ASC.Mansha Allah walalkey Maxamed Awale Allah Allaha ku Xafido EN sida hufan ee aad ukala dhigdhigtey arimaha somaliya iyo dulanka ku xeranba waa wax sax ah oo lahubo marka waxa loo bahan yahey in ay Shacabku umidoban oo ismamuladu dawladda lashaqeyan shacbkuna ay firo gar ah uyeshan Calolshaqeystayasha Ethiopia lashaqeynaya meel logasowada horjeysta shacabkuna dawladoda lamidoban Wabilahi tawfiq
Maxamed cawaale run buu sheegay somaaliya waxa ku wanaagsan in laga sameeyo Hal dowlad ooxukunta dalka oo dhan lana baabi'yo dowlad goboleed. Awoodda madaxweyne hantiyo taas ayaa Dan u ah dalka soomaaliya
Walaal waan kuguraacsan ahay waxaade shegeyso ee ta hore waa in aad ogaataa xasan dhiqo in uu isagubaa uu socon dawlad iyo wadaninimoo ee uu ayhay qabileyste oo kuwa la joogaa baa uu jajuusa itopia
Walaahi dharbaaxo baan ka ladaalilahaa ninkaan saxuusan oo hadlaya iyo kan soo dubay Waryaa haduu qof caadi ah yahay qabyaada iyo qurmuunka musuq maasuqa Ma arki waayey xassan shiikh mohamud meesha xaladu ka quruntey son of bitch waxaas baa somali kula sheeganaya. I can't believe how he is taking like this ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somalia si hubka itoobiyaan ka u joojiso Drones ka haku duqayso baburta hubka usida hogamiye kooxedyada.. Itoobiya waxay rabtaa in Somalia markale lasaaro cinaqabatayntii hubka
Dani ilaahay ha ka qabto P/L shaydan kaas ba lo so diray ,xamarna Xassan dhiiqo Aya lo so diray ,warha layska qabto shayadiinta dalka iyo dadka uun burburinyan .
Wadanka soomaaliya wuu gacan galay Ethiopia has a long term strategy to divide somalia Nasiib darada soomaaliya ku habsatay waa hogaamin xumo Markaa siyaasiyiinta soomaalida maaha dad ku haboon hogaaminta soomaaliya meel kasta oo ay joogaan ba 100 sano iyo ka badan ayaa loo dejiyey inay ku jiraan jaahwareer iyo dagaal iyo xaq joogto ah umadda Soomaaliyeed oo aanay Marnaba helin hogaamiyaal sax ah oo dadka jidka toosan ku haga lk waa niman meesha ujooga oo loo xirsaaray dhibaatooyin soomaaliya inuu mid walba dhiniciisa ka wado bedelkeedna ay lacag qaataan
Dani asalkiisaba somali mahan
Maxamed cawaale Masha allaah mar walba qalbiga ayuu noo dhisaa
Waa runtiis Maxamad Cawaale Somalida maanta maba ka fikiraan Dal iyo Dad keliya waa Guri iyo Gaari
Masha Allah maxamed cawaale horey usoco guul iyo gobanimo ❤❤❤
Greatest Somalia is soon 🇩🇯🇸🇴❤
SOOMAALIYA GUUL💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
Asc xasbunAllah wanicmalwakiil wixii hubka dalbaday iyo kuwii kenay hubka wadankeena sharkooda Allah hanaga xijaabo .Etobia XasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalamiin
Maamul beelyada soomaaliya oo itoobiya gacanta u galay,
Maaarka naga dawarka wao hirmari
ASC.Mansha Allah walalkey Maxamed Awale Allah Allaha ku Xafido EN sida hufan ee aad ukala dhigdhigtey arimaha somaliya iyo dulanka ku xeranba waa wax sax ah oo lahubo marka waxa loo bahan yahey in ay Shacabku umidoban oo ismamuladu dawladda lashaqeyan shacbkuna ay firo gar ah uyeshan Calolshaqeystayasha Ethiopia lashaqeynaya meel logasowada horjeysta shacabkuna dawladoda lamidoban Wabilahi tawfiq
