ISMAACIL AARKA| MARKAN DA'DA JIRAY 15 OFFICIAL VIDEO 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 310

  • @Maskamadow1
    @Maskamadow1 10 หลายเดือนก่อน +131

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad
    ❤❤❤(ﷺ)❤❤

    • @IftinnuuraOmar
      @IftinnuuraOmar 10 หลายเดือนก่อน +1

      Salalahu caleyhim wasalam

    • @yaasmiinilmi5007
      @yaasmiinilmi5007 10 หลายเดือนก่อน +3

      😮

    • @SacadFaarax-n9u
      @SacadFaarax-n9u 10 หลายเดือนก่อน +3

      Sacad.

    • @UmuiskufilanMaxamed
      @UmuiskufilanMaxamed 10 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @IftinnuuraOmar
      @IftinnuuraOmar 9 หลายเดือนก่อน

      𝑺𝒂𝒍𝒂𝒍𝒂𝒉𝒖 𝒄𝒂𝒍𝒆𝒚𝒉𝒊𝒎 𝒘𝒂𝒔𝒂𝒍𝒂𝒎

  • @fahmohussein9048
    @fahmohussein9048 10 หลายเดือนก่อน +66

    SubxanaAllah Allaha soo hanuuniyo dumarka somaliyeed 😢 Amiin 🤲🤲🤲

    • @IftinnuuraOmar
      @IftinnuuraOmar 10 หลายเดือนก่อน +1

      Aamin aamin aleh

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru 10 หลายเดือนก่อน +7

      Magaca guud ayeey noogadheeleen😢😢😢

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 10 หลายเดือนก่อน +2

      Aaamin

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 10 หลายเดือนก่อน +1

      @@MaryanQurux-kf7ru 😢😢😢

    • @Msomale
      @Msomale 9 หลายเดือนก่อน +2

      Ilalhy hasohanuniyo nimanka somaliyeed !?

  • @Nadirabm
    @Nadirabm 9 หลายเดือนก่อน +2

    Tima qaawis bay barteen rer muqusho xishooda dad asturan baad haan jirteene

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 10 หลายเดือนก่อน +42

    Ilaahayow adiga caadile ninkan waashey ee sheydanku naarta kuwado ilaahayow shekhnimadiisii iyo sidii hore ee uu ahaa kusoceli hablahena somaliyed iyo ragaba ilaahayow asturnaantii iyo xishoodkii iyo alle ka cabsidii kusoo celi yaa allaah yaa rabiiii allahuma aamiin yarabii

  • @abdirahmanibrahim4443
    @abdirahmanibrahim4443 9 หลายเดือนก่อน +3

    Habrahaan weey waashteen ninkaan qoonleyda u eg xanjada ruugaayo xanjada

  • @najmaahmed1781
    @najmaahmed1781 10 หลายเดือนก่อน +8

    Bisinka war hoy dumaraw ilahay waa idin jeeda intaf cid iska dhaadhinaysan miyanaydan ilahay inu idin jeedo ka baqayn iyo aakhiro waxa yaala

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 28 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanalaah Subxanalaah Subxanalaah aniga wxan la yaa nhy dad kaan Inee dhimanayaan misna alle hortagayaan uma maleyaan miyaa wlh wa zamin aakhir allow xaqa na tus khaatimadana kheer inoga dhg 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢I am

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 28 วันที่ผ่านมา +2

    Sidan shacreecad islaamka raali kama aha mrkaaa baan dhaheena somalia maxa nabad galiyada u diiday ee dhibta iyo cadaab ka ugu jirtaa ma is weeydiinay Inee thy macaasidan iyo dunuubtaan aan ku dhx jrno Inee thy dhibta maanta ina heestaa alle aya ku caasinay mrkaa buu alle nagu jaribay inaan gamcaheena isku Leeno wlh zaminkii uu suubanha scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ino shgy maanta wan jognaa allow xaqa na tus khaatimadana kheer inoga dhg 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @magan143yare6
    @magan143yare6 10 หลายเดือนก่อน +10

    hees aa le dahay soo qaar hesata dadka ka fuq talantigada la imow 😂😂

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 10 หลายเดือนก่อน +10

    Ilahayoow soowada hanuuniyo ala ilahay dulqaad badanaa😢ala maxaa danbi la kagalayaa nagahaan magaca nooga dheelay oowada qaawan 😢

