Cid aan dambi lahayn ayay ciidanku dambiga saareen ilaa lagu kadsomay dambiilaha dhabtaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 91

  • @sakimuse-h8b
    @sakimuse-h8b หลายเดือนก่อน +43

    First like igu cimaamada xarfaneyy😂🖐️

  • @ABDIRAHMAN_700
    @ABDIRAHMAN_700 หลายเดือนก่อน +20

    Waa Qiso Aad u xanuun Badan kuna badan badanaa Wadamadaas western ka Diin la anta keenaysa SupxanalH 😮
    The golden Voice M.a guul wcn

    • @luqmaan753
      @luqmaan753 29 วันที่ผ่านมา +2

      Markii hora sheekooyin copy ah ayaad chanallada kle kasoo qaadan jirtay hadda update ayaad iska dhigtay

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 หลายเดือนก่อน +10

    Gabadha yar hadeeyna marqaatiga u furin xabsi aya lagu xukumi laha gabadhu malaha weey suuxday❤❤❤

  • @xudayfiabukar8719
    @xudayfiabukar8719 หลายเดือนก่อน +36

    War heedhaha kusaliya rasuulkena SCW❤

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 หลายเดือนก่อน

      Scw ❤

    • @AliMohajim
      @AliMohajim หลายเดือนก่อน +1

      Nin waalan buu ahaa gacan ku dhiiglaha maxaa nin iyo naag ilmo ka dhaxeeyaan arimahooda dhex geliyay waa kaas jeelka lagu tuuraye

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 หลายเดือนก่อน

      Sallaallaahu Caleyhii Wasalam ❤

    • @CabdiMaan706
      @CabdiMaan706 20 วันที่ผ่านมา

      Scw

    • @YasminYasin-c1p
      @YasminYasin-c1p 19 วันที่ผ่านมา

      Scw

  • @M4mp5be8w
    @M4mp5be8w 24 วันที่ผ่านมา +2

    Walahii eeddo fiican aabbohodna cadowba ka dilay maskiin Walahii waan ka naxay qisadan 😢😢😢😢

  • @C-risaaq-Jureej
    @C-risaaq-Jureej หลายเดือนก่อน +4

    The goat Voice Qisooyinka dambi baadhista noo badi

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 หลายเดือนก่อน +11

    Waa qiso aad u xun wlhi habartaas dambigey sameysay waa qiso aad u khadhaadh runtii dambi ka foolxun nolosheydi ma arag hooyo dileysa ninkeedi si ay u hesho gabadheda waa wax aad u foolxun waxaasina waa diin la’anta ay gaaladu ku nool yahiin 😢😢

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y หลายเดือนก่อน +1

      Haa wlhy waxan qofka udilay si aan hantidisa uhelo gadhigisa qarba odhanaya yaab wlhy wad yaabaysa waa dad xanusanaya

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii หลายเดือนก่อน +3

    🥺 🥺 🥺 ... *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

    • @ABRAHAMLIBAAN
      @ABRAHAMLIBAAN หลายเดือนก่อน +1

      Zxp wlhi waxba kuuma qaban karo Bini a
      Adam waxba ma qaban karee ilaahay uun Bari zxpp 🥺🤎

  • @BayazidSaciid
    @BayazidSaciid หลายเดือนก่อน +5

    Halkan waxaa ku jira su'aalo qariib ah oo xiiso leh:
    1. Haddii aad awood u lahayd inaad la noolaato xayawaanka, maxaad dooran lahayd?
    2. Haddii aad awood u lahayd inaad bedesho hal xeer oo adduunka ah, maxaad bedeli lahayd?
    3. Haddii waqtiga uu socon lahaa si kale, maxaad sameyn lahayd si aad uga faa'iideysato?
    4. Haddii aad ku guuleysato lacag badan oo aan la xadidin, sidee u isticmaali lahayd?
    5. Haddii aad aragto qof si khaldan oo muhiim ah, maxaad sameyn lahayd?
    6. Haddii aad noqoto nin ama gabadh caanka ah, maxaad jeclaan lahayd inaad dadka ku dhiirrigeliso?
    7. Haddii ay jirto hab aan caadi ahayn oo aad ku muujin karto farxaddaada, maxaad sameyn lahayd?
    Waa su'aalo xiiso leh, waxaad sidoo kale ka fikiri kartaa jawaabaha aad ka bixiso!

