KAAMIL DEEQ FT HIBAAQ XURMO HEESTA SAYLO OFFICIAL AUDIO 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 47

  • @mohafarcaano7442
    @mohafarcaano7442 ปีที่แล้ว +10

    Shalay illaa iminka inta goor oon daawaday garanmaayo, labadii qof ee ugu horreysay ee soo cusboonaysiisa halkeediina waa dhigeen! AMAR ALLE😇💯🔥

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 ปีที่แล้ว +3

      Awoowe Zahra Axmed wax U dhowaaday Weli lama Haye wax kale maheysaa??...thanks.

    • @zainabahmed4198
      @zainabahmed4198 ปีที่แล้ว +1

      Hibaq waa fanaanad cod macaan kan faarax is qalqaloocis waxaan ahayn iyo Xasan Aadan iska dhig ma arko

    • @kasimdabow5840
      @kasimdabow5840 10 หลายเดือนก่อน

      Heesta miraheeda xitaa way badaleen oo barqab soohani ayay ahyd o barqab geesa leh kulaha waa del qaaf caadi ah hestaa waa saa'a leey ee gaa'aley mahan

    • @Safiyalowriinta
      @Safiyalowriinta หลายเดือนก่อน

      ​@@mohamedmire7660 Sahra Kaligeed Miyaad Xusee Aaway Fanaanki Kaqaaday Xasan Baashi Iidoor Waxba Nooma Ogashaan Miyaa Huunayaal 😂😂

  • @zakimaano7186
    @zakimaano7186 11 วันที่ผ่านมา +1

    Bal inyar Ila eeg khaladaadka aan heesta ka soo dhex qabtay
    1-Guyaal maaha Waa guyaad(Wiilka 0:27)
    2- beeraha maaha Waa reeraha (wiilka 1:16)
    3-oo baarqab soohani weeyaan lkn isagu inu wax kale yidhi ayan filaya (wiilka 2:00)
    4- subixii barisaba maaha waa bariisada (wiilka 2:30)
    5- la salaaxo maaha Waa loo salaaxo (gabadha 4:48)
    6- oo dirir sagaaliyoo weeyaan gabadhu wax kale inay tidhi ayan filaya ( gabadha 8:40)
    7- dhiilo saabka loo tolay weeyan iyadu maxay saafka loo tolay bay tidhi?(gabadha 9:55).
    Inanka qaladaad badan ayaa ku jira iyo ka badbadis inantu Waxaad mooda inay ereyada si wanaagsan iskaga soo eegtay in yar oo ilduuf ah mooyee.
    Ogaada ereyga siiqadda uu ku sucdo haddii wax laga bedelo mawduuca heestuna wuu leexanaya .
    Labada fanaan codkuudu Waa heersare Masha allah

  • @muzcabshaq3535
    @muzcabshaq3535 10 วันที่ผ่านมา +1

    Heesta inta sahra axmed wa lgu raftay

  • @hanibatuun
    @hanibatuun 8 หลายเดือนก่อน +3

    Gabadhu aad iyo aad bey u cod macan tahay

    • @UR_ronaldoo
      @UR_ronaldoo 8 หลายเดือนก่อน

      qaarami waayo heestan samatar ayaa qaadsy

  • @Safiyalowriinta
    @Safiyalowriinta ปีที่แล้ว +5

    Wiilka qaladaad badan ayuu Sameyay Sida Reeraha Meeshey Ka aheyd Wuxuu Kadhigay Beeraha Oo baarqab Soohan Wuxuu Yiri Oo baarqabki Sare Ooy Sidig Jilaaleys Waaye Meshuu Kayiri Sidig Tilaalees

    • @IbnuMohamed-in6uj
      @IbnuMohamed-in6uj 2 หลายเดือนก่อน

      Beeraha wuu ku saxan yahay halka baarqabkuna waxay ahayd oo baar qab soohani sidaa weeye wll

    • @Safiyalowriinta
      @Safiyalowriinta หลายเดือนก่อน +1

      ​​@@IbnuMohamed-in6uj Walaalo Abwaanku Wuxu Kahadlaayay Geel iyo Reeraha Dhaqda Geela Ee Beeraha Kama Hadleynin Ee Wax Faham

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 3 หลายเดือนก่อน

    Waah waah 😅 beautiful song🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cabdimaaximunyeofficial3916
    @cabdimaaximunyeofficial3916 ปีที่แล้ว

    Waaa my brother kaamil deeq legend super
    waad ka baxsatey adiga iyo fanaanadaba hibaaq keep going 💪

  • @XamseNuur-h8x
    @XamseNuur-h8x 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hee daasi kumay jirin

  • @Maanka507
    @Maanka507 ปีที่แล้ว +3

    Gabdha cod keeda inaba caadi ma ahan❤

  • @SamiiraFaYax
    @SamiiraFaYax ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaw.muusig.iyo.codbaa.is.helay❤❤❤

  • @abdikarimabdiibrahim3962
    @abdikarimabdiibrahim3962 ปีที่แล้ว +1

    inanta codkeedu innaba caadi maaha,,,, yaasalaaaaaaaaaaaam

  • @Mr.Beddal
    @Mr.Beddal ปีที่แล้ว +2

    Inaalilaali, war heesta dhulkaad la gasheen😢
    Cod ahaan uma keenin, ereyadii oo dhanna wa ay qaldeen.

