Xogta 3 arrimood oo safarkii Madaxweyne Cirro kaga duwan yahay safarada madaxdii hore ee Somaliland

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

ความคิดเห็น • 92

  • @mohamedmohamud7890
    @mohamedmohamud7890 6 วันที่ผ่านมา +6

    Faan waynaa Saab tv waa tv ugu liita

    • @demhalladbaruoras5270
      @demhalladbaruoras5270 6 วันที่ผ่านมา +1

      Beenta iyo khiyaliga ayad rabta dee tedakalee maxa ku kenay adi hadi ugu liito 😂😂abarso

    • @qawdhanyare6840
      @qawdhanyare6840 6 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@demhalladbaruoras5270abaarso😂 isma dhaanto adaba magac dumar sita teeda kle hlkeen joogna saw niga is og wax kama sawir iyo muqal jecel wadani ma jirte way usuuro gali wayday wn eegna safarda dambe laga naxo la soo dhaweeyo waxy sameeyan 😂😂😂 anaga tv reerkina hankoga sheekayne😂

    • @demhalladbaruoras5270
      @demhalladbaruoras5270 6 วันที่ผ่านมา

      @@qawdhanyare6840 hadi ad magacayga akhrin kariweyday kama dhigna waa magac dumar dumarkuna cay Maha niceey Wana hooyo wana wllo wana gabadhada wana islantada ee wax baro quracyow badowga, tedakalee waadani Waka wax walba qabanaya halku judanki cawarna dagal um moyee iyo burbur somaliland waxba umuso kordhin oo bal haday rag isku sheegayan dhulbahantee kamey carareen shayma dib iskugu nocda oo rag nocda cm moyee sm waad nacebeyseen oo idinka ugu liita somaliland manta afka nol ital baranbaro😂😂

  • @ubaxmaalin562
    @ubaxmaalin562 7 วันที่ผ่านมา +4

    Wadankii inag dhex joogna la iibiyey hadan la inag qariyey😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @mahamudhajihussein8582
    @mahamudhajihussein8582 7 วันที่ผ่านมา +4

    Goorma ayuu noqday Dr. Abdirahman?

    • @qawdhanyare6840
      @qawdhanyare6840 6 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂😂 ku qaado wll oo buka keenay warkaase

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 7 วันที่ผ่านมา +2

    Guuul somaliland

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 7 วันที่ผ่านมา +3

    اللهم بارك في ولي أمرنا واحفظه واغفر له اللهم صل وسلم على محمد وعلى آله وصحبه

  • @hillinwacantv3946
    @hillinwacantv3946 7 วันที่ผ่านมา +5

    Qabka somaliland maha in lagu raali galiyo somaaliya ayaa ka cadhoonaysa , taa macnaheedu waa inaad ka tanaasushay halkii dalkani u socday ee ahaa in la aqoonsado oo uu dunida ka muuqdo , mida kale meqaamka lagu soo dhaweeyo iyo xogta safarku waa kala laba . Sidaa darted maaha madaxwaynha dalku inu khiyaameyo shacabkiisa .

    • @raxmocabdi-pi4fy
      @raxmocabdi-pi4fy 6 วันที่ผ่านมา

      Wa xaqiq tasi dadkala laraligalinayaa

  • @AbdizamedXidig
    @AbdizamedXidig 7 วันที่ผ่านมา +2

    Mmashalah horumar wacan madaxweyne cabdiraxmaan cirro iyo xukuumadiisa ❤❤🎉🎉🎉

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 7 วันที่ผ่านมา +4

    Hadmuu Ciro Doctor Noqday????? Wuxuu ahaa Second secretary of Somalia-Italy Ampasy at Moscow.

  • @mohamedmohamud7890
    @mohamedmohamud7890 6 วันที่ผ่านมา +2

    Waar ciro wuxuu diidan yahay in dawlada FINLAND ogaato inuu m/wayne noqday waayo candhuur badan baa laguugu soon dalacayaa waayo waxaa laga bixiyaa kirada guriga,caafimaadka iwm

  • @ClxakiinYuusufcali
    @ClxakiinYuusufcali 6 วันที่ผ่านมา +2

    Markaa ma soomaaliya raalligelinteeda ayaa diplomasiyadu maxaa somaliland iyo somaliya iskaga jira tolow dadka maxaa loo haystaa inay Cawaan yihiin wax walba laga dhaadhicinkaro

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 7 วันที่ผ่านมา +5

    Absolutely Madaxwaayne Cirro wax uu qaatay wado kafiican midii aay mari jireen madaxdii kahoreeysay,Madaxwaayne Cirro wax uu lasoobaxay Dublimaasiyadiisii waan bogaadinayaa.

