Ceesh aan lagudubin salid aan lagu qasin wax kale kafaideyso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 367

  • @bluebluegaming7928
    @bluebluegaming7928 6 ปีที่แล้ว

    Ceeshkan odaygayga uu ku fiicanyahay oo laga helay cholesterol thanks abaayo macan qeer alaha ku siiyo ani hada lee arkey page kaga walahi wax weeyn kaa faidey barakalaah

  • @farxiyoladan8058
    @farxiyoladan8058 6 ปีที่แล้ว

    abaayo mahadsanid qayrbadan alah ku siiyo sida hagr la aanta waxaan ku waydiiyay birtii ceeshka lagu samaynjiray malayska daayay

  • @bilanahmed
    @bilanahmed 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo waxaa fiicnaan lahayd inaad dadka markaad wax tusaysid inaad cabirka soo qortid. Hada burka inta uu yahay nooma aadan sheegin adigoo mahadsan wax walba cabirkiisa soo qor sidan, dadku waxba kama fahmi karaan waadna mahadsantahay

  • @zahramohamed6888
    @zahramohamed6888 7 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah sister Jazaka Allah kheir.thank you.I will try In Sha Allah.

  • @cabduraxmanmaxamed2061
    @cabduraxmanmaxamed2061 6 ปีที่แล้ว +1

    Manta kLiya waxa cafimaadka ufacan kentay rashinkaga waan coy yeya markas iska reba sokorta milixda salida thanks mant cafimad subisay

  • @sahrocolowzahra7115
    @sahrocolowzahra7115 7 ปีที่แล้ว +1

    Shukri cadey masha.alah ilahey haku barakeyo qofta kaliya si nadiif ah wax no fahansiyo aya thy wlh cadey dhagar kuguma jirto ilahey haku xifdiyo masha.alah

  • @maryamjamahalane9232
    @maryamjamahalane9232 6 ปีที่แล้ว

    masha allaah shukri masala cesh an cadi ahen weye wlhi ceshkn bari inaa sameyaa jirto wayo isago san losamenayo wali masamen ukun iyo salin lan sida losameyo wainaa barabeyaaa

  • @amalhassan627
    @amalhassan627 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah its rainny day manta wa lunchga caruurta . Allah kuxifidoy😍😋😋

  • @amaalsulub2588
    @amaalsulub2588 5 ปีที่แล้ว

    Shugri macanto waxa tahay macalimadeya allaha ku dhooro aduunku waa malmo nerobiya ayan imanaya insha allaah waan ku soo siyaranaya inasha allaah xbbi

  • @امهدي-ك6ك
    @امهدي-ك6ك 5 ปีที่แล้ว

    masha allah alaha nooka daayo quruxey
    abaayo souce kaas ayaan rabaa inaa arko sidaa udiyaarise inaa arko aad ayaan uga helay ceeshka sharafey alaha kubarakeeyo

  • @shukrihassan6699
    @shukrihassan6699 7 ปีที่แล้ว

    Qaaali shukri msala ilaaahy dartiii bn kuuu jeclahay hada galab bay iiitahay lkn bari bn tijaabinaa ceeeshkan cajabta ah thanks xayaati

  • @shukrimohamedali1557
    @shukrimohamedali1557 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah samideyda shukri maxamed ali mabruk

  • @dekadubow4025
    @dekadubow4025 7 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah ilahay hakubareeko gacantaata xoogaada Aqligaada salimka ah insha Allah mar ankusoobooqanaa Nairobi an kula jooga south c habibty shukran sharafeey

  • @faizasidow8555
    @faizasidow8555 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah abaayo shukri alaah haku barakeeyo amiin

  • @zainabsaid1532
    @zainabsaid1532 5 ปีที่แล้ว

    In Shaa Allah i try my best to make Thnks for helping us dear Sister

  • @deeqamahamed8157
    @deeqamahamed8157 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo aniga adan u jeclahay ceshka iyo jabatiga adiga sida u sameysid le si tixraca mana iga halabo watna ku mahadsan tahay fa i dadan ka fa idey