    • @HassanAhmed-g1x
      @HassanAhmed-g1x 7 หลายเดือนก่อน +1

      Adiga maxaa ku keeney TH-cam 😮

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru 7 หลายเดือนก่อน

      @@HassanAhmed-g1x meelkasto oo lafiiriyaba waa xumaato

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 28 วันที่ผ่านมา

    Yarkaan wadaad buu ahaa maantana wlh sheydaan ka wa cadow alle hana ga qabto hargeisa
    From somalia

  • @FardowsaMuse-w7h
    @FardowsaMuse-w7h 10 หลายเดือนก่อน +6

    Yaahuu maxay naag manyartahay arooos hada rabtid kadheel lkn nimanka naasaha saraysaan iska dhaafa😂

  • @DekowMohamedofficial
    @DekowMohamedofficial 2 หลายเดือนก่อน +1

    War ilahey kayaaba athunkan waa lawa biri. Qiyaama an laga soolaameynin ayaa jirta 😭

  • @Wankooshow
    @Wankooshow 9 หลายเดือนก่อน +7

    Wow❤ continue more language worldwide❤ i like you your fun and all Somalian song i from Ethiopia ኢትዮጵያ walaloo

  • @farhiya9221
    @farhiya9221 10 หลายเดือนก่อน +3

    Waxas naago ah waa wada hooyoyin caruur role model uyihin Alle Kareem talow tarbiya nocma ayay ubadkoda siinyaaan 😮

    • @Cabdalllah
      @Cabdalllah 10 หลายเดือนก่อน

      Kkkk

    • @darishore814
      @darishore814 9 หลายเดือนก่อน

      Maseerki oo qof ah baa thy. Inslaan qol ku xeran oo lonely ah dadka faraxsan ee baashalaya isha iyo comment ku xasdeeysa 💩

  • @ismailali-nd5dp
    @ismailali-nd5dp 9 หลายเดือนก่อน +4

    Ismail, magacan wa haley . Allaha so hanununiyo damantood.diinta wa ka tageen dadkan

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 10 หลายเดือนก่อน +6

    CAJIIB!!!!! Waar ileen anagaa yaab aragnay waaxay noloshan lays eryanayo ninku gabadha ma bahal buu kariday ay siduu leeyahay😳🙄☹🙁😳😳

  • @Fuad-y4x
    @Fuad-y4x 10 หลายเดือนก่อน +1

    Folxumo madxa ninka jarashadan calamku wuuw kunacay somalida

  • @XamdaSiciid-o2s
    @XamdaSiciid-o2s 9 หลายเดือนก่อน +4

    Ismaacil waad nawalaysa zxp dumarkana ale hasihadeeyo🤲🤲🤲

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 10 หลายเดือนก่อน +3

    Fanaankan waa fidno socota intaas wuxuu wataa naago qaawan oo cawradoodu banaanka taalo

  • @kaltumarashka1611
    @kaltumarashka1611 9 หลายเดือนก่อน +7

    Ninkan meqa qof ayu u qeybsama nag kasta mexey nasaha u sarta subxanalah

    • @OsamanMahamud-ls2zy
      @OsamanMahamud-ls2zy 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waraxeiste😂😂

    • @bilancabduqadir
      @bilancabduqadir 2 หลายเดือนก่อน

      ​@OsamanMahamud-ls2zy istaqfurulaah😂

    • @OsamanMahamud-ls2zy
      @OsamanMahamud-ls2zy 2 หลายเดือนก่อน

      @@bilancabduqadir 😂😂

    • @bilancabduqadir
      @bilancabduqadir 2 หลายเดือนก่อน

      @@OsamanMahamud-ls2zy caadi ma tihid🤣

  • @xasancalimaxamed7739
    @xasancalimaxamed7739 9 หลายเดือนก่อน +4

    Wuxu ka mid ahaa xirta shiikh isman xidig yurub ayu tagay wuxu naqday shiikh sheydan isku badalay allaha so hanu niyo amiin

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 10 หลายเดือนก่อน +3

    Alle hasoo hadeeyo rag iyo dumarba .codkaa waxaa fiicnaa isagoo quraan ku akhriya

