Barnaamijka Maamuus, Faarax Murtiile & Aamina

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Barnaamijka Maamuus, Faarax Murtiile & Aamina
    / moaden29

ความคิดเห็น • 48

  • @dahirmohamed2620
    @dahirmohamed2620 9 ปีที่แล้ว

    wallahi waa abwaan,indheergarad,iyo fanaan,waa nin bulshada somaaliyeed afkeeda,dhaqankeeda iyo hiddaheeda u taagan inaaney lumin......noolow faarax murtiile

  • @husseinomarbood1959
    @husseinomarbood1959 9 ปีที่แล้ว +1

    wlh farax caadi maaha waa aqil hadaladiis ila arga masha alaah walaalkey

  • @abdullaahimahamed1128
    @abdullaahimahamed1128 9 ปีที่แล้ว +2

    faarax murtiile sxb waxan kuleeyahay qabri iyo iil madow ayaa kaa danbeeya nacasnimada iska dhaaf oo towbadu waa furantahay e alle usoo noqo

  • @muuseomarmaxamed8145
    @muuseomarmaxamed8145 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah abwaan illaahay baa kula jira cidna uma baahnihnid

  • @muhyadinmustafe467
    @muhyadinmustafe467 7 ปีที่แล้ว +1

    wuu kabadiyay heestan ba xaaskaygan uwaday ayaan uwaday kulahaaa libaax farax murtiile

  • @abwaanqorane9707
    @abwaanqorane9707 7 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan Faraax Murtiile waa talented waana qalbi fayow

  • @mohamoudmohamed6785
    @mohamoudmohamed6785 7 ปีที่แล้ว +2

    abwaanka qarniga faarax murtiile

  • @galaydhfarxaan5612
    @galaydhfarxaan5612 8 ปีที่แล้ว

    Abwaan Faarax Murtiile. walee waa Abwaan qaaliya well done Abwaan

  • @ahmed-ou5ve
    @ahmed-ou5ve 9 ปีที่แล้ว

    kkkkkk abwaan libaax ayaad tahy nolow in badan qosol iyo funny adiga ayay kugu dhan yahiin iyo fananibaba

  • @waanuurcalaanuur240
    @waanuurcalaanuur240 7 ปีที่แล้ว +1

    waa abwaan qaaliya Farax murtiile

  • @avalites7408
    @avalites7408 8 ปีที่แล้ว +1

    wale wa abwaan comedy heesa laxamiste

  • @ikhyaarwaddani6949
    @ikhyaarwaddani6949 9 ปีที่แล้ว +2

    caadi mahan walahi

  • @fatumashukri6837
    @fatumashukri6837 6 ปีที่แล้ว

    Abwaan Faarax murtiile Allaha ku barakeeyo, gabaygaaga wa qiiro xageen ka heli karaa buugiisa?

  • @kingprincegulaid6485
    @kingprincegulaid6485 8 ปีที่แล้ว

    farax murtiile abwaan jira

  • @wwerqwee2140
    @wwerqwee2140 9 ปีที่แล้ว

    kkkkkkķ faarax buruqbaash walaahi waa qof bulshada kadhex muuqda

  • @nourzaki1117
    @nourzaki1117 2 ปีที่แล้ว

    Abwaanka qudheen taageero faarax murtiile

  • @axmedabdulqadir6268
    @axmedabdulqadir6268 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkk faarax murtiile abwaan jira tahay wale

  • @saidkalce4733
    @saidkalce4733 8 ปีที่แล้ว

    abwaan jira faarax murtiile magacaa ha jiro

  • @mustafaabdi3516
    @mustafaabdi3516 9 ปีที่แล้ว

    Waa abwaan ku qaliya somalida Farah Murtiile. Waxan leyahay xaga.kasii wad. Hawl qaran ayaad Haysa........................:;

  • @qiimayntadhacdooyinka7917
    @qiimayntadhacdooyinka7917 9 ปีที่แล้ว

    bartaa ka wad abwan umada soomaaliyeeeed

  • @abdisamedyussuf824
    @abdisamedyussuf824 9 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk waan qoslay walahi

  • @abbaahmed8361
    @abbaahmed8361 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh fanan aan jclhy murtille nolaw weliga

  • @farxaandhuux3396
    @farxaandhuux3396 8 ปีที่แล้ว

    abwaan faarax murtiile nin qali ku ah somalida nolow inbadan

  • @abdirisakvevo2274
    @abdirisakvevo2274 9 ปีที่แล้ว

    abawaan qaaliya faarax murtiile noolaw

  • @abdinasirmukhtaribrahim7033
    @abdinasirmukhtaribrahim7033 8 ปีที่แล้ว

    lol lol lol lol lolo lol lolso comedy murtile

  • @somaliqueenable
    @somaliqueenable 9 ปีที่แล้ว

    6:30 Alahuma najeyna ilaacaad wa sharu fb ...my stomach .. walahi am so weak ...dhintay dhintay

  • @muhyadinmustafe467
    @muhyadinmustafe467 7 ปีที่แล้ว

    washarul tango kulahaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @abdikarimibrahim9155
    @abdikarimibrahim9155 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkk wlh caadi mahan qosal aya iga dhamaday xamar iska farfarisato kulaa itali danbigi oo dhan aya qirtay

  • @peaceandlovenow1
    @peaceandlovenow1 7 ปีที่แล้ว

    Gamgam style kkkkk

  • @mohammadabdinour
    @mohammadabdinour 10 ปีที่แล้ว

    Abwan sare oo qaliya

  • @abdifatah6144
    @abdifatah6144 9 ปีที่แล้ว

    Faarax murtiile qosal

  • @mohakadar
    @mohakadar 9 ปีที่แล้ว

    qofta wariyaha diirke is qaade

  • @dahirmohamed2620
    @dahirmohamed2620 9 ปีที่แล้ว

    somaalidu ninkeeda wanaagsan ma arkaan,

  • @cismaanbare2120
    @cismaanbare2120 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 ปีที่แล้ว

    MurtiLe Go forward❤❤❤❤❤❤

  • @hodanboqor2248
    @hodanboqor2248 9 ปีที่แล้ว

    ala beerka qoslow waynaa

  • @mohammedalinoor525
    @mohammedalinoor525 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkl Ala ku qaad

  • @abdiwalihussein3466
    @abdiwalihussein3466 9 ปีที่แล้ว

    love you farax murtiinle

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 8 ปีที่แล้ว

    bal wajigeedha fiirsha intii daawo tiile London ayay is marisey war haka Qaadhin Xanuun daawada aad ku dhoobtay wajiga

  • @khalidduqay355
    @khalidduqay355 8 ปีที่แล้ว

    hhahahahahah

  • @mohammadabdinour
    @mohammadabdinour 10 ปีที่แล้ว

    Aaaa

  • @dualeabdiduale9918
    @dualeabdiduale9918 10 ปีที่แล้ว

    Abwaan qaliya noolow

    • @ajama220
      @ajama220 10 ปีที่แล้ว

      guy