  • @اماسامة-ص7ك
    @اماسامة-ص7ك 7 ปีที่แล้ว

    Walaashey ceeshkani caadi ma ahan waxbadan ayaan kaa faaideysaney jasaakalaah alfa qeer

  • @umulkheyr1583
    @umulkheyr1583 6 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb abaayo shukei ilaaheey kheyr badan ha ku siiyo jisadaadana janatul firdooso inshaa ALAAHU

  • @fatumamohamed9147
    @fatumamohamed9147 7 ปีที่แล้ว

    Asc abyo thanks. Can you refrigerate it and for how long?

  • @hodancadeey9438
    @hodancadeey9438 7 ปีที่แล้ว

    Masha alah wayee waxa so galisa alabta laku sameynayo baradhada o ah ceesh thaks

  • @mulkimaxamudali833
    @mulkimaxamudali833 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukri abayo xasid ma tihid allah ha ku xafido

  • @yussufabdikadirmuhina6859
    @yussufabdikadirmuhina6859 3 ปีที่แล้ว

    Asc Abayo waxani rawa braincatani ayani rawa oo Ramadha oo si satamalo mitigate sitamasa aya rawaa

  • @muunaosman8241
    @muunaosman8241 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaashay maanta ayaan kaa bartay in ceesh la karin karo saliid laa'aan

  • @bakarb905
    @bakarb905 7 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah aad ban uga helay Abayo jasakallahu kheyran

  • @ifrahyasin1119
    @ifrahyasin1119 6 ปีที่แล้ว

    Maanshaa Allah xbbty Shugri alle gacanta ha kuu barakeeyo waxyaalo badan ayaan kaa faa,idey

  • @Dr.Wiseman
    @Dr.Wiseman 7 ปีที่แล้ว

    ASC. Manshalah Abaayo waad mahadsan tahay 👑👑👑💓💛💔💜💕💝💕💞💞💞💞💞💕💕💗💟💙💚❣👀👂👂✋👍👏👏👏👏👏

  • @zafiaziman12
    @zafiaziman12 5 ปีที่แล้ว

    Macha alah abaya shugri aad ayad u mahan santahay ceesh ka aad ayan oga helay

  • @umasacadiyo975
    @umasacadiyo975 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazaakallah kheyr Abayo

  • @gaandicali6484
    @gaandicali6484 7 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah ilaaheey haku cafido abaayo mcnto shukri nuur cala nuur 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @caishacuud3578
    @caishacuud3578 6 ปีที่แล้ว

    shugri wan kusalamay abayo waxaan kamidahay dadka kafaidesto baramijkaga kafaidesta walahi aad ban kugu duceya marwalba waxanan kugu jeclahay dacadnimada jasakalah xabibti jir oo jog idam alah

  • @queenmanaal4740
    @queenmanaal4740 7 ปีที่แล้ว +6

    Tnx abyo saaad nogu faideyso qaali jazakllh qer

  • @ashwaaqmohamed6486
    @ashwaaqmohamed6486 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashallh cesh yamani wye wllhi qatar illhey gacanta kaama gooyo illhey ha kuu siyaadiyo cilmigaaga hori usoco hhhhhh soqaato wllhi na tun wax natumo

  • @qadroqali6021
    @qadroqali6021 7 ปีที่แล้ว +2

    shugriyeey hade waxa galisayne nosoo gali quruxeey la aanta abaar wlh dhankastaa naga dhistay illaah haku barakeeyee ani ahaan waxa galisay iiga dhagan tahay

  • @sacidasheikhhasan1379
    @sacidasheikhhasan1379 7 ปีที่แล้ว

    maanshaa Allah. abaayo waa mahadsantahay waxaan ku weydiinaa adigoo mahadsan burka waa meeqo qiyaastiisa