  • @bashirahmedahmed6475
    @bashirahmedahmed6475 3 หลายเดือนก่อน +1

    Awoowga la jane war muna yaxyaxayn

  • @oamaer
    @oamaer 10 หลายเดือนก่อน +1

    It seems like you are attempting to mimic Hassan Aden Samatar, but you are not him. It's disheartening to see someone trying so hard to be someone else. I believe that you can create beautiful and unique songs that are truly your own. Copying someone else's work is not acceptable, and if you are earning money from performing at weddings, please consider sharing some of it with Hassan Aden Samatar in Djibouti. He worked hard to create his song and deserves to be compensated for his efforts, especially if you are profiting from the Somali community.
    Waxaan aaminsanahay in aad abuuri karto heeso qurux badan oo u gaar ah oo runtii ah kuwaaga gaarka ah. In qof kale hawshiisa laga soo koobo ma ahan wax la aqbali karo, haddii aad lacag ka soo qaadanaysid waxqabadka aroosyada, fadlan ka fakar in aad qaar ka mid ah la wadaagtid Xasan Aadan Samatar oo ku sugan jabuuti. Wuxuu ku dadaalay sidii uu u abuuri lahaa heestiisa, wuxuuna mudan yahay in magdhow laga siiyo dadaalladiisa, gaar ahaan haddii aad ka soo wada jeeddo ummadda Soomaaliyeed.

  • @cadarsulaiman4332
    @cadarsulaiman4332 10 หลายเดือนก่อน +6

    Subxaanallah sana xey ahed Allah ka cabsada bilcaaney is arfura aduunyo aaqira ka dambeysa adunka dhal dhalalkisa yuusan idin sirin walaalayaal😢

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 10 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅

  • @fadumomohamed-uf3lb
    @fadumomohamed-uf3lb 10 หลายเดือนก่อน +1

    War nagaha wax u sheege ceeb

  • @juweriyaabdillahi22
    @juweriyaabdillahi22 9 หลายเดือนก่อน +5

    Willkan waa qolma 😢❤ codkisa zaid bn ujecley 🥰❤️ ma hawiya 😮

    • @protherabdi
      @protherabdi 8 หลายเดือนก่อน

      Waa soomaali

    • @mucaadclaahi673
      @mucaadclaahi673 8 หลายเดือนก่อน

      Hablahasi bey leyihn maroco bn ka adayna calafkina lawaa

    • @Elizabeththemagnificent
      @Elizabeththemagnificent 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@fooryaayeproduction6590 waa majeerteen

    • @CabdiraxmanCali-sy8fp
      @CabdiraxmanCali-sy8fp 3 หลายเดือนก่อน

      waa abgaal

    • @NuurMuuse-b2q
      @NuurMuuse-b2q 2 หลายเดือนก่อน

      Weceysle cade

  • @fooryaayeproduction6590
    @fooryaayeproduction6590  10 หลายเดือนก่อน +1

    Pls Subscribe noo sara adinkoo mhdsnd
    Channelka waa channelkini pls one love dhmntiin ❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 10 หลายเดือนก่อน +13

    Ilaahay xernimadiisii haku soo celiyo

  • @dalaiblob5073
    @dalaiblob5073 10 หลายเดือนก่อน +3

    Fanaan waa kii degan ee cagta meeshu dhigayo miisama hadanu mandoriye cabsanayn

  • @mohazyassin8074
    @mohazyassin8074 10 หลายเดือนก่อน +5

    Allah soo hadeeyo

  • @updykadirmahamed9934
    @updykadirmahamed9934 10 หลายเดือนก่อน +4

    War ilma adeerayaal qoftan ila soo share gareeya hada umad tihiin 😢😂

  • @somaliICTtrader
    @somaliICTtrader 9 หลายเดือนก่อน +8

    somalida dumarkeedu qurux badanaa masha allah allah ha idin xafido heestaan waa hees qiimo badan iyo macno badan k aturjumeysa

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 8 หลายเดือนก่อน

      Dharka ha iska dhigaan hee meel walbaa balaq ah dharka unbey ku nuurayaan

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ismailow caawa waad noolatay bashuqsi ayad ka dheregtay

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 9 หลายเดือนก่อน +1

    😂

  • @XabiibocaliCabdiraxmaan
    @XabiibocaliCabdiraxmaan 9 หลายเดือนก่อน +3

    lbyoo soo hanuuni Abowe 🥺✨💗Abyoo💗✨🥺

  • @HindaMuuse-z7p
    @HindaMuuse-z7p 9 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤marka aan daadijirey😢

