SICIID QALINLE FT HIBAAQ XURMO DOON DOON OFFICIAL VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 53

  • @ibraahimxasan381
    @ibraahimxasan381 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah labada fanan makala dhacan music waxa kaga hadlinaya m x x digale yare hore u soco pro

  • @hindaseenyo1556
    @hindaseenyo1556 3 ปีที่แล้ว +6

    Isku duubnideenaan udabaal dagaynaa mmmm what a song horay usocda 🔥💯❤️

  • @TheLove0
    @TheLove0 3 ปีที่แล้ว +5

    Siciid qalinle iyo hibaaq heesta xaquqdi meeysiin wad ku tumateen music 💯%

  • @faizam523
    @faizam523 3 ปีที่แล้ว +3

    Siciid qalinle wuu cayiley,😆 fanaan aan codkiisa jecley weeyi, hore u soco walaalo

  • @fankasomalida274
    @fankasomalida274 3 ปีที่แล้ว +2

    Digaal yare Sxb waxaan ku rajeen guul Sxb.
    Wan. Ku taa geraa

  • @Shankarofficial1122
    @Shankarofficial1122 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan soo laabte 800k igaadhsiiya caawa alle ha idin sharfe

  • @mjiheeye6440
    @mjiheeye6440 3 ปีที่แล้ว +4

    Hees aad iigu xasuus badan xabiiba balbalaf allah yarxamak iyo fuad ilkacase

  • @abwaanbulshaawi6261
    @abwaanbulshaawi6261 2 ปีที่แล้ว +2

    Ax yaa cod macaani iga dheh aarka fanka Siciid qalinle😍💞😍💞

  • @abdullahijaamac7044
    @abdullahijaamac7044 3 ปีที่แล้ว +3

    Legends Siciid qalinle & hibaaq xurmo meel fcn baa dhigten heesta ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @abdihakimali6513
    @abdihakimali6513 2 ปีที่แล้ว

    Axsan music Digaale

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 3 ปีที่แล้ว +5

    Khaamihi Xabiiba iyo codkii Fuaad ayaan la ilaawi karin, laakin, labadan fanaan aad bay u fiicanyihiin

  • @saadoqaranofficial6248
    @saadoqaranofficial6248 3 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaaw inankan habo u ahay iyo inantaan edo u ahay ii nolaada

  • @nemoladan9351
    @nemoladan9351 3 ปีที่แล้ว

    Wallshy hibaaq xurmo kuma waayo noloshydiiiiii

  • @mohamadmohamad2850
    @mohamadmohamad2850 3 ปีที่แล้ว +2

    Caadi maaha 👍👍👍golden voice

  • @TheLove0
    @TheLove0 3 ปีที่แล้ว +2

    Siciid heesihi reer Djibouti aye so xaadee

  • @ahmedcame6939
    @ahmedcame6939 3 ปีที่แล้ว

    Nio legenkan waaan wata horay u soco

  • @Aminalove20126
    @Aminalove20126 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah haa u naxaristo habiba Abdillahi and fouad ilkaase originally song

  • @alimursaljama8045
    @alimursaljama8045 2 ปีที่แล้ว

    Maaasha alllaah noolow

  • @hamdshamds6430
    @hamdshamds6430 3 ปีที่แล้ว +3

    1/1/22 inshalah sanadkii farxadan Galway❤️👨‍👩‍👧‍👦🤲🥰🥰

  • @maslaxibrahim6584
    @maslaxibrahim6584 3 ปีที่แล้ว +2

    Inaba caadi maha
    Heesiyaalo weeye
    Music codadka
    Fanku xoog maha

  • @abdiazizdimaria3252
    @abdiazizdimaria3252 3 ปีที่แล้ว

    Alle has naxaristo xabiba abdilahi iyo fuad ilka case aya hestan laha

  • @safyaadamabi1360
    @safyaadamabi1360 3 ปีที่แล้ว +2

    Beautiful wow 😍

  • @hodoabdirahmaan1077
    @hodoabdirahmaan1077 3 ปีที่แล้ว

    Haa wllhi gabadhani yurub geenyo ayay u eegtahay

  • @ahmedkaisseh2988
    @ahmedkaisseh2988 2 ปีที่แล้ว

    midhuhu wa abwan ibrahim gadhle laxakuna wa abdirahman ali xirsi (sakhran) ilahay ha u naxaristo dhamantood macal xabiba abdilahi balbaleef (dab leef) fouaad axmed aayunba ka nool

