HEESTII MASKAX GAABANAA -KOOXDA HEEGAN OO WACDARO KA DHIGTEY MOQDISHO # 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ม.ค. 2021
  • HEESTII MIDNIMO U ADEEGA
    CODKA KOOXDA HEEGAN
    MUSIC USTAAD SIIDII CALI WIINKEY
    MIRAHA IYO LAXANKA ABWAAN CABDI BASHIIR HINDHABUUR
    SOO SAARISTII WADANI STUDIO
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 74

  • @hodosaeed9157
    @hodosaeed9157 2 ปีที่แล้ว +10

    Dadka ay heesti sheegaysaa laba waxba waan ka yaabay.
    1. Goorta ay abwaanada Soomaaliyeed sheegeen waa 40 sano kahor.
    2. Kuwa ay sheegaysaa waa kuwa hor-fadhiya ee dhegeysanaya. Ma idiinla egtahay?

    • @KaderShow
      @KaderShow 2 ปีที่แล้ว

      Iyo inagaba caqliga ha waayin wll ilaahay cimrigaaga ha dheereeyo

  • @muxudiinxuseen1344
    @muxudiinxuseen1344 10 หลายเดือนก่อน +5

    Xlligi Dowlada waan yaraa laakin Qiirada Heesta oo aad moodo in hada la joogo waxaa iiga sii murugo badan Abwaanka sida ay u dileen. ALOOW KUU NAXARIISO ABWAAN INDHA-BUUR

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 23 วันที่ผ่านมา +1

    Erayada iyo laxanka abwaan cabdi bashiir indha buur heesaha wadaniga kuwa ugu badan asaa sameyy alla yarxam 😢😊

  • @ibrahimibrahim-tj5tn
    @ibrahimibrahim-tj5tn 3 ปีที่แล้ว +15

    AOOW KUU NAXARIISO Cabdi bashiir indha buur waa ereyadiidiisii iyo laxankiisii WAAN OOYAA markaan heeskaan maqlo Waa waqtigii Jaale SIYAAD alaha u naxariisto.

  • @nene3262
    @nene3262 3 ปีที่แล้ว +25

    Heestan wa jecelahey ilaahow somalia o dhan barwaaqo noga dhig iyo nabad from burco🇸🇴🇸🇴💜

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse1709 2 ปีที่แล้ว +6

    WALAAL HEESIHII KOOXDA HEEGAN EE WADANIGA AHAA DIB HA LOO SOO DUUBO, WAKHTIGAN AAD AYAA LOOGU BAAHAN YAHAY ,,MAHADSANID

  • @yasinmohamed3666
    @yasinmohamed3666 20 วันที่ผ่านมา +1

    AUN.Abwaanka wadaniyada Soomaaliyeed Cabdi Bashiir Indha Buur Maxuu murti Wadaniyad Xanbaarsan laga dhaxlay Alloow u Danbi u Dhaaf Naxariistaada ku Arsaaq Aamiin

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse1709 2 ปีที่แล้ว +4

    AXXX WAAN JIRIRICOONAYAA........

  • @GololMudug
    @GololMudug 3 ปีที่แล้ว +8

    Waa mirihii iyo laxankii abwaan cabdibashiir indha buur

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 3 ปีที่แล้ว +1

      Eebbe jannada haka waraabiyo.

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 3 ปีที่แล้ว +9

    Hargeysa idinka soo salaamaya hore u socda Heegan 🥰🥰

  • @hireomar971
    @hireomar971 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa hees wadani ah dhiigaa kudhaqaaya aad bay uwanagsantahay viva

  • @abdullahihashi3229
    @abdullahihashi3229 ปีที่แล้ว +2

    Aun abdi bashir Indhabuur

  • @ahmedsahal5573
    @ahmedsahal5573 3 ปีที่แล้ว +12

    Wan so dhawaynaya hobalada iyo hanuuniyaasha qaranka e heegan wan idinku faanaa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdullahibaa4238
    @abdullahibaa4238 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah kooxda heegan hanuuniyaasah
    Qaranka soomaaliyeed ee ciidan boliiska
    Runtii waa hees xaqiiqda ka hadleysaa
    Keep going kooxda heegan

  • @abdinasirsabriye4678
    @abdinasirsabriye4678 3 ปีที่แล้ว +9

    Kooxda Heegan oo isbadal muujisaa arkaa Nabee

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa Heesihii la yaqaanay ee Heegan laakin Heegan muusigeedu saan ma aheyn. Baterigii, Base kii iyo Saxamadii la isku dhufanaayey aa ka maqan

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah waa wiilal dheer dheer

  • @lengendqurbaawi885
    @lengendqurbaawi885 2 ปีที่แล้ว +4

    m. allaah carurta agoonta police somalia so barbara adeer!