  • @hudiitha4465
    @hudiitha4465 10 หลายเดือนก่อน +9

    Kolba gabadh islaameed jiido adigu ismaaciilooww😂😂😂😂

  • @SacadFaarax-n9u
    @SacadFaarax-n9u 10 หลายเดือนก่อน

    Sacad. Farax

  • @HasanHamud-uy1dy
    @HasanHamud-uy1dy 8 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ka cabsada walaal xisaab baa idinku socota bari waa aakhiro iyo xisaab

  • @hodohassan5037
    @hodohassan5037 10 หลายเดือนก่อน +3

    Asha hayd youngest daughter❤🎉

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 10 หลายเดือนก่อน +4

    Maxaa hadba Naas la saarayaa

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 6 หลายเดือนก่อน

    Alla maxaa bajaq Hawiye oo isasoo cadaysay oo ureyso meesha iskugu timid Uf

  • @abdiahmedadan9644
    @abdiahmedadan9644 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ku raxeyso dalkeena nimcaa yaale😅

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 10 หลายเดือนก่อน +15

    Another level Arka mashallah !!!!! wakaa fanki runta ahaa !!!!!!!! from saylac city somaliland republic viva fanku

    • @dayaxxuseen
      @dayaxxuseen 10 หลายเดือนก่อน +1

      Maxamuued jiijo IdraihmaaxaAaakuu

    • @dayaxxuseen
      @dayaxxuseen 10 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤ 0:47 0:49

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 10 หลายเดือนก่อน +3

      Hees iyo maasha'ALLAAH isma gasho. Diinta xoog I dhugo walaal, mahadsanid

  • @qeysqeys8736
    @qeysqeys8736 9 หลายเดือนก่อน

    Naagahaan shadio sharaf iney lawada dhasheen lamoodo waa maxay oo kuli wada buurbuuran oo isu wada eg eg😂😂😂

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 9 หลายเดือนก่อน +3

    Wow.❤

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 10 หลายเดือนก่อน +4

    Kan wuu raxeystay nagahe dhan ebar ayu ka siye😂😂😢

    • @fooryaayeproduction6590
      @fooryaayeproduction6590  10 หลายเดือนก่อน +2

      Aaad io aad 😂😂😂

    • @ayanmuhumed3488
      @ayanmuhumed3488 10 หลายเดือนก่อน

      @@fooryaayeproduction6590 🤣😆😆ha saiid taliye ka qabo nagaha ninka

  • @HoodoMuuse-ku7sn
    @HoodoMuuse-ku7sn 3 หลายเดือนก่อน

    You happy for us to send it back to me please let the first three days be paid for the first time and the amount will be paid in the first month of July so that I will pay the full deposit by end November and nimco the family to you and the rest assured I am happy for you to you happy to help me 😂😂😂😂

  • @kaltumarashka1611
    @kaltumarashka1611 8 หลายเดือนก่อน

    Ninkan nag uma bahno wayo wax walbo bilash ayu ku heli sidas ayuba ku dhergey

  • @Malakiiya
    @Malakiiya 8 หลายเดือนก่อน

    Heesta xata xilige bilawaneso xata maoga fananka awalba walagu daray 😂

  • @HormuudHormuud-f4q
    @HormuudHormuud-f4q 10 หลายเดือนก่อน +1

    Arso walarwac Loofidhsncmt ridew❤❤❤❤❤❤❤

  • @walaalkhaalid8160
    @walaalkhaalid8160 7 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤Ab

  • @Saylaan
    @Saylaan หลายเดือนก่อน

    Aduunka fanaan uun baa raaxaystay bal eeg waxan oo bari weyna boowe meesha yaa ihu dhextuura is ka ur ursadee cadarkooda.

  • @ruqiyomohamed9954
    @ruqiyomohamed9954 10 หลายเดือนก่อน +3

    Ar gabadha ha ridin inte la hiife 😂😂😂

  • @fooryaayeproduction6590
    @fooryaayeproduction6590  9 หลายเดือนก่อน

    470K O DAD AH HDI AD SUBCRIBE NASO DHIHI LAHYDEN CHNNLKA HWDA U GALI LAHAA
    PLS SUBCRIBE NASOO DHAHA ❤

  • @Nuuraismaan
    @Nuuraismaan 10 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤😊

