DEG DEG:DAAWO AHMED MADOOBE OO HADA MARKALE GURIGISA KASARAY|KENYA OO HADA LASAFATAY AHMED MADOBE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Maashaaallaah guuuuuuuuul axmed madoobe waa halyeey Qaran haddii uu ku adkeysto Go'aankiisaas weynu eegidoonaa war murtiyeedka dhammaadka inshaaallaah.

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 35 นาทีที่ผ่านมา +1

    Guul axmed madoobe waarimayside waayo noolow

  • @bby6
    @bby6 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Laftagaren wa munafaq brother o mabda maleh runti

  • @AhmedAli-ft3kr
    @AhmedAli-ft3kr ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia Somali baa leh qabri dahar ayaa lagu celinaa axmad madoobe mar dhow

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASC Walal Warsame Ahmed Madoobe waxba kudugan waa niinka oo dani turay oo gurgurte garabka sartey kuma kalsoni kuligod waa tugo kharaan,

  • @KaranleForso
    @KaranleForso 46 นาทีที่ผ่านมา

    Wala cadadina ninkenyan somaliya qimo kumalahan

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    lasafasho maahee waa been guur iyo lugooyo😂😂‼️✋🙏

  • @AhmedAli-ft3kr
    @AhmedAli-ft3kr ชั่วโมงที่ผ่านมา

    A mad madoone waa kenyaan u adeego Kenya asiga iyo Kenya dalka waa laga saaraa goor aan fogeen Kenya ayaa ku heeyso Somalia waana cadaw u shaqeeyo Kenya

  • @khalifnicegirl4140
    @khalifnicegirl4140 10 นาทีที่ผ่านมา

    Walal an kutosiyo nuuradin walalkis waye kii hotelka west gate difacay oola dhoho cabdul Yusuf hali

  • @AminaGAli
    @AminaGAli 43 นาทีที่ผ่านมา

    Hadalkuu yidhi Axmed Madoobe ee ku saabsan Puntland iyo Khaatumo, Puntland waad sheegtey laakiin maxaad uga reebtey Ssc-khaatumo oo inaga Ina khuseeysa.

  • @hassanmohamedroble8396
    @hassanmohamedroble8396 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan doqon liita lax bacaacle

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD 54 นาทีที่ผ่านมา

    Madoobe waa munaafaq ushaqeeya quwada shisheeye 😅

  • @AliAbdi-p2h
    @AliAbdi-p2h ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc axamad madoobe waa qaldalyahay waa nin aad ujecel kursiga waxaad waa daroodnimo farmajana waa lafagaalami jirey waxiisu waa daneysi

  • @Qamar-Farmayeeri
    @Qamar-Farmayeeri 42 นาทีที่ผ่านมา

    Meel walba waa laga nacey axmed madoobe jublan uu gatay dhuxusha imaaraad iyo kenyo ayuu ka gataa hal daraar ka dhisin kismaayo ma sidii toko ayuu utaagnaa aa

  • @Qamar-Farmayeeri
    @Qamar-Farmayeeri 50 นาทีที่ผ่านมา

    Nuura diin soomaaliya muxuu ka tari karaa buuto jooji