Sameyso Casiriyahaaga Maanta Daawo Mash Mash Macaan Badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • #ifraaxBashiirKitchen #Subscribe

ความคิดเห็น • 107

  • @hidaelmi4545
    @hidaelmi4545 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha ‘Allah marwo quruxbadan haybad Islam ka muuqato oo cunto macaan noo soo bandhigtay. Waan kuu subscriber gareeyay abayo horay u soco qaali 🥰🇸🇴thank you macaneey

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 2 ปีที่แล้ว +5

    MASH MASH MISE MACSHARO

  • @user-rr1sh1fx6r
    @user-rr1sh1fx6r 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allaah manta leen ku arke waana ka helay sida quruxda badan ood u sharaxeysid wax labo waxaan ku rajey nayaa horumar ❤️🥰

  • @user-hr4km9jp4m
    @user-hr4km9jp4m 5 หลายเดือนก่อน +3

    Maashaa'allaah cunto qurux badan Maamo qurux badan oo cook weyn'ah thanks.

  • @AwesomeExperiencez
    @AwesomeExperiencez ปีที่แล้ว +1

    Mash mash caano malagu qasi karaa 🤔...faraha icun cunanayo in caano kudaro igahaysaa...I love Mash Mash 😘

  • @iabdullle3858
    @iabdullle3858 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ha ku fifita gacantadena morale ha kubarakeyo insha Allah

  • @sacadiyaahmed-5991
    @sacadiyaahmed-5991 5 หลายเดือนก่อน +2

    masha allah gacata allah ku barakeeyo

  • @ju4965
    @ju4965 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha alaahu walaashay aad baad noogu sharaxdaa alaha ku barakeeyo maskaxdana cadow alaha kaa xafdiyo aaaamiiin aaamiiin aaamiiin yaarabi

  • @NacimoCali-mv3vw
    @NacimoCali-mv3vw 5 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha.allaha waa kafa idestaY❤

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 ปีที่แล้ว +1

    Masha mash aad u qurux badan waaye oo aad u fudud
    Jizaakallaahu khayran abaayo

  • @amiirocabdulaahi1059
    @amiirocabdulaahi1059 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma. Wuuqurux badanyahay inaba caadi maaha waxaaba isdhahayaa xageyga macalkiisa ayaatahy waana Kafa idastay qasidiisa duwistiisa 👌👌👌👌👌

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 5 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha alaah

  • @fartuunmohammed7086
    @fartuunmohammed7086 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah walhi wax badan ayaa noofaideesay il cadaw kuma aragdo xaasitkaada cagda hoose

  • @moh4044
    @moh4044 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah. Walaashey. Walahi. Cunta. Nadiif. Noo sameysa Ilaahey. Ajar. Hakaasiiyo

  • @samsam1calin752
    @samsam1calin752 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah sharafey gacantaada allah kuu barakeeyo insha allah waan sameeynaa mahadsanid xabiibti

  • @IsmahanCadow-d5j
    @IsmahanCadow-d5j 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaaha❤

  • @saaraali9190
    @saaraali9190 3 ปีที่แล้ว +2

    Mamo masha Allah waan kaaga mahad naqeynaa sida quruxda badan ee aad cuntada noogu soo bandhigto🥰🥰🥰💋

  • @umumaida6601
    @umumaida6601 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wallo waan kuu Saray plz iisoo boqo youtobkiiga iina shergareey plz

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 3 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 3 ปีที่แล้ว +2

    Casar iyada ma Hal nooc un baa wax kale male 😁

  • @user-wp8ty3we2d
    @user-wp8ty3we2d 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalla

  • @xafso3332
    @xafso3332 ปีที่แล้ว +1

    Wacalay kumusalam waraxmatullaahi tacalaa wabarakaatuh

  • @ifraxxusen1852
    @ifraxxusen1852 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah mashmash adban u jeclahay lakin magaranenin hada kadib wan samesana insha Allah thanks macanto

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc.wlle wn ku salamay,m.a ilaahay ha kuu barakeyo gacanta,sonkorta ayad aad u isticmashy,wlle musikada naga daa Adigo mahadsan.

