Abwaan Hadraawi | Maansada Kala-Maan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Tixda Kala-maan
    Curiye Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Siciid "Abwaan Hadraawi"
    Tixdan la magac baxday Kala-maan waxay kamid tahay suugaantii guubaabada iyo garaad la hadalka ku sunta ee Abwaanku ku baraarujinayey ummadda Soomaalida ku dhiirrigelinaysay u dagaallanka gobbannimada iyo qarannimada gablooshay, waayihii uu waddanka soomaalida haystay goonni taliye Maxamed Siyaad barre. Sidoo kale waxay ummadda ku hanuuniysaa wada jirka iyo midnimada oo ay muqaddas ka dhigayso. Dhanka kale waxay sidaa farriimo saadaal iyo odoros xeel-dheer ku qotoma oo aad dhab ahaan u dhacay maantana aan daahna kaa qarin karin dhugasho wacan.
    hipwallpaper.com/
    saaroarts.org

ความคิดเห็น • 16

  • @user-rq4jo1fg2v
    @user-rq4jo1fg2v 6 หลายเดือนก่อน

    AllaH hawnaxariisto abwaan maxamed ibrahim warsame hadraawi😢

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 3 ปีที่แล้ว

    Rabbiyow caafi oo shaafi walalken Muxamed Ibrahim Warsame Hadraawi oo khayr ku abaal Mari halgankii dheeraa ee uu u soo maray xoraynta ummadiisa amiin ya Allaah 🥰😘💞💞💕💕

  • @daadeheeye4175
    @daadeheeye4175 ปีที่แล้ว +1

    Eebe ha u naxariisto Abwaan M.I.W Hadraawi

  • @fariidtv7127
    @fariidtv7127 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah abwaan Qaran Hadraawi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Cabdisalaanfaaraxqaarey
    @Cabdisalaanfaaraxqaarey 5 หลายเดือนก่อน

    الله يرحمه راحمين هدراوي امين

  • @almisawaleh5755
    @almisawaleh5755 3 ปีที่แล้ว +2

    Muj Abwaan Hadraawi ikahaye cimiriga into caafimadkaba ha ku siyaadiyo

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah ilahayow cafimad iyo cimiri dheer ku sii wataa laku ranayo midhihii aad beer teen ilahay Adoo kale badi ❤❤❤❤❤❤👍👏

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 ปีที่แล้ว +1

    Iimaan laawe qabyaaladii kuqaaday kuma dhigto huuhaa buu dadka kugaaday

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari หลายเดือนก่อน

    AHUN

  • @user-er9ic9fr5q
    @user-er9ic9fr5q 6 หลายเดือนก่อน

    Musku waa sanqadhayaa
    Masna waa ka urayaa

  • @esmaelsheybow3226
    @esmaelsheybow3226 ปีที่แล้ว +1

    Kir. Baa. Lagu. Dhaxay. Siyaad bare. Wuu. Tagey bal. Maanta. Isaaqoow. Ii dooroow. Maanta. Maxaa. Heysaan. So. Ma. Aha. Maanta. Jawaahirta. Idin. Aroostey. Jini. Idin. Was. Idin. Waseybaa. Dhul baxanta. Guul. Iyo. Gobanimo. Daraawishta. Anigoo. Ah. Korneel Afgooye

  • @asmaismacildaahir4803
    @asmaismacildaahir4803 ปีที่แล้ว

    In

  • @Farhangeedi-zd7zz
    @Farhangeedi-zd7zz 4 หลายเดือนก่อน

    Shekadiwilwa
    l

  • @ladanabdi1647
    @ladanabdi1647 3 ปีที่แล้ว

    J2

  • @maxamedsiciir5849
    @maxamedsiciir5849 3 ปีที่แล้ว

    Quhau