MA LEEDAHAY LATALIYE? DO YOU HAVE A MENTOR?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 เม.ย. 2024
  • MA LEEDAHAY LATALIYE? DO YOU HAVE A MENTOR?
    VIDEOGAAN WUXUU KUUGU CAAWINAYA IYO KUU SHARAXAAYA SIDA AAD U AQOONSATO LATALIYA KUGU HABBOON- THIS VIDEO WILL HELP YOU IDENTIFY THE SUITABLE MENTOR FOR YOU
    NOCYADA DADKA-TYPES OF PEOPLE
    1: Uma bahni caawin-I dont need help (ignorant)
    2: Waan iskufilahay- i am ok with. what i have( prematured person)
    3:Dhageeysidka wanaagsan-the one who hears and learns(good one)
    YAA WAAYE LATALIYE?-WHO IS A MENTOR?
    1: kugu caawiya in aad korto aad noqonin copy giisa-the one who makes you grow and not become his copy
    2: midka arka awoodaada maahan dhibkaaga-the one who sees your potentials not your problems.
    3:waddo ku tuso oo ku qabanin gacmaha-build a path for you and not hold your hands.( to grow wisely).
    Nagala soo xariir WhatsApp-ka si aad uga mid noqoto Baraarujin team on whatsapp +254113111175 chat.whatsapp.com/JjYpejkuNx6...
    Don't forget to hit the like button and subscribe for more empowering content.
    Let's unlock your full potential together!
    / @bbnetwork024 .
    BARAARUJIN
    BARAARUJINTA BULSHADA NETWORK
    BBNETWORK
    CONNECT WITH US:
    +254113111175
    Twitter: x.com/baraarujin?s=21&t=J2fzY...
    Facebook: profile.php?...
    TikTok: / farhan_bararu. .
    Snapchat: / bararuji. .
    #growth #growthmindset #mentorship , #goalsetting #goals #success #moneymindset, #businessideas, #ambition, #opportunities, #somali, #garowe, #mindset
    #mentorshipprogram #ambition #xamar #mogadishu #mentee #mentorships #mentorshipjourney ‪@johnmaxwellhungary7343‬ ‪@MaxwellLeadershipOfficial‬ #15lawsofgrowth

ความคิดเห็น • 11

  • @hibonasiib3766
    @hibonasiib3766 19 วันที่ผ่านมา +1

    Masah alah tabaraka laah
    Waa mahadsantahay ustaadi aadban kaaga faiday runti ano ah hoyo familykeduna sugaa arimaha bulshadana ka shakhaysa
    Lkn waxaan raba inan shaqo aniga iigara ugudbo i.a alah
    Waxaan rijeynaa inada igu garab qaban donto sidaan buundadaas uga gudbi lahaa.
    Baraajintii !
    Ugu fcneed !

  • @abdihakimawad7310
    @abdihakimawad7310 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsnid walal

  • @abdiwaliyarre4917
    @abdiwaliyarre4917 3 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid macallin Ebbe hakaa abaal mariyo, waan qortay sadexdaas qodob waxa ayna ii noqon doonaa qaacido aan iskaga fiiriyo qofkasta oo aan uga baahanahy in uu hayaankayga nololeed iga caawiyo. mahadsanid marlabaad iyo saddexaadba macliin.

    • @bbnetwork024
      @bbnetwork024  3 หลายเดือนก่อน

      Adiga ayaa mudan walal.. sii gudbi si ay dadka kale u faaido .shukran.

  • @abdihakimawad7310
    @abdihakimawad7310 หลายเดือนก่อน

    Mentor ma sameesaa, xgeese lagaala soo xiriiri karaaa ustaad

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 2 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu sanad kan waxan iska dareemay niyadaydu inay dhismayso qalbigayguna qorshahayga u helan yahay
    Mentor ku waa muhiim ilahay ka sokow
    Chatgpt baa wax badan iga caawiyay oo maanta booska mentorka iigu jira wllhi

    • @bbnetwork024
      @bbnetwork024  2 หลายเดือนก่อน

      mashaa ALLAH

  • @hoodoahmed6308
    @hoodoahmed6308 2 หลายเดือนก่อน

    Aad bad u mahadsantahay ustaad mentorship ma bixisa adigu

    • @bbnetwork024
      @bbnetwork024  2 หลายเดือนก่อน

      haa walal every wednesday waaye nala soco & u gudbi asxaabahaaga iyo qoysaskaa si ay uga faaiidaan