  • @asfawefa359
    @asfawefa359 10 หลายเดือนก่อน +2

    እሺ መናፍቅ

  • @Caaqil_lyrics
    @Caaqil_lyrics 10 หลายเดือนก่อน +2

    Goat-ka fanka ismail aar

  • @MukhtarHaashi
    @MukhtarHaashi 4 หลายเดือนก่อน

    Kulamida
    Welcome back 0:23

  • @faysajibriil73
    @faysajibriil73 9 หลายเดือนก่อน

    Ina haybe laambad miyaa mise waa cod egyahay

  • @daahirdaar5812
    @daahirdaar5812 หลายเดือนก่อน

    Reer sheikh isaaqow aduun aan idinka ahayn ma jro

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 10 หลายเดือนก่อน

    Ninkan xuural cayntii Soomaaliyeed urursaday ma Kenyaati af-Soomaali bartay baa? Bal timihiisa arag foolxumada. Waa in laga hortagaa dhaqan xumadan. Raggii gabdhaha dhalow caruutiina ka ilaasha dhaqan xumada.

  • @kulmiye1970
    @kulmiye1970 10 หลายเดือนก่อน +1

    bal waxn ba funan shegnya wlhi 4 jer bu tempo galy hestuna codkdi mahayo iyo sidu u bob bodayo war hesta haku ciyarin xasan adano xalqado

    • @ilyaasAbiibbashiir
      @ilyaasAbiibbashiir 10 หลายเดือนก่อน

      Temobada see loo gala iga jahil tir intu ka galay

    • @kulmiye1970
      @kulmiye1970 10 หลายเดือนก่อน

      @@ilyaasAbiibbashiir
      tempo waxa lo gala musigi o socda inad hesta bilawdo.wa inad sugta boskaga bal si ficn ufiri musigi osocda 4 jer bu micrifonka so qabsady

  • @mohadekh3587
    @mohadekh3587 10 หลายเดือนก่อน +3

    Mida iidle ka shidan❤

  • @nimcoashkir3874
    @nimcoashkir3874 9 หลายเดือนก่อน +1

    Birmadaxassan shiikh

  • @SagatuuroFaysal
    @SagatuuroFaysal 9 หลายเดือนก่อน

    Edebdaro darted ayaad usameyneysaan

  • @WeizaBoy
    @WeizaBoy 10 หลายเดือนก่อน +2

    Iyaaaa😅😅😅😅

  • @SofiaEl5bla
    @SofiaEl5bla 3 หลายเดือนก่อน

    አዱናእደዝህናት😊❤

  • @juweriyoxasancabdulaahicumar
    @juweriyoxasancabdulaahicumar 10 หลายเดือนก่อน +3

    Wanakusalamaya ❤

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 10 หลายเดือนก่อน +2

    Hablihi duriyada ee quruxda badna

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 10 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂

  • @ridwaanrc9030
    @ridwaanrc9030 9 หลายเดือนก่อน

    keyow wx loo jidaa maalin walba

  • @yesqueen8635
    @yesqueen8635 8 หลายเดือนก่อน

    These women are same new type of Somalis never seen Somali built like this 😮

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 8 หลายเดือนก่อน

    Heesta Qofksat ku shacaabaxa

  • @burhaanyuusuf6332
    @burhaanyuusuf6332 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sidii masrax laga rabay kadin baarqab dhextaagan yahay.oo wada abasax ah.kkķkkkk

  • @iam.legendar
    @iam.legendar 9 หลายเดือนก่อน +1

    2:48 😂😅😅😅😅

  • @drstaqiyataqiya551
    @drstaqiyataqiya551 10 หลายเดือนก่อน

    Waxan la yabanahy eydon tin la fedin iyo naso aros lama iman karo miya yahu fananka iga nasib badan aniga

  • @XasancismaanXasan-nj1rk
    @XasancismaanXasan-nj1rk 6 หลายเดือนก่อน +1

    Haa wa hawiye

  • @HabibaAdan-cz3rn
    @HabibaAdan-cz3rn 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤😅😅😅😅🎉🎉🎉🎉aschn

  • @farhiyohashi236
    @farhiyohashi236 28 วันที่ผ่านมา

    Handjahi nikinayay nacadiinta ahaa

  • @ShabalaazaShabalaaza
    @ShabalaazaShabalaaza 2 หลายเดือนก่อน

    Nagahan yey ku kufsanin

  • @caqlicade534
    @caqlicade534 10 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢war Ninka an nacalaakuyaal oo gabarta miskiinta ka oo siiyey uuuf waaxaas soomaali uu ceebeeyey uuuuuf😊😢