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 ปีที่แล้ว +1

    Ciyaar iyo isjejebis aan caadi ahayn wiilka Hibaq cod aan caadi ahay halkeedi ayay dhigtay

  • @Psychologytraders
    @Psychologytraders 5 หลายเดือนก่อน

    Wad dadaasheen hambalyo❤❤

  • @CabdiNaasir-443
    @CabdiNaasir-443 18 วันที่ผ่านมา

    Muxuu aroos miyi ah ka heesay

  • @nimamohamud7687
    @nimamohamud7687 ปีที่แล้ว

    Yaa salaaam 👏

  • @RealChoxx
    @RealChoxx 11 หลายเดือนก่อน

    Inanta 100% waa saxday midhaha

  • @nalafaraxofficial405
    @nalafaraxofficial405 ปีที่แล้ว

    Weerar iyo weerar celis baa ka dhacay halkaa yaa salaam

  • @husseinahmed627
    @husseinahmed627 ปีที่แล้ว +2

    Ninku heesta wuu kharibay. Meesha cod kuma hayo. Gabadha ayaa dhaanta 100%

  • @JimcaaleXiiz
    @JimcaaleXiiz ปีที่แล้ว

    Digaale yare one the beat 🎹🎹🎻🤚🥰

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 ปีที่แล้ว +1

    Jah ninku cod macanaa❤

  • @goodperson.870
    @goodperson.870 ปีที่แล้ว

    Wow Gabadha keentay asiga waa 0

  • @hibaqismacil4862
    @hibaqismacil4862 2 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waa laygu xuujeyaya soo macane An English Ahan ba uu dhagstaya😢

  • @SacadAyanle
    @SacadAyanle ปีที่แล้ว

    Halkedii by dhigeen

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 ปีที่แล้ว

    Fary good song hibaaq xurmo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @turkiosman9684
    @turkiosman9684 ปีที่แล้ว +1

    Hibaaq way keentay Sahra Axmed

  • @ibnumadaxay1
    @ibnumadaxay1 4 หลายเดือนก่อน

    niku heesta wuuuu dilay digale wuu cebyey lkin gabdhaad moda iny sahra oo laba jira tahy😂😂😂😂😂😂3😂3

  • @IbnuMohamed-in6uj
    @IbnuMohamed-in6uj 2 หลายเดือนก่อน

    oo baarqab soohani dheh nacala tulaa eh ha khaldin eh

  • @istaahilcaydiid-j1o
    @istaahilcaydiid-j1o หลายเดือนก่อน

    😢

  • @mohafarcaano7442
    @mohafarcaano7442 ปีที่แล้ว

    Yaa sallaam❤🎉Esh calaa🔥Nuural Dunyaa😍Xasuustii Xasan Aadan Samatar iyo Sahra Axmed Abokor🌎Erayadii Abwaanka weyn Xasan Ganaey💯👏🏾Mahad ballaadhan Digaale Yare🙏🏼

  • @maxamuudcabdullahi8468
    @maxamuudcabdullahi8468 4 หลายเดือนก่อน

    😂wxba mesha kuma hesan ee soo dhagesta orginalked

  • @sharmakeibrahim828
    @sharmakeibrahim828 ปีที่แล้ว

    Inanta waa keentay heesta Lkn wiilku waa ku ciyaaray

  • @HussinAbdi
    @HussinAbdi ปีที่แล้ว

    Heesta sidey u qaadayaan uma dhawa heestii. cudkuna cudkii ma gaadhayo .musicguna musicgii ma gaadhayo musigii horee heesta

  • @fahmi1435
    @fahmi1435 ปีที่แล้ว

    Hibaaq caadi maaha

  • @abdiboosiisofficial5208
    @abdiboosiisofficial5208 6 หลายเดือนก่อน

    Gabadha waaSx ninka lkn ma garan

  • @abdihakimhersi2912
    @abdihakimhersi2912 2 หลายเดือนก่อน

    Kan heeta waa kuciyaaray .. hmm..

  • @hindis239
    @hindis239 ปีที่แล้ว

    ❤❤😊

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂 maxay isla qalqaloocinayaan ma hees rag lahaa 😂😂 soomalidii waa zero ayay wada noqotay

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 ปีที่แล้ว

    Wax ka jira ma leh. Heesta weey kufsadeen. Saciid qalinle ayaa keeni kara codka xasan yaaahuu.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hindinoormuse5966
    @hindinoormuse5966 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhu caadi maaha