ENG HUD HUD OO KU SAMEYAY PRANK YASMIIN NALEYE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 205

  • @muwahipapdilahi260
    @muwahipapdilahi260 4 ปีที่แล้ว +59

    hhhh nio ilaaheyba run jecele ma odhn kro waa been lkn wa ka shakiyey inta ila midka 👍👍👍😅😅😅👍

  • @hamsejama7261
    @hamsejama7261 4 ปีที่แล้ว +41

    Eng Hud Hud nin nimcaYstay kolpa meel halOoga yeero inta ila faHantay like iisaar🤣🤣🤣

    • @sacdiyajaama4875
      @sacdiyajaama4875 4 ปีที่แล้ว

      Meel kalad wax ka eegaysa lkn waa walalo isjecel oo is fahmay oo nafta isu hura maka wax kala ka dhadhacsane naga aamu uff🤧🤧🤧😏😏

    • @faaraxtaajir454
      @faaraxtaajir454 3 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyajaama4875 qoftan samiya la leeyahay waaba hot maanta iigu horaysa haday sida hud hud iisoo ag fadhiisan lahayd ay bawdyaha waa wayn rux ruxi lahayd waaban kacsan lahaa hadaanba xadatooday ninku waa nimcaystay

    • @axmedagaaxnuug5731
      @axmedagaaxnuug5731 3 ปีที่แล้ว

      wuxuu ag fadhiyo anaa jidhidhicoodayba

    • @aymanhasan7767
      @aymanhasan7767 3 ปีที่แล้ว

      Saamiya sagal Wallo wankujecelahy aniga ofadumo ah

  • @crizaaqmaxamuud7850
    @crizaaqmaxamuud7850 2 ปีที่แล้ว +1

    Prank lays la og yahay ayaan odhan karaa
    Inta igu raacsan like hayga ilobin

  • @yahyefilms5743
    @yahyefilms5743 4 ปีที่แล้ว +70

    Inta iLa aragtay inay beentay Like ii saara abal🥰🤣

  • @huthanura7854
    @huthanura7854 4 ปีที่แล้ว +19

    😂😂UBax dugsiyana kuso sameya sadex dino wada mira plz wa iga codsi wllo🙏🏻❤

  • @susum9099
    @susum9099 4 ปีที่แล้ว +18

    Samia walaalo cadnaan pranka laga yaabo ku samee oo aad leedahay waan ku jecelahay ee guur waxaan ahay ma rabo 🤣 inta igu raacday 👍

  • @shadiasaleebaan8334
    @shadiasaleebaan8334 4 ปีที่แล้ว +29

    Wll samiya adiga iyo azxptada maxd uga kla kicin wydeen youtube ka hud hud sida uu kuwina ukla kiciyey

  • @hoothocabdifataax6650
    @hoothocabdifataax6650 3 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhh waxani waa wax hore loo sii sameeyay inta igu raaczaneey 𝚔𝚞 𝚓𝚒𝚒𝚍𝚊

  • @abdirahmanqalonbi4966
    @abdirahmanqalonbi4966 4 ปีที่แล้ว +7

    Samiya sagal kamaad xishoon yasmiin naaley wllhi wllo adiga iyo hud hud

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar 4 ปีที่แล้ว +10

    Wllhi manta yasmiin Naleeye wad ka jarteen inta sugaysay like hyla dhaafin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣💥

  • @saamiyadaahir2543
    @saamiyadaahir2543 4 ปีที่แล้ว +2

    Saamiyadayda ku jclahy alle haku dhowro anaa sharaab kuuu keeni lahye maad ila soo hadashid

  • @maansochanel6454
    @maansochanel6454 4 ปีที่แล้ว +1

    Anigu Hud hud and Yaazmin Naaleye Wlhi Wax walpa Waan ku raacsanay Intii igu raacsan Like Hayga iLaapinaH Pilaahi taagero wayn u ahay Yaazmin Naaleye And Eng Hud hud ❤️

  • @engtalyaani4294
    @engtalyaani4294 4 ปีที่แล้ว +4

    Samiyada cashaqa qofan jeclahay i love jacayl wll nimo oo qiimo badan

  • @mohamsouleiman4727
    @mohamsouleiman4727 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh wlhi zamia aya iga qoslisay wlhi markay tiri what's apka ayan so dhigaya hhhhhhhhh keep going hno

