Wasiir Fiqi oo kabaha la dulmaray Soomaali-diidkii Awdal state-na mar kale garab istaagay 🇸🇴☝️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 มิ.ย. 2024
  • Wasiir Fiqi oo kabaha la dulmaray Soomaali-diidkii Awdal state-na mar kale garab istaagay 🇸🇴☝️
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 61

  • @Umuthabitschannel
    @Umuthabitschannel 25 วันที่ผ่านมา +10

    Mashalaah tabaaka raxmaan alahuma baarik wasid fariid ilaahow caqliga kuu daa noocaagana nugu badi soomaaliya guul iyo gobonimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 25 วันที่ผ่านมา +11

    reer awdal maamul halo dhiso inshaa allaah

  • @abdirahmanwarsame9828
    @abdirahmanwarsame9828 25 วันที่ผ่านมา +8

    Gradsasan love you ❤

  • @abdirahmanwarsame9828
    @abdirahmanwarsame9828 25 วันที่ผ่านมา +8

    Gradsdson wiil mareexaana baan ahay waan ku jeclahay magacayga waa warsame

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme 25 วันที่ผ่านมา

      Inadeeroow anagaba nagama badne adiguna maxaad Lanka noogu dheereyneysaa😅.

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 25 วันที่ผ่านมา

      GOONI GOOSAD WAA DEMBI WEYN OO EY WAAJIB TAHAY IN XOOG LOO ADEEGSADO. ARINKAAS AAD AYAA LOO FUDUDEYSTAY EE MAANTA WAA IN XOOG LOO ISTICMAALO. WAAD ARKEYSAAN MAANTA XITAA ALSHABAABKII AY IYAGU AAS AASEEN AYEEY KU BIIREEN OO ABWAANADOODII AYAA LOO DIRAY SI GABAYO IYO HEESO LOOGU DHIIRI GELIYO. DAGAALKII 1977 OO AH WAQTIGII CADOWGA LALA DAGAALAMAYEY HEESIHII LA QAADI JIREY IYO GABAYADII GUUBAABADA AHAA OO KALE AYEY UTIRINAYAAN SI KHAWAARIJTU DAGAALKA USII BADIYAAN.

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 25 วันที่ผ่านมา +5

    Masha Allah Mr Fiqi , Ogadeeniya ku dar waa Somalia 🇸🇴 dhe.
    From Jigjiga

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 วันที่ผ่านมา

      War bal u kaadi salaadba waqtigeedaa la tukadaa 😂❤🎉

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 25 วันที่ผ่านมา +4

    Garaadsan love you habo.

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 25 วันที่ผ่านมา +4

    Wasiirka ugu shaqada fiican markuu arimaha gudaha ahaa SSC buu aqoonsi iyo state buuxa heshey haatana ADAL AMA IWDAL STATES ♥️ ❤️

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 25 วันที่ผ่านมา +3

    Mansha Mansha fiqi waa landheer ❤❤❤

  • @samdaani
    @samdaani 25 วันที่ผ่านมา +5

    Wasiir fiqi libaax
    Si fiicaan wuu soo afjarey
    Xataa marakan
    Waa
    No wada hadal

  • @maxxammedhus.468
    @maxxammedhus.468 25 วันที่ผ่านมา +4

    Inadertay suleikha abdulahi noloow

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 25 วันที่ผ่านมา +2

    Maashaa allaah reer Awdal state of Soomaaliya maamul goboleed dhista

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 25 วันที่ผ่านมา +4

    Garaadsan guulayso indr ❤

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 25 วันที่ผ่านมา +4

    Wasiir fiqi kabaha la dulmaray cadowga argagixisada SNM soomali diid Ka ah Hala soo afjaro

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 25 วันที่ผ่านมา +6

    Runta fiicane garadsan ad bey u quruxbadanthy....RABI ha ku xifido...gabar dhulmahante maanta iney sida u xaragoto ...wiiilshii dhulmahante oo midoowbay ba gaarsiiyey....M.A...by from ufeyn puntland

    • @shukrijama5399
      @shukrijama5399 25 วันที่ผ่านมา +3

      Inadeer mcn guusha ilma harti oo dhan baa keenay we never forget from lascaanood ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