  • @begoodtoyourself9591
    @begoodtoyourself9591 6 ปีที่แล้ว

    Jazak’Allaahu Khayran Walaashe!! From London 😘💕

  • @aishaahmed4600
    @aishaahmed4600 7 ปีที่แล้ว

    Maasha allah mcnto alalha gacantaada kuu barakeeyo shukri beauty labadaba waan ka faa idnay ee mcnto dhinaca tintana markaan noo fiiri noiganasoo dhig wax soomaaliya laga helaayo insha allah

  • @munamahamuud508
    @munamahamuud508 6 ปีที่แล้ว

    Thank u shukri abowe maanta sameyay laga mashee keen karo Wlhi amazing thank u

  • @fadumo.jama11jama4
    @fadumo.jama11jama4 7 ปีที่แล้ว

    Shilmee cayshkas iigu danbeysay yarantaydii iso xasusisay walahi shugri thnk wan sameynaa inu ihagagana wan rajeynaa

  • @mamasomalia4013
    @mamasomalia4013 7 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah tabarakallah abayo wan qasay hda wan dubaya marku i qamiro insh allah xabibti jskmllh kheyr mcnto

  • @mulkimaxamudali833
    @mulkimaxamudali833 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukri xasida tihid isha baxarka

  • @queensaafi1145
    @queensaafi1145 7 ปีที่แล้ว +5

    Aniga codkaga ku hesta wlhi msha Allah qaali allaha ku xifdiyo

  • @sacdiyaa1
    @sacdiyaa1 7 ปีที่แล้ว

    Maansha allah. Jazakalah walal macaaneey. Ilaahay hakaa abaal mariyo. ❤

  • @bintumohamed1467
    @bintumohamed1467 7 ปีที่แล้ว +1

    Woow masha Allah xabiibti Illahey gacantaada ha ku barakeyo

  • @amiishamaxamedcali6150
    @amiishamaxamedcali6150 5 ปีที่แล้ว +1

    Awalba aniga salid kuma darijiri birta bay ku xiran tahay hada bir fiican haysato kama baahna

  • @asturcllhixaashi1191
    @asturcllhixaashi1191 6 ปีที่แล้ว

    Masha alaah walaashey ilaah dartiis ayaan kuu jclhy shukri wx badan ayaan kaafaa iiday

  • @xafsoali5620
    @xafsoali5620 6 ปีที่แล้ว

    Mahaa allaah abaayo allaha kuxafido sidaad noogu faa ideeyso mar weliba

  • @nanasakyibeaoppong944
    @nanasakyibeaoppong944 6 ปีที่แล้ว

    Please can you give me the list of ingredients in English please

  • @shukriismail835
    @shukriismail835 7 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah baraka allah ur amazing sis

  • @maryanhassan2487
    @maryanhassan2487 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah gacantaada ilahay hakuu barakeyo

  • @laylamaxamed1309
    @laylamaxamed1309 7 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah jikinkii baan sameyey xalay aadka ufududaa feedback fcn ayan kuu wadaa kana wn sameyn isha allah shukgi sharaf illahy ha ku daayo

  • @aishaabukar5846
    @aishaabukar5846 7 ปีที่แล้ว

    Thanks. Abaayo. Fii mizaani. Xasanaati. Malin. Aad. Manta. Kaga. Baahi. Badan tahay. Misanka alaha. Kuu. Saaro

  • @maryanbarre6176
    @maryanbarre6176 7 ปีที่แล้ว

    maashaa allaah ceesh rasmi ah waaye qurux baaraka laah fiiki xabiibti

  • @sumayosiman2548
    @sumayosiman2548 7 ปีที่แล้ว

    abaayo macsharo nooso gali mash mash ma ahan yaah hadaa taqaano xabiibti

  • @fadumosalahabdullahi8171
    @fadumosalahabdullahi8171 7 ปีที่แล้ว

    Mashallah xabibiti ilahay haa ku xafido Amiin Amiin Amiin Amiin

  • @qeertoosmaan7171
    @qeertoosmaan7171 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo ilaahay gacantaada hakuu bara keeyo runtii waa inoo faa idaysay aniga wan kugu cus bahahay casharadiina dib ayan uraacay

  • @mahatabdi5058
    @mahatabdi5058 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allaha abaayo alaha ha ku barakeeyo