    • @MaaidoHassan-h4f
      @MaaidoHassan-h4f หลายเดือนก่อน

      Su,aasha 5aad ma fahmin 🤔

  • @yaasgeming7525
    @yaasgeming7525 หลายเดือนก่อน +3

    Golden Voice ❤

  • @Sayidkhaliifa
    @Sayidkhaliifa 22 วันที่ผ่านมา +1

    Muuqaalada soobadi sxb waanu jecelnahay codkaaga iyo muuqaaladaada faa,iidada leh

  • @yaasmiincabdi6457
    @yaasmiincabdi6457 หลายเดือนก่อน +3

    Ku salli rasuulkena muxamed❤❤❤

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 หลายเดือนก่อน +10

    Oogu yaraan gabadha ayey ba xadi kartaye kartaye maxey qof dhan u dile gaal cabsan ilaahey naguma diro

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin Iyo ku muslim ah oo dilaa ah ama danbi doon ah subxanallaah

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 หลายเดือนก่อน

      Ilaahey naguma so diro noolaha Ilaahey abuuray oo dhan shartooda Alle ha baga qabto,Aamiin.

  • @abdeeqabdi2655
    @abdeeqabdi2655 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Zhp barnamijyada nooso badi

  • @CabditaajirmaxamedDucaale
    @CabditaajirmaxamedDucaale 20 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid

  • @mohamettbanooni3486
    @mohamettbanooni3486 หลายเดือนก่อน

    Masha allah wallaalka soo badi qisooyinka guusha ❤

  • @IlyaasPoi-ob1hd
    @IlyaasPoi-ob1hd หลายเดือนก่อน +2

    Sxb wanku salamay🤝🧠😮

  • @CayniMalik
    @CayniMalik หลายเดือนก่อน +1

    Qofki7 ayaan noqday manata❤❤❤

  • @iligayibraahim9138
    @iligayibraahim9138 หลายเดือนก่อน +3

    In wax lahubsadaa waa mahiim gadhaas ayar baa rerka bad baadisay

  • @TaaniBeksi
    @TaaniBeksi หลายเดือนก่อน

    Codlibaax hore usoco barnaamujyadaada waxaankalasocdaa magaalada borama

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxb ❤❤❤

  • @ZainXx-dt5ds
    @ZainXx-dt5ds 20 วันที่ผ่านมา

    Legend🎉

  • @MaxamuudCabdulahi-m7j
    @MaxamuudCabdulahi-m7j หลายเดือนก่อน +1

    Waa ikan sxb Ogaal Cusub

  • @DrmukhtaarYousuf
    @DrmukhtaarYousuf หลายเดือนก่อน

    Absolutely an amazing

  • @Ardaagaciyaaraha33
    @Ardaagaciyaaraha33 หลายเดือนก่อน

    Soo badi sxb noocyadan

  • @ZaajirMaxamed
    @ZaajirMaxamed หลายเดือนก่อน +1

    Thanks lbx

  • @HÀŸŔÙF
    @HÀŸŔÙF หลายเดือนก่อน +1

    Asc apowe ogaaL cusub ❤ keep going bro ❤❤❤🇸🇴🫡🫡

  • @mumtasaadam2342
    @mumtasaadam2342 หลายเดือนก่อน

    Waaa qiso qlbi taaab leh😢

  • @Ardaagaciyaaraha33
    @Ardaagaciyaaraha33 หลายเดือนก่อน

    Ogaal cusub legend

  • @CfataxIscaaq
    @CfataxIscaaq หลายเดือนก่อน

    Waa kusalamey lajin 🤴

  • @MohamettCqani
    @MohamettCqani หลายเดือนก่อน +3

    Kusaliya rasuulka zcw

  • @idilmawliid9745
    @idilmawliid9745 หลายเดือนก่อน

    Wa qiso xanun badan 😢

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot หลายเดือนก่อน +1

    Ben nin aqli badan bu aha o lacagta cemiska dhaxalkeda bal ek qofka u ku qoray waka manta gawadhisa aya ugu raxeysaneyso mustaqbaleysaneyso

  • @Filsanmaxamedcumar-vj5gv
    @Filsanmaxamedcumar-vj5gv หลายเดือนก่อน

    Gabadh wanagsan weeye maleeahiya

  • @hamse66
    @hamse66 หลายเดือนก่อน +1

    I'm the first😂

  • @AbuubakarM
    @AbuubakarM หลายเดือนก่อน +1

    Sxb waxaan sugnaaba waa wajigaga goorme soo bandhigaysaa😭😭

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 หลายเดือนก่อน +3

      1 million markuu gaadho ee aanu ku tuurno 1 million wllo 😮

  • @NIMCO-v8h
    @NIMCO-v8h หลายเดือนก่อน

    Allh aya inanta yar ka hadashiyay wlhi xabsi dayin aya lugu xukumi laha

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 หลายเดือนก่อน

    Dee bilay nin u baagataa maleeshiya

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad

  • @YasmiinSaleebanomar
    @YasmiinSaleebanomar หลายเดือนก่อน

    Soo badi

  • @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
    @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 หลายเดือนก่อน +1

    Oo labadan dilaa guriga yaa ka furay eleen waxad sheegtay inaan guriga lasoo jabsane ?