    • @raxmocabdi-pi4fy
      @raxmocabdi-pi4fy 6 วันที่ผ่านมา

      0hadu dublamSi yahy muxu shacabkisa ula so wadagiwayay si dii loso dhaweyay

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 6 วันที่ผ่านมา

      ​@@raxmocabdi-pi4fy igu sawiiraa kulmye Qawaad maqaashiiy waxabaa hawa Qabaan calaamakiibaa naa Hadal Haye maqanaa sarea naalagu sodhoweyea raag daciifak muuse
      Jahliiga Ugu xumaa maqamakiin
      Wa malinee lacasaumoo

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 6 วันที่ผ่านมา +2

      Caaalamkiibaaa na hadal haya.
      Meeqaam sare ayaaa la nagu qaabilay.Laakiin zero wax qabad.
      Dadku beentiii rabaan.Been ay la qabsadeeen.

  • @MaxamedCismaan-gn7gb
    @MaxamedCismaan-gn7gb 7 วันที่ผ่านมา +2

    Marka wax fashilmaan ayaa dadka la maaweeliyaa bari yay naan arkin markuu madaxwaynuhu wadan kale tago soo dhawayn la baahiyo ilayn waatan la yidhi wakhtigii sawirku wuu dhamaadaye

  • @ibrahimnour4221
    @ibrahimnour4221 7 วันที่ผ่านมา +3

    Iska amuus waxan qorma maha ee waxa difacaysa system fashiiil ha ...

    • @qawdhanyare6840
      @qawdhanyare6840 6 วันที่ผ่านมา +1

      What you expect waa tv reerka 😂😂

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 7 วันที่ผ่านมา +2

    1 ,kow Wax laqariyo qudhunbaa kujira, 2 ,inaad isku kalsoonatana guushaadu kama horayso 3 ,qof dhuuntayna baqdini kama maqna 4 ,Dadkeenuna ,iyagaan tukanayn Salaad hoos uma foororsadaan

  • @MubarikMohamed-fu2rg
    @MubarikMohamed-fu2rg 6 วันที่ผ่านมา +1

    Soo dhawaynta muxuu soo kordhiyay ninka wax soo kordhiyay ayaa lasoo dhaweeyaaye nin lumay ayay magac uu samaynayaan reer wada xanuusanayaa

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 7 วันที่ผ่านมา +2

    Waaba ka shakiyey Wlhi Mala muqdisho ayuu ka dagey🤣

  • @MaxamedCismaan-gn7gb
    @MaxamedCismaan-gn7gb 7 วันที่ผ่านมา +1

    Asc way u eegtahay in SAAB TV isu bedelay tiiviigii qaranka

  • @axmadsayidismail4480
    @axmadsayidismail4480 7 วันที่ผ่านมา +1

    Xog may jirinba maxa lashega wuxu aha harga madhan side hawlana kama tagin habaarna u dher

  • @AxmedYare2211
    @AxmedYare2211 6 วันที่ผ่านมา +1

    Saab tv dadweynaha ayuu u hadli jitee goormuu noqdey tv qaranka hhhhhj

  • @icecreamgiroontheline
    @icecreamgiroontheline 7 วันที่ผ่านมา +1

    Ethiopia iyada casumiwayday

  • @ayaanqaali8570
    @ayaanqaali8570 6 วันที่ผ่านมา

    Igu sawir aan macno buuran ku fadhiyin iyo red carpet la dul socdo iyo meeqaam sare ayaa nalagu soo dhaweeyay iyo waddooyin inta la xidho bulshada qorraxda lagu Shillo intaba Deplomasiyadu way ka fog tahay. Keep going Madaxweyne❤

  • @ABDIRAHMANDDD
    @ABDIRAHMANDDD 6 วันที่ผ่านมา +1

    Been badanaa MWeynaha Hayda baa marti qaadaye muxuu shegaa wax kale noo sheeg

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 7 วันที่ผ่านมา +1

    Lacagey lacagbuu qaadayaa odaygu alle hasahlo

  • @wajaaleilaabanka
    @wajaaleilaabanka 6 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @mrhirsiothmanabdullahi
    @mrhirsiothmanabdullahi 7 วันที่ผ่านมา +1

    Guul somaliland viva madaxweynaha jumhuuriyada somaliland cirro

  • @maxamuudawmaxamed7075
    @maxamuudawmaxamed7075 7 วันที่ผ่านมา

    Maasha.alaA❤❤CIRO.alehaku.barakeeyo

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 7 วันที่ผ่านมา +2

    Caqliga bulshada ha caayin

  • @ibraahimAxmed-q9t
    @ibraahimAxmed-q9t 6 วันที่ผ่านมา +1

    noW ar bal waxaan dayaaa😂

  • @AdenDahir-h2k
    @AdenDahir-h2k 7 วันที่ผ่านมา +1

    A real President.