Xassan sheikh iya babiyay somalinimadii waayo mamuulgobooleedyaada you la heshinlahaa
Maxamed cawaale run buu sheegay somaaliya waxa ku wanaagsan in laga sameeyo Hal dowlad ooxukunta dalka oo dhan lana baabi'yo dowlad goboleed. Awoodda madaxweyne hantiyo taas ayaa Dan u ah dalka soomaaliya
War hoy xaasn eega war hoy xaasn eega war waa cadow war waa cadow
War waa cadow war waa cadow
War waa cadow
Guuul iyo gobanimo somaaliya
Mayahe xassan guurguurta hogaamiyahe dadku aamini Karan markad fiirise siiy ku yiimid iyo maamulkiise
Aqoonyahan cawaale waanku salaamay
Walaal waan kuguraacsan ahay waxaade shegeyso ee ta hore waa in aad ogaataa xasan dhiqo in uu isagubaa uu socon dawlad iyo wadaninimoo ee uu ayhay qabileyste oo kuwa la joogaa baa uu jajuusa itopia
Walaahi dharbaaxo baan ka ladaalilahaa ninkaan saxuusan oo hadlaya iyo kan soo dubay
Waryaa haduu qof caadi ah yahay qabyaada iyo qurmuunka musuq maasuqa
Ma arki waayey xassan shiikh mohamud meesha xaladu ka quruntey son of bitch waxaas baa somali kula sheeganaya.
I can't believe how he is taking like this ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Soomaliya waxa cadow ku ah XASSN SHEEKH ISGA AYAA KA XUN CADOW KASTA WAANA XAQIIQ.
M.awaal aad io and mahad sanid
Somalia si hubka itoobiyaan ka u joojiso Drones ka haku duqayso baburta hubka usida hogamiye kooxedyada..
Itoobiya waxay rabtaa in Somalia markale lasaaro cinaqabatayntii hubka
soomaliyahunlaga xayuubin maayo
itoobiya ayaa hubka warshada jha soosaara laga mamnuuci doonaa-
itoobiya waa la cunaqabeenteen hadii soomaaliya xaga hubka la cunaqabateeyp
Wax hadlaayo badanaa waa itoobiyaan oo rabo in uu isku diro soomaalida alaha naga qabto waa gaalo aan alah aqoon
Federaalku waa lagu khasbanyahay waayo Caasimadii reer baa sheegtay ee runta sheega
Ethiopia waxay hubaynaysaa Raxanweyn iyo Darood.
ASCW SICID DANI WAA NIN CIMARATKA IYO SHISHEYAHA U RARAN MASUUL WAXAA LADHAHA, QOF UDHARTEY WIXII LOODORTATY KASOBIXI KARA WAA IN UUNOQDA SICID DANI NIN KARTIDAS LEH MA AHAN. WIXII PUNTLAND KADHACA MASUULIYADA WAXAA QADAYA SICID DANI
warayaa 1991 wankii nin kii yiri baa lagu noqon baa wasiir ah dee noo shee xagey bahashu is ka qabatin la dahay
qwar hooy hooy hooy ninkii saado dilay baa madax wyne noo ah
Mahadasanid ka hadashey mida aan rabey in xoog lagu qabto mahan mamul gubaleyda wlh somaliya markaas aa ugu dhow sabbto somalida hadey saan ku jirto waa lagumeysan wlh somalida tariiq xun ayaa ku socodo ciidan xoog leh aniga inta jeer aan ka hadaley waa in Badan somaliya wax lago guleysto oo lagu gumeysto waa mamul gobaleyda lkn dhulkooda wax lagu qaato waa mamulgobleyda Lkn somalida iyo shacabka mamba owg taas jahilinimo ayaa naheyso waayo somalida gacan adag ayaa rabta ciidan adag wlh dadka somaliyeed aqoon mlhn aniga I amin waa jahiliin cadi ninka wax uu ka hadley waa sax
Imika kii bukay ee cunsuriga ahaa ee cawale doqon suuqbaasiisen melwalba waa ka madhacinayaa xumanta isaaq ayuu udhimanayaa
Med awaleh walal xasan dal iyo dad midaysan ma rabo waa qayaaly iyo abaha musuqa.
kasina somali ma midayn karayo
Adeer DFS iyadaa looga baahanyahay iney dadka mideyso.
