DAAWO Mw Xasan Awood Uma Lahan inuu Soo Xiro Axmed Madoobe isagoo Muqdisho Jooga Ayuu Wax Ka Qaadin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 6

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😮Nidaamka federalka u yaala yaan laga talaabsan, boolis maaha mw. Xasan wuuna qaldanyahay😮, distoorna ma badali karo xasan,haduu isku dayona waa qalad, 😮 xuduudiisa mayaqaan xasan ee tiisuu wataa,😮😅😮.

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer caawa ayay cadaatay xamse iyo xasan inay uqdad kabuuxdo xamsaana cadeeyay

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 24 นาทีที่ผ่านมา

    Waxaan daawaneeynay kubada cagta dadkoo dhan way Farax sanaayeen xasan sheekh keligii tall buu la yimid wuxuu yiri waxaan cayaareeynaa kuba koleyga waa qasab in la cayaaro ku bada koleyga buu ku adkeeysta garoon cows leh looms befell karo meel shamiing taneeyseed waa waxa xasan sheekh u sameeyay taasina waa qalad wayn

  • @Abdulkga
    @Abdulkga ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Back to 1991! Daarood meeqa beri ay Kismayo difaaci karaan? Maybe 3 days?

  • @CudeyrCudeyrmohamed
    @CudeyrCudeyrmohamed 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kismamyo ayaa lagu qaban ciidanka uu isku haleynayo waa ciidan somaliyeed cid dufaacayso lama arki doono saarka latumayo mashaqeyndoono dadku wuu ilbaxay reer reer shaqen meyso eega axmed madoobe yaa aqoonsanayo haduu fadaraalka diido oo uu isku caano shubo kuna fikiro laandheraad kadhalatay war aqligu hashaqeeyo 34sano ayaan qabiil wadnay wa ayo cida ka macaashtay aderayaalo somalinimo ayaa nadeeqo iyo islaanimo dadka yaan lakhaldin

  • @Ahmed-s9h1j
    @Ahmed-s9h1j 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ader axmed xamze ayaa soo qabanaya e maxa zasan lagu haysta