  • @afnaancabdiraxman1378
    @afnaancabdiraxman1378 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan kaga mahad naqaya mamo shukran ❤🥰💯

  • @yasinahemd691
    @yasinahemd691 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan rabaa sida loosameeyo
    Rootiga layidaado naana please

  • @salihabinoof4901
    @salihabinoof4901 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله

  • @natramohamed8233
    @natramohamed8233 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah eshcalaa mash mash qurux badan 😋👍

  • @Kiuyyyyjjjfw68lljht
    @Kiuyyyyjjjfw68lljht 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid abayo wad nofaideysay

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 5 หลายเดือนก่อน +2

    Hayl mise geed bee tiri waxa sadaxad?

  • @ifraxcabduqadir3798
    @ifraxcabduqadir3798 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤

  • @malabey197
    @malabey197 ปีที่แล้ว +1

    Hadda Sameynaa Insha'ALLAH ❤️

  • @kafiyoabdullahi3468
    @kafiyoabdullahi3468 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah hore usoco habo

  • @yousefhassanomar5780
    @yousefhassanomar5780 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow masha allaah.

  • @khadijohassan2335
    @khadijohassan2335 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaha xabiibti Gacantada Alahku barakeyo inshallaha

  • @udjdhhhdhd1322
    @udjdhhhdhd1322 3 ปีที่แล้ว +1

    ماءشاالله

  • @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
    @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah xabibti hormar wacan

  • @sacadiyaahmed-5991
    @sacadiyaahmed-5991 5 หลายเดือนก่อน +2

    bioyo diiran miya lagu qasa wll

  • @haliimohaaji3542
    @haliimohaaji3542 ปีที่แล้ว +1

    Msh allh abyo wax bdn ayaaka faaiiday🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah guleeso walashey macan isoo boqo 🥰

  • @user-lo6sh7vt2w
    @user-lo6sh7vt2w 6 หลายเดือนก่อน +1

    Casariye wanaagsan xppti😊😊😊

  • @wacyigeliyechannel6021
    @wacyigeliyechannel6021 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc soo booqda Wacyigeliye channel wax badan oo idin anfaca ayaad ka heli doontaan Inshaa Allah

  • @farxiyocali203
    @farxiyocali203 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah habo

  • @Kiuyyyyjjjfw68lljht
    @Kiuyyyyjjjfw68lljht 3 ปีที่แล้ว +2

    🤩🤩🤩🤩🤩

  • @shamsaabdi9059
    @shamsaabdi9059 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Salam aluykum my sister

  • @naimaqaali6014
    @naimaqaali6014 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah mhdsnd abyo ee noso samey seruuq hada taqaan

  • @naimaabdiraxmaan7063
    @naimaabdiraxmaan7063 3 ปีที่แล้ว +3

    wlhi ado dhihin kow marka dubista bilowdey ayan dhahay sanbus uu ku fican yhy ani waa doqeyga kaligis ma ii boxo lkn asi iyo sanbuus waa ii naca

  • @kinbay2225
    @kinbay2225 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 👍🏽

  • @cayunidaadax6232
    @cayunidaadax6232 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaw mash allh

  • @fadumarashiid
    @fadumarashiid 3 ปีที่แล้ว +2

    Qumubo caano aawey

  • @shamsaabdi9059
    @shamsaabdi9059 ปีที่แล้ว

    I support always

  • @anabali1926
    @anabali1926 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaha 🌹♥️♥️♥️🌹

  • @هنأأحمد-د8ص
    @هنأأحمد-د8ص 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh حبيبتي الله يحفظك

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 5 หลายเดือนก่อน +2

    Dhaqan xumo ayaa u arka Cajiinka lagaraaco wax uu caawinayo majirto

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mash mashow macanow

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha.allsh

  • @sihaamahmed3773
    @sihaamahmed3773 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @AliAhmed-cv6pu
    @AliAhmed-cv6pu 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hawo nur calaanur

