DEG DEG SHACABKII MUQDISHO OO DILAY WIIL JAAJUUS U AHAA ITOOBIYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 36

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul Somalilnd Qadaad Weyen hajabto Xamar iyo Xaassid ku jabo
    Kungoor

    • @samiraamira-xo4wg
      @samiraamira-xo4wg ชั่วโมงที่ผ่านมา

      markeey YUHUUD iyo mareykan' sida FALASTIIN ' idin dullaystaan ayaan idinka war sugeynaa' 😏😏😏

  • @bahsenhabib6385
    @bahsenhabib6385 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Good job 👍🏼

  • @ملاذالعنزي-ل7ف
    @ملاذالعنزي-ل7ف 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guulsomali❤❤ween❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KadraAbdi-eu3tr
    @KadraAbdi-eu3tr 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland GUL hambalyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 ❤❤❤❤❤❤

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jaba jaba Qadaad weyen

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Zaki❤yarisow I am the first one❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤viva❤somaliland guul insha allah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @11naa44
    @11naa44 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Idoor wa waasheen hhhhhh

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wallee meeshad ka fekereysiin iyo Cadowga idiin ciil cunayo ee rabo inaad noqotaan sidii Falastiin oo kale, War ma haysiine iska ooya wax dhintaad tihiine😢Ilaahey ha idiin badbaadiyo.Itoobiyaa idiin dhex dageysa Yuhuudna wey qabaan oo waxa la arkey Itoobiyaan Falastiin ka dagaalamayo oo wa Yuhuud.Wallee Ilaaha idiin maqan. fekerkiina wa meel soke'.

    • @samiraamira-xo4wg
      @samiraamira-xo4wg 58 นาทีที่ผ่านมา

      wlhy waa runtaa ilaahay garaadka hakuu barakeeyo' ayagu somalinimo ka carara ayeey isleeyihiin' lkn god madoow ayeey kusii dhacayaan' maanty falastiin waxa haysta weeynu arkeynaa' KUFFAARTUNA' muslimiinta ma' kala jeclla'

  • @MasalAhmed-d7f
    @MasalAhmed-d7f 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maxaad kugalaysan kii madaxwayna ahaa ayaa usujuudayay abii oo dhunkasho ugu daray

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wiilka jaajuuska ah Hassan duufle ayaa dhalay adeerkiisna Abiye, mar hadiiba baddii loo saxiixay ma u haray

  • @yonismohamed2616
    @yonismohamed2616 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ASC ninkaan waa Somaliland Israel waa inladilaa 😡

  • @fati_______41
    @fati_______41 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ani yaab rufiyaanadan intee lageenaa meshaas xasan sheekh aa nadhigay

  • @explosionboy66
    @explosionboy66 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂 ETHIOPIA nolosha luu qabtay

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u ชั่วโมงที่ผ่านมา

    REER SOMALILAND BEENTAY ISKU MAAWEELIYAAN BAA JAR KA TUURTAY😂. KUWAN HADLAYAA WAA JAAHILIIN😂

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ascwb saki iga Raali noqo Funaanada aad gashantahay masawir ka ma wanaagsano kuma Tukankartid

  • @asadciise9609
    @asadciise9609 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Isra iil waa cadowga islamka ilaahay baa nacdalay hadaad raacaysan isaaqo wax somalilan layirahda majirto e isaaq laan dhaha

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HALA GARAACO WIXII ITOOBIYA U SHAQEEYA😊. WELIBA IN DALKA LAGA SAARO BUU ISTAAHILAA😂

  • @Mudaneey
    @Mudaneey ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Zakiyoow Aniga ducaan ku dari lahaa hadii Cidaan laga gooyo Somaliya
    Iyaga iyo iran oo Xuuti wadata loo Kala dhex baxo

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wg ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HE'S NOT LOOK LIKE A SOMALI DNA" WAA OROMO AF SOMALI BARTAY🤔🤔

  • @blackmumb6267
    @blackmumb6267 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Eygiiyoow. Caqligaagu. Iyo asalkaaguba. Yuhuud beey. Ahaayeen. Isaaq. Hadana. Israa iil gaaloo. Dhanbaa. Rabta. Ineey. Soomaaliya. Soo. Dagto. Laakiin. Waxeey. Sugayaan. Inta amxaarku. Lawareegayo. Bada soomaaliyeed

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kursiga UN Anaagaa iskale Eye
    Baatihiine

  • @AbdirahmanIsse-pw8lj
    @AbdirahmanIsse-pw8lj 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadii. Yuhudi idin aqoonsato awalba yuhudi Baad ahaydeen

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAALIDAN DAAWADA😂😂 IDOOR IN AY DHARKA TUURAAN WAX UGAMA HARIN😂. HAYSKA DAAYAAN JAADKA AY CUNAYAAN OO MASKAXDA KA QAADAY😂

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wg ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waxaan hubaa oon hayyaa ineysan YUHUUDDU wax DAN IYO MURAAD AH' ka lahayn waddan afrikan ah' oo haddana muslimiin ah' keliya wexeey rabta ineey waddamada carabta ka weerarto' madaama somaliya ay meel STRATEGY' ah' ku taallo' hadhoow markeey danaheeda ka gaartona' sida FALASTIIN ay u' gashay iyo si kasii DULLAYSAN ay u' geli doonto' horaa loo yiri' NINKII WAAAW 🗣️🗣️🗣️ DHAHA' ASAGA AYAA LAGA WAR SUGAA' reer Somalilanderow GAMBAR 💺 GAABAN' ayaan idiinka fadhinaa 🤔🤔🤔

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SOMALILAND DAL MAAHA😂. KOONGRESKU WAY OG YIHIIN IN AY TAHAY GOBOL KA TIRSAN SOOMALIA 😂.

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Innanko waad hadashay waayo israil waxa ayrabta wa saylac ee ma rabto Somaliland jacayl uma haysto ee kitaab keena iyeey ku qorantahay.

  • @BatulaAbdisalam-o4r
    @BatulaAbdisalam-o4r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhhhhhhhh kkkkkkkkkk waryaa hee iskuxishow wax lasodhaweysta iyo waxa kalle kala barro nin wadkiisa galay waano mamaqlo iska amuus.

  • @XabibaBulle
    @XabibaBulle 2 นาทีที่ผ่านมา

    Ma israli okumanan sano falastin sas uga leyso miyad micin bidey maxey ka sorebe somaliya wa walada isku din isku dhaqan isku af aya tihin maxey ku dhintey