- 84
- 1 091 487
Nayruush Media
United States
เข้าร่วมเมื่อ 14 เม.ย. 2013
Saabkani waxa uu noqon doonaa Kolay lagu guro Kaydka Fanka, Suugaanta, Sheekada, Murtida, Maahmaahda, Raadraaca Taariikhda, Aqoon-baadhista, Xiddigiska iyo Ablooga hadhka maguurtada u ah Ummadda Soomaalida. Idam Alle
วีดีโอ
Abwaan Cali Dhanaaniye - Tixdii Carfi
มุมมอง 569 หลายเดือนก่อน
Magaca: Carfi Taariikhda: 11- 03- 2023 Goobta: Burco Curinta: Cali Dhanaaniye Casha noolba adduunku Waa cibaariyo yaaboo Cashar aanad aqooniyo Cilmi buu ku baraaye Caashaqaynu dhisaynay Caleemaa u lulaynay Sidii caaqil suldaana Ugu caano shubaynay Duubka kaan ku cigaalnay Caweyskii rabbi keenaba Jaandheer kaan u ciyaarnay Sida caanaha geelana Hadhuubkiisa culaynay Sidii wiil curad reera Bogga k...
Suufigii Cilmiga u dhabbo galay. Sheekada Maanta 02
มุมมอง 932 ปีที่แล้ว
Suufigii Cilmiga u dhabbo galay. Sheekada Maanta 02
Shantaada farood waxay kuu geeyaan, Shan fiqi kaama maydhaan.
มุมมอง 1232 ปีที่แล้ว
Sheeko Murtiyeed qiimo badan
Sirta nolosha | Hadraawi (AHUN)
มุมมอง 1.7K2 ปีที่แล้ว
Maansadani waa sirtii nolosha oo dhammaystiran, waxana ku jira beydad aanad hore u maqlin
Hees Cusub | ila lool | Hirut Teklehaymanot | Ereyadii Abwaan Cali Haybe
มุมมอง 7572 ปีที่แล้ว
Hees Cusub | ila lool | Hirut Teklehaymanot | Ereyadii Abwaan Cali Haybe
Abwaan Hadraawi | Jacayl Dhiig Malagu Qoray”
มุมมอง 1.5K2 ปีที่แล้ว
Mid kamida Suugaanta yaabka badan ee uu hal abuuray Abwaan Hadraawi
Abwaan Xamse Fagadhe | Maansada Mahadho
มุมมอง 1823 ปีที่แล้ว
Abwaan Xamse Fagadhe | Maansada Mahadho
Cabdikariim Cali Shaah, Hees Cusub | Nuuji Nuuji Hoo Xiisaha
มุมมอง 2373 ปีที่แล้ว
Cabdikariim Cali Shaah, Hees Cusub | Nuuji Nuuji Hoo Xiisaha
Farxiya Fiska iyo Xamse Qurus | Heesta Dhool Gu’
มุมมอง 2743 ปีที่แล้ว
Farxiya Fiska iyo Xamse Qurus | Heesta Dhool Gu’
Hees cusub : Arwaaxda Jidhkaay | Maxamed Maame
มุมมอง 4723 ปีที่แล้ว
Hees cusub : Arwaaxda Jidhkaay | Maxamed Maame
Heestii May iyo Haa | Magool iyo Axmed Magool
มุมมอง 2K3 ปีที่แล้ว
Heestii May iyo Haa | Magool iyo Axmed Magool
Heestii Dheeraa Hamadu " Codkii Maxamed Aadan Dugsiiye"
มุมมอง 8133 ปีที่แล้ว
Heestii Dheeraa Hamadu " Codkii Maxamed Aadan Dugsiiye"
Heestii: Beerlula | Xasan Aadan | Ereyadii Hadraawi
มุมมอง 98K3 ปีที่แล้ว
Heestii: Beerlula | Xasan Aadan | Ereyadii Hadraawi
Cabdikariim Cali shaah Qasiido nebi amaan ah. Comingsoon 2
มุมมอง 2093 ปีที่แล้ว
Cabdikariim Cali shaah Qasiido nebi amaan ah. Comingsoon 2
Cabdikariim Cali shaah Qasiido nebi amaan ah. Comingsoon
มุมมอง 2303 ปีที่แล้ว
Cabdikariim Cali shaah Qasiido nebi amaan ah. Comingsoon
Axmed Cali Cigaal 'Heestii Baddu inay madowdahay'
มุมมอง 7583 ปีที่แล้ว
Axmed Cali Cigaal 'Heestii Baddu inay madowdahay'
Cabdikariin Cali Shaah Comingsoon Qasiido Nebi Amaana
มุมมอง 4643 ปีที่แล้ว
