XAAFADA ISLII KADIB WIXI CAWA KADHACAY WEEYNA CABSI GELINEYSA ,HASHIM CUSUB OO GACMAHA DHIIG KUWATA
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
- WALAALAHA QALBIGA WANAGASAN WAA KUMAHADSANTAHAY DAAWASHADA MUQALKA HADAD NAGU CUSUB TAHAY FADLAN SUBSCRIBE INOO SAAR MUQALKANA LIKE SAAR MAHADSANID
Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️❤️❤️
Labadaas bac culeys uma arko soomaaliyeey weysada idinkoo qabo soo baxa tasbiixdana heystaa subhanallah
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Indho sircaad maaha
Ee Waa Xirfad La.barto
Rabi haku xafido dad ka meesha si ku nool aduun ka waa im tixaan runtiimalin ba wax lee la so shigaya oo naf tin eh
Waa caruur gabdha somaliyeed
Qof wax kuwada lagama horeeyo Nrbi I live in 18 years marka barta xalada mesha kajirta 🫢
Wa sixirole SubxanaAllah 😮
DAD ISLII HADAAD TIRAAH SOOKOR GAARIGA LIFTI AAN KUSIIYEE WAA DIYAAR HATAA WAAN KUXANBAARI ILAAGURIGIINA WAA DIYAAR AQLIGA HA SHAQEEYO SOOMAALIYEY
Qaabkaan maaha indha sarcaad maaha ee waa qorshe ay kawada shaqeeyeen labada nin
Ninka video ga duubayo isaga unbasheegayah inu ninkale dhiigkufirdhiyeeh almu isagu waxsoodilay?
Maxa cadaynayah in nikale dhiigkufirdhiyeeh?
Ana nagu dacady shekan xamaliga
Waa Sixir Kenyaan kii waxay bilaabeen in ay Soomaalida kula dagaa lamaan sixir ee ninku wuu dhuuman lahaa haduu wax soo dilay
Waxbo lagumo akhriyee leesinimada iyo kala daadsanaanta iyo qaabdarada naagaha somaali ee jecel in looshaqeeyo oo ay taleefan kuhadlaan
NINKU ARMUU CUDUR FAAFINAYEY MISE WAA SIXIRROOW' MISE AW KHAMIISLE AYAA???!!!🤞🏻🤞🏻🤣😂😅"" NAIROBI XAALKEEDU WUXUU MARAYAA RUN 🏃🏃🏃 FOR YOUR LIFE 🧬🧬
Waliga alaab lagu wado ha kA hormarin e ka daba mar adiga teeda kle alaabtan mba badne ma khadatan
Gabadhaan waxaa ii muuqata in aan la sixrin oo aan indho sarcaad loo adeegsan ee gabadhu waxay ahayd mid dagan si caqli Caqliyaana looga dhacay alaabteeda
Diiga sixir way
Xamaliga markad alab u dhibato lama hor socdo kadal Aya Laga socda
Waligaaba nin xamaali lama horsocdo ileen gadaal indho kuma lihide
NAAGAHA SOOMAALIYEED IN LOO SHAQEEYO BAY ILBAX NIMO IYO WAX FIICAN MOODAAN BAL 2BA BOCOOD MIYAY QAADAN WAYDEY NAA SHAQAYSTA
Waa sixrole ama wàa qof la so dilay
Iska ka tuuuur qamiiiiska maxaaad u uuursan
Ayada xamaliga waa ladaba socdaaye maxay u horkacdey
War yaab badana,Nin aadan aqoonin maxa alaabtada u dhiibay? Alaab aadan qaadi karin maxad u so gadaneysa? Inteey is daayacaan ay Dacwo la so fariisanayan.