  • @nuurtohassan8137
    @nuurtohassan8137 5 ปีที่แล้ว

    Masha allha abaay alle haku barkeyo

  • @kaafiyamohamed5928
    @kaafiyamohamed5928 7 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah xbbti Alle haku barakeeyo gacantaada iyo caqliga wanaagsan 😍😍

  • @nimonurowibrahim2746
    @nimonurowibrahim2746 6 ปีที่แล้ว

    I like the way u explain things masahaAllah

  • @c.raxmaannaanaa9003
    @c.raxmaannaanaa9003 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah abyo mcn alaha haku dayo ee abyo labarkaga isii

  • @umaxanan3129
    @umaxanan3129 4 ปีที่แล้ว

    masha Alllh mamo shukri masala qeer ala haku siyo

  • @rayaanismail9334
    @rayaanismail9334 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah illahay hakubarakeyo walalay waxaan kugu jeclahay sidaad nogufasexisid hadalkaiyo macnaha

  • @ayandaudyusuf9445
    @ayandaudyusuf9445 7 ปีที่แล้ว

    Caafimaadka Alle haku daayo inaadeer Qiimabadan Alle haku barakeeyo ❤❤❤❤❤

  • @argsandadkaroon6122
    @argsandadkaroon6122 7 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah malmadeyda shukari masala. allah hanoka hifado

  • @maryanahmed5792
    @maryanahmed5792 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo shukri birta ceeshka loogu talagalkay malagu sameysankaroo

  • @deeqocali2820
    @deeqocali2820 3 ปีที่แล้ว

    M.a shugri baayo casharadaada kamadaalo keeb going

  • @morefoxs7748
    @morefoxs7748 7 ปีที่แล้ว

    Msha alah ad ayey u qurux badan thy ceshkan alle ha k u barakeyo

  • @musdafaawad6770
    @musdafaawad6770 6 ปีที่แล้ว

    Shukri waad mahadsantahay walaal jisakalaahu khayr

  • @hawaali4881
    @hawaali4881 6 ปีที่แล้ว

    masha allaah waanka helay kheeyr badan alle ha ku siiyo

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 7 ปีที่แล้ว

    sister waxan mar hore ka dawaday youtub waatanu duban jirnay oo lagu daray yeast walahay tii hooyaday y dubi jirtay oo yeast lagu daray weye sida uga arateen youtube angana wa uga aragnay bal waad ku mahadsantahay somalida luqadaha kale fahmayn haada fahnsiisay

  • @barwaaqobilan1552
    @barwaaqobilan1552 7 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah qaali shukran

  • @samahamohamud1944
    @samahamohamud1944 7 ปีที่แล้ว

    Dhanaanka maxaad Ka sameysay abayo shukri kheyr allaha kusiyo

  • @aishaadow6039
    @aishaadow6039 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah hano kaa xafido macalimadayda mahadsnd

  • @abdinasirmohamud6361
    @abdinasirmohamud6361 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah wàlalo ilhay haka abaal mariyo jasakumulaj khayiran

  • @kowsaridiris1127
    @kowsaridiris1127 6 ปีที่แล้ว

    waD mahadsan tay walashenaa shugri gacantada allaha kubarakeeya

  • @fadumomohamed8102
    @fadumomohamed8102 7 ปีที่แล้ว

    Masha.allàah ilaah ha ku siyaadiyo amiin isku dhuuq waaye laki

  • @xamdiyusuf7002
    @xamdiyusuf7002 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah abaayo

  • @falisabukarhasan9154
    @falisabukarhasan9154 6 ปีที่แล้ว

    Shukran Cdey allaha ku xafido quruxey

  • @safarkaaakhiro9145
    @safarkaaakhiro9145 7 ปีที่แล้ว

    Xbbti marka hore wuka go go ay marki labadna wuka weynaday to much but shukran quruxey ☺️👌👏sidad dadka an aqon ugu fa idaysay ☺️