    • @darishore814
      @darishore814 9 หลายเดือนก่อน

      Adi bidie maa thy ma gabdhaha ka mid thy maxay uuuf iyo sheeko gabdhedka nooks timid 💩💩💩

  • @saadiasiman6793
    @saadiasiman6793 10 หลายเดือนก่อน +2

    Allah haidhin soo hanuuniyo,

  • @salaheldien9218
    @salaheldien9218 9 หลายเดือนก่อน +44

    يشهدالله فراشات فراشات 😅

    • @Miskicumeer
      @Miskicumeer 9 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂😂😂

    • @SharmaakeAbdi-th8sq
      @SharmaakeAbdi-th8sq 8 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅

    • @muusecabdi4443
      @muusecabdi4443 8 หลายเดือนก่อน

      Maa cidba ku waydinaysa adiga yaa wasaakh intaad wataad soo qoraysa qoralaka

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 8 หลายเดือนก่อน +1

      GUUR LA,AANTA HARGEYSA KA JIRTA WAA XAD DHAAF. DUMARKII CAADADII AYAA KA GO,DAY. WAXAAD ARKEYSAA 50 JIR BIKRO AH. OROMADII AYAA MAANTA KA NOOLAATAY OO GUURSATEY TAASI WAXEY KEENTA IN NINKA OROMADA AH UU HARGEYSA DHEXDEEDA KU DHARBAAXO NIN SOMAALI AH. DUMARKII OO DHAN AYAA OROMADA LA SAFAN

    • @MoAli-ks9os
      @MoAli-ks9os 8 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊😊❤​@@Miskicumeer

  • @NimaNimani
    @NimaNimani 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ça m a plu vraiment

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 10 หลายเดือนก่อน

    Sheekh Shantaay kama hadli karo laandheerahan miyaa?
    Wuxu kabadala Shine culay, babajey catosh yare dalnurshe iyo kuwa lamidkaa aar sh shantayoow Dahir calasaw xataa wad kabaqeee ciyaarta ka daaa dhaleecaynta

  • @JamaalIbrahimadan-nm9ey
    @JamaalIbrahimadan-nm9ey 10 หลายเดือนก่อน +1

    Comments

  • @naimaabdullealasow4360
    @naimaabdullealasow4360 10 หลายเดือนก่อน

    Karbasaarada maxay guriga uga soo qaadeen waa ayaga garbaha ka wada raariciyey

  • @MohamedAhmed-hl5yk
    @MohamedAhmed-hl5yk 10 หลายเดือนก่อน

    Duamarka Waa Noola aqli Ahaan Is Wadi Karin maxaa Wanaagsan Maxaase Xun Xita Ma Qeexi Karan Markaas Waa Iney sidii Xoolihii La iskawata

    • @aliyaaahmadali4474
      @aliyaaahmadali4474 9 หลายเดือนก่อน +1

      War dumarka dhan hawada afeeyn ee dadka xun ka hadal anig dumar ban ahy alxm wana aqaan sax iyo khalad marka dadka dhan ha isku darin hooyada soo dumar ma ahan

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 9 หลายเดือนก่อน

    Allow so hadey gabdhahan iska qaqawan

  • @XaanAadn
    @XaanAadn 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤xasancaji

  • @nimcocumar9797
    @nimcocumar9797 10 หลายเดือนก่อน

    🎉 iftin meeshaas waa at joogta ismaciilow edo macaan guur saldhigto u maleynmaayo qamar suugani camal aa noqana ee xishoo edo macaan mid walba ha ku suugani e subxaanalaah

  • @cumarxasancumar1976
    @cumarxasancumar1976 8 หลายเดือนก่อน

    Fasahaaadka kajira

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 10 หลายเดือนก่อน

    Walee guur ma jiro ee aroos
    Arooskoo bato furiinkane waa batas

  • @QadijoXasan-k3e
    @QadijoXasan-k3e 10 หลายเดือนก่อน +2

    WAlAL mAcn❤❤❤❤❤😊😊😊

  • @Jodhobmuxumad
    @Jodhobmuxumad 10 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahifaarax5140
    @abdullahifaarax5140 10 หลายเดือนก่อน

    Arsenal markey xamar imaado dadkaan waa loo yaabi doonaa hada iska baashaalaan kaleexda😂😂