Asc Cabdixaafid wll Title meesha kusoo qoratay waaa wareysi moyeee dood ma’ahan. You look confused brother, tan kale dad gudaha joogo wareeso saas ila wanagsan. Ninkaan Q? Wayey arimiihsa fadlan qofkale inooo keen. Thank you
Dowladeena dowladaha Qaniga ah ayey ka mid tahay waxaana cadeyn u ah in habeenkii Madaxweynaha iyo wafuudiisa Hotel ku saaxdeen 81000 doolar safarkii dalka Sweden madaxweynaha ugu danbeeyey ku tagey.
Bulshada somaliyed dal kodii way ku heshiin wayene dhaman tood qaxoti ha laga dhigo masalinta Reer Falastin ee dhukodii lagu haystana ha la soo dajiyo somaliya ?
Asc Abdi xafiid walal adoo raali ah ninkan oo kale waa Kansar kudhax jira ummada somaliyeed wuxuuna khatar kuyahay good ahaan ummada somaliyeed gaar a haan midnimada qaranka somaliyeed wariye fadlan ruxan oo kale ha horkeenin dadka somaliyeed waayo wanin u shaqeeyo SNM jamco mubarak
subah wanagsan dhaman musliminta❤❤❤❤
ASC ABDIXAFIID IYO AMBASSADOR WEL COME BACK MASHA ALLAH
Xanuunka ayaa ku fiicneed, Doqonkaan maxaa nagala soontay?
Ciidanka mushaara weyqateen mana jirto ciidan mushaar qadan jiray oo wayay mushaara warbixitaan waxaan u arkaa dacaayad oo kaliya
Abdi xaafid. Jooji behinde Sea
NIN XANUUNSAN OO BAC SHAATI AHAAN U WATO
Ciidanka mushaar wayqateen dhamaan ciidanka yamajeerteen Ilahay ha idin shafiyo
Mushaar waa la qaatay
Asc, koley qof iyo cod in la tijaabiyo dowlada kuma qaldana,ciď ay dowlada ka horjoogto inay qeyb ka ahaadana uma jeedo marka hala tijbiyo
Wariyaada xishooda
Waa runtaa ambasadorka daarood xamar shaqo mooyee degaan kuma ahan ,isaqna warkiisaba daa
Inaad soomaalia xil kaqabato waa sida adigoo dukaan furtay micnaha ganacsi marka hasugin musuqmaasuq la.aan inta lacag iyo qabyaalad leysku dooranaayo
War ciidan majiro, Xasan ayaa ka dhigay, mooryaan ,aan lacagba qaadan.
Asc Cabdixaafid wll Title meesha kusoo qoratay waaa wareysi moyeee dood ma’ahan. You look confused brother, tan kale dad gudaha joogo wareeso saas ila wanagsan. Ninkaan Q? Wayey arimiihsa fadlan qofkale inooo keen. Thank you
Dowladeena dowladaha Qaniga ah ayey ka mid tahay waxaana cadeyn u ah in habeenkii Madaxweynaha iyo wafuudiisa Hotel ku saaxdeen 81000 doolar safarkii dalka Sweden madaxweynaha ugu danbeeyey ku tagey.
War ninkaan waxa uu ka hadlay waa xaqiiq runta ayuu taabtay
In maraykanku lacagta jarro waa guul somali usoo hoyatay waayo lacag la lunsado iyo musuq bay Somali ka dhamaan wayday, Afrikaanka inooso shaqo tagay dalalkoodi bay ku laaban donaan dabadeedna Somali waa isu tashan oo hadana kala tashan,
Dood kulul maxaa kawadah abdihafidoow ?
Anagu arigaaga manihin iska sax afsomaligah
Axadkaan Dawlada Xasan inuu ka hadlo mooyee mawduuc kale mahayo.,Wariya maxaa kaa maamul goboleedyada,horjoogayaashooda,inaad wareysato.
Wa Arin laga xumado in wadan dhan lawayo dhinac kaliya oo uu ka dhisan yahay
DAL la aqoonsan yahe manahe
Asc
magacayga waa.adoon alle
degan Ethio deegaanka soomaalida waxaan inkirsanahay jubaland waxaan uogolahay jubasteth becouse iydumaahan southaren landska. Anbansadooka waamahadsan yahay maadaama warkiisunadiiriyay
hada asxaaptii aan isla kornay oo aan xaafada aan wada dayanahay daarood maahan miyaa 🤣🤣
Wadanka waxaa ladumiyey maalintii ladoortay xassan sheekh allaha ha inoo naxariito aamiin
Bulshada somaliyed dal kodii way ku heshiin wayene dhaman tood qaxoti ha laga dhigo masalinta Reer Falastin ee dhukodii lagu haystana ha la soo dajiyo somaliya ?
😂😂HAWASA SOMALIA 🇸🇴 WAXAA LAGA HELAA 2'5 BILYAN DAKADA ERAPORKA 3"4 MILYAN KAMA BADNO DIYARADA XASSAN SH QABRI BOOB LACAG BOOB DHUL BOOB BILILIQO VILA FAMILY CALI GAAF VILA ALSHABAB ROBOW TIKTOK WAJIIS BASHIR SALAD KARATAY
Qofkan xanunsan maxa nogukentay
Waxan wee Diana adiga qooloyin Masersan.miya wax wedisa
War beenta dhaafa
Waxaan beenbadanaa
Dawlada somaliya kayd ma lahan waayo Hassan sheekh iyo teamkiisa waxaa la yiraahdaa maxaan laqaa no kayd
Unukaa leh xamar waa keligood,ambasadorka waa runtii ee keligood ha is doortaan
Mnsha allah ambasadorka warkiisa waa cad yahay waa falanqeeye cajiib ah
Kkkkk