Cabdikariin Cali Shaah Comingsoon Qasiido Nebi Amaana
Heesta: Sida Jaawa Geel " Maxamed Saleebaan Tubeec"
มุมมอง 8943 ปีที่แล้ว
Heesta: Sida Jaawa Geel " Maxamed Saleebaan Tubeec"
27/10/2024kii habaynimo baan dhagaysanayaa goobtu waa ndola sambia
ALLAHA UNAXARIISTO ABWAAN MUXAMED IBRAHIM WARSAME (HADRAAWI)
❤❤🎉🎉🎉🇸🇴
Yaa waduud
🎉🎉
🎉🎉🎉
❤️janadii ilahay ha geeyo
Heestaan waa qiso jirta ka hadlaysaa yaa ka og heestaan iyo micnaheeda
2:46 2:52 2:53 2:53 2:55
2:37
AHUN
AHUN LABADA ABWAANBA
AHUN
❤
Miigane libaaxaw Mudanaha dugaagaw Inaa tahay maqaadir Iyo cadaw masiibaa Marna aad shirbir u tahay Maatada halawdoo wacadkaaga meel maro
My fav song ❤
Ilaahiyow qabriga u nuuri 😢😢
From tiktok
Y.m.j.abura
👉ujeedadisii.waxay.ah.eyf...vvv ⛰️⛈️🏔⚽️👭🏔⛹️♀️⛰️🐾🐾🐾🐾🐾🦇🦇🦇🦇🦇🦇⛰️🌹👈🤲🖖👋📊📊📊🏗🏗🏗🏗🏘🏗🏘 4:35
❤ machaallah84 aleh ha ou nacaristo abwan Mohamed Ibrahim warssame hadrawoui Amin ya allah❤
Nayruush
Dad waa tegey 😂😂😂😂
Alaha unaxariisto intii dhimatay
Saad doonto adaa iga samaystay miyay tiri fiska😂
Zxb cartirvmaahee waa cashar laga marinayo badhi laycab siiyo
Ninkan qaramigisu io heesihisa cadigi ma kla dhacan
Like 👍 saar hadaa 2024 dawaneyso waa sharfantahay mahad lihid Allha unaxaristo intii dhimatay bahdii fanka soomaaliyeed 😢
Aamiin hda ayan dawanaya 2024
Cuudka ma Cigaal baa mise Xudaydi?
Xasan great laxanka iyo cuudkaba
27-05-2024 1:40 habeennimo xilli waayuhu i hayaan ayaan dhegeysanayaa anigoo shaqo habeennimo ah ku jira oo subaxa aroorta ka baxaya insha allah
Alle Ha Kaa Saaro
Yaa u kala warama ima oga
Rag waa ragii hore hadala waa intuu yidhi ❤❤❤❤❤
ILAAHAYOW ABWAAN MAXAMED IBRAAHIN WARSAME HADRAAWI HA CADAABIN ILAAHAYOW JANATUL FARDOWSA DEJI WUXUU AHAA ADOON SHARAF BADAN OO MISKIIN AH
ILAAHEY HA U NAXARIISTO ABWAAN MAXAMED IBRAAHIN WARSAME HADRAAWI❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Labadeenna caynaan haddii caad ku xidhanyahay cudud iyo laxaad kale ilayan laguma ciil boxo Waa waxa dalkena katagan wlh heesta jacayl unbaad umalysaan lkn AUN HADRAWI umadan rogmatay ayuu lahadlaya
2024 in kambala
Fan waa kii hore 💯💯💯💯
Still2024 🔥
Shekadiwilwa l
Heestan gabiigedab cabasho iyo muurgo ayaad ka dhadhan san mida kale 2 qiiso murgo leeh ayeey leedahaye
Yaa salaam heestan Markaad dhagaysato ayaad helaysaa ujeedka halku dhegga riwayadda AHUN ABWAAN HADRAAWI iyo aqoonyahannadii kale
Maxaan Kaligey Meel Cidlaa ku Dhageysty Heestaan Aduun iyo Xaalkiis
Alla meesha maxay dad isku heleen! AUN Dhamaantood 😢😢 Abwaan Ibraahim Gadhle, Faaduma Axmed Dhimbil Iyo Gacantii Xudaydi ❤❤ Murti Heeetaan Ayaa Koobsatay Walahi 😢😢😢
الله يرحمه راحمين هدراوي امين
Erayadii Abwaan Hadraawi AHUN
Cqanicise
The best
AllaH hawnaxariisto abwaan maxamed ibrahim warsame hadraawi😢
Allah ha unaxariisto mamo sahra Ahmed laamac
Yaasalaam xudaydii gacan macaanaayaa axadku godka lagu janee boqoluu ahaa