hadii aad isku aragto Calamadaan waa xasad ku haya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 84

  • @suadyussuf777
    @suadyussuf777 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaah sheikh Janatufardowso abaalkaaga Allaah hakadhigo Adi walidkaa Iyo reerkaagaba amiin

  • @yasminbaloley6951
    @yasminbaloley6951 4 หลายเดือนก่อน +2

    Shiikh habad soda iyo gobkii wax ku meertay lakiin xanun xanun ayaa jirka ka dareemayaa xanunka dhabarka lugaha makaanka allaha igu cafiyo

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahow adaan kamagangalay xasidka rabiyow icaafi curadeyda baah xaasid helay shansano bey usocotaah hadalkey kuxireyn rabiyow awoodada igucaawi bishanbarakeysan ramadanka insha allah 😢yaah muslim ducada waxagiyna 🙏

    • @luulomar1467
      @luulomar1467 ปีที่แล้ว +2

      Ilaaheychaku cafiyo abayo cafimad taaam anigaba xasad il iyo sixir wax uge baa ihelay 3sano 4 bil uur mayelan mRkan dhalay curadkayga yarabi icafi owlad salixNa iibadi😢😢

    • @simranqurux595
      @simranqurux595 ปีที่แล้ว

      @@luulomar1467 alow kadulqaad macanto qusulhindiga maad isticmashid haduuh rabi qoro walaguqadaah dadbadan ooh isticmalay ilaahey ubad buuh kusiye isha suxirka rasuulka salalahu caleyhi wasalam waxuuh jiri wuuh uficanyahay iyo dadka oowlada kuhelayo anaba isticmalay alxamdulilah wan kuhelay shax canoleh lagumaqaso wasun biyo karkari halqado subixiyh iyo galabtiiyh markaah qurayato mise shax madoow ah wax caano ladhaho haudhaweyn markaah uuryelato joji wuuh soridaah 6qof aan kucaawiye ale wuuh kusiye yutubka kuqor magacaas macanto kadaawo caano hakuqasin markacabeyso saliga nabiga kuaqri waxa rabto kuniyeyso magaca ale insha allah qeyr

    • @xawomohamed1621
      @xawomohamed1621 ปีที่แล้ว +1

      😢 ane baby deeyda ma hadasho waa 6 jir xasid miyaa walaalay ilaahay ha noo caafiyo 🤲

    • @simranqurux595
      @simranqurux595 ปีที่แล้ว

      @@xawomohamed1621 quraan saar macanto wa xaasid

    • @xawomohamed1621
      @xawomohamed1621 ปีที่แล้ว

      haye walaal inshallah shukran

  • @RamloSalah
    @RamloSalah 9 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow Alla kubarakeyo jannatul firdowsa Alla kugeyo❤

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 ปีที่แล้ว +1

    Insha allah jazakalah yaah sheyq qusul hindigaan ugu qaweynjiray hadana wan ugu qaweynah eyh alow dawo ugu dar yaah alaah adna alow kubarakey

  • @shukrisheikhosmanamiin6304
    @shukrisheikhosmanamiin6304 10 หลายเดือนก่อน

    Asc Sheikh JZK, illahay ha kaa ajar siiyo

  • @NeimaAbdi-re4hh
    @NeimaAbdi-re4hh 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah mahadsanid sheekh ❤❤❤❤❤

  • @CapdiQaniAbiibAden
    @CapdiQaniAbiibAden 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sh.xageen kaala soo xidhiidha plz

  • @khadramuuse70
    @khadramuuse70 10 หลายเดือนก่อน

    Sheekh alle haku barake xanunka waa qaba mundo badan

  • @saredoburale4048
    @saredoburale4048 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh ALLAH haku barakeeye hal sufur maxa kawada aniga waxan uqaatey hal fur

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 6 หลายเดือนก่อน +1

      SUFUR WAA GALASKA BIYAHA LAGU CABO

  • @abtidonciise
    @abtidonciise 6 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله تبارك الله الف الف مبروووك يا ءخي الشيخ

  • @sharmakesaid8144
    @sharmakesaid8144 ปีที่แล้ว +2

    Shukran sheekh

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 3 หลายเดือนก่อน +1

    Bismilah

  • @abdulkadiraialithanks1304
    @abdulkadiraialithanks1304 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabaaraka laah Jizaakallaahu kheyr

  • @saadiyamaalimishaq2263
    @saadiyamaalimishaq2263 2 หลายเดือนก่อน

    Shekh waamahasantahay sufur maxad kawada

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 ปีที่แล้ว +2

    Maasha.ALaah

  • @abtidonciise
    @abtidonciise 6 หลายเดือนก่อน +1

    االله يحفظك من كل شر يارب العالمين

  • @UmuAalaanAlaan
    @UmuAalaanAlaan 2 หลายเดือนก่อน

    Qof aan xasad hayn ma ku maydhankaraa sheekh

  • @zahraosman3540
    @zahraosman3540 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh kheyr Allaha kusiiyo.
    Sheikhow maxaa layirahdaa Sufur?

