CEYDA OO GIFT QURUX BADAN KU RAALI GALINAY UGU DAMBEEN XANAAN IYO ANIGA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.พ. 2024

ความคิดเห็น • 361

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648

    Inta amiira qurux ila jecel salmn❤

  • @SamiaAhmed-b334

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️❤

  • @Sukhracali48

    Xabiibkeena muxamed scw halagu saliyo😢❤

  • @HamseToni

    Amiira maalmahan video ga waad nagu yareysaa ee noo soo badi minutes ka, kama caajisno muuqaaladada aqwan ee nala shaqee, thanks for your effort ❤😮😊

  • @adoontiallesiman262

    Xanaan qurux iyo Amiira qurux saa hore u sheegay ba saxibo ayay noqdeen masha Allah ❤ teeda kale xanaan okiyaalaha qurux bay ku noqotay waaw iga daa hee 😅

  • @ApdiRaheem

    Away dadkii jeclaa nabi Muhammad ❤❤❤❤❤

  • @nezmaan
    @nezmaan  +79

    Amiiro waxkasto ha kugu qaadato asad parnk kaa sogeynaa ple😢😢❤

  • @HamseToni

    Amiira qurux wad ku mahadsan tahay sida aad u raali galisay ceyda ❤😮😊

  • @HamseToni

    Team amiira 800k coming soon, fadhiga ka kaca hala babiyo ❤😮😊

  • @Alisha847

    Amiiiro kuwa ku caaaynaayo hadaaa aragto farxadaaan yar aa heysatiin iyo sidaaad isugu duuban tihiin beey ka xun yihiiin dhag jalaq ha u siiinin qabqab👸🏻,waa wax caloosha ka buko ignore them

  • @Hamtha_Apdilahi

    Galabta ano dad dhexda uga jiro xasuustay Lugta balaq balaq waaye qosol qayrul xad eh qoslay 😂❤

  • @Suusu863
    @Suusu863  +62

    Qab qab is the bes❤

  • @Suusu863
    @Suusu863  +20

    Amiiro bahashaan ha socotee daa saas ayaa macan ah 😂😂

  • @Sahara-fc2bz

    Mashaallah Team Amiira qurux is not easy 🎉🎉❤800k coming soon 🎉❤ iinashaalkah ❤❤

  • @ubaxqalanjo4628

    Kusali nabi muxamad salalaahu caleehi wasalam

  • @user-qj4sp6qd6i

    Amiira jecliyaa ❤

  • @fadumocali6908

    Cayda wax qurux badan mahan waxad smysay ayagabo kamo xanaqin mxd uxanaqe teda kle bila ixtiram maxa waye gbdhaha ayago kulo hdlayo mxd u baxday qfka Wala ixtirama how labn wxs

  • @Bellaa309

    Amiiiro lacala hadaa ceyda dalxiiis isku raaceysaan private ka dhigta oo saaaid Ha u sooo muujinina ,even familaka yuusan ku badin camera kala sara nolosha hoose iyo tan youtube 🙏🏻🫶🏻👸🏻ogooow na dad qaar baa wax yar oo qalad ah kugu raadinoyo si ay kugu cayan be careful

  • @faizosuleymaan8686

    Markii labaad ee xanaan yuutuubka amiira kasoo muuqato best 🎉

  • @africanmusic1122

    TH-camber yadda adda lumber 1 uga jira saxib guulayso intey guul jirto marwalba garabkagan ahay taageero lumber 1 ayaan ku ahay / video editing and voice 👌 ♥️ 😍 ❤️ ❤️ /