  • @rahmaupdulahi8300
    @rahmaupdulahi8300 4 ปีที่แล้ว +11

    Goormay gacnta ku haysy sowtii xidhny been Caadiya 😂😂😂😂

  • @hamdaabdishakur4135
    @hamdaabdishakur4135 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheeko iyo prank qof lagu yidhi tuugbad tahoo hadana ayar iska qabow prank leysla ogaa waye

  • @siciidcoday8062
    @siciidcoday8062 4 ปีที่แล้ว +1

    Wx JIRAH maaahah lkin aa la fahmayah samiyah quruxeeydeh

  • @nasirabdilahi9029
    @nasirabdilahi9029 4 ปีที่แล้ว +3

    Inta ila aragty samia sagal inay marka kaliged tahay lugaha isla dhaxayso like ta igu qabo

  • @abdiasismohamed2503
    @abdiasismohamed2503 4 ปีที่แล้ว +10

    11:51 Smiya qoorta/silsilada way xidhnayde xillimay Yaasmiin aragtay iyadoo gacanta ku haysa 😂😂

  • @ayaanqali5966
    @ayaanqali5966 4 ปีที่แล้ว +3

    Samiadayda caazhaqa waan ku jeclahay hppti quruxeey💞💋🌹❤

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 4 ปีที่แล้ว +8

    Hudhud nin ilahay dartii u tageerow nolow sxb

  • @crinaahmedofficial7410
    @crinaahmedofficial7410 4 ปีที่แล้ว +1

    Enginerka sharaabkii wuu Ku yaraa hhhhh inta ila fahmtey like Saar

  • @caashahaboon2801
    @caashahaboon2801 4 ปีที่แล้ว +5

    Maansha allah eng hud hud iyo habalahaygii samiya sagal keyse iyo yaasmiin naaleeye keeping going

  • @mohamedjama2254
    @mohamedjama2254 4 ปีที่แล้ว +2

    Engneerku wuu nimcaysty Mar meelba looga yeedhaya lacag ma ka qaata mise xaga kalaa laga habeeya

  • @nimcoaxmed8818
    @nimcoaxmed8818 4 ปีที่แล้ว +3

    Yaasmin N saamiya hud hud keep going wlldy🤩🤩🤩🤩🙏💪

  • @muusecali3659
    @muusecali3659 3 ปีที่แล้ว

    Wxyroo WADA dabeecada yasmin naleeye i love you too much🥰🥰

  • @ahmedcirro5705
    @ahmedcirro5705 4 ปีที่แล้ว +2

    Samia kayse keep going sister

  • @wiz-akjr8793
    @wiz-akjr8793 4 ปีที่แล้ว +3

    Cidiyo gur cadiya weye ku ye eng hud hud waa riwaayad cadiya we love you ❤⚘✌❣ all of them

  • @saamiyadaahir2543
    @saamiyadaahir2543 4 ปีที่แล้ว +3

    Shugran wllshy saamiya ila magaca wlhi si fiican ugu aarty fariid halkaa ka wad hud hud wlhi isna xaraamo idin jclahy xppi iinoolaada

  • @sharmoak4713
    @sharmoak4713 4 ปีที่แล้ว +4

    Keep goin samia sagal

  • @yuusufcalimuuse4360
    @yuusufcalimuuse4360 4 ปีที่แล้ว +1

    Fb manad lahayn qali samiyay mise xas ayad tahay

  • @garacatuuga1997
    @garacatuuga1997 3 ปีที่แล้ว +1

    Kulaha hud hud markaston wax la duubayo erafono umpan waya 🤣🤣🤣

  • @mohamedmursal1512
    @mohamedmursal1512 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa idin slmy zxp guuleysta dhamaantiin Hud hud Samiya Yasiin

  • @AliHassan-rx2pm
    @AliHassan-rx2pm 4 ปีที่แล้ว +2

    Waad naga gaday wllo xataa suugo yar nagaga maad darin lkn calaakulixaal hore usoco inan fcn baatay wllo

  • @KhadarCiise-e1j
    @KhadarCiise-e1j ปีที่แล้ว

    Eng hud hudow missing ayaad ty cun nimcadan kula fadhida kii fahmy ayubbaa fahmy
    Like saara shpyal

