Sidaasi waa sida qolada Harti u arkayso e qolada kalena keen aragtidooda, wallahay sidaasi maaha weriyenimo iyo dhexdhexaadnimo, waar ilaahay iyo ummaddaba ka xishood
Wixii dhacay dhace ma soconayso ee dadka la xasuuqay ee hantidoodii la dhacay dulmigana lagu xidh xidhay waa in xaqoodii la soo celiyaa Ceerigaabo,raali gelina ay ka bixiyaan hadii kale waxay noqonaysaa: Qaniinyo qaniinyo ayaa kaa fujisa !!
Rerkan 2024 canbaha qanimaysanaya malin walbana shacabka an waxba geysan dhigoda banastay Waa in dadka naftoda iyo malkodaba ay şifacıdan Reerna reer uma dowladan karo dalka iyo dadkiba waa federal nin weliba gurigisa haka dowladeyo
Waa Xassan dhiiqo oo Ayax ah baa ciyaalka Social media ka Niicleeynaya $20 labaatan labaatan doolar u Qeybiyey Markasey beel buufinayaan hadaad Maqlijirtey gaazaa Raashin cirka looga Soo daadinayaa hada ciidamadii Xassan dhiiqo oo Ayax ah uu geeyey jubaland bey heysataa,Cali khaliif galey Alayarxam Kelmada uu ku yiri beesha SNM ee ah Ama Wax baan Wada yeelaneynaa Ama Waanu ku kala Soconeynaa Waa tan hada ka taagan jubbaland oo uu Wato Xassan dhiiqo oo Ayax ah, Adeer cidna ka yeelimeyso reer Unukàa leh iyo loo joojin mah iyo kuba daba yaacaya Xassan diirato, Markii jubaland la aas assayey Xassan diirato Waa nin Ka yiri jubaland in la dhiso dhimashaan ka xiyaa ? Mar ay Odayaal Marixaan oo dacwo ka ah Sheekh Axmed u tageen Xassan diirato Waa nin Ka yiri dhulka Marixaan iyo Ogadeen Isku heystaan Waa dhul hawiye Waa yaab ,??? Waa ninka Sharcigii Wada Ogolka ah bur buriyey ee Mid Isaga uu Sameystey Raba in uu ku bedesho Si uu Usii joogo Madaxweyne nimada Umad Somaliyeed kelmadaha foosha Xun ee uu Xassan diirato isticmaalo Waxaa ka Mid ah cidna loo joojin mah Sidii guri uu Isaga iska leeyahey, Xassan diirato Waa nin Ka Inta Ciidamadii Qaranka bur buriyey hadana dhistey Ciidamo belleed Sameystey ??? Waa ninka ku haminaya In uu jubaland geysto Mr yes men Sida Marxuum xamza oo kale Marxuum xamza Waa ninka uu Xassan dhiiqo ku yiri Raisul Wasaaranimada Waan baabi'iniyaa ee ii Saxiix Marxuum xamza Waa uu u Saxiixey Waa hade Nin lagu yiri Saxiix kursigaagaan baabinayaaye ??? Xitaa Kuma uusan dhihin kursi beelnimaa la'igu Siiyaye bal beesha aan la Soo tashado? Ninkaas buu Xassan diirato u Wadaa jubaland ? Adeer Nin Rag bey dardaaran u tahey doqoni hamogaadok Xassan diirato Shaley Wuxuu lahaa hadaad Aragtid Nin Ajnabi u tagey Nin Walaalkiis darteed buu Ugu tagey ? Viva Sheekh Axmed Madoobe
Sidaasi waa sida qolada Harti u arkayso e qolada kalena keen aragtidooda, wallahay sidaasi maaha weriyenimo iyo dhexdhexaadnimo, waar ilaahay iyo ummaddaba ka xishood
Fadlan walaal cali taariikha miiladiga waasheegtaa mahaboonta inaanta hijrigana kudarno waad mahadsantahey
Mahad sanid walaalo
Wixii dhacay dhace ma soconayso ee dadka la xasuuqay ee hantidoodii la dhacay dulmigana lagu xidh xidhay waa in xaqoodii la soo celiyaa Ceerigaabo,raali gelina ay ka bixiyaan hadii kale waxay noqonaysaa: Qaniinyo qaniinyo ayaa kaa fujisa !!
Hooyada iyo Somaliand ba wase wa dagaal idoor iyo harti ah 😢😢
Doqonkii warsangali kkkkkk
Rerkan 2024 canbaha qanimaysanaya
malin walbana shacabka an waxba geysan dhigoda banastay
Waa in dadka naftoda iyo malkodaba ay şifacıdan
Reerna reer uma dowladan karo
dalka iyo dadkiba waa federal nin weliba gurigisa haka dowladeyo
Waa Xassan dhiiqo oo Ayax ah baa ciyaalka Social media ka Niicleeynaya $20 labaatan labaatan doolar u Qeybiyey Markasey beel buufinayaan hadaad Maqlijirtey gaazaa Raashin cirka looga Soo daadinayaa hada ciidamadii Xassan dhiiqo oo Ayax ah uu geeyey jubaland bey heysataa,Cali khaliif galey Alayarxam Kelmada uu ku yiri beesha SNM ee ah Ama Wax baan Wada yeelaneynaa Ama Waanu ku kala Soconeynaa Waa tan hada ka taagan jubbaland oo uu Wato Xassan dhiiqo oo Ayax ah, Adeer cidna ka yeelimeyso reer Unukàa leh iyo loo joojin mah iyo kuba daba yaacaya Xassan diirato, Markii jubaland la aas assayey Xassan diirato Waa nin Ka yiri jubaland in la dhiso dhimashaan ka xiyaa ? Mar ay Odayaal Marixaan oo dacwo ka ah Sheekh Axmed u tageen Xassan diirato Waa nin Ka yiri dhulka Marixaan iyo Ogadeen Isku heystaan Waa dhul hawiye Waa yaab ,??? Waa ninka Sharcigii Wada Ogolka ah bur buriyey ee Mid Isaga uu Sameystey Raba in uu ku bedesho Si uu Usii joogo Madaxweyne nimada Umad Somaliyeed kelmadaha foosha Xun ee uu Xassan diirato isticmaalo Waxaa ka Mid ah cidna loo joojin mah Sidii guri uu Isaga iska leeyahey, Xassan diirato Waa nin Ka Inta Ciidamadii Qaranka bur buriyey hadana dhistey Ciidamo belleed Sameystey ??? Waa ninka ku haminaya In uu jubaland geysto Mr yes men Sida Marxuum xamza oo kale Marxuum xamza Waa ninka uu Xassan dhiiqo ku yiri Raisul Wasaaranimada Waan baabi'iniyaa ee ii Saxiix Marxuum xamza Waa uu u Saxiixey Waa hade Nin lagu yiri Saxiix kursigaagaan baabinayaaye ??? Xitaa Kuma uusan dhihin kursi beelnimaa la'igu Siiyaye bal beesha aan la Soo tashado? Ninkaas buu Xassan diirato u Wadaa jubaland ? Adeer Nin Rag bey dardaaran u tahey doqoni hamogaadok Xassan diirato Shaley Wuxuu lahaa hadaad Aragtid Nin Ajnabi u tagey Nin Walaalkiis darteed buu Ugu tagey ? Viva Sheekh Axmed Madoobe
Waxaa qaladd ah inaad is barbar dhigtaan madaxweynaha soomaaliya iyo barasaab waxaan iskeeyahay xoogaa caadufad qabiil ayaa idin jiidatay horaa loo yiri fiqi tolkiis kama jano falo