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 7 วันที่ผ่านมา +1

    Qaran jab iyo qarsoodi hanoo buunbuunin😏😏😏😏

  • @DeeqHassan-h3z
    @DeeqHassan-h3z 7 วันที่ผ่านมา +1

    😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @AhmedmohamedyoussoufYoussoufah
    @AhmedmohamedyoussoufYoussoufah 6 วันที่ผ่านมา

    Waa sida weyi sirta dawladu waa muhim in ay qarsonato runti waa Guul uso hoyatey Somaliland ad iyo ad ban uso dhaweynaya siyaasada Madaxweyne Dr Cabdiraxmaan Maxamed abdillahi Ciro

  • @axmed8798
    @axmed8798 7 วันที่ผ่านมา +1

    ILAAHAY HABAABIIYO YUHUUD & NASAARA

  • @khadardhamac7140
    @khadardhamac7140 6 วันที่ผ่านมา +1

    Nacala idin dhalee dadkiina colaada lagu hurinaayo ee layskusoo abaabulaayo ka hadla oo xogo keena oo dadka jiheeya hadii kale dalka noo dhaafa intaanan idin layn

  • @sahraJibril-es6ze
    @sahraJibril-es6ze 7 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah waa madaxwene dublamasiah ❤❤❤❤❤

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 7 วันที่ผ่านมา +5

    Saab TV 📺 oo aakhirkii isku badelay TV gi Qaranka hhhh ala Qabyaaladu fiicanaa

    • @WiilkaMagaalka-oo1od
      @WiilkaMagaalka-oo1od 7 วันที่ผ่านมา

      Qabyaalada miyaa fiican
      Walee waxaa halkaa soomaali dhigay waa qabyaalad

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 7 วันที่ผ่านมา

      Adaa sidaa u arka ee Allah ha ku caafiyo

  • @kaltunhussein5270
    @kaltunhussein5270 7 วันที่ผ่านมา +1

    Beeni raad maleh aaaaaaa Beeni raad ma leh hhhhĥhhhhh

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 7 วันที่ผ่านมา +1

    Wax Macna ma samaynayso 3 daa qodob eed sheegtay wariye Guul Somaliland

  • @enddaoccupation
    @enddaoccupation 7 วันที่ผ่านมา

    Mashallah walaahi wadaxwayne sidan oo kale somali oo dhan ba u baahan.

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 7 วันที่ผ่านมา +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MstfCabdirashiid7890
    @MstfCabdirashiid7890 7 วันที่ผ่านมา

    Waalaal markaa aad war noocanookele ah aad wado adigu isku beeg dheega midig xaga bixna kusooqor qodobada aad kahadlayso efektiyo qurxoona saar
    Mahadsanid

  • @KhadarMuxumed-h8y
    @KhadarMuxumed-h8y 7 วันที่ผ่านมา +1

    Wariyehu waa in unoqdo dhexdhexaad warbahin lalaluushay ayaa noo waramaya oo beenalee beenale dadka macaruurbad moodaysa beensle

  • @MaxamedCismaan-gn7gb
    @MaxamedCismaan-gn7gb 7 วันที่ผ่านมา

    Asc arimaha amniga madaxwaynuhu shaqo kuma laha tusaale ahaan wadada uu maraayo iyo ciidamada la dhigaayo

  • @ismailahmed2640
    @ismailahmed2640 6 วันที่ผ่านมา

    Saxaadada meel baa kaga dhacday . Waayo war ma keenin

  • @IlhanMohammed-yj3iz
    @IlhanMohammed-yj3iz 7 วันที่ผ่านมา

    Masha alaa he is very confdenti

  • @abdiismail-lz5xs
    @abdiismail-lz5xs 6 วันที่ผ่านมา

    Saab tv
    Ma fashalkii ku dhacay Wafdigii Cirro ayuu is leeyahay cudur daar u samee

  • @mustafamohamed2426
    @mustafamohamed2426 7 วันที่ผ่านมา +1

    sheeko khayaale 😂😂😂😂😂..war beenta kada shacbka....

