TAARIQDA IYO WAAYA ARAGA GOBALKA NFD OO UU MARTI NOOGU YAHAY WAAYA ARAG OSMAN IBRAHIM ABDI AF-MAROOR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • soosaaraha barnaamijka waa anigoo ah Abdirizak Ibrahim Hussein [KABAXAAY] WAXAA MAMNUUC AH IN MUUQAALKAN COPY LAGA BIXIYO AMA LAQAATO AMAR LA'AAN XAQUUQDA MUUQAALKAN WAXAA ISKALEH [AAK] ALL RIGHT RESERVE

ความคิดเห็น • 69

  • @abdullyusuf2613
    @abdullyusuf2613 4 ปีที่แล้ว +5

    Mansha-aallah Abwaan Abdirizak kabahay wan ku salamay hore u soco waxaa tahay nin dhalinyara ah aad u wanaagsan kaso dhub Dhalinyara shaqo laan Somaliyeed NFD Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @salaweyn4276
      @salaweyn4276 3 ปีที่แล้ว

      Waar nfd kawaraan ogadeen ayaad kuwaalatay

    • @abdullyusuf2613
      @abdullyusuf2613 3 ปีที่แล้ว +1

      @@salaweyn4276 ogadeen lama sheegin ee Dhalinyarada Somaliyeed laga hadlayo bro

  • @mohamedali1283
    @mohamedali1283 4 ปีที่แล้ว +5

    Kabaxay intaa xaafada hoose kala qadqaadayso hor usocon maysid ee gor u foof waad fahmi garta meesha aan kaala hadlaayo

  • @ibrahimabdi4953
    @ibrahimabdi4953 3 ปีที่แล้ว +1

    Wonderful

  • @xamralive
    @xamralive 3 ปีที่แล้ว +6

    odayga dhulka yuu ku sheegin cidkale dhulka Soomaali baa lahayd weligeed

  • @one1893
    @one1893 3 ปีที่แล้ว +6

    HADAADAN SIDA ABDULLAHI ADOW, XOG RUNTA IYO TAARIIKHDA GOBOLKA KAHADLAYSA SOOBAN DHIGAYNIN WALALE ISKAJOOJI HOWSHAN WAXAY DUUGAYSA TAARIIKHDII IYO XADAARADII NFD AYLAHED,

  • @mohamedibrahim7992
    @mohamedibrahim7992 4 ปีที่แล้ว +5

    Mohamud Barow our hero ❤️ jeneral boqortoyo cowthaq

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 3 ปีที่แล้ว +4

    Xoogaa taariikhda adeer waxaad moodaa in aay reer kudhex meeraysanayso
    Waana cilad odayaasha somalidu wabaan intooda badan. Oday walba reerkiisaa lawayn marka yaariiq xor ah in aan helno waay adagtahay.
    Cilada 2 waa in aan qofdhintay wax baa kaqaldamay ladhihikarin.

  • @one1893
    @one1893 3 ปีที่แล้ว +1

    Taarikh mahaysane Nagadaaya Ciyaarta

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 3 ปีที่แล้ว

    Video badan oo tariikhda soo gali bro kabaxaay

  • @abdallaahmed9032
    @abdallaahmed9032 3 ปีที่แล้ว +4

    NFD inay kenya sii haysato kuwaan iyo kuwa lamid ah ba sabab u ah
    Mar ay ahaataba dhulkaas wuaynu xurayn insha allah

  • @abdirahmanabdul674
    @abdirahmanabdul674 4 ปีที่แล้ว +1

    Talonyinki ankuso jediye wad qadate wll marka odayal kale o culus o re garis eh wareysiyo kaso qad ey kaga hadlyan tariqda daqan iyo mida siyasaded ee garisa con6

  • @abdirahmanmohamud3465
    @abdirahmanmohamud3465 4 ปีที่แล้ว

    Asc abdi rizak ibrshin hussen wan kusalamay wan kufarax danahay barnamij yada ad sodhigto bartada youtupka aniguna wa abdirahman shekh mohamud

  • @mohameddeeq7580
    @mohameddeeq7580 3 ปีที่แล้ว +3

    Odayga waxyaabo badan ayuu ka been sheegay sayidka wax ogaaden ah lama socon cida somali xoreysay wala garanaya