  • @user-xi1wi1cs4r
    @user-xi1wi1cs4r 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahow dowladnimadii noo so celi 🫶 adaa cadil ahee

  • @abdullahisalad4166
    @abdullahisalad4166 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxriisto abwaan abdi bashiir indhabuur

  • @haldhaahaashi4057
    @haldhaahaashi4057 3 ปีที่แล้ว +6

    dhegihii daloola waanadu ma dhaafe soomali dhegalay warkan yaa ka dhaadhicin.

  • @sareguudmohaalishiine
    @sareguudmohaalishiine ปีที่แล้ว +2

    1943
    Waa 13 DII s. Y.L waaye
    Somali youth club

  • @cabdinaaficcasayr5850
    @cabdinaaficcasayr5850 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mulkiilaha u qaba marti inuu yahoow! Yaa salaam.

  • @mohamedabdurahman4946
    @mohamedabdurahman4946 3 ปีที่แล้ว +5

    Allow somalia nabad noga dhig yaa rabbi

    • @wadanistudioofficial6858
      @wadanistudioofficial6858  3 ปีที่แล้ว

      Aamiin.wll

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 6 หลายเดือนก่อน

      Adigoo baahan hadaad tiraahdo (ILLAAHOOW WAX AAN CUNO ISII WAAN BAAHANAHAY) adigoo leh gacmo uu RABBI ku siiyey? Waa in aad cuntada karsataa walaal/habaryar. Sidoo kale nabad waa shicibka ee ma aha kooxda yar ee aqalka cad fadhida. Dhalinyarada waa in ay ka shaqeeyaan nabada si ay nabad ugu noolaadaan.

  • @user-bj9js8dp7z
    @user-bj9js8dp7z 7 หลายเดือนก่อน

    Guuleysa

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 ปีที่แล้ว +2

    Hampalyo wàano murti leh

  • @Sunshine-id9tg
    @Sunshine-id9tg 2 ปีที่แล้ว +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙

  • @BadriHeegan
    @BadriHeegan 3 ปีที่แล้ว +8

    Heegan ciidanka policeka somaliyed nuur kalsoni iyo shuceb liiban heegan

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 3 ปีที่แล้ว +3

    Always Alxamdulillah ♥.

  • @aftahanmedia1079
    @aftahanmedia1079 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah

  • @dhagaweyneyusuf9966
    @dhagaweyneyusuf9966 2 ปีที่แล้ว +1

    Qab iyo qaranimo somalia

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 3 ปีที่แล้ว +2

    We Always love you guys.

  • @ahmedaadan3765
    @ahmedaadan3765 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah hawl kama daale wali waa hogadii

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 3 ปีที่แล้ว +1

    Siyaad cali Shire/ Always Knowledge people Always 💯*.

    • @ladan_99
      @ladan_99 9 หลายเดือนก่อน +1

      Wallhi kula midan ahy hesran wanjecla markan yara qaabka xanunka ah ee abwanka loo dilayna waxn ka arky isla yutubka wan kaxumhy mana mudneyn lkn wa u qorneyd ilaah ha unaxaristo😢

  • @ibrahimhassan1748
    @ibrahimhassan1748 3 ปีที่แล้ว +5

    Heesta yaa iska leh oo sameeyey?