  • @DR.EidHAwrliqe
    @DR.EidHAwrliqe 7 วันที่ผ่านมา +1

    KKKKKKKKKK

  • @hassanahmed-l2d
    @hassanahmed-l2d 7 วันที่ผ่านมา +1

    Wariye beenaale

  • @AxmedCabdi-er9xm
    @AxmedCabdi-er9xm 6 วันที่ผ่านมา

    cirogarane muse muxu aha😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MubarikMohamed-fu2rg
    @MubarikMohamed-fu2rg 6 วันที่ผ่านมา

    Ma somalia ayaa sawirka loga baqay

  • @Hargeisawi-e7c
    @Hargeisawi-e7c 6 วันที่ผ่านมา

    Dee mxa la sawiri waxba met jirine ragi IPads sawirayey wax kale mey qariyeene buudhi madhan aya la saarey 😂😂😂😂

  • @ducaalehussein8802
    @ducaalehussein8802 6 วันที่ผ่านมา

    Xasidki iyo munafiqiinti heego waxay jeclayd fashil wax noqda

  • @MaxamedGreen
    @MaxamedGreen 7 วันที่ผ่านมา

    Madx waynaha hala shaqeeyo

  • @AbrahamAli-x7c
    @AbrahamAli-x7c 6 วันที่ผ่านมา +1

    Beenaaale

  • @maxamedmaxamuud-q4f
    @maxamedmaxamuud-q4f 7 วันที่ผ่านมา +1

    Beeenale

  • @DeeqHassan-h3z
    @DeeqHassan-h3z 7 วันที่ผ่านมา +1

    Beenale

  • @axmed8798
    @axmed8798 7 วันที่ผ่านมา

    WAA KHALAD IN LOO XIDHIWAAYO DARIIQYADA UU MARAYO MADAXWAYNUHU WAAYO AMNIGIISA AYAA KUXIDHAN

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 7 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkk

  • @abdiismail-lz5xs
    @abdiismail-lz5xs 6 วันที่ผ่านมา

    Fashal baa ka dhacay Imaaradka

  • @ahmedosman6344
    @ahmedosman6344 7 วันที่ผ่านมา +1

    كداب أشر انهيار صوماليلاند بيد حزب وطنى شرق البلاد فى حرب اين وزير الداخلية لم يتكلم اين الحكومه عيرجابو على المحك اين الشعب

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 7 วันที่ผ่านมา +2

    Adeer safarkaasi inuu fashil kusoodhamaaday caruurtuna waa ogtahaye cbb looma baahna

  • @BashiirAbdi-xy8wo
    @BashiirAbdi-xy8wo 7 วันที่ผ่านมา +1

    SaaB tv Dadka ushekanasan maah carur
    Cirro iyo group kisub itanay gadhin 100 makamod iyay fashil yihin marka anu runat isu shegano
    Waxab yay noso qabane hadi siwan loso dhaweyo wallahy inan ciil qaben
    Dhulaka iyay jeeden qaranki
    yaa haragedi nagag celiya tan 🤔

  • @amalos3435
    @amalos3435 7 วันที่ผ่านมา

    Wafdiga Ciro huwantii gudaa Yaa alewxsiyay

  • @Araweelodayo-hl2zy
    @Araweelodayo-hl2zy 7 วันที่ผ่านมา +2

    TV gii huwantu ma kii qarankuu isku bedelay markuu adeero xilka qabtay😂😂😂

  • @CalibashihanguleBashi-hg4sj
    @CalibashihanguleBashi-hg4sj 6 วันที่ผ่านมา

    Emarete is ethiopia

  • @ApdisaqFaysal
    @ApdisaqFaysal 7 วันที่ผ่านมา +2

    Safar faashila oon hore loo arag waxana ku jirtay tuugo la qariÿey oo la ogaandoono

  • @hctvs0mali327
    @hctvs0mali327 7 วันที่ผ่านมา

    Oslo Kalsooni Iyo Secracy of Presidency.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 6 วันที่ผ่านมา

    Guinea Conakry ayaaa na qaabishaykkkk
    Adeer beentii khuraafaad kulmiye waaa laga gudbay..
    Meeqaam sare kkkkk
    I tus oo I taabsii ayaa gudbay.
    Dadka waaa la dhisayaaa.

  • @MaxamedJibril-bc9gn
    @MaxamedJibril-bc9gn 7 วันที่ผ่านมา

    Iska aamus waxba ka gowmayeide.

  • @Gobsame
    @Gobsame 7 วันที่ผ่านมา

    Dalba juuqa haaguna wax la dedo ka xeel dheer aduun ku waa makhsin yar huwan baa gaadhiga ay qabsato soo duibta

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waar waxa baadi da ah anaga hanooga sheekayn muusaa soofasaxa idhi eh 😂

    • @yaHyezeadmohamedYfarro
      @yaHyezeadmohamedYfarro 7 วันที่ผ่านมา

      Madaxwaynuhu wuu shaqaynaya daa nio aqoonsigiiba sanka inoo marmarayee qabyaalada waala dhaaafe hurdada ka kac.

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 7 วันที่ผ่านมา

    Waar xishooda