  • @HaramcadMedia123
    @HaramcadMedia123 3 ปีที่แล้ว +4

    Kaan wa mid guu meysi kusokoray wax u taarikh hayana malaha ee odayal kaleto oo somalinimada ku weyntahay soradii

    • @mahamedcabdulkadir5586
      @mahamedcabdulkadir5586 3 ปีที่แล้ว

      Asc waa runtaa midkan soomaali maahan ee waa dadka afsoomaaliga bartay ee halayska jiro

  • @one1893
    @one1893 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhulka Somalida ayad rabtan inad oromo siisan, Sidookale Taariikhdii Umada Somaliyed ayad rabtan inad ogaaden kukobtan.

    • @alle-Aamin-ma-iisho
      @alle-Aamin-ma-iisho 3 ปีที่แล้ว

      Sidaasey u muuqataa aad baan uga xumahay inaan maqlo odayaasha Soomaalinimada libinta inta u diida gaalkii gumeeyey siiya anoo og dhibaatada Soomaaliya kasoo gaartay xoreynta ogaadeniya. Waa nassiibdaro!! Malahubaa kuwaan iney Soomaali ? Waa yaab 😳

  • @xamralive
    @xamralive 3 ปีที่แล้ว +3

    Rock Diamond adigu yaa huba in aad Soomaali tahay?? huush

  • @afdheermiade4320
    @afdheermiade4320 4 ปีที่แล้ว

    Abo osmaan wan ku salamey

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 3 ปีที่แล้ว

    Tariikhda NFD waa muhiim in wax badan laga ogaado. Dhulkaas inuu kenya faraheeda ku lumin hala barto taarikhda

  • @mohamedibrahim7992
    @mohamedibrahim7992 4 ปีที่แล้ว

    A man who safe presdent moi 1982 kuuu

  • @adhangaranebule4613
    @adhangaranebule4613 4 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @yussufwellihassan9739
    @yussufwellihassan9739 3 ปีที่แล้ว

    The old is gold mansha Allah aba Osman

  • @xamralive
    @xamralive 3 ปีที่แล้ว +2

    kuumade kulahaa war belo idin koomaday sayee afkiinu ha barto Soomaali Soomaalinimaa na deeqda ee hadii kale waligeen cadawgeena kama ad kaan karayno

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 ปีที่แล้ว

      Balayo iyo balaba adiga ku aragtay kuumade wa isirkena orod mesha somalinimada ka jirto la aad
      Ma aragtay meel somalinimo ka jirto
      Wa adiga kuumade balayada la so donanayo
      Dhilayahay

  • @dugsiofficial9744
    @dugsiofficial9744 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadka qaar waxay dhahaan due osman dadkiisa ayuu kala jawiyaaa qasatan arimaha jubbaland arintas sidee u aragtaa?

  • @abshirabdiyarowshaxmad5580
    @abshirabdiyarowshaxmad5580 4 ปีที่แล้ว

    m.nshllh aabe cusman.

  • @farahabdi2520
    @farahabdi2520 3 ปีที่แล้ว

    Ader ka shekey tariqda nfd ee nfd garisa kalix mahan ee garisa wa halka gobal uga yar nfd wajer iyo mandera ka shekey rer wajer aya si dacad ula digalay gumeysigi ama ingiris ha ahadha ama Kenya ha ahadha

  • @yaasiinciise9942
    @yaasiinciise9942 3 ปีที่แล้ว

    Odaygu siyaad bare hadalkisii waa beeniyay kenyana wa doortay isago somaliya yaab

  • @hiddoiyodhaqan7646
    @hiddoiyodhaqan7646 3 ปีที่แล้ว +1

    Odayga waxa aad moodaa in aysan u muuqan gabagabadii iyo dhibtii shacabka loo gaystay dhowr iyo labaatan sano ee uu qornaa sharciga uu yiri waxbaan ka tuuray 1992.
    Soomaali ma ilowdu dulmiga loo gaysto

  • @hiilculumomediachanel7078
    @hiilculumomediachanel7078 3 ปีที่แล้ว +1

    Qabilka ogadenka ee dadaab dagan somalida wax badan ayey uqabten dhulkoda ayey kuso dhaweyen

  • @nasseromar4986
    @nasseromar4986 4 ปีที่แล้ว

    Isku xili ayey ahaayeen abdiraxman mursal iyo seyyid mahamed, dagaalki serinley wuxuu ahaa Feb.2/1916.

