Subhan'Allah... Meeqa gabdhood ayaa dhibkan maalinkasta ku nool... Europe xitaa wey ka dhacdaa... .. ani gabadh waxaa aqaana ..ninkeeda markasto walaaladiis OO gabdo ayaa sii booqdo... Qolkeeda ka ma xishoodaan.. hada ma arkaan iney dartiis u dulqaadato everyday
Gabdha wallka hada waxkasta u qabatana si un beey kuu haruufi lagama yaabo wajifican in laga helo waxaba fican inan waxba lo qaban hadana ma firsan kartid hoyadey wexey idhahady xogaga wala sadaqeysta wana run iskaga qabta marka
Dadaka iyago wada nool o. Waxbo isku hen aya lagu wada nolada xishmad howshana wa leska qabta maba ahan wax leskugu turturo inta xigaga dhaqadhaqa qayo oo na cafimad ledahey wa ina samesa wixi ku horyal waqtiga!
Gurika adigaa lakugu qabaa kulahaa waanba buri lahaa tano kale naag lama so dhawysdo ilaaa tii colosha kale so baxde mahine midkale bo gurigega ma keneen
Maashaa allaah horay u socda ❤️❤️❤️❤️❤️
Waaw khatar iga dheh mida uurka leh quruxley masha allh
ana horayo lake
Urka inu barkin yahay yaa ilaa arka like sara
Shiikh axmed dhaawad
Fcn❤❤❤❤❤❤❤❤
Qofta urka leh dumashided inuu make up qaldan u yahay yaah ilaa arkaa like saar
Ramadaan wa bari
Waaaaaw
subxanalah Maxa waye dumashida xasid sana
Ninaye tagadaa fcn
Lapo dumashi bn leyhy midna waa mid fcn midna mafiicno alle haso hadeeye lkn lapadaba wanaag bn umuujiya👏🏻
wakidhe hhhhkkk
Mnshallah ruwayad ana inabo cadi ehena😘😘❤
Wwwww Masha Allah so nice ilahey Hani xafido wanisalamey walalehega qaaliah Ramadan Kareem hore usocdaa
Inankan Sanka layidhaa hablaha mataataabto waa nan akhlaq fcnby ilatahay ninka naagaha jidhkoga taabta necbiyaa
Subhan'Allah... Meeqa gabdhood ayaa dhibkan maalinkasta ku nool...
Europe xitaa wey ka dhacdaa... .. ani gabadh waxaa aqaana ..ninkeeda markasto walaaladiis OO gabdo ayaa sii booqdo...
Qolkeeda ka ma xishoodaan.. hada ma arkaan iney dartiis u dulqaadato everyday
Walle kama yeeleyn waa maskiimo kuwaas aniga marka hore ayaanba iska edbi lahaa iskadaa dumaashiyee xitaa hooyadiis aan igu so xadgudbi kareyn
@@Muna39660 qof nool ayaa tahay masha Allah
Maida hirsi saaas waye qali ina laiska dhiciyo waye
Mash allh kuli jilayasha waan isdin salmaay qasatan sanka salan Kal iyo laab ah
inti nastexo jacel like ta isara
Ani dabecadeyda hadaaa fiiirshay hal mar inta fiiiriyo aaan kadib katashan lahaaay hadaaa cunni kaalay cun dhaho aaaba alx hadal yar xitaa nama dhaxmarteen lkn ma haruufi laheeen lkn farxad igama arakteeen
Kugu dabecadan ahey wllhi warka badan majecli
Sidokale walhi abyo aniga xata mar labad xata mala hadlin laheen
Isku dabecad nhy qaali😍😍
dumashi waa iskiifo nacalaa kutaalee
Qofta indha adkaa. Xasid sanaa.....😓😓
maskii gabadha xamiladaa
murugo badan maskin naxdine igu dishay
Masha allah daganan aqlaaq wa chanelka kaliya aan jeclahay hormar wcn bro
Naxariista waa qof bi laadan alle ku abuuray naxariis daranaaa xaa cuntay
Asc
Urkaa inuu barkin yahaye caadi Laku jaada
Tanookale anee isoomartay
Farxiyo Faarax adoo xaamila abayo mise adoo caadi kala xanun badan 😰
alla kuwana waa jilayaaan uur beena aniga ilhyw i kala keen ano nbda ku ducaysanooyaa isoo duceeya
AMIN WALAL allh haku kala keena si nbad ah insha allh
@@QAYS-i7g wad mahadsantahiin walalday
Ameee
@@zumayaahmed2617 jzkllh xppt
@@aaminasahra3900 jjj
Asc
Ramadan Karim
Wcs Ramadan lamid ah
😈😈😈😍😠😠😠😠😠😠😡😡
Somali media horumar wacan runtii figradaha fiican ayan idinku jecladey hor usocda
Gabdha wallka hada waxkasta u qabatana si un beey kuu haruufi lagama yaabo wajifican in laga helo waxaba fican inan waxba lo qaban hadana ma firsan kartid hoyadey wexey idhahady xogaga wala sadaqeysta wana run iskaga qabta marka
Haaaa wlhi
Walakey anjec lahay leka ana uhureyay
Mahsanid adan kuta geraaa
Dumaashi oodhan saan maaha ani dumaashiday waan jeclahay ayadana igadaran eese waa dumaashi hindi saaxibaday maxay ila dacaayadeeyan isku midle maaha.
aniga 9month ahay waxksto wanqabsanikaraa afur badan wasubinikaraa wayo masomani.nagaha uurka marke qadaan far dhaqajinikarin ukudaran.