  • @alishakiib2602
    @alishakiib2602 3 ปีที่แล้ว

    Yaasalaam axsan fanaaniin sarre

  • @simanyarey496
    @simanyarey496 3 ปีที่แล้ว +1

    Wooow ❤️😍

  • @Hoyga-Films
    @Hoyga-Films 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Ustaad Digaale

  • @khalid9264
    @khalid9264 2 ปีที่แล้ว

    Tana Ma iidabaysay iyo hees jacayl ka had'laysa faraq wayn ayaa u dhaxeeya

  • @farhiajama5944
    @farhiajama5944 3 ปีที่แล้ว

    Hesstan waxaa lahaa faniin reerjabouti ilkacase iyo habiiba balbalaaf

  • @muusiga
    @muusiga 2 ปีที่แล้ว

    Muusiga oo furinle tumayo ayay dhan dhan samayn lahayd heestu iga daa

  • @fambamcrew1259
    @fambamcrew1259 2 ปีที่แล้ว

    Qofka ila arkay inuu siciid qalinle naaxay liketa ha ila dhaafin 🙏🏾🙏🏾

  • @caydaruusmustafe7814
    @caydaruusmustafe7814 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤👌👌👌

  • @nadiayaqup4157
    @nadiayaqup4157 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkii yarsa muxuu laqay ,ma malabkii lagu cayili jiray waxa wax ka badane😆😆

  • @jeylaaniabukar5389
    @jeylaaniabukar5389 2 ปีที่แล้ว

    Macalinka muusiga iyo fanaaniinta horusocda

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 3 ปีที่แล้ว +1

    New subscriber from Sicilid Qalinle 🙏❤️💔💕💞💗👍💘💓❣️💜💜❤️💓💔💕👍💓❣️❣️❤️❤️❤️🙏💔❤️❤️❣️

  • @yahyeabdullahi8462
    @yahyeabdullahi8462 3 ปีที่แล้ว

    Walal qaaliYa

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 3 ปีที่แล้ว +1

    Best❤

  • @diiriyemedia675
    @diiriyemedia675 3 ปีที่แล้ว +1

    Best song golden voice siciid qalinle

  • @xamsecarab4917
    @xamsecarab4917 ปีที่แล้ว

    My and ciraq

  • @nemoladan9351
    @nemoladan9351 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @baaritaan3882
    @baaritaan3882 3 ปีที่แล้ว

    Heestu midho ma leh, 3 erey baa lasoo celceliyey. Anyway best music and sweet hands with high melody.

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว +3

    Qoftaan in ey yurub geenyo u Ektahay inta ila Aragtay dhac iku siiya😂😂😂

  • @xoorfilms4557
    @xoorfilms4557 3 ปีที่แล้ว +1

    hore waxaa uqaadi jiray fanaaninta kala ah xaliimo cabdilahi balbalaaf iyo faysal ilkacase oo labaduba ah reer djibouti balse nasiib xumo ilaa ilimiga ma hayno laxanka iyo ereyada cida samaysay igu caawiya bal hada igu dhaantan kolay digaale iskumid ayaan nahe hhhhh

    • @ahmedkaisseh2988
      @ahmedkaisseh2988 2 ปีที่แล้ว +1

      ibrahim gadhle midhuhu
      laxankuna abdirahman cali xirsi
      sxb ma garatay

    • @xoorfilms4557
      @xoorfilms4557 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedkaisseh2988 thanks walal farxd iigu nolow

  • @Yamaani252
    @Yamaani252 11 วันที่ผ่านมา

    😢

  • @yahyeabdullahi8462
    @yahyeabdullahi8462 3 ปีที่แล้ว +1

    Siciid qalinle boqorka codka

  • @abdiqudusmahamut8918
    @abdiqudusmahamut8918 2 ปีที่แล้ว

    Wilki muxu cunay wunaxye

  • @khalid9264
    @khalid9264 2 ปีที่แล้ว

    Heestaa tolow Yaa curiyay laf jab badan ayaa ku jira ama jabitaan maaso, dadkiina afsomaali dhaadhiga ahi maxaa u taqaanan erayga tana ma ii dabaysay

  • @muusiga
    @muusiga 3 ปีที่แล้ว +2

    Heesaha copy ga ah maxay ku falaan fanaaniintan yar yare dambe waxa ku dhib ah ereyada iyo laxanka oo ay siday doonaan ka dhigayaan heesaha haddaanay sidoodii usoo qaadayn ciyaarta inay ka daayaan baan usoo jeedin lahaa

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว

      Waa runta Shaadiyo sharaf Ayan Arkay Naag Fananad ah oo saxda tone ka iyo baseka heesaha

  • @think4358
    @think4358 2 ปีที่แล้ว

    Heesta way ku ciyaaren fukin shit