  • @ducathawamuhim8502
    @ducathawamuhim8502 4 ปีที่แล้ว +1

    1992 farah Maalim ayu aha ninki dibatada Garissa gadagalame oo dide dibatada dadka waqoyi bari lagu haye mexey mahamud barowga uku washe af maror wa daba dilif xun oo tolkisa neceb oo fuley ah

    • @mohamedibrahim7992
      @mohamedibrahim7992 4 ปีที่แล้ว

      History will answer who has history in btw mohamud Barow and the call box you tlkng about

    • @ducathawamuhim8502
      @ducathawamuhim8502 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedibrahim7992 call box kii bixiye iney asaga kucadahay mad ogtahay oo kubi u dabada udaqaye ey waxba utari wayen farah Maalim wa geesi isku kalson qanisadna jilbaha madax diganayo sida dadka qaar

  • @abdibulle5453
    @abdibulle5453 3 ปีที่แล้ว

    Well done Abdirizak Kabahaaye

  • @farahabdi2520
    @farahabdi2520 3 ปีที่แล้ว

    Jhh

  • @feisal7929
    @feisal7929 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanne waligaa ha iloobin in aad su'aasha ku celisid qofka haddii uu ka booddo. Qaabkii ay qaxootiga kusoo galeen ayaad ka booddeen.

  • @nasseromar4986
    @nasseromar4986 4 ปีที่แล้ว

    Wareysigii 1974, hassan waalisa, oo gob jog ahaa, ma'usa dhihin xassan warfa yaa tuuray warankii asiibay captain libo.

  • @yusufsalat2021
    @yusufsalat2021 3 ปีที่แล้ว

    Odeyga wa waya arag mashalh nasosi lambarkisa abdi rizaqow

  • @ahmedmahamudsahal973
    @ahmedmahamudsahal973 4 ปีที่แล้ว

    Kabaxay waran

  • @sahalabdi6016
    @sahalabdi6016 3 ปีที่แล้ว

    Runti waad mahadsantahay, taariqdan nfd mudan raadinanye,,

  • @mohamedibrahim7992
    @mohamedibrahim7992 4 ปีที่แล้ว +2

    History will answer who has a history in btw mohamud Barow mj jeneral and the (CALL BOX ) you tlkng about

  • @sharmaboy5856
    @sharmaboy5856 4 ปีที่แล้ว

    ww wa waya arg aad oo wanagsan

  • @xamralive
    @xamralive 3 ปีที่แล้ว +1

    Daalim aramooy hhhhhhhhhhhhhhh

  • @ahmeddubad6890
    @ahmeddubad6890 3 ปีที่แล้ว

    Asc Walaal
    Cabdi Risaq kabaxay
    Sln kdb.
    Waxaan ka codsan laha hadii
    Aad helii karto inaad wareysii
    Kaso qado Ninka ladhaho
    Farax macalin
    Nin kaas oo ahan jiray anp
    Waa hadii aad helii karto
    Ninkas Waa nin somali nimadu
    Ku wayeentahay
    Wanaa ka helaa sidu Hadaa
    U tageero Somalia
    Kamana cabsado Dawulada Kenya
    Ruun tuu ka shegaa Waxkastaa
    Ciidnaa uma joojiyo
    Kenyatiga.

  • @farahabdi2520
    @farahabdi2520 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh nfd garisa kalix ka dagta ader wajer maxa ku galay ala bota badhana manderana hal tula kama daga ogaden

    • @thinktwice9657
      @thinktwice9657 3 ปีที่แล้ว

      Wajir dhulka ugu weyn yaa iskaleh mataqana?