    • @businessbilletv1140
      @businessbilletv1140 6 ปีที่แล้ว

      Maa shaa allaah meeshaa cashar ayaa ka socda ee hallaha faa iideysto

  • @foowziahussein5764
    @foowziahussein5764 7 ปีที่แล้ว

    Sida aad uhadleysid abayo degananta qalbigada nadifka ah qofki kudhagesto asagaba iska samenayo waxaad usogalisid meshaan barakalah

  • @xafsoali5620
    @xafsoali5620 6 ปีที่แล้ว

    Gbar ayaaba iijoogto ukunta aan cunin illaaheey qeeyr haku siiyo

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 7 ปีที่แล้ว

    masha allah maxuu uga baahanyahay subag iyo ukun shaxshax qaali

  • @halimaabshiro8251
    @halimaabshiro8251 6 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah my sister I like how you talk is funny 😁 if someone doesn’t understand is going to get bit haha thank you so much for the video jazak Allah khair dear sister 😍😘

    • @muhubourur1928
      @muhubourur1928 4 ปีที่แล้ว

      Mashaa Allaah ❤️ shugri mahamed

  • @hamdihassan9549
    @hamdihassan9549 6 ปีที่แล้ว

    masha allah sharafeey ilaah haku barakeeyo gacantaada

  • @hibaqxasan9757
    @hibaqxasan9757 7 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah qaali dumar aad ayad umahad santahay

  • @ladancabdulaahi2117
    @ladancabdulaahi2117 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah Illahey xogaga haku barakeyo Illahey haku xifidiyo

  • @caashoabukar7579
    @caashoabukar7579 7 ปีที่แล้ว

    Mansha allah abayo aad baan uga helay qado ayaabo ka dhiganaya insha allah waa cunto fudud

  • @fartuunmohamud7604
    @fartuunmohamud7604 6 ปีที่แล้ว

    Abayo birta xagee ka helayaa shukri Nairobi jogaa?

  • @istarliin5816
    @istarliin5816 7 ปีที่แล้ว

    Mustard miya waxa jaala ha eh o dhanaanka?

  • @qumanahmed514
    @qumanahmed514 7 ปีที่แล้ว

    maasha allaah abaayo illahay kheyr haku siiyo

  • @nimcoahmed4484
    @nimcoahmed4484 6 ปีที่แล้ว

    Aad maad umahasanthay wllo alle haka abaal mariyo sidaad nogu fa iidayso

  • @umunashaad3219
    @umunashaad3219 5 ปีที่แล้ว

    Mhdsnid abyo sidad maalin walpa inooga farxisid 😍😍😍

  • @samiraburco6735
    @samiraburco6735 7 ปีที่แล้ว +1

    Walahi waankahelaa cunto Qurux nabartay allehakudaayo wllo

  • @farxayaali6993
    @farxayaali6993 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah jizakalaah qeyr Alaha kusiiyo abaayo

  • @sihamhasan1723
    @sihamhasan1723 4 ปีที่แล้ว

    walashey waxaa ku daresid maxaa noo tusi waysay saa usamaysay chikinka iyo salarka

  • @abdulqadircabdulaahi8701
    @abdulqadircabdulaahi8701 6 ปีที่แล้ว

    Aat ayaa u mahatsantahay balse ceeshkan. Aqan ey waye kan sxbey teeda kale ano 14 jir ah ayaan dubi jirey waan ilawey kkkk manta iso xasuusisey

  • @haninora6146
    @haninora6146 7 ปีที่แล้ว

    Mashallaaah Allaaha ìika dhowro xbbti Jazakallaah 😍😗😗😗❤💋

  • @rahmocumar1047
    @rahmocumar1047 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mcnto Allah Ku fxdi lkn cajaro itobiya plz soo gali mcnto thnks

  • @fartounmohamed7733
    @fartounmohamed7733 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allAh shugri Allah ha ku barakeeyo

  • @nasraalasowalasow5121
    @nasraalasowalasow5121 6 ปีที่แล้ว

    Asc abayo mcn Mel ad dadka wax Ku barto Nairobi malesahay