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 23 วันที่ผ่านมา

    Qofka ninkaan dilay waxa isticmaalay qori afka kaxiram

  • @alinafyar
    @alinafyar หลายเดือนก่อน

    Cashar badan ayaan ka faaiday sida dawladuhu wax ubaaran dag dag la,aanta 20 sano marar bay kaso waregtah aakhirka dilaagii la helaa somali samirkaas malahan qofka hadu godka galana cidi dishay dankama galaan mida labad record ayaa wax lagu qiimeeyah anaga somali ahaan wada mukhaadarad bn isticmalnah malaha sidaasa dilalku nogu badanyihin

  • @foozia426
    @foozia426 หลายเดือนก่อน +1

    Miskiina

  • @zihaamliiban7713
    @zihaamliiban7713 หลายเดือนก่อน

    Saan u farxay 😅

  • @AyaancabdicaliAyaancabdi
    @AyaancabdicaliAyaancabdi หลายเดือนก่อน

    Waxad ka so hadashaa qisaada lugino maangor

  • @MuniiroMoha-o5w
    @MuniiroMoha-o5w หลายเดือนก่อน

    gorme arki dona wajigaga🙂🙂

  • @SowdaRashiid-r3b
    @SowdaRashiid-r3b หลายเดือนก่อน +1

    ❤😢

  • @ihavenoidea6889
    @ihavenoidea6889 หลายเดือนก่อน

    Maandooriyaha waa dhibaatada uugu yar oo uu geysan karo

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 หลายเดือนก่อน

    Aniga xitaa weligay ma aqabaleen inay cid kale dishay

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 หลายเดือนก่อน

    🙏🙏🙏🙏

  • @xasasiJr
    @xasasiJr หลายเดือนก่อน +1

    First

  • @mustafecabdi-uk6su
    @mustafecabdi-uk6su หลายเดือนก่อน

    🎉

  • @NajuuSahra
    @NajuuSahra 24 วันที่ผ่านมา

    Subxnllah ❤🎉

  • @Riamouktar
    @Riamouktar หลายเดือนก่อน

    Codkan naga so cun nio😂😭

  • @kaltuunabdinasir8735
    @kaltuunabdinasir8735 หลายเดือนก่อน

    Hurdada gabadhas bn ila imika la yabanayhy ninkedi o rasas nool lagu dilay aan halmarna so kicin😮

  • @SadikBlackWeyete
    @SadikBlackWeyete 9 วันที่ผ่านมา

    War benalee wayo qorigaa waa lamaqlaya ee sidee waxa u wadaa

  • @hassanilkayar8203
    @hassanilkayar8203 หลายเดือนก่อน

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 หลายเดือนก่อน

    7:35

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 หลายเดือนก่อน

    Ogaal cusub dadka ku daawado waxay xiiseeyaan sheekoyinka baxsashda xabsiga kuwaas noso gali

  • @astronomycoursesomaliaiish6461
    @astronomycoursesomaliaiish6461 26 วันที่ผ่านมา

    Wllhi waa ooyay marki gabadha yar dilaaga aabahed loo geeyay oo kutiri waa ku cafiyay, wa ilmo yar oo waayay aabahedii jecla hoyadeedna waysay oo abidkeed xabsi kudhameysanayso hadana way sii cafisay

  • @apdiwahaabmxaabzey5885
    @apdiwahaabmxaabzey5885 หลายเดือนก่อน

    Haaye anigu yaabaye gaalada maxaa albaabka.banaanka u wada furay film walba oon daawanayo albaabka waa la riixayaa micnahasan fahmi wayay

  • @hamzaaboubakar8116
    @hamzaaboubakar8116 หลายเดือนก่อน

    Golden voice 🫡

  • @LoonnoFareyy
    @LoonnoFareyy หลายเดือนก่อน

    24:59

  • @maxamedfarxaan7122
    @maxamedfarxaan7122 หลายเดือนก่อน

    ❤😂😂

  • @nia8672
    @nia8672 หลายเดือนก่อน

    Matasaad ruun modaay. Way iska ogayeen cida dambiga geysatay. Reer galbedku waligodba qofaan danbi lahayn ayey saraan sii dambiluhu dambiyo kale ugeysto

  • @zihaamliiban7713
    @zihaamliiban7713 หลายเดือนก่อน

    Dadwynaha wuu so dhig ku yaca😅😅

  • @abdirashiidcali4582
    @abdirashiidcali4582 หลายเดือนก่อน

    Shit,man

  • @hamse66
    @hamse66 หลายเดือนก่อน +1

    I'm the first😂