  • @Aduun_iyo_aakhiro
    @Aduun_iyo_aakhiro 4 ปีที่แล้ว +3

    Habenkalena prank fashilmay mxasuusataan fargal dahaba😂😂😂😂

  • @apdilahidiamond3839
    @apdilahidiamond3839 4 ปีที่แล้ว +4

    Naa waa janankaagiye waa nocma sharaab noo keen 😂😂😂

  • @yahdhipato9679
    @yahdhipato9679 4 ปีที่แล้ว

    Yaasmiin waxay ku fashil malahaydo qudha adoo yidhaa qoorta adu maxad gacanta ugu sidatay hadanad wax wadin😂😂

  • @Rahma-mohamed3571
    @Rahma-mohamed3571 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi yaasmiin naleye waad galiseen

  • @xamdaofficial9097
    @xamdaofficial9097 4 ปีที่แล้ว +4

    Yaasmiin naaleeye waa inaan wngsn wlhi

  • @salaankomaxamuud9290
    @salaankomaxamuud9290 4 ปีที่แล้ว +2

    Wll idinko wada socda ubax dugsiiya brnk ku sameya wll pilis

  • @zakichamac2561
    @zakichamac2561 4 ปีที่แล้ว +1

    Saamiya iyo yaasmiin eng hurhud waxay u soo kaxaysteen in lagu yaaco 😅😅

  • @xamdibashe535
    @xamdibashe535 4 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah samiya sagal Alle ha ku daayo wll

  • @apdirahmanomer4258
    @apdirahmanomer4258 4 ปีที่แล้ว +2

    Garac Engineer Hud Hud Sidad IskuGu DirtaY😂

  • @suldaansaleebaan1896
    @suldaansaleebaan1896 4 ปีที่แล้ว +1

    kkk wllhi wa wax laysla ogaa wllhi

  • @ilhaanitaqaali3512
    @ilhaanitaqaali3512 4 ปีที่แล้ว +3

    2qof mawaaye oo subscribe isaarto ilaah baan nii ku dharshe walalahey muslimiinta

  • @mustafe1153
    @mustafe1153 4 ปีที่แล้ว

    Amarka illahay samiya waan iska jacelahay talaw lanbarkeeda xagaan ka helaa . Hore usoco yeelkede

  • @najahmohammed4153
    @najahmohammed4153 3 ปีที่แล้ว

    Hud hudow pagad Uga ArsataY yaasmin😠😂😂😂😂😂😂😂

  • @AdnaanHersiEg4
    @AdnaanHersiEg4 4 ปีที่แล้ว +2

    HUD hud kulah wuxu waa cidiya gur caadiya 😂😂😂😂😂

  • @roodakipraaniyo9448
    @roodakipraaniyo9448 4 ปีที่แล้ว

    Ala hooogayeeey kani prank maahee waa beeen caadiyah wllhi😂 idinka fahnay wllhi

  • @xalaawimumin1337
    @xalaawimumin1337 4 ปีที่แล้ว +3

    Yaila arkay talefanka yaasmin markii lasoo wacay hud hud inuu waydiiyay gabadha markay garan wayday uu yara xumaday alla qash baan helnay

  • @ambassadorade3002
    @ambassadorade3002 4 ปีที่แล้ว

    waxan prank ma aha waa been prank hawl culus buu ubaahan yahay fikrad kale la imaada please

  • @Sam_travels
    @Sam_travels 4 ปีที่แล้ว +3

    3:35 mxaad ka eegi phone ka😂😂😂😂

  • @yahyaheergeye6224
    @yahyaheergeye6224 4 ปีที่แล้ว +2

    Mrkad gcnta ku haysay goormay ahayD hhhh wa been cadaan ah swdigi qoorta ka so furay hhh

  • @cabdiqanicumar2990
    @cabdiqanicumar2990 4 ปีที่แล้ว

    Samiya futo qurux badan.
    Waxan jeclahay mudo 2 years ah.
    Lkn nasiib daro iima ogo😂😂

  • @samiyaereg9252
    @samiyaereg9252 4 ปีที่แล้ว +1

    Samiya Sagal hore u soco Wllo qli

  • @chakiimibrahinhargaysawi679
    @chakiimibrahinhargaysawi679 3 ปีที่แล้ว

    Wan kuwataa yasmin naleye

  • @xafsafaysal227
    @xafsafaysal227 4 ปีที่แล้ว +1

    Samiya sagaley wll. Adiga iyo hud hud parn ku same ubax udsiya oo ka Aar gooso iyada iyo nacima jacfar.