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 ปีที่แล้ว

    Manshaalaah tabarakalaah wa ilahay mahadii mar hadii dadkaga u faiideynayso wizi ilahay ku baray oo. Ilahay dartii ad ku caawinayso dadkaga oo jilicsan Manshaalaahtabarakalaah

  • @KhadraAadan-rg7gz
    @KhadraAadan-rg7gz ปีที่แล้ว

    Shikh ilahay ha ku barakeeyo

  • @LiibaanXuseen-d2d
    @LiibaanXuseen-d2d 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sh isheeg daawada xididka

  • @HsS-wv6we
    @HsS-wv6we ปีที่แล้ว

    JisaakaAlaah kheer shiikh

  • @adonkirabi3777
    @adonkirabi3777 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh adigoo raaliya ereyga sufur macnahiisa noo jilci ma fur ayad oola jeeda

  • @tufahahmed7144
    @tufahahmed7144 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh quran ma lagu aqrina mise in lisku daro le ku qubeysanaa

  • @Raniim-i7c
    @Raniim-i7c 11 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh wan xanuunsanahay seen kuuhelee

  • @fartuunxange9649
    @fartuunxange9649 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay haku barakeyo sheekh

  • @caashluul6394
    @caashluul6394 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sufur maxaa weeye sheikh

    • @caashoxuseen7040
      @caashoxuseen7040 6 หลายเดือนก่อน

      Aniga xataa waan rabaa sufur maxaa ladhahaa

    • @Global.Nature1
      @Global.Nature1 5 หลายเดือนก่อน

      @@caashoxuseen7040 waa kobka birta ah ee Biyaha lugucabo

    • @AmalAil-m5q
      @AmalAil-m5q 3 หลายเดือนก่อน

      Waa koob jaandi ka samsysan

  • @abtidonciise
    @abtidonciise 6 หลายเดือนก่อน

    اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @famacadey8
    @famacadey8 ปีที่แล้ว

    Sheekh alla haku barakeeyo madaxa maa lagu dhaqayana

  • @calicabdi4513
    @calicabdi4513 10 หลายเดือนก่อน

    Asc miisaanka xasanaadka alle ha kuu ssaro

  • @tufaaxbeauty7658
    @tufaaxbeauty7658 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh ma la miirayo miya qashinka

  • @honeysharif3521
    @honeysharif3521 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah shikh barakow

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 ปีที่แล้ว

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @NaiimaHassan
    @NaiimaHassan 3 หลายเดือนก่อน

    Asc wrxm wbr shekhow xage kalaga soxarira

  • @hibomohamed2427
    @hibomohamed2427 ปีที่แล้ว

    Sufur maxaa waaye koob maa kawaddaa

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 3 หลายเดือนก่อน +1

    Assalamu caykum

  • @abdirahmanadan9339
    @abdirahmanadan9339 ปีที่แล้ว +1

    jasaka laah

  • @SaidYahye-pq8zk
    @SaidYahye-pq8zk 7 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @marwoqaasim1516
    @marwoqaasim1516 ปีที่แล้ว

    MashaAllh

  • @BisharoAbdibotan
    @BisharoAbdibotan 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sufur waa maxay walaal

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 6 หลายเดือนก่อน

      GALAASKA BIYAHA AGU CABO

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 6 หลายเดือนก่อน

    JISAKA LAAHUMA QAYRAN

  • @LiibaanXuseen-d2d
    @LiibaanXuseen-d2d 9 หลายเดือนก่อน

    Salaam calaykum

  • @najahahmed4794
    @najahahmed4794 ปีที่แล้ว

    Jasakala khayr

  • @muudey57xaajiyoonis78
    @muudey57xaajiyoonis78 ปีที่แล้ว

    Asc sheeq ii micnee qiyaasta sufur

  • @AmiinJaamacahmed
    @AmiinJaamacahmed 6 หลายเดือนก่อน

    Manshlh

  • @mahamedgarad2088
    @mahamedgarad2088 6 หลายเดือนก่อน

    Waa maxay sufurka lagucabirrayo X/sowdaha

    • @Global.Nature1
      @Global.Nature1 5 หลายเดือนก่อน

      Kobka birta kasameysan ee biyaha lugucabo

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q 3 หลายเดือนก่อน

    🙏❤

  • @IkraanMuxumed-j2x
    @IkraanMuxumed-j2x 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh xamse halka laghelaya

  • @sagalahmed6694
    @sagalahmed6694 ปีที่แล้ว

    Sheekh madaxa ma lagu maydhayaa

  • @najahahmed4794
    @najahahmed4794 ปีที่แล้ว

    Hadi lacuno kawaran xabasuda sheekh

  • @ferdawshussein5443
    @ferdawshussein5443 ปีที่แล้ว

    Sufur maxaa waaye sheekh

  • @sucdihassan8439
    @sucdihassan8439 ปีที่แล้ว

    Shugran wallaalo

  • @abtidonciise
    @abtidonciise 6 หลายเดือนก่อน

    لكني ءنا ءريد هاتفك يا ءخي من فين

  • @abuzakiriyabashiir9335
    @abuzakiriyabashiir9335 ปีที่แล้ว

    Madaxa mala marinara

  • @saadiamohamed3849
    @saadiamohamed3849 ปีที่แล้ว

    Sufur maxa wayo

  • @ramlowarsame9302
    @ramlowarsame9302 ปีที่แล้ว

    Kheyr badan alaha kusiiyo anaganah alaha nagu anfaco

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 3 หลายเดือนก่อน +1

    Bismilah

  • @HsS-wv6we
    @HsS-wv6we ปีที่แล้ว

    JisaakaAlaah kheer shiikh

  • @LiibaanXuseen-d2d
    @LiibaanXuseen-d2d 9 หลายเดือนก่อน

    Sh isheeg daawada xididka

  • @LiibaanXuseen-d2d
    @LiibaanXuseen-d2d 9 หลายเดือนก่อน

    Salaam calaykum

  • @HsS-wv6we
    @HsS-wv6we ปีที่แล้ว

    JisaakaAlaah kheer shiikh

  • @LiibaanXuseen-d2d
    @LiibaanXuseen-d2d 9 หลายเดือนก่อน

    Sh isheeg daawada xididka

  • @LiibaanXuseen-d2d
    @LiibaanXuseen-d2d 9 หลายเดือนก่อน

    Sh isheeg daawada xididka