    • @jamayusuf7205
      @jamayusuf7205 25 วันที่ผ่านมา +1

      @@shukrijama5399 hadey sacid harti midoobi la heen...hartida kale waxa ma qaban karin

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 25 วันที่ผ่านมา

      GOONI GOOSAD WAA DEMBI WEYN OO EY WAAJIB TAHAY IN XOOG LOO ADEEGSADO. ARINKAAS AAD AYAA LOO FUDUDEYSTAY EE MAANTA WAA IN XOOG LOO ISTICMAALO. WAAD ARKEYSAAN MAANTA XITAA ALSHABAABKII AY IYAGU AAS AASEEN AYEEY KU BIIREEN OO ABWAANADOODII AYAA LOO DIRAY SI GABAYO IYO HEESO LOOGU DHIIRI GELIYO. DAGAALKII 1977 OO AH WAQTIGII CADOWGA LALA DAGAALAMAYEY HEESIHII LA QAADI JIREY IYO GABAYADII GUUBAABADA AHAA OO KALE AYEY UTIRINAYAAN SI KHAWAARIJTU DAGAALKA USII BADIYAAN

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 25 วันที่ผ่านมา

      @@jamayusuf7205 Yaa Maskiin. Filter Waligaa mamaqashay? Waa filter waxaan Saan Uma Eka Islaantaan. Teedakale Harti baa guusha Keenay ee Kaligood waxba makeenin.

    • @jamayusuf7205
      @jamayusuf7205 25 วันที่ผ่านมา

      @Cici_mimi my brother, stop hating the darood people, and secondly, do not put down a Somalian girl. Please 🙏....all Somalian women are beautiful ..dhulmahante haday dhoqoto dagaal cidnah uma baaahna they are fighters ..by from growe puntland

  • @pharah01
    @pharah01 25 วันที่ผ่านมา +3

    Iyadoo kuwa ka sareeya ay ku cadaadinayaan inuusan sidaaas yeelin ayuu qaatay go'aan geesinimo leh. Ninka libintiisa waa loo qiraa. Markii xamse lahaa joojiya is qaawinta isagu wuxuu isu taagay inuu afka ka sheego xasuuqii snm. Wuxuuna tilaabo u qaaday taabo gelinta rabitaanka dadkan.wasiir waad mahadsan tahay

  • @IsmailIsmail-nh5st
    @IsmailIsmail-nh5st 25 วันที่ผ่านมา +1

    Walashay garaadsan guul iyo gobonimo

  • @user-sx5xj4wk8c
    @user-sx5xj4wk8c 25 วันที่ผ่านมา +2

    Suleekhaay eyaahee waa ku salaamay

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 25 วันที่ผ่านมา +8

    Kooxdaa in sidii TPLF waa in lagumeeyo ayey noqonaysa dadka reer awdalna maamul loo sameeyo. Kuwaasna soomaalidaba laga saro. Waxaan xumaan ahayn meesha uma joogaan. Dhuka halala shaco kooxdaa wasakhaysan

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 25 วันที่ผ่านมา

      DAMEER ISKA CIYEY!!!!!!.FAQASH WAXAAN CADAAWAD AHAYN NAGAMA DHAXAYSO!!!!!!.SOMALI WAA QABIILO!!!!!!.DAAROOD WAA SYGAYNAA, WAA OG NAHAY!!!!!.INTA AY CAGAHA KU WATAANA, HA SOO KAXAYSTAAN!!!!!.

  • @imanahassan7990
    @imanahassan7990 25 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan filaya in faraha laga guri dono kuwa kala goynta amaba kala qoqobka somaliweyn oo ay shaqsiyaad daneystayasha ah EE ku nool dhiiga unadda Somaliyeed oo baabiyey dal iyo dadba🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 25 วันที่ผ่านมา +2

    DAWLADA TWITTER-KA YAAB!

