawi. Keep going.

  • @aflaaxofficial7107
    @aflaaxofficial7107 ปีที่แล้ว +13

    Ayaan kaapa isn't easy 😂😢 dhawaqa wadnaa dareen😢😢

    • @ahmedabdilahi797
      @ahmedabdilahi797 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂 kaaba isn't easy

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@ahmedabdilahi797😊❤❤❤😊😊❤❤😊

  • @nasteexonalka5337
    @nasteexonalka5337 ปีที่แล้ว +3

    Wow boqorada deena ugbad axsan cod xabibti ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SomaliGlobal
    @SomaliGlobal ปีที่แล้ว +1

    wacdarO Cusu UgbaataH

  • @quenziman79
    @quenziman79 ปีที่แล้ว +1

    dhab baan kulahad layaaye heestas iyo tan way iga gdn yhin
    keep gòinghbo

  • @user-cj7kw9xi6i
    @user-cj7kw9xi6i ปีที่แล้ว +1

    ilyaas u imo inder form samrooon siciiid♥️🤴

  • @mahadmahad2598
    @mahadmahad2598 ปีที่แล้ว +3

    Waaaw asxan fanan dalxiis wacan dhaman somaliya

  • @moktarahmedaden1830
    @moktarahmedaden1830 ปีที่แล้ว

    Waouh habo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nadrahnourahnalka3487
    @nadrahnourahnalka3487 ปีที่แล้ว +2

    Heestaba jaaska UGBAAD
    iyo camerada YONEZ crown 👑 aya shiday

  • @malabadanemusic2023
    @malabadanemusic2023 ปีที่แล้ว +1

    Burjiga fanka ugbaad 🎉

  • @sakariyemaxamed-df8zl
    @sakariyemaxamed-df8zl ปีที่แล้ว

    God made baakusugay adi ioccamalkaga

  • @user-ys4ye6fu9t
    @user-ys4ye6fu9t ปีที่แล้ว +3

    Dhawaaqa wadnaa dareen ❤

  • @samiyafarxan6294
    @samiyafarxan6294 ปีที่แล้ว

    Ciid mubarka ❤ dhmnba

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 ปีที่แล้ว

    awesome !!!! from saylac

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 ปีที่แล้ว +13

    Ayy quen of golden voice UGBAAD MOHAMED ARAGSAN WEWE ♥️🔥🤩DHAKHSO ISOO DADAAL tani hees way dhaftay 🥳🔥♥️

    • @ZenuuZenudhimbiil-iw8dv
      @ZenuuZenudhimbiil-iw8dv ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤😂😂😂

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@ZenuuZenudhimbiil-iw8dv❤😅❤❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@ZenuuZenudhimbiil-iw8dv❤😊❤😊❤😊❤

  • @dj.rockets
    @dj.rockets ปีที่แล้ว

    wax Kale wlhi ugbaad 😊

  • @mustafeali184
    @mustafeali184 ปีที่แล้ว +1

    EID Mubarak

  • @abdifitaahmohamett
    @abdifitaahmohamett ปีที่แล้ว +1

    Hees iyo badh❤🎉

  • @Asiyafaarah
    @Asiyafaarah ปีที่แล้ว +4

    cidloodaye soo dhqaq
    Dhawan inabad imow😢❤️

  • @nasroadan8220
    @nasroadan8220 ปีที่แล้ว +12

    Wow that's a beautiful 💕❤️

  • @jibahahmed8936
    @jibahahmed8936 ปีที่แล้ว

    Machaalah ugbad araksan

  • @hamdaabdirahman2528
    @hamdaabdirahman2528 ปีที่แล้ว

    ayyyyy hees iyo Badh Iga dhe😊❤❤❤❤❤

  • @amiiragoobe8953
    @amiiragoobe8953 ปีที่แล้ว +6

    Eid mubariga ❤❤❤❤ allow nabad nugu gariz taan teed kle ❤❤🎉

  • @najmanaju309
    @najmanaju309 ปีที่แล้ว

    Jaheyyy wxni Hees wey dhaafte magac ubixiya 😫❤️

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972 ปีที่แล้ว +1

    waan ku wadaa ugbaadey argsan ❤❤🔥👍👰👸

  • @GuutoGuuto
    @GuutoGuuto 9 หลายเดือนก่อน

    Ugbaad Naweerijisay waaaw

  • @user-dq1ee3iu8g
    @user-dq1ee3iu8g ปีที่แล้ว +1

    Welcome back sister❤🎉

  • @qadrasuleiman
    @qadrasuleiman ปีที่แล้ว +1

    Yaa salam yasalm❤❤🎉🎉🥰🥰🥰😊

  • @SamsamMaxamuud-gn6de
    @SamsamMaxamuud-gn6de ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 🥰