  • @kuriyaburcawi4452
    @kuriyaburcawi4452 4 ปีที่แล้ว

    Wan ku tageera samiiya Sagal wllshy

  • @adnaarab7864
    @adnaarab7864 4 ปีที่แล้ว

    Hud hudoow wxagu ma earphone laxady un baaa

  • @umalkhayrmaxamud7707
    @umalkhayrmaxamud7707 3 ปีที่แล้ว

    Ka DayaaDee pro 🤣😂

  • @habsafani7788
    @habsafani7788 4 ปีที่แล้ว +3

    Ubax dugaiiYa prank ku sameeYa 🤣🤣

  • @abdirisaaqhugurfaarax6259
    @abdirisaaqhugurfaarax6259 4 ปีที่แล้ว

    Saamiya wan ku jclhy quruxey Queen 💘💖💝❤️ dakhar beautiful ❤️ iyaan ku arko waaa hamigayga

  • @abdiasis1120
    @abdiasis1120 4 ปีที่แล้ว +12

    Samiydyda cashqa keep going

  • @xamse_braveofficial9657
    @xamse_braveofficial9657 4 ปีที่แล้ว +1

    Sure weeye ineey been tii yoo cadaana tahay kan #prank mahan eekeye weye kkkk

  • @nasradajiya1159
    @nasradajiya1159 4 ปีที่แล้ว +8

    11:51 minutekaas baa idin fashiliyey 🤣🤣🤣

  • @barwaqonashaadofficial5071
    @barwaqonashaadofficial5071 4 ปีที่แล้ว +1

    Hore u socoo jexiii🥰🥰🥰🥰

  • @ahmedhassanali576
    @ahmedhassanali576 4 ปีที่แล้ว +1

    War hud hud chennal haloo sameeyo plz

  • @zhugrizhacni7187
    @zhugrizhacni7187 4 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco wlshay qali

  • @sawdaosman8548
    @sawdaosman8548 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waxan kufarxsany in loo aaray Eng hud hud samiya sagal waa qofnool

  • @alfanaanapdiqanikiyaaz5117
    @alfanaanapdiqanikiyaaz5117 4 ปีที่แล้ว +1

    Samiya hore uu soco zizter

  • @apdifatah1813
    @apdifatah1813 4 ปีที่แล้ว

    Ben cad Miya dawanaya Wll naga so qurxiya wa talo Lkn Wll calosha wax hygu qaban ❤️

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse510 4 ปีที่แล้ว

    Idinka iyo dadkuba hooyada baby bay u tahay. Baby waa ilmahaygii waa laxaday. Babigu hooyada babygeeda hooyadeeda weeyi. B bay noqonaysaa baby labada is jecel heesahaana babyyyyyiiiiii das guray bhoiyadaa saxa baby baad u tihiin. Maydinks dhsb baa yaaa. Baby waa ilmahsygiiyow. Ingriisida lama yaqaaan.

  • @salmayasin5085
    @salmayasin5085 3 ปีที่แล้ว

    Samiya barwaqo nashad prank ku same🥺🤣

  • @ladnahussein7114
    @ladnahussein7114 4 ปีที่แล้ว

    Sawti qoorta ku xidhanayd goormay gacanta ku haysay var var samia bahasha naga baandheeya nio

  • @nimcocaydoud8566
    @nimcocaydoud8566 4 ปีที่แล้ว

    Wxan prank maha waalaysla ogaa

  • @suldaanhalabuur4662
    @suldaanhalabuur4662 4 ปีที่แล้ว

    Kanyaree findhicilka ah waa nimcaystay

  • @aziipoffical6270
    @aziipoffical6270 3 ปีที่แล้ว

    Egn ka haweenka maxad nimco dhax fadhidaa

  • @khadarhassan74
    @khadarhassan74 4 ปีที่แล้ว

    prank kan oo kale iska daaya waayo kan oo kale ma ahan prank waa fadeecad .. sxbtinimadiina way ku dhamaan kartaa . cadaawad iyo isneceyb ayuu sababi karaa...

  • @mohammedosman2635
    @mohammedosman2635 4 ปีที่แล้ว

    Waxbaa ka dhacay wlee yaasmiin ma tuuga inader

  • @samiirabdi9015
    @samiirabdi9015 4 ปีที่แล้ว

    Nasib xumo cawa chanelkaaga igu horeysa ina subscribe ku siyana wan jeclaa lkn mxn ku siya beeen baad afkaga naga galisaye subxanalah, anyway benta iskaadaya wlayal fadlan. Subscribe inan somaliyed kama haaysan karo saasan kugu cimamadey.