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 25 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 21 วันที่ผ่านมา

    Guuuuuuuuuul somaliland❤

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 25 วันที่ผ่านมา

    Awdal inaad caawisaan ayaa fiican haddaad dawladda isku sheegaysaan waa inaad hub iyo ciidan geysaan lughaya iyo saylac khaatumana xaqu wuxuu ahaa inaad ciidamo keentaan oo u hiilisaan balse maydun samayn iyagaa iska dul qaaday culayskii SNM

  • @abdirahmanalinoor296
    @abdirahmanalinoor296 8 วันที่ผ่านมา

    jajaban

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 25 วันที่ผ่านมา

    Anigu ma rumaysto xasan dal xaraashe iyo teamkiisa oo uu ku shaqaysto cumar geelle iyo ururis samaale dadkana way la hadheen balse alle ayaa awood leh wuuna tusi karaa inay dalkan badabaadiyaan ayna dhaafaan mooryaanimada qabyaaladda iyo aqoon darrada

  • @alshifa2673
    @alshifa2673 24 วันที่ผ่านมา

    Idoorka murqaaka waa lay ee halsoodhaweeyo hana loosheego itoobiya waa cadowga soomaali waa hakajoogeen waa irisaameele

  • @shiikhomar-hk1ol
    @shiikhomar-hk1ol 25 วันที่ผ่านมา

    Wsxani waxqadiyada maleh waxey raadineysaa waxkale

  • @seed3966
    @seed3966 25 วันที่ผ่านมา

    Gursigaas iyo bada waxba iskama quseeyaan waaxo soomaaliya waa dowld guun ah dal xuduudihiisa badiisa hawadiisa jaan go'an weeye caalmkuna ogyahay qabiilna ma kalo jari karo xaqiiqah xadaan xasn wax kaqaban ka kuxigaa soo af jariin shaa allaah 😮😮😮

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 25 วันที่ผ่านมา +1

    Walee waa run kkkk
    Naf la caari.
    Waxa ka soo Darnall Ethopiya oo caawinaysa Reer Awdal kkkkk
    Ethopiya ayay isku dhiibeen.
    Badda qaata oo Reer Awdal naga joojiya kkkkkkk
    Sidaa ayay Ethopiya Badda ugu saxeexeen.

  • @sainabyussuf8252
    @sainabyussuf8252 25 วันที่ผ่านมา +2

    Warsame garadsan waa xaas ninqabo xishod

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme 25 วันที่ผ่านมา

      Qarxisku ma banaana inadeer!. Runtu waa khasaare, daa Warsame niyada ha dhistee

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 25 วันที่ผ่านมา

      GOONI GOOSAD WAA DEMBI WEYN OO EY WAAJIB TAHAY IN XOOG LOO ADEEGSADO. ARINKAAS AAD AYAA LOO FUDUDEYSTAY EE MAANTA WAA IN XOOG LOO ISTICMAALO. WAAD ARKEYSAAN MAANTA XITAA ALSHABAABKII AY IYAGU AAS AASEEN AYEEY KU BIIREEN OO ABWAANADOODII AYAA LOO DIRAY SI GABAYO IYO HEESO LOOGU DHIIRI GELIYO. DAGAALKII 1977 OO AH WAQTIGII CADOWGA LALA DAGAALAMAYEY HEESIHII LA QAADI JIREY IYO GABAYADII GUUBAABADA AHAA OO KALE AYEY UTIRINAYAAN SI KHAWAARIJTU DAGAALKA USII BADIYAAN

  • @abdiraahidmohamed417
    @abdiraahidmohamed417 22 วันที่ผ่านมา

    Dhilo xun . Isaaq ba wase.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 25 วันที่ผ่านมา +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war kuwani aakhiro iyo aduun midna ma joogaan iyagoo dhan ayaaba argagixiso ah meeshii lagu arko halagu laayo sharafi kana soo socoto waa dad wasakhaysan

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme 25 วันที่ผ่านมา

      Sxb ha is martiyeyn. Dhulka iyo talada ha iska saarine. Somaliland socon weydeye. Anaguna daalnaye sidaan idiin baryeynayey.