  • @saskiamoni1417
    @saskiamoni1417 3 ปีที่แล้ว

    Wow kabaxay you have gained weight you look better beauty wise

  • @cabdallayare4554
    @cabdallayare4554 3 ปีที่แล้ว

    He is not 74 years old he is above 80

    • @didyouknow3447
      @didyouknow3447 3 ปีที่แล้ว

      How does that help you....respect the Somali father 💙

  • @hassanmahamud3850
    @hassanmahamud3850 3 ปีที่แล้ว +1

    Genetal Ilyan Mareexaan ayaa dilay taariikhda yaan laga been sheegin

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 3 ปีที่แล้ว

      Waaga mareexaanka loomaba ogaleen inay sarinley iyo baardeera lug soo saaran marka xagee mareexaanka iliyot isku arkeen.
      Ingriiska ayaa mareexaan 1917 keenay baardheera isagoo marka iskiisi ugu taag waayay Ogaadeen. Dagaalkaas Ingriiska Cowlyahan rag badan ayuu oga dilay.
      Cowlyahan baa 1000 halaad oo geel ku xukumay mareexaan inay bixiyaan, madaama iyaga loo adeegsaday dagaalkii lagu jabiyay Ogaadeen .
      Marka, sidaas ayaa cadaawadii cowlyahan iyo mareexaan ku dhamaaday oo mareexaan,na loo ogalaaday inay baardheera dhinac ka degaan oo lacagtii biyihii wabiga laga daayay. Sidaas ayay taarikhda aheyd awowgey ayaa igaga sheekeyn jiray

  • @ducathawamuhim8502
    @ducathawamuhim8502 4 ปีที่แล้ว

    Qoxotiga hata waxa dajiye oo udode wa farah Maalim

    • @talamoogemedia5993
      @talamoogemedia5993 3 ปีที่แล้ว

      Farah macaalin waa jahiil farmajoo Call box uu ahh.nin marexaan dabadaaq uu ahh Garrisa cadey kamatalin karoo

    • @ducathawamuhim8502
      @ducathawamuhim8502 3 ปีที่แล้ว

      @@talamoogemedia5993 war farah jahil ma aha ee waxa jahil ah waxa tugnimada laguso xire ee hada garisa kataliyo iyo kii qanisada jilbaha diganaye cll box waxa dahayna wa tugi dadkisa laye ee hada xabsiga kujiro farah runta ayu shega qabilna kuma difacayo tugada

    • @talamoogemedia5993
      @talamoogemedia5993 3 ปีที่แล้ว

      @@ducathawamuhim8502Anagu reer Garissa hadaan nahay waxan farah macaliin uu aqaana Dameer xanuunsan oo wadonyinka garrisa seexda.Habenki markaan dameer nagaso horbaxo ama aan maqalno dameer yeraya waxaan daahna waxaa yeeraya waa Farah macaliin

    • @ducathawamuhim8502
      @ducathawamuhim8502 3 ปีที่แล้ว

      @@talamoogemedia5993 waxba kagama qadeysid farah waxas waxa kugubayana wa qabyalad damer wada marayo wa waxa xolaha dad weynaha cune ee adunka kucebobe akhirana ey sugeyso waxan maqli jire iskuma jeda islam laye rer garisa wala isgaran

    • @talamoogemedia5993
      @talamoogemedia5993 3 ปีที่แล้ว

      @@ducathawamuhim8502 Reer Garrisa waa daad Goob ahh.sayasada somalia waanka weynahay anagu leader of majority kenya waa Aden duale.xafiska oguweyn ee dambi barista ama dacwaad ogaha waa wilkeena Noordiin hajii.Somali waa wadan yaar oo hadaa colaad kasoo kabanaya kenya demoqradiyada maanta kajiirto,Somalia 200 oo sanno xiita manoqoneyso.Farah macaliin iyo somalia waa iskumiid waa niin doqoosh ahh iyo daal doqoosh ahh.

  • @cabdallayare4554
    @cabdallayare4554 3 ปีที่แล้ว

    Waa been Ogadeen iyo Ingiriiska waligood isma dagaalin waa taariikh been ah, waxaa Ingiriiska la dagaallamay Mareexaan

    • @didyouknow3447
      @didyouknow3447 3 ปีที่แล้ว +1

      Been iyo ruun waxey ahato...... We're all Somalis

    • @thinktwice9657
      @thinktwice9657 3 ปีที่แล้ว +1

      Ogaden Cawlyahan bey ahayen ragii ingiris abar kadhigay