  • @mouktarzerkah7638
    @mouktarzerkah7638 4 ปีที่แล้ว +1

    Soota hud hud markuu kacey yazmiin ayuuu la hadleyey waxuna kuyidhi saa samee peeen realy talhi

  • @mohameddeeqabukar9506
    @mohameddeeqabukar9506 4 ปีที่แล้ว

    Abayadey samiya sagal jebeb macan akugu yalo ishcala jebeb wlhi wad mareysa

  • @osmanyusuf7316
    @osmanyusuf7316 4 ปีที่แล้ว

    yamiin naleye maxad u xanaqaysa nindhaba adba calosha dhaqajisaye adban idin salamaya dadan jclahay hhoray usocda

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 4 ปีที่แล้ว

    Waan kuu saare
    Anna ii saarننننننننننن

  • @ugbaadmaxamedmaxamedkayse1890
    @ugbaadmaxamedmaxamedkayse1890 3 ปีที่แล้ว

    wlhi hud hud dar illahy iskaga jeclahay yarka marun rajaynaya inaan arko

  • @yuusufcalimuuse4360
    @yuusufcalimuuse4360 4 ปีที่แล้ว

    Samiya sagal wan kahela wllo qali

  • @mofaliye9193
    @mofaliye9193 4 ปีที่แล้ว +2

    Walahi kamaydan xushon yasmin

  • @ducoqapeofficial4829
    @ducoqapeofficial4829 4 ปีที่แล้ว

    11:51 Yasmin naaleeye Kulahaa Tii Aad Gacnta Kuhaystay Saamiyi qooraty KaFurtaybee Say Gacnta Ugu Haysay Inkaztoona Var Tu Fiicany Lkn Been Run U Eg Ba Lazheega😂😂😂😂
    Dhuhdhuhaw Wanku zalmay😂✌

  • @shuunfagadhe3242
    @shuunfagadhe3242 4 ปีที่แล้ว

    HUD hud kulha waa cidyo gur cadiya😂😂😂😂😂😂😂

  • @toozanejr8024
    @toozanejr8024 4 ปีที่แล้ว

    Hore usoco wllo

  • @hodanshilac9312
    @hodanshilac9312 3 ปีที่แล้ว

    Who camirada Ayay dapTaGanTaHay yazMiiN

  • @mohamedmuse7908
    @mohamedmuse7908 4 ปีที่แล้ว +3

    SAAMIYA SAGAL SHARAFI KORKAAGA HA AHAATO

  • @cabdiraxmaanmawliid1938
    @cabdiraxmaanmawliid1938 3 ปีที่แล้ว

    Ala inantii yaasmiin naaleye waxbaa ku dhacay

  • @cabdiqaniebrahim9947
    @cabdiqaniebrahim9947 3 ปีที่แล้ว

    Hud hud samiya mayna ahayn qofki adjeclayd meeday malaskii

  • @nicimaibrahim5459
    @nicimaibrahim5459 4 ปีที่แล้ว

    Yaasmiin &hud hud wey isku eegyihiinbe
    Saamiya sagaley odaygaagii tesma miyu kaa tagay beryaha iskuma kiin arage 😁

  • @deeqajaamac2115
    @deeqajaamac2115 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan idiinka qaaday

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 4 ปีที่แล้ว +2

    Duriyadii 💓💓 somaliland
    Inkastoo #hud #hud xaga shishe u eeg yahay 😃😃😃😃😃😃 hud hud kaftan . com wlalo

    • @fadumoismail9831
      @fadumoismail9831 4 ปีที่แล้ว +2

      Kaw waar waa asal duriyad hud hud

    • @mohanahmed7736
      @mohanahmed7736 4 ปีที่แล้ว

      @@fadumoismail9831 hhhhh waa ogyahay wlalo ee xoga ayaan yar dhibayaa quruxey

    • @jabriilmubaarak7243
      @jabriilmubaarak7243 4 ปีที่แล้ว

      Maye malaha hud hud duriyada ma'ahe waa nin irira samaale ah

  • @Niciimaa
    @Niciimaa 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan idin wata😂❤️

  • @najmamahamed5535
    @najmamahamed5535 4 ปีที่แล้ว

    Waxani prank maahe ee wax layzla ogaa 😂😂😂