  • @omarhassanguled9701
    @omarhassanguled9701 ปีที่แล้ว +5

    Waaaaaaw❤❤❤❤

  • @CabdiqaadirDucaale-kn8ut
    @CabdiqaadirDucaale-kn8ut ปีที่แล้ว

    Wooow ciid mubaarig

  • @SafiaAxmd-bm9lt
    @SafiaAxmd-bm9lt ปีที่แล้ว +1

    Waw ugbad aragsan qrxley🥰

  • @KhadarMohamudomer
    @KhadarMohamudomer ปีที่แล้ว +1

    Hala Hala🥰

  • @sharmaakecarabofficial6583
    @sharmaakecarabofficial6583 ปีที่แล้ว

    Ugbaad aragsan poqorada jacaylka 🎉🎉🎉

  • @Abdiwahab_abshir
    @Abdiwahab_abshir ปีที่แล้ว +1

    Omg ❤ ugbaadyda caashaqa

  • @LeedoFuul-yc7sd
    @LeedoFuul-yc7sd ปีที่แล้ว

    Wooow lajan gubaad argasan

  • @Kingupdimajid
    @Kingupdimajid ปีที่แล้ว +3

    Wow amazing song another level fire

    • @XamseBiileeye
      @XamseBiileeye 5 หลายเดือนก่อน +1

      Asc❤❤❤❤

  • @mabhipphopplanetgreen7520
    @mabhipphopplanetgreen7520 ปีที่แล้ว +3

    Ugbaaad aragsan❤❤❤❤ku jecelnahay wll❤❤

    • @roodamahamud820
      @roodamahamud820 ปีที่แล้ว

      M.a ugbaad dhal boqortooyo innaadeer waxani hees wey dhaartay dadka laga maqanyahaan ku jiraa wey i taabatay xaqiiq ciid mubaarig wllo adiga iyo 2 wiil ee looga hadhay camerada iyo muusiga iyo asxaabta comentiga annoo jeclaan lahaa inaan aderskoda hella xagaa fankaan kusoo dhexjiraaye

  • @kiinjaamac6456
    @kiinjaamac6456 3 หลายเดือนก่อน

    Ugbaad aragsan👸 ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdijaliilsultaan1943
    @abdijaliilsultaan1943 ปีที่แล้ว +1

    Hawl ugbad ❤❤❤❤❤

  • @ugbaadshanle
    @ugbaadshanle ปีที่แล้ว +2

    Fogaataye soo dhawoow
    Dharaarana ila dalxiis
    Dhib iyo dheef ila wadaag,
    Cidloodaye soo dhaqaaq
    Dhawaan ii nabad imow
    Dhakhsoo ii soo dedaal,
    Ku dhawrtaye ubax guddoon
    Dhegayso naftoo hab sii
    Dhawaaqa wadnaha dareen
    Dhankayga mar soo istaag
    Qurbiyo dhaxan soo cidlee
    Dhulkeenana soo jalleec,
    Naftayda jacayl dhan sii
    Dhiggay caashaqa ku diid
    Ka maarman dartey u dhaaf,
    Ku dhawrtaye ubax guddoon
    Dhegayso naftoo hab sii
    Dhawaaqa wadnaha dareen.💕
    Erayadii: Kaaba A. Caydiid😍

  • @ahmedhaykal3120
    @ahmedhaykal3120 ปีที่แล้ว +1

    Vioce golden ✨️ 💛 👌

  • @ahmedholland549
    @ahmedholland549 ปีที่แล้ว +1

    Heestii ugu xumayd eed qaado weeye dj ga iska badal

  • @AbdiqaniQuro-qv9gk
    @AbdiqaniQuro-qv9gk ปีที่แล้ว

    Anaa soo dareemaye inta igu raac zan iso raac

  • @charkoyabehboy3932
    @charkoyabehboy3932 ปีที่แล้ว

    Ciid Moubarak

  • @AjeyElmoElmi-in5bv
    @AjeyElmoElmi-in5bv ปีที่แล้ว

    Adiga dartaa ayan udhaafay love u 😊

  • @bogaayeofficialtube4233
    @bogaayeofficialtube4233 ปีที่แล้ว +2

    Dhawaaqa wadnaha dareen walee waa la yaabay anigu waxaaban ka helay sida loo duractor gareeyay hellele yaa ugbaad iyo ayaan oo markale is helay iyo macalin ilyaas waa ka hor baydh uun dee

  • @user-jo8kh4tf8t
    @user-jo8kh4tf8t ปีที่แล้ว

    ugbaaday haPo mcn