Deg Deg:Wiilkii dadka bad baadiya oo halis ku jira xamar iska baxa.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 6

  • @sharifaafrah5808
    @sharifaafrah5808 หลายเดือนก่อน

    Hanbalyo bro allaha kuxifdiyo

  • @wasirahassan4718
    @wasirahassan4718 หลายเดือนก่อน

    Walahi wll waxad ka hadashay wiil aan u bogay wiilka gaari gacanka qofka Sarayey walaiba qofkaasi qofka u qadayay dhawac dhabarka ah ayuu ahaaa

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 หลายเดือนก่อน

    Wiilka miskiinka markuu caawiyey qof dhibaateysan in loogu abaal gudo hadal xun ma fiicno doolad wax u qabaneyso ma jirto hadey doolad jirto wadankeena saan uma bur bureen. Wiilka aamina haduu dhib idiin sheegtay.. ilaahoo wadankeena noo deji. Aamiin.

  • @user-bj8xi2bd9p
    @user-bj8xi2bd9p หลายเดือนก่อน

    Askarta aya dhameysey dadka risaas ayey kufurayeen

  • @kingsman5110
    @kingsman5110 หลายเดือนก่อน

    almuhim uu badbadiyay

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl หลายเดือนก่อน

    Dadka xun xun oo aan dadka wax u tarikarin hadana ka masera dadka waxbixiya ama dadka badbadiya 🤮🤮🤮😡😡😡🤮🤮