  • @xamdisubeer1075
    @xamdisubeer1075 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allha

  • @umuxanaanchanal9315
    @umuxanaanchanal9315 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah

  • @farhiyoQeylo
    @farhiyoQeylo 3 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaallaah 🌹

  • @canabdaahir9161
    @canabdaahir9161 ปีที่แล้ว

    Masha allh wan samena insh allh

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashacala

  • @hodanabdulrahman6302
    @hodanabdulrahman6302 3 ปีที่แล้ว +1

    Khamir mana lagu daranayn

  • @updycaziiz9422
    @updycaziiz9422 3 ปีที่แล้ว +1

    👍🏻👍🏻👍🏻

  • @sabaxsuleman6743
    @sabaxsuleman6743 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc burka noocee

  • @sadiaaadam1310
    @sadiaaadam1310 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah wan ka helay

  • @aminaqasim9232
    @aminaqasim9232 2 ปีที่แล้ว +1

    M ,a🥰

  • @iabdullle3858
    @iabdullle3858 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ale

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo mcnto mansha'llah 🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴🌷

  • @sacdiyoalishuuriye4245
    @sacdiyoalishuuriye4245 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaa allaah lecker 😋😋😋😋🤩🤩🤩

  • @cabraxmaanshekh4558
    @cabraxmaanshekh4558 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohammedsalem6907
    @mohammedsalem6907 ปีที่แล้ว

    Maryan ali ❤❤❤

  • @user-qo7ep9rc8d
    @user-qo7ep9rc8d 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @sabaxsuleman6743
    @sabaxsuleman6743 3 ปีที่แล้ว +1

    Naacuntaada milix malaha

  • @faadumocabdi5131
    @faadumocabdi5131 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Washa siksohd oqaso imaqurxubna

  • @sabaxsuleman6743
    @sabaxsuleman6743 3 ปีที่แล้ว +1

    Milixna

  • @lovelyunicorn610
    @lovelyunicorn610 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo saliid ma cabaayo miyaa

  • @yasminhussein8657
    @yasminhussein8657 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan kusalamayaa

  • @hawahassanabshir1133
    @hawahassanabshir1133 ปีที่แล้ว

    Asc 👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾💖

  • @ifkaaxmed8008
    @ifkaaxmed8008 11 หลายเดือนก่อน

    Samideey

  • @lamahuraantupe8534
    @lamahuraantupe8534 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @susanabdul9651
    @susanabdul9651 3 ปีที่แล้ว +1

    W

  • @raawacmaxmednuur6547
    @raawacmaxmednuur6547 3 ปีที่แล้ว

    M.❣❣❣❣💋💓👌

  • @calimacalin-ng9tl
    @calimacalin-ng9tl ปีที่แล้ว

    SukmauN

  • @user-pw5jl6sb9e
    @user-pw5jl6sb9e ปีที่แล้ว

    Acs

  • @lamahuraantupe8534
    @lamahuraantupe8534 3 ปีที่แล้ว +1

    090,061

  • @adnadaahir4090
    @adnadaahir4090 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @fatmahassan2718
    @fatmahassan2718 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah

  • @hawamohamed4818
    @hawamohamed4818 ปีที่แล้ว

    Manshalah

  • @udjdhhhdhd1322
    @udjdhhhdhd1322 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah

  • @maryamacabdimaryamacabdi
    @maryamacabdimaryamacabdi ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤❤❤❤❤

  • @mohammedsalem6907
    @mohammedsalem6907 ปีที่แล้ว

    Maryan ali ❤❤❤

  • @user-pw5jl6sb9e
    @user-pw5jl6sb9e ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @munamohamed4295
    @munamohamed4295 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @safiyakhadib6160
    @safiyakhadib6160 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @shugriyasin3679
    @shugriyasin3679 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @yasminhussein8657
    @yasminhussein8657 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah