Warbixin Ninkii Ugu Horeeyey Ee Dhagax Macdan Ah Ka Hela Deegaanka Fiqi-ayuub

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 28

  • @awshan571
    @awshan571 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa cajiib , qofku waxa uu hibo u leeyahay markiiba wuu hellaa .❤️raggeedii hawsha halka kawad dheh

  • @abdalewarsame2282
    @abdalewarsame2282 2 ปีที่แล้ว +4

    Nin rageed horay soco caaqil 💪🏻💪🏻💪🏻

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin 2 ปีที่แล้ว +3

    masha allah walaalayaal iibsada macdanta kolba wixii la idinka siisto siiya ileen awalba maydaan hayne yaan qaar dadka kamida idin odhan daysta oo ha iibinina waa beentood iibsada oo abaaraha kaga baxa

  • @yusufxasan6847
    @yusufxasan6847 2 ปีที่แล้ว +5

    21 bari kahor ayankahelay macdan qali ah alxamdulilah

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 2 ปีที่แล้ว +5

    Cilmi aadan qayre taariikhda kuxusi doonta

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว +1

      Nicmadah bah ilahay siyay gajonah way u dhamaden shacabkodih waxaa ka dhergay waa tugadah xukuntah dadkah

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 2 ปีที่แล้ว +2

      @@abobasement346 lama ogol calmka iyo dalka toona in cid gaaro deeganka dagan gurato waayo reer soomaaliland bay ka dhaxaysa shacbka ku noolo dhan waa in deeganda waxa loogu qabto lacagta shaqaale mushahar lasiiyo oo ukeena dawlda ay noqdaan calmkaba shaqale weeye way soo guraa badhbaa lagasiiya markay keenan iyo musharkoda bishii

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว

      @@happyahmad9689 muwaadin mahadsanid oo hadana mahadsanid laakiin ruuxaad u jawaabaysaa somalilander maahee waa nacab u jeedeeysan, waa fitno abuur reer somaliland iyo dawladooda u duqee is yidhi, wuuse la waayay oo lagu Garay,,,for ever Somaliland rep,,,

  • @ahmedhayan8921
    @ahmedhayan8921 2 ปีที่แล้ว

    Maanshaa Allaah dhulkeena macdan ayaa taala

  • @ahmedmohamedabdalah5138
    @ahmedmohamedabdalah5138 2 ปีที่แล้ว +1

    جيد جدا وخبرة يعني 30 سنة هو من علم نفسه بنفسة هذه هي الخبرة يعني أحسن من مان تعلم من خلال الكتب لماذا لأن هذا الرجل 30سنة في ارض من حفر ومخاطر وممارسة هذا هو الفرق وان شاء الله يحصل على المعدات والأجهزة اللازمه الله يوفقة

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi6291 2 ปีที่แล้ว +3

    The inhabitants of that area should be commpasated and respected. It's their furtunate and property

  • @HodonIsmaacil
    @HodonIsmaacil 4 หลายเดือนก่อน

    Wamaxaykan

  • @abdillahimuslin9409
    @abdillahimuslin9409 ปีที่แล้ว

    Waa xageen ka helaa alaabta

  • @nuradinsiciid9696
    @nuradinsiciid9696 2 ปีที่แล้ว +1

    War baadho waaxd heshona cidna ha ka siin wasir iyo agaasime tona

  • @amiirnuur6854
    @amiirnuur6854 2 ปีที่แล้ว

    Dhul ninkiisaale udiida waxaan deegaankiina ahayn

  • @Jaaalem.siyaadbarre
    @Jaaalem.siyaadbarre ปีที่แล้ว

    😊

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 2 ปีที่แล้ว

    Dad shisheeye kulahaa wariyahu, warkaad sheegayso.

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 2 ปีที่แล้ว +1

    Chalk

  • @umuaxlam879
    @umuaxlam879 2 ปีที่แล้ว

    Keeg

  • @umuaxlam879
    @umuaxlam879 2 ปีที่แล้ว

    Umu axlam sibikarab leeg

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 2 ปีที่แล้ว

    Aqoon la aantu xumaa marhory iyagu badali lahaayeen

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 2 หลายเดือนก่อน

    Waxani weriye mahee waa jaahil mikirifoon loo dhiibay

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah8834 2 ปีที่แล้ว

    Waar shiishye Cash baadi baay laa baxsanwayn reer somaliland idiinka
    Waxina shiishye iyo tuuge uu yeedh

  • @bashirfarax1164
    @bashirfarax1164 2 ปีที่แล้ว

    0

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 2 ปีที่แล้ว +2

    Dad shisheeye soomaaliland waxba kama gurtan beenta hala joojiyo hadii cidi guranyso iydoon buur la qodin waan naqaan saa loo helo maca dahabka meelkastoy ku jira waana ogahay meelaha laga heli karo qalb aan ku soo saaro ame markiba sheegane waan heli kara maalintiba kiloyo badan lagu soo heli karo but ma jeceli inaan dadka fahnsiiyo ama dhulka ay baadhan hadany dawldu masuul ka ahay oonay gacan ku hayn

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว +2

      wl waxan ku weydiyay mah waxad ku hadlaysah sidah moryantah dadkih bah gajoh u dhamaday mah waxad rabtah markah dadkuh dhamdoh in shisheyeh ka dhargoh kulah yabi mayoh waa dhaqankah Africankah kox yar bah ka nolatah weynah ku muqatah waxaa lagah yabah in aad Adigubah aad kajoh ka qabtid khyradkah iskah sug intah dunidah lagah labidonoh

  • @haajaromaxamedabuukar6154
    @haajaromaxamedabuukar6154 7 หลายเดือนก่อน

    Waxaan heeyaa dhag oo macdan ah qofkii daneey naaho isoo qabto