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 25 วันที่ผ่านมา

      GOONI GOOSAD WAA DEMBI WEYN OO EY WAAJIB TAHAY IN XOOG LOO ADEEGSADO. ARINKAAS AAD AYAA LOO FUDUDEYSTAY EE MAANTA WAA IN XOOG LOO ISTICMAALO. WAAD ARKEYSAAN MAANTA XITAA ALSHABAABKII AY IYAGU AAS AASEEN AYEEY KU BIIREEN OO ABWAANADOODII AYAA LOO DIRAY SI GABAYO IYO HEESO LOOGU DHIIRI GELIYO. DAGAALKII 1977 OO AH WAQTIGII CADOWGA LALA DAGAALAMAYEY HEESIHII LA QAADI JIREY IYO GABAYADII GUUBAABADA AHAA OO KALE AYEY UTIRINAYAAN SI KHAWAARIJTU DAGAALKA USII BADIYAAN

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 25 วันที่ผ่านมา +1

    Kani waa nijaas-dagaal-ooge-ah, codkiisana waa in loo gudbiyaa (security Council of United nations).

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 25 วันที่ผ่านมา

      Adigu Maamulgobaleed baadtahay isna Doowladd. Maxaad dacweeyn Marka.

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r 25 วันที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo iyo kooxdiisu waa qawlaysato jaahiliin ah wax lagu aammini karo majiro qayb ayey ka ahaayeen iibka badda

  • @seinabaliomar5211
    @seinabaliomar5211 25 วันที่ผ่านมา

    Graadsan qof sahlan maaha. 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @jaamacyuusuf2697
    @jaamacyuusuf2697 25 วันที่ผ่านมา

    Labadinaba aniga idin wasa dhilo d😅

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 23 วันที่ผ่านมา

    KKKKKK DHAKHDII O KUGARAB QALASHAY DOOFAAR FIQI FIIRI WAR WAXANU WA WAASHEEN GAAWEYTADI HOOSAA LALA HOOS YAACAYAA DAY FIIRI CAMAL HADI AY SAWIR LIFE AH WAAYAN SAWIRKA LAYSAGA AG DHIGANAYA KKKKK

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 23 วันที่ผ่านมา

    @Garaadsan Media fiqi hadal buu hayaa cidwaliba wey hadlikartaa laakiin fiqi ficil mahayaa. 33sano ayuu beesha isaaq u ooyayaan 😂😂😂😂😂 Itoobiyanka sowkuwa koonfur siikala googoiyey 😂😂😂😂kooxda hargeisa joogtaa loo waashay. Fiqiyow shaatigi iyo surwaalkii aad qixii daarood kaxaday uceli. 😂😂😂😂😂

  • @mohamedismailmohamed71
    @mohamedismailmohamed71 24 วันที่ผ่านมา

    Marka bidduhu uu dadka kale yidhaahdo bidde, haddii ciddi tahay Somali diid waxa weeye dadka qaba fekerka ee ah siyaasada gabowday ee beenta ku dhisnayd, ninkani Xalane hadaad waydiiso wuu xanaaqayaa, wuxuu dad aan waxba soo xukumi jirin ayaa doonayaa in ay wax xukumaan , bal maxaad i dhaantaa ee aad haysataa Somaliland ciidamo shi

    • @mohamedismailmohamed71
      @mohamedismailmohamed71 24 วันที่ผ่านมา

      Sheeg waxa uu igu faanayo ma ciidamo shisheeye ayaad igu yeedhaysaa reer awdal waa dad caqli leh oo iyaga ayaa Somaliland leh oo afar bilood boorama kusoo dhisay meel aayaad kaga dhacaysaa fiqi ilaahay caqliga kaa qaad been baan ku nooshahay ilaahay ayaanu ku reebnay

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 25 วันที่ผ่านมา

    SOMALI DIID?????.SHALAY 60 QOF BAA KU DHINTAY DAGAAL BEELEED!!!!!!.SOMALI HADAAD DAN KA LEEDIHIIN, MUCUU DHIIGU IDIIN DHIBI LAAYEY?????.NACDALI IDIN KORTAY!!!!!.WIXII SOMALIYA DUMIYEY INOO BILAABA!!!!!!.

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 25 วันที่ผ่านมา

    Fiqi cidna wax ka dhegaysan mayso waa la yaqaan erayadii xanafta qabyaaladda xambaarsanaa ee uu hadli jirey maalin walba, kii sow maaha.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 25 วันที่ผ่านมา

    Hooyada soomali diidku was nacasyow nacasku dhalay yaa na Moodaysa soomalia wax la dhaho Ma jirto nio

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 23 วันที่ผ่านมา

      Hoyo da ana ka dalay bacow somali hada eheyn oromo tahay nacalad ba ku talo faqash