  • @mkhmahamud2394
    @mkhmahamud2394 2 หลายเดือนก่อน

    Abdi bashiir indho buur ayaa alifay abwan qaali ku ah ummada somaliyed ninkii qabiilkisa darti u dilay hada wuxu ku noolayahay sambiya

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 2 ปีที่แล้ว +2

    haday police tabaran u egyihiin, markii hore wax isku dhar aheyn ama kala qaab aad keeni jirteen

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 ปีที่แล้ว +1

    Cidi umaqnee maankaaga galii
    Ilove you ilove you ilove you ilove you ilove you ilove you ilove 💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @shukrihassan2144
    @shukrihassan2144 3 ปีที่แล้ว +5

    waaw hanuuniyaasha qaranka ahaa guul koxda heegan C.B.S

  • @GololMudug
    @GololMudug 3 ปีที่แล้ว +5

    Heegan dib ma uduubi karaan hees tii ina qoobsacleey ee timajilic uu qaaday abwaankii curiyay mahubo

  • @aminahooyo4973
    @aminahooyo4973 2 ปีที่แล้ว

    ALLAH AYAA U MAQAN
    MEESHAA AH
    HADDII AADAN MATIDIN CIDDI U MAQNEE MAANKAAGA GELI WAA IN AY AHAATAA, ALLAH U MAQAN OO KULA XISAABTAMI
    ALLAH U MAQAN MUJTAMAC KII AAN MATIDIN MAS'UULKIISA MOOWLAAA SOO MAQUUUNIN

  • @abdiinshaar2981
    @abdiinshaar2981 ปีที่แล้ว

    Maskax gaabane

  • @sayidaxmed7978
    @sayidaxmed7978 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaw

  • @mkhmahamud2394
    @mkhmahamud2394 2 ปีที่แล้ว

    ABWAN INDHO BUUR

  • @rahaf3007
    @rahaf3007 3 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤺

  • @rahaf3007
    @rahaf3007 3 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +1

    Umad waxay magtabad sharaf iyo wanag ku heysa milgo iyo wanag meqa mid nimo ku hagamisa asageda mudan mamda qaranima mareynta gud u ma legate kol hadise muran qalub kala macgagan madow so dhex galo horey uma marte murugtaye ogow waxay tahay murtida qof kasto malgagan geyigena mudan mowle u dhashay ina u tahay masul mankaga geli hadi adan mintidin odan xiran marada cidi uma maqne mankaga geli waxad mujisaba iney miraha badan ka macasha Yan mankaga geli iney.muxusha weyn ku merayan mankaga geli midka beraha iyo nocyada badiyo malab ka arlada manfacadsano suqa meraye leh maxan cuna maskax gabana kan misan garsorka migane la yiri Bulshada matal la yiri misna qaribano nin jecleysi iyo musuq lagu arko mamus laheyn maxkax gabana maskax gabana is makansata gacal ka isku maran midi dhig leh iyo masibada qabil la dhex meraya guul mu mudan maskax gabana maskax gabana macan cida iyo calankisa mudan miganan difac Mar kastaba intu ku mintidi Laha midka cadaw ga kale kala Mel noqdo magac Donaya maskax gabana

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    King farmajo marka lagu karbashay 2021 festival cidamada police fanka qaran ka somaliyed qof na uma jixin jixo xasan shiq iminka afka na Qaban 😅😅😅😅😅😅 kol hadise muran qalub kala macgagan madow so dhex galo horey uma marte murugtaye ogow mankaga geli maslaxada dalkiyo ma huran dadkaba inad u tahay masul mankaga geli

    • @mkhmahamud2394
      @mkhmahamud2394 2 หลายเดือนก่อน

      Waa hees hore qof lolama jeed

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +1

    Kan misanka garsorka migane Bulshada ku matal la yiri misna qaribano nin jecleysi iyo musuq lagu arko mamus laheyn maxkax gabana 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @hassanabdullahi7395
      @hassanabdullahi7395 7 หลายเดือนก่อน +1

      Maamuus lahayn maaha ee waa asigoo intaas sameeye maamuus rabaa maskax gaabanaa

  • @shnkyi5516
    @shnkyi5516 2 ปีที่แล้ว

    My name is awesome so Mario

  • @anisohirsi2702
    @anisohirsi2702 2 ปีที่แล้ว

    Mid ogada somaliyey British deep state waa dajjal nidhamkisa 'wahabism landland yada waaxay hestan nidhamkisa

  • @abdiinshaar2981
    @abdiinshaar2981 ปีที่แล้ว

    Maskax gaabane