Dani ilaahay ha ka qabto P/L shaydan kaas ba lo so diray ,xamarna Xassan dhiiqo Aya lo so diray ,warha layska qabto shayadiinta dalka iyo dadka uun burburinyan .
Qanja wayne djabouti kahadal dhe xaar wal waal kan😂😂😂😂😂
Wadanka soomaaliya wuu gacan galay
Ethiopia has a long term strategy to divide somalia
Nasiib darada soomaaliya ku habsatay waa hogaamin xumo
Markaa siyaasiyiinta soomaalida maaha dad ku haboon hogaaminta soomaaliya meel kasta oo ay joogaan ba
100 sano iyo ka badan ayaa loo dejiyey inay ku jiraan jaahwareer iyo dagaal iyo xaq joogto ah umadda Soomaaliyeed oo aanay
Marnaba helin hogaamiyaal sax ah oo dadka jidka toosan ku haga lk waa niman meesha ujooga oo loo xirsaaray dhibaatooyin soomaaliya inuu mid walba dhiniciisa ka wado bedelkeedna ay lacag qaataan
Xasan dhiqo baa hub kasoo insaday itopiyada uu leeyahay waa cadow .kawakaleenaa way kasoo inbsadaa .waa xasan dhiqo baa raba in somaliya ay burburto😂😂😂kkkkkkk
Somali hadaa nahay dad manihin cawaan ayaa nahay oo jahiliin ah etobiya ayee sugeysa iney dib u gumeysto
Cawaalow gumeysiga hawiye yaa kadaran kan amxaarada waad aragtaa xassan reerkiisa kaliya yuu hubkii siiyey dastuurkii wuu laalay dal ma jiree dadka haysku diran xassan hsdeer yuu digtayter yahay walib a doqon qabyaaladeyste ah isaga oon awood lahayn markuu aeooda aad sheegsyso helo saw aduunka qaribi maayo niman itoopia u cararay isaga yey ka carareen ee dhibaatadu waa images xaqa cadee taladu waa in uu umada dhexdhigaa oo laheshiiyaa
Federalka.daarood.yaa.keenay.ee.aan.diidno.hawiyaa.laga.hayaa..dastuurka.aan.badalno.degta.toor.yaan.rabnaaxasan.tuug.yaa.soomaali.la.ah.tuugo.boob.hawiye.dowladnimo.marabaan
Oromo anaga madaxweene weynaheena wan rabna abiiya oo la nacay mad mooda 😂
Ha hallin adoo qablaalad kaa buuxdo qurmuunyahow
Qofka somaliga ah siyasad malhan aqoon malahan waa dad bahan oo jahiliin wlh taasi waa sax dadka somaliyeed waxbo mamba fahansno somaliya gumeysi ayee gali rabtaa Lkn xaqiiqta wali qarkood mamba owg Lkn kuwa daresan taas somalida ilahey baa uma aqan Lkn waxey ugu baxi karaan ciidan adag oo xoog ku qabto dhulka somaliyeed oo dhan madxweyno dhigterer ayaa ku haboon somalida wayo markaas waxaa dhalneyso dowld kadib ciidan adag magrtay kadib mamul gobleydo halasemeyo wayo shekadan kale waa dhibto gumeysi ayee dabada la sigaleysa somalida etobiya malinba dhul ii saxiix ayaa laga saxiixan qabiil mamulgoleyda waa shay aaad xun
Codkoda kala guryaha tiyatar niga xiran koronto biyo maxa bananka logusameyn waayay ilen iney ilalsadan loguqasbi wayay maya canshur bixiyan uxirnay albabada kodana nofuran argoyin ciyal balad aqoon kuwi kusokoray sharaca yaqanin takato muran aba roor aba rakabka kusaran hakaroraan dhulka dadkisi badi goob dur gal hes diin god gal god goraya gal