Oo xaa sonka kudiide
Hoyo Zubeir haa abayo wey kala dhib badan tahay
Ala dumashi Dhib badana
Ninka rawa walashis marawine madhihi kartid waina iska samirta intu xaqa kadilacayot Ramadan Mubarak all
sax waye xafsa
Maya dadka mel ayaa la iska Saara xad ayaa loo yeela hadii uyreleynin wey kugu tutumanaayan
@@Muna39660 abaayo intee kalaso xariira sxbey arin ayaa kula wadaagi lahaaye Facebook isheeg
Kkkkk
Dumashi waji lay
Haa wlhi dumashi xin ley
Dadaka iyago wada nool o. Waxbo isku hen aya lagu wada nolada xishmad howshana wa leska qabta maba ahan wax leskugu turturo inta xigaga dhaqadhaqa qayo oo na cafimad ledahey wa ina samesa wixi ku horyal waqtiga!
dumashi wa walasha wyo wa in les cawiya
War xabada kibirka badan qurxana yaa numberkeda haaya igu qabta wlhi ❤❤😭😭😂😂
Illahoo dumaashi la noolaan waaba dhib
Sheeko ada lagugu qaba kulaha wlhi wn burin laha nocaas ineysan i jogten howsheydana wn qabsanalaha wxn u kariyo ineysan laqi laheyn dofar dheh 😡
Bagah isku figrad nhy qaali saas sameen lahaaa
Balkiiza Pretty hhhh abayo cadi matihid wllh
Nucmaan qalanjo haaa quruxey 👄
Abdirahman Kagawa 😂😂😂😂 haa
Qoftaa tiktok ogu shidan inaay tahay ya ilaa arkaa
Nag ƙaxun waligeƴ ma arƙin dumashi qaɓ laƴ aɓu ɗiƴana
Kkkkkkkkkkkkk cadimahan
@@massudali4346 plz isaar subscriber
Caloosha maxaa malagu faaanaa
Dumaashiyey xaal qaadho🤔🤔
Dumashi imanka ha beshe kama helo walhi ani qumayada xun
Wlh Gabar aa garanaa aureus kudhacday sidaan walibo lagu booday ayadoo uur leh
Gbdha lugaheed gadgaduut maxa ku dhacay miyey is cadesey
najax guleed najax guleed cilaan waye
najax guleed najax guleed ani xata wn la yabanahay xata gacmaheda guudud waye🤔🤔
@@ayaxrgo4755 haa abyo wey gadgadudanthy iney iscadesey unba mesha igaga cad dadka runta dhibeeso in lashego waxba igama qadeysaan
Gacnaha macal lugaha gaduud dhiig cml saas haday iscadayn la gaduudatay waaba xanuun san doontaa
Sida ad garta uxalisay wan kahelay wlh ninkasta muu nooca ahado
labadka so dadajiya plz
Nasteeha iyo wilkas magicisa dhabta ma garanayo lkn black ban u aqana o u ruwayd mu kenay mrka sorry brother labdas codkoda ban maqla 😂😂
way so wadan walal san filayna waan kula sugaynaa anago dhan
Horta bili aadan asxaan malahan gabar wlalakey qabana Naxariis nagama dhexo Mid eey igu samesay Asxaan dhan ina kataga Ku siktay
Waxyabaha qaar lama ilaawi karo abayo wa runtaa
Haa wlhi hadan ithinku darsado bila aden ma aha
Inanta jecelka U hiilisa dumashiyaaa 😰
Dumashi uf qudhun weye wla midkaga wlshi wla wallka tu qabo layskuma sodhaweyaba
uurka wey ku qurxanthy yariista dumaashi ilaahey noona keeno hadey saan thybo
Gurika adigaa lakugu qabaa kulahaa waanba buri lahaa tano kale naag lama so dhawysdo ilaaa tii colosha kale so baxde mahine midkale bo gurigega ma keneen
Suheyla ahaan majecli inan iqabo ehelkiis inay gurigay kunoladan ma ahan in aan necbahay iyaga nawad ayan rabaa iyo daganan
Suheylo Osman sax waye
@@Muna39660 abaayo intee kalaso xariira sxbey qurbaha ayaan joga qof nool ayaa tahay masha Allah
Sharafeey Cadeey hooyadu waa Lama huraan ani ila soo xiriiir🤣🤣🤣
Sharafeey Cadeey hooyadu waa Lama huraan abaayo facebookeyga waa Maida cadey sawir iisaran